Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 сен 2024
  • Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan

Комментарии • 164

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du Месяц назад +22

    kaftsnka iyo soomaali ween waa idin salaamay

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 Месяц назад +14

    Yasiin insha alaah iskuma dilaayaan alaha ka xiftiyo sharta hubkaas iyo shartkalaba

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir Месяц назад +19

    Ali xarare waa suxufi calami ah qurun iyo qabyalad aan aqoon wana suxufi ku dayasho mudan

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Месяц назад +5

    Ku saliya nabiga ❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE Месяц назад +4

    Ali xaraare saad noogu qeexdey arintaan aan la yaabneyd 👍👍

  • @Judebellingham-c8t
    @Judebellingham-c8t Месяц назад +9

    Kaftan ka Siyaasada Waa kooxda keliya ee mar walba si dhexa u hadla

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Месяц назад +7

    Beeshaa mareexaan halayska daayo 33.sano ayaa la eryanayaa waxaan u malaynayaa hadii loo dhiibi lahaa talada wadankan la xaraashayo .in somali dhab ah la .arki lahaa dhibkana laga bixi lahaa hubkana yey dhiibin sir ma qabe .allah u sahana maalin kale .ayey garan doonaan hadzy dhiibaan mar hadaan wanaag lagu wada noolayn qolo kastaa hub .urur sanayso haw dhaqaahinina .waa sidaas

    • @sharmakeofficial4254
      @sharmakeofficial4254 Месяц назад

      Shalay kuwi ka dagay so marexan ma ahyn😂😂😂😂.

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Месяц назад

      Kkkkkkkkkkkkkkk ma adaa mareexaan ah aba mareexaan baan ahay laakiin qabyaalada nagadaa mareexaan kaliya wax garad ma ahee

    • @june6206
      @june6206 Месяц назад

      @@maryamadirie8722wuu yahay inta la tijabiyay

    • @Muuseyuusuf397
      @Muuseyuusuf397 Месяц назад

      😊​@@maryamadirie8722

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 Месяц назад +7

    SOMALIS STOP TRIBESMEN ✋️ 🫸 🫷 😑 BE UNITED

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 Месяц назад +1

      😂😂😂 let it go on! It's like a movie!

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 Месяц назад +7

    Inadeerkey Cali Xaraare iyo Yaasin waan idiin salamay warkiinu ima dhaafo waxaad tihiin hormuudka Somalida❤🫶

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Месяц назад +3

    Yaa rabi daciif hanaga dhigin dad wadan koodii loogu hanjabaayo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +2

    Alxamdulilah hadi ilahay kah shifay hogamiyihi Argagixisadah xasan moryan iyo villa family nacladih ha ku dhacdoh kuwih u dortay madaxweyneh xasan moryan waxan u shegayah marexankah ku nol America 🇺🇸 inay dacwad kah gudbiyah vilah family iyo xasan moryan

  • @deeqibraahinmm6814
    @deeqibraahinmm6814 Месяц назад +2

    Asc war waan idi salaamay cali iyo yaasiin yare

  • @naasirsaalax8948
    @naasirsaalax8948 Месяц назад +3

    Waan idin salaamay cali iyo yaasinba

  • @halimamuse975
    @halimamuse975 Месяц назад

    Asc Ali iyo yaasin waad mahad santihiin war bixintiina wanaagsan Masha Allah guulaysta 👍👍👍👍👍

  • @roblesaid101
    @roblesaid101 Месяц назад +11

    Kaftanka Siyaasada manta Waa 45m 😂 I like that .

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Месяц назад

    Ali Harare yassin❤❤❤❤❤❤

  • @husseinmo7818
    @husseinmo7818 Месяц назад +8

    Bartire waa qabiilka aan qabiilada Somaliyeed aan dulmin waligood

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Месяц назад +1

    MashAllah good to see you both

  • @rakbah.c
    @rakbah.c Месяц назад

    Mashaallah wixiiba waa noo soo koobtay ustad

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 Месяц назад

    Thank you brother .

  • @MohamedAbi-x4e
    @MohamedAbi-x4e Месяц назад +1

    Sawirka hotelka Godey ma aho Caliyoow warkaa aan kaa Saxo hotelka waxuu ku yaalaa waa Jijiga waxaana la yiraajdaa Garabcase hotel. Kulane jiisna hotelka ayuu habeenka joogay Anigana waan isla casheynay

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 Месяц назад +2

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Месяц назад +2

    Wallaahi waayaab war xagee loosocdaa hayaay

  • @engshucaybcawil5551
    @engshucaybcawil5551 Месяц назад +1

    Cunsuriyada Somaliland aad u haysaa waynaa.
    Garoowe iyo bosaso waxba kama sheego halkaa wuxuu usoo fadhiyaa reero uu gaar u necebyahay

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 Месяц назад +1

    Somalia illahay SWT ba umaqan.Dalku halis buu ku jira, dhalinyarow inka uunba mustaqbal la.

  • @hamse.daud1
    @hamse.daud1 Месяц назад +1

    Aniga Garxejis ah baa tageersan in la hubeeyay beesha habarjeclo waa niman reer sheekh isaxaq ah, sida dhulbahte iyo mareexan isku dan u noqdeen ayey isku dan u yihiin

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs Месяц назад

    The legend brother 🙌

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Месяц назад +1

    ALLAAH ha ku dhowro Calow ha ka daalin inaad ummadda Somaliyeed belaayada loo maleegayo aad ogaysayso ? Cali xaraare iyo yaasin yare waa mhdsantihiin

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 Месяц назад +2

    Cali ku darsoo nisa waxay xasuus day in ka badan 14 qof baa ku dhintay khiyaale

  • @amalali450
    @amalali450 Месяц назад +1

    Aad iyo aad ayaad i mahadsantihiin

  • @mustafahassan1924
    @mustafahassan1924 Месяц назад +2

    Shaaqo wacan lacagtiba maacanatee soo wadaa bahashaa nimanyahow

  • @user-vh1gk2hm5g
    @user-vh1gk2hm5g Месяц назад

    Ali Xaraare waa nin xog badan helay runtii,

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Месяц назад +1

    Diyaradd ATMIS oo Cidamada Djibouti oo aan hal tuula dalka xoreyn ayaa loogu daabulay hubka dhowr jeyr,iyadoo saxafadda loo sheegay in diyaraad dadka Ajanabi ah eey lasocdeyn ayaa luntay deganada khawarijta eey kudegtay Baladweyn ayaa diyaradahas kabaxeyn,Bishii hore ferfeer waxaa kasoo gudbay Cidama aad u hubeysan eey kasoo gudbeyn Feer feer kuna wajahna deganada Bacda si Degedda Garacadd iyo Galkacayo Hurshe oo sure Marexanka laisku dilay.

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j Месяц назад

    Ilaahay Waa Caadil Cunaqabataynta Hubka hawiyaa Laga qaaday Isagoo iskasocda buu mReexaan uyimid

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Месяц назад

    Subxaanallaah, waar xasan sheekh iyo tiimkiisu waa massiibo somaali loosoo diray ee aaway dhalinyaradii somaliyeed, waar dadka iyo dalka ka ilaaliya oo kaqabta mooryaanta aan ilaahay iyo islaamkiisa aqoon! Yaarabi somaali badbaadi aamiin aamiin yaarabi

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d Месяц назад

    Waxaan leeyahay cali xadhaadhe waar aakhodaada ilaalsho waxaa ku su gaaya qabri ee ale kabaqo❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯✌

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm Месяц назад +2

    Kaftankan siyaasadu hurdo la,aan buu igu ridaa habeen walba waxaan ku noolahay Europe saacadu hada waa 01:42 am 😂, subaxana shaqaan leeyay, markaa plz fiidkii noo soo galiya kaftankan siyaasada

    • @HoodoiyoAyaan
      @HoodoiyoAyaan Месяц назад

      Hhhhh war iska seexo oo subaxdi marka so toosto dawo anigaba waqtiga aayan dawada 😂😂

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm Месяц назад +1

      ​@@HoodoiyoAyaanhabeenkasta intaan shido baan ku dul seexdaa kaftanka siyaasada oo socda kkkkkkkk

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 Месяц назад

    Somalia dhamantod waa munafaqiin madax iyo shacaba mar an aragno ninkey udaran tahay ilaa aqiro inan isdilno balayo idila qiyana badnata ciid la amina majirto aqirasa warba jira🕋☝️😥😥😥🤲

  • @mawliidgeedi342
    @mawliidgeedi342 Месяц назад +2

    Cali xadhaadhe waakhabiir waankutaageeraa

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Месяц назад +1

    Xasan Sheeq Asaga Sogatay Hubka Darood Inuu Babashu Uwatay Xasan Asaga Tuga Marka Guurgurte Halaga Qabto Somalia

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 Месяц назад

    Aliyow...sxb ma Ethiopia Mushahar kuu qortey...sodigan taraaraxay Ee Bur Burka Somalida ka shaqeenaya?

  • @sakariyeaburahman
    @sakariyeaburahman Месяц назад

    Cali xaraarow waagii aad soo dwyn jirtay sxb barnaamijkii cawayska washinton heeskii aad hordhac ka dhigi jirtay noo soo sheeg nin baan sharad dhiganee wllo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Месяц назад

    Cali Xaraare sxb Kulane Jiis run kamaad sheegin waayo Damjadiid meel ma wada geli karaan

  • @yasinmohamud7575
    @yasinmohamud7575 Месяц назад

    Qabyaalad Wey kaa Muuqataa Aliyow

  • @user-zv2vj6fd9p
    @user-zv2vj6fd9p Месяц назад

    Cali qaar ba mar mar warar Beena iisoo dira ISNA run U qaata😊

  • @user-en9vv8mp3p
    @user-en9vv8mp3p Месяц назад

    Ninkan qabyaalad ayuu dadka kawaaniyaa lkn waa qofka ugu qabyaalada badan soomaalida

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa Месяц назад

    Mareexan ubka daaroodka iibiya inta idin dheer

  • @user-hu9nv8bp4d
    @user-hu9nv8bp4d Месяц назад

    Sobadi caliywo wan kuwata ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Месяц назад +2

    Waa dal mooryaan iyo ducufo u taliso Maraykanka iyo western kuna wax u yeeriyaan

  • @FaysalMaxamed-jy8yi
    @FaysalMaxamed-jy8yi Месяц назад

    🥰🥰🥰❤️💔❤️

  • @yasinmohamud7575
    @yasinmohamud7575 Месяц назад

    Beynta ummada ka daaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Месяц назад +1

    Awalba alshabaab waxaa loosameeyay wadanka lugu qabsado

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 Месяц назад

    Ustaad Somali ebe ayaa u maqan balse waxaa ayaan daro ah madax tuuga oo dalkii gadenayaa balse ilaa ilahay loo noqdo oo lays cafiyo😢😢

  • @IkranBihi
    @IkranBihi Месяц назад

    Subxaanalah kuwaas baa leh Somaliland ha nagu soo biirto maafiyada ah

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 Месяц назад

    WAXAAN MAQLI JIREY BARTIRE BUUGA KUMA YAALO BUUGAAS MAGARAN BALSE ANIGA WAXAAN UFASITEY INEYSA BUUGA FOWDADA EYSAN KU QORNEYN EE AY NADIIF KA YIHIIN MAANTA HAL KALUUN BAA USOO BAXAY SOW LAMA DHIHI JIRIN BAD DHAN HAL MALAAY BAA URIYEY HADA BAAJAA SOO BAXAY

  • @kibmussa
    @kibmussa Месяц назад

    saxafi sare cali xarare oo mudo ku dhaw 30 sano ku dhex jirey saxafada

  • @mohamednurali8065
    @mohamednurali8065 Месяц назад

    CALIYO MACAWIISLEY HUB DOWLADU MA SIIN EE KANOQO HADALKAA. Xawaadle xoolahiisa ayuu ku gatay

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Месяц назад

    Qabiiliiste, beenaale ilaahay subxaanahu watacaalaa dadka iyo dalka masaakiinta ha kaa qabto, insha Allah mar uun baad wax la kulmi

  • @CoinhvHiifDCuin-fr3jk
    @CoinhvHiifDCuin-fr3jk Месяц назад

    is hupeya world war 3 so socda is diyariya

  • @YaasiinJaamac-kd3su
    @YaasiinJaamac-kd3su Месяц назад

    Hello.cali.xaraare.iyo.yasin.isku.maganahay.fevi.amerikan.aad.ayaad.dadka.wAR.lahubo.oo.kaftana.uu ku.jiro.aan.idinkahela.waad.mahdsantihiin.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Месяц назад

    BARTILE booga kuma jiro

  • @Easyweightlosshacks
    @Easyweightlosshacks Месяц назад

    Waad salaamantihiin laakiin waxaan is waydiinayaa goorma ayay madaxdeenu kabixi doonaan in safaaradi farta ugu yeerto, sida sharcigaa dawlada ayaa safaaraha u yeerta, laakiin safaarada doorkeedu waa wixii danahooda dhib ku ah ay cabasho ka gudbiso ee ma aha in ay ayadu amar bixiso

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 Месяц назад +1

    Nabad baa naas lanuugo leh.

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Месяц назад

    Waa runtaaa. Waxan yaryaree. Faniinta. Shegtaa. Ubadan

  • @mohabere6073
    @mohabere6073 Месяц назад

    Odaygan Qamri soo Caaba Wuxu Rabo Sheega

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j Месяц назад

    Mareexan qaniiimay heleen

  • @AlasowMohamed2
    @AlasowMohamed2 Месяц назад

    Cali xaraare marka beentaada caruurta ayaaa fahmeesa

  • @user-un4yj1xu6j
    @user-un4yj1xu6j Месяц назад

    War qofkaanu calaacal badana yahuu cbb aan biyo ismarin

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Месяц назад

    Somalidu wa wada landheere
    Ana reer hebel ah waligaba wd
    Lkn hora lo idhi doqoney Dabka ba maba ogaba in lagu
    Maqan yahay !
    Waxad ogataan intani wa Hordhac markad isu
    Madhisana adr ayar baa
    La idinka faro qabsanayaa?

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f Месяц назад

    Ninka maxaad uqarxisay wll omg 😳

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s Месяц назад

    Asc. laydin salaan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Месяц назад

    Caliyow salaan sare dhamaantiin naga hooya

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure Месяц назад

    Subaxnimo wanaagsan xiligga aan daawanayo barnaamishka kaftanka siyaasada

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Месяц назад

    Covid 19ka waa political EXIT 😅

  • @momindekk1
    @momindekk1 Месяц назад

    Kuso kuso duqee qabiilada somali cali xaraare

  • @user-yp3wi7qc9j
    @user-yp3wi7qc9j Месяц назад

    Farataag wa inladilaa

  • @mohamedyusuf4020
    @mohamedyusuf4020 Месяц назад +1

    Dawlada marenkanka ayaa kalahadasha dawlada Somalia. Isku dawlad maa nahay mise marekanka ayaa naleh

    • @user-vq5vh4rn9i
      @user-vq5vh4rn9i Месяц назад +1

      Xaqiiqada dhabta ah marekanka ayaa namaamulo

    • @mohamedyusuf4020
      @mohamedyusuf4020 Месяц назад

      @@user-vq5vh4rn9i sxb raigaga waaye geel jire ayaan ahay cadka hilibka iyo caanaha geela ka aabo ka aabo ayaan kuabtirsadaa ee aniga ninka dabada cad hoosta ha igasoogalin adigoo rali.

  • @tahayasin4731
    @tahayasin4731 Месяц назад

    ujedoo ba'

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p Месяц назад

    Mareykan qabiil somali ah muu noqdey waxaad tabtiin maa noo sheegaysiin

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Месяц назад

    W

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 Месяц назад

    Barnamijkiina imaba dhaafo shaqo wacan Ali xaraari 😂😂😂

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 Месяц назад

    Kaftanka siyaasadda.
    Iftiiminta siyaasadda /iftiinshe lol

  • @radio-666_
    @radio-666_ Месяц назад

    Hoyada where ali harare

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Месяц назад

    CALIYOW MAXAAD CADDEEN UHAYSAA?.ARINKAAN HUBKA LAQABTAY AADKA SHEEGEEYSO MA SOOBANDHIGI KARTAA?

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 Месяц назад

    Heesta lagubfurtay aan kuhaystaa!🎉

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Месяц назад

    Ar beenta naga daa Ali Xaraare Sawir been ah baad na tustaye Kulane Jiis baad ku sheegtey waxna ma cada. subxaanalaah dad la dulmayo baad sii dulminaaysaa

  • @egnidirisgaydhahmed5244
    @egnidirisgaydhahmed5244 Месяц назад

    Xogsaxa weeyi xaraare

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Месяц назад

    Ilama'ahan in Oromo laga
    Soo gaday hub cusubwaayo
    warshad ugumayaalo meesha
    ay qabsadaeen. Haddii uu
    duug ahaan lahaa waa Mac
    quul,ee dib u baara.

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 Месяц назад

    Wan ku sugaye alow

  • @user-zv2vj6fd9p
    @user-zv2vj6fd9p Месяц назад

    War ka Cali 50% qaado inta kale iska ilow warka Lagu qurxuniya waayo war waligii run mawada noqdo....

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 Месяц назад

    Hubkaan wn ku wareernay

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Месяц назад

    Hubkan sow Berbera kama soo degin

  • @alidirie6731
    @alidirie6731 Месяц назад

    Caliyow horaa loogala quustay

  • @ubax3018
    @ubax3018 Месяц назад

    hubkii 1991 galay gacanta shacabka 4 bilood hg iyo ab
    baaisku garaacayeen mudugna
    Maba joogo qof bashar waadad
    Cun bahalo

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Месяц назад

    Salaad kalajab jucfe 😂😂😂😂

  • @Dulqusley
    @Dulqusley Месяц назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Месяц назад

    Farmaajuu ka yimid hubkaas si dagaalka shabaab usii socdo.

  • @boqurkagambiska4092
    @boqurkagambiska4092 Месяц назад

    😢

  • @CumarHaybe-gi8js
    @CumarHaybe-gi8js Месяц назад

    Ali haraare