Martin oo si kulul uga hadlay xariga xildhibaan Abiib iyo gacan qaadkii Barkhad Batuun

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Martin oo si kulul uga hadlay xariga xildhibaan Abiib iyo gacan qaadkii Barkhad Batuun

Комментарии • 237

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d 11 дней назад +4

    Maartin waa geesi Qaran,e meel kale iyo waxkale haka baadhin

  • @abdiweliali4874
    @abdiweliali4874 7 дней назад +1

    Martin waa nin fiican walaaahi yaanan qabyaalada loola imaaanin

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 11 дней назад +3

    Ninkan cali xaruuro waa xanuunsan yahey qabyaaladeyste xun oo faqash ah bal sii dhaqeysta❤ ❤❤❤

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 12 дней назад +11

    Ali xaraare illaahay ha ku caafiyo isaaq baad ku waalatay laakiin Martin waxba ka qaadimaysid

  • @user-dx9tv1wt4r
    @user-dx9tv1wt4r 12 дней назад +8

    Calow maanta beesha dhexay kaaaga dhegtay! Wallahi cid naga gabsani Somali kuma jirto 🌹

    • @SalmanOmar931
      @SalmanOmar931 10 дней назад

      Waxaagu waa amaani afkaaga kaagama horeyso kkk

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 10 дней назад

      Hadaa gob tihiin muuse faaruq calanka towxiidka maxad uga qa an weydeen markuu dad ku dulmayey
      Cuber alle lacnaday keenay dalka culimada ciqaaba??????!

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 8 дней назад

      ​@@user-sn5yz7vg8vSomaliland ❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 12 дней назад +9

    Xildhibaan Abiib Waxa uu ku hadlaayey Waxyaabo Sax ah

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 9 дней назад

      Sidaa loo garaacay ayaa Abid u ah

  • @ifrah6473
    @ifrah6473 10 дней назад +3

    Martin well said

  • @user-mf6tu9js6r
    @user-mf6tu9js6r 11 дней назад +2

    Ali Isaaq neceba

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 12 дней назад +12

    SOMALILAND FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ WAA LAAQONSANAA SOMALILAND SOON FAQASH PACNIC ..,,,,

    • @june6206
      @june6206 12 дней назад +3

      Faqash ku nacdey kana adkaatey 😂 kana tagtey oohinta kala hadha

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 12 дней назад

      Bal faqash noo macnee nacasoow

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 12 дней назад +2

      Faqashta aad sheegeeysid waa kuwii maalin cad oo somali oo dhan daawaneeyso kaa adkaatay ciidana afka kuu dartay ee niicda nagala dul tag, Somalia waligeed kala tagi maysooo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 12 дней назад

      @@AhmedAbdiOmarAhmed Maalin cad baad riyooneysaa adigoo soojeeda🤣🤣🤣🤣🤣

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 10 дней назад

      Hub ka dhigista kuwa kugu sameeyay huwanta miyaa lo yaqaan faqash. ??????

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 11 дней назад +4

    👍🏾 qabyalad buu Martin ka dhex radinayey munafaqan laakiin wuu iska gartay oo si fiican buu ugu jawabay ciday doonto ha dhibtee

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 11 дней назад +2

    Well done musdafe Martin

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 10 дней назад

    Xildhibaanka waa la qafaashay ee reerkiisu hasoo furtaan

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 12 дней назад +5

    Ali harare❤❤❤❤❤❤❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 10 дней назад

    Alla Maartiinow yaa Cali Xaraare mindi kuugu dhiiba adigoo halkaa fadhiya oo yidhaahda "geli !" Bakhti !

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 11 дней назад +1

    Subaxanalah ilahow qatuma nohagaji marakad is tirahado somalidi waa so ilabaxayan waba kasidarayan amu iyago sidan isku hayasata qiyamihi kudhaca 😢😢😢😢😢

  • @noranor4494
    @noranor4494 6 дней назад

    Mustafa Martin waa ciyaalkii hore

  • @NemaDahir
    @NemaDahir 8 дней назад

    Martin Geesi ❤❤❤❤

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 11 дней назад +1

    GAALKA MARTIN AH QABIILI BUU NOQDAY LOOOL.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 11 дней назад

      Isaaq gaalkooda iyo yuhuudkooda waa qabiil. Waligood daahiri mayaan.

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 12 дней назад +3

    Horta Cali Xaraare iyo abtigay Mustafe waan salaamayaa.Doodan oo kale aad ayay u xiiso badan tahay.Inkasta oo aan Abtigay Mustafe aanan ku raacsanayn Doorashada uu yidhi dhici mayso.👍✅✅✅

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 11 дней назад

    Martin waa very funny 🤣

  • @faysalabdallah1953
    @faysalabdallah1953 12 дней назад +9

    Martin , there are 500 prisoners in Lascanood....you have to respect the Darods.

    • @maryanmohameddirie2043
      @maryanmohameddirie2043 12 дней назад

      Odaygu waa yara taraaraxay. Sowkii Midnimada Soomaaliyeed iska dhigi jiray inuu raadinaayo.

    • @ramirezmirov9042
      @ramirezmirov9042 12 дней назад +1

      What about the 800 prisoners daroo in hargeisa, may be you don't care about them . Wake up man you should respect Somaliland.

    • @baismail7521
      @baismail7521 11 дней назад +1

      Caaac reerka bari guntii laga tuuray ee dhulkoodii laga qaaday ilaa hadana la sii daba socdaa waayo kkkkk isaaq is not easy 😂

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 11 дней назад +1

    Shaw Reeku Cadaawada Reer Awdal way isu wada Raacsanyihiin Sawkaad na lahaydeen Daarood waa Somaliland

  • @alfagrtrading-tg9oc
    @alfagrtrading-tg9oc 11 дней назад +1

    Waar mustafa waar ina martinow bal inoo sheeg xildhibaan beesha dhexe ah oo xasaanad sita oo lagu xiray somaliland?
    Mise ina martinow video baa lagaa duubay barigii Hargeysa laguuga xiray

  • @idiristiigsi1436
    @idiristiigsi1436 10 дней назад

    Cali xaraaroow maantaad u darayd oo aad wareysatay nin asn xog badan ka hayn xadhiga Xil Maxamed Abiib.
    Ninkani waa cunsuri xag jir ah.
    Waana oday qabiil.

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 12 дней назад +9

    Somaliland kadaa issaqland deeh reer awdal wayka baxeen the next awdal state 😂😂😂

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 12 дней назад

      Aar ka daa umada hanagu dirine

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 11 дней назад +1

    Caliyow kaftankii Siyasada, WAXAD ka Dhigtay, MEEL umada , Rer Somaland Laga Duqeyo, tuubarac tiktok, ayaan maqli jiray, Lakin mustafe Waa macarad iyo Aniguba Lakin, RUNTU markay Timado Xaqa kama Gabanayno, well done mustafe nin Awowgii Garta Gonjiray Walee,
    Takale Calow Sawdigii NAGU Lahaa, Qabiilka MA Aqan Inabti, Idacadada Bal Dib u Dawo, WAXAD Wax Ka shegtaa MADAXWAYNE Xasan shiikh Ama Madaxwayne Muuse, meeye Kuwii KALE 😂 iyo marmar, jubalan Rer tolkay, Nagadaa Bahasha, mustafana Cawa fedhkii Cira ka Soo, dhawaye Ogow
    Mr Abibna wa Lasoo Daynayaa, khalad iyo Saxba Insha Allah

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 11 дней назад +1

    gobnimadu xagay joogtaa

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y 10 дней назад

    Mustafa Martin geesi awoow Salaan sare from Cardiff Adan Madoobe

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 12 дней назад +2

    Mustafe martin sidii Hargeysa loogu xidhay maahan sidiisii hore waxbaa latusay,Maxamed Abiib sida Martin oo kale ayuu gaagaabsan-doonaa oo lagaxishood siindoonaa ayaan rajeynayaa.

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 12 дней назад +1

    Xanuun aad u xun ayaa ku haya

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 7 дней назад

    Cali xaraaro Somali dhaba .Mustafe Martin faaruq
    Difaaca heego.

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 12 дней назад +1

    SAMARON HAYSKA DAYSO ISAAQ ISAAQ WAAR ISKA CELIYA REERKA YAR EE OROMO ISAAQA AH EE AAD WADA DEGANTIHIIN EE SACAD MUUSE HUUSH YAY

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 10 дней назад

    Martin mar baa liinta la cabsiiyey wuu ku qasban yahay inuu aad isku ilaaliyo.

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 12 дней назад +1

    Barkhad isha bilabay

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 12 дней назад

      Dee nasabkiisuu caayay, qof haduu nasabkaaga caayo soo kab lamaad dhacdeen

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 11 дней назад +1

    Maartin waa runsheeg

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 11 дней назад +2

    REEL WADDANI WAA
    HUWA NTA. GUDAHE YUSRA HARTI DAROOD KAIKAAL

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id 11 дней назад

    Qofkan waa cunsuri ssc huwan ku sheegayaa caliyoow

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 10 дней назад

    999 to 1k ❤
    Shaqa adag baan qabtay 😂

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 11 дней назад

    Martin madaxweynaha mustaq bilk

  • @harsah863
    @harsah863 12 дней назад +1

    Maartin waa Cabsan yahay, waaba iska muuqataaa laakiin waa nin calool fayaw oon taageero runtii

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 8 дней назад

      Ilaahay hortiisa markhaatiga la tag.

  • @abdidaud9183
    @abdidaud9183 11 дней назад

    Wlhi ninkan wuu soo muslimay siduu muuse u xiray😂😂

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl 11 дней назад

    Martin manta warkago ma cado

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 10 дней назад

    Mustafe Martin ma wax doonaye idoor qabiikii qofkii aan ahan sidee loo jeclanaya SNM idoor

  • @EfootballGame-nd8id
    @EfootballGame-nd8id 11 дней назад

    Isaaqu qofka runta usheega waa neceb yihiin

  • @abdikarimismail1171
    @abdikarimismail1171 11 дней назад

    An umalaynayo inanay xaq ahayn halkagasi farbaa ku godan martin magaca ilahay wanu ka fadhiisan doonaaa

  • @Mohamed-nour-nv5dx
    @Mohamed-nour-nv5dx 11 дней назад

    Martin wuxu u hadlaya sidii ragii xanaqsana ee isaaqa

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 11 дней назад +1

    FAKASH ALI HARARE WAA CADWGA SOMAILAND.... FUTO WARSENGAIL WAA RAXAWEEYN KA DAROOD..
    LANGAAP CILLAN

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 11 дней назад

    Martin madaxwey nomadic oo donanaya miyu kaqustay

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 11 дней назад

    Caliyaw samaroon hadaanu harti nahay waa walaahayo
    Waanu jecelahay samaroon
    Aqoonyahanka beesha harti
    Aduunka ayaa kacosada
    Inay aqoontooda ugu deeqaan dalal badan oo reer galbeed ah
    Aqoonyahanka beesha harti
    Iyo beesha samaroon waa
    istira le,egyihiin
    Sidaas oo ay tahay caruurta
    Waxaa harti geeyay boorama
    Si beesha samaroon harti aysan
    Uga fogaanin oo xiirirka
    samaroon uu hartigu joogteeyo
    lacagiihii
    Borame harti u diray waxay
    Waxbadan kabadashay
    Dhaqaalaha boorame iyo deegaanka samaroon
    Martiiniyaw waxaan kuu qabay
    Aqoonyahan nadiif ah
    Martiiniyaw qosol iyo farxad
    Baad qarsan wayday sida
    Sida samaroon idoor u bahdilay
    bixii wuxuu hortaagnaa
    1 agoon uu baabahood
    gawracay markii m.abiib
    digsiga madaw madaxa logu
    galinayay diyarada hoosteeda
    2.Biixi wuxuu hortaagna naafo
    Kabadbaaday xasuuqii bixii
    Samaroon u geeystay
    3 bixii wuxuu hortaagnaa
    Hooyooyin iyo aabayaal
    Uuu biixii kuwii ay jeclaayeen
    Uu hortooda ku gawracay
    اي رجل انب يا مرتين أليس منكم رجل
    رشيد ايها الادور يا أسفي عليكم ايها الاساق المجانين

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 12 дней назад +1

    Mustaphe Martin iska saar muraayada madow

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 11 дней назад

    Allahu akbar dadka reer lascaanod awod kuma xukumi kartid e xabada kada hadu yiri ma qalad bu shegay wa xildhibaan qaran gèes ka gees somaliland wixi qalad ah e ka jira bu ka hadlaya cali xararow ninkan sed sxbo ku tihin waba orom cadiye

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 12 дней назад +1

    Alloow sahal amuuraha

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k 11 дней назад

    Cabsidi jeelka yaa wali haysa mustafa

  • @muuseyusuf-vv5lr
    @muuseyusuf-vv5lr 10 дней назад

    waa.ben.bac.madaxa.looma.gali

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 11 дней назад

    Mustafe geesi geesi dhalay iga dheh

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 12 дней назад +4

    Ninka caliyow hano kenin waa somali diid

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 12 дней назад

      Asc please dont block the ideology from the poeple

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 11 дней назад

    Somaliyeey reer Awdal hala xoreeyo ragu waxba iska celin waaye

  • @user-kb7jy8wf4p
    @user-kb7jy8wf4p 11 дней назад

    Martini Tuutada (isugu taga) ayuu diidanyaha ee waxaad usheeg nin inuusan nin ka adkayn in la tuuteyo mahee.

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 10 дней назад

    Musdafe waa Geesi Cirro waa nin jilicsan waa ragga reeka rogay, ka hadal in uu yahay ninka xiniinyaha inaga saaray,

  • @user-mm9mx6it2k
    @user-mm9mx6it2k 12 дней назад +3

    Waa muuse biixi ninkan aad waraysanaysaa xaraare

  • @sumrom4818
    @sumrom4818 11 дней назад

    Si fiican oo aanu kaa filayn ayaad ugu jawaabtay

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 11 дней назад

    WAR CALI XARAARE NINKA WAA KU GALEE ISKA QABO DAAROOD IYO HUWANTA

  • @jamajama99jama86
    @jamajama99jama86 11 дней назад

    Horta okiyaalaha bixi. Si loo akhriyo wajigaaga

  • @KhadarHassan-qv1ye
    @KhadarHassan-qv1ye 12 дней назад

    Waxan Martin la baxay malaha waxbuu ka raajicinaya land landta e ,Maad qofkan cid dhaanta ilaahay garanaysa oo xaq ku hadasha keentid,Ninkani sidii hargeysa loogu xidhayba dabadhilif buu noqday.

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 9 дней назад

    Waa laxirayaa cali xaraare car hargeeysa ka deg

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 12 дней назад

    ANO WAA DILI KARA DUCO QADANMAYO,QORI DABCII HAA I FAROW..,,,,

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf 11 дней назад

    Wa qabyalad wuxu ka hadlayo mustafe , waayo meeshan .aad ii leedahay feedh buu kala daalay iyo waxa kasdu ka dhex idhi meeshan aad tidhaahadan sow maha Qaranka sl aaway marka qaranimadi Issaq isga cataysda

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 10 дней назад

    Martinow dulmi jaceyl ayaad tahay
    Ninyow tolka Snmland kama janata geysid
    DULMI JECEYL

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 10 дней назад

    2legnd abtiyaal❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 11 дней назад

    3.35 ILAA 4.10 WAA KE HELAY SIDAAD UFIIRISAY OO KU QABATAY MA WAXAAD ULA JEEDAA SSC KHAATUMO

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 11 дней назад

    WAR CALIYOOW NINKA QABO OO WARKA HAKAL XISHOON

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 12 дней назад

    Faqashtii oo nacas niimadeede bilowday Doqon walba so fadhiista waxan leeyahay waxba dani itiikuma jiirto

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 10 дней назад

    Ali xarare waxan rabaa inan ku waydiiye idoor qofkii aan jeclan ? ahan inaan jeclado Qofka isaaq ahan inuu jeclado
    Ali waxan ku waydiinaya idoor sidee wax u raban inay keligood keligood miyaa aminsantahay

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 12 дней назад

    3000 MAXABIIS HUWAN XIISHO GABDHAAHA.....

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 12 дней назад

    Mooge iyo biixi buu iska dirayaa xarare

  • @mounirsaad3020
    @mounirsaad3020 11 дней назад

    Cali xaraare #MUNAAFAQ

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 дней назад

    Waxaan la yaabay ninka Isaaq barreerahiisa wuu Cadaysta laakiin ninka Daaroodk runta ayuu ka leexanaya

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 11 дней назад

    qof afkiisu xidho ayaa lagu xidhaa somaalilaan

  • @shukrishukri801
    @shukrishukri801 11 дней назад +1

    ALI HARARE WA FARIID WALAHI🌹.Mohamed ABIIB WA HALYEY WA NA SUNTA IDOORKA KA OOYISA💪💪💪AFDUBKIISA NA ADUUNKA AYA LA SOCDA WAXA NA CADATEY MEESHU INEY MAQAYAD REEREYD TAHAY.

  • @hassanabtidoon5452
    @hassanabtidoon5452 11 дней назад +1

    Waligeed may dhicin Xildhibaan Beesha dhexe ah oo la xidhay.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 10 дней назад

    War meeshu waa gyms 🏋️‍♀️ caawiya

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 9 дней назад

    Beesha dhexe halaga wajeyo

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 11 дней назад

    mustafe ninkaloo la dooda inaad keentid bay ahayd sxb

  • @MarshalEngland
    @MarshalEngland 10 дней назад

    cali jaahil iyo mustaf caabtooy wan qoslay beenta ay iskugu camirayan yaabka adunka

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 12 дней назад

    Wariye iska hadle Martin yow wadadiisii faqash nimo eyuu ku mariyo ayuu rabaa .ku jooji

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 12 дней назад

    CALI. XARAARR QAA QABYAALADIIATE WAYN ISKU ATDAY BAANU AHAYN 1983 END OF O KTIBAR BAANU NATIONAL SERVICEKII QORYOOLAY NALAGU QORAY DADKU QABYAALAD A MA AQOON DAWLADII JIRAT BUU ISKA KAAUA. IGSIIYAY ILAA NALA. IDHAY WAA BAHAL. XUN OO CUQDADAOW AH

  • @sucaadfaiid3514
    @sucaadfaiid3514 10 дней назад

    Jaahil ciilqabe ah lama waraysto wariyoow waayoh wuu ku dambaajinaayaah qurun
    baana
    kabiixooh wuu kugu butaacayaah

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 12 дней назад +9

    Calow nin xanuusanaya oo cuqdadaysan baad meesha so fadhiisisey

    • @u.j7332
      @u.j7332 12 дней назад +2

      Qofkii
      Runta sheegaaba miyuu cuqdadaysan
      yahay?

    • @june6206
      @june6206 12 дней назад

      @@u.j7332runta uu sheegay wa tee harti wa cadow isaq iyo wan daba ooyaya is qabadsii

    • @w410921
      @w410921 11 дней назад

      @@u.j7332 Nika cuqdadu haysaa waa muuqdaa, waana Cali

    • @guledciidle3713
      @guledciidle3713 11 дней назад +2

      Cali baa xanuun sanaya hadaad rundoonayso

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 12 дней назад

    Mustafemaartin Dabadhaqe jindagaagey

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 12 дней назад

    Wuu xanuunsanayaa ninkani beesha dhexe ayaa ugu xadhig badan, BUURMADAW, MARTIINI, CUKUSHE, SULDAANKA SACAD MUUSE, IYO QAAR KALE OO BADAN 2 DAN DIBJIR EE QARANKA DUMINAYA AYAAD U HIILINAYSAA XARAAROY

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 12 дней назад

    Ninkan marthin fulaynima ka muqata 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 12 дней назад

      Hoodo Martin miyaanad aqoon weligii xitaa burco anagaa isku class ahaan jirnay fulay buu ahaa waan eryan jiray

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 12 дней назад +1

    Caliyow markale ummada soomaaliyed dad noocaani oo kale ah ha inoo keeynin barnaamijkeyna waa iga codsi caliyow hadaba Ninkaani waa nin argagixiso soomaali diid ah weeye maxaa yeelay reer ssc iyo reer awdal dad sharaf iyo karaamo ay leeyihiin uma arko ninkaani iyo reerka uu ka soo jeeydo re iidoor hadaba reer ssc maanta waa xor waa soomaali lkn reer awdal ilaahey ha xoreeyo ileeyn waa soomaali reer awdal lkn iidoorku waa argagixiso soomaali diid ah naceyb isirka somaliga midnimada dalka somalia iyo shacabka soomaaliyedba ee soomalaaay meeysha qof argagixiso soomaali diid ah ee iidoor yaan la salaamin waa waslad xaaraan ah oo ku jira dalkeyna somalia iyo ummada soomaaliyed weeye macsalama

    • @w410921
      @w410921 11 дней назад +1

      Somalia diid ma ninhin, Somalia diid ayaanu hahay, waayo waa failed state, wax Somaliland dhaama markaad la timaado, aan wada hadalo, inta Gafuur culus ku ilaalilanyso, oo hablahiina baadhayso, iska aamus,k

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 9 дней назад

      Kaa kugu yidhi ssc bas xorowday?. Waan idinka naxaa markaad waxaa isku maaweelisaan. Masakiin. Idinkuman digan.

  • @abdijamamahile6992
    @abdijamamahile6992 12 дней назад

    Àli xarar bohol dusha ka qafilan ayuu kursiga udul dhigaa ee ka fiirso

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 12 дней назад +1

    😅😅😅😅😅isaaq land way cadaatay

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 12 дней назад +6

    Caliyow bila dhiig baa tahay ninku beesha Darood bu u tunbo racaye maad inaga qabatiid oo feedh kala dashiid maxaad ka dawan😡😂😂😂😂

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 12 дней назад +3

      Waa birimo geedo iskadhaafa😂😂😂

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg 12 дней назад +1

      What aneclear bomb 😂😂😂😂

    • @user-lt1xj4uu5q
      @user-lt1xj4uu5q 12 дней назад +1

      FAQASHEEY MAXAAD MAARTIN KAQAADIKARTAAN AFKANOOL ITAAL BARANBARO AYAATIHIIN

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 12 дней назад

      Oo labadani haday is dilaan kkkkk waa laba gabdhood oo islaayay way is qanqaniini timahana way is jiidi

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 9 дней назад

      ​@@hassanhussein272gabadh ilaahay kaa dhig

  • @Maduusha99
    @Maduusha99 12 дней назад +3

    Pls soo badi kaftanka siyasada

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 11 дней назад

    Asc cali xaraarow
    Mustafe martin
    Liinta ayuu soo cabaye ma isagaa ka hadli kara M,Abiib
    Caliyow ma waxaad rabtaa in mustafe martin mar labaad liinta loo diro

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 12 дней назад +1

    Beesha dhexe ma Ayaad quraan ah baa.markale Kan oo kale Hanoi fariin.very sorry Ali

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 12 дней назад

    Aliyow waan ognahay inaad Iidoorka ka cabsato, adna waxad ogaataa inaanan sheeko Iidoor u baahneyn.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 12 дней назад +1

      Dee idoor oo dhan ha isku qaadin kkkkk jeegaanta dheh ama heegada kkkkk idoor anagu kuma jirno kkkk hadaanu habaryoonis nahay

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 9 дней назад

      ​@@hassanhussein272sawki Ilaahay mar hore idin kashifay inad sheegad tihiin

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 12 дней назад

    Madax sare maartii nooloow inbadan