Mohamed Abib is hero for all Somali people. He will be remembered forever and always by the people of Somalia. Heroes never fail but losers always fail.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته علي حراري وياسين المحترمين Muse biixi dab ayu la waregaya Ya garab tagan ?? Qabiilkisa Besha dhexe wa iney dib isugu labato oo shir nabaded qabato Mahadsanidiin
Wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv iyo ali harare iyo yacin abukar runti wan idin jeclahay sxbyal sido kale sodhawada magac caygu wa abdillahi ahmed madar oo joga dalka jabuti...
Calow farmajo kama yelin wax badan ban kugu tagersana Kugu na tagersanahay lkn farmajo cimamadisa lama haysani karo wa kaweer weyn ka lexo odayga Ninyahow kkkkkk
waxan dowlad weligod noqon mayan waxay is moden inay dadkah wax dheryihin waa doqon is moday in dadkah xog lagu mamulih karoh waxan waa qabil dhaqan xun o edeb daran
Waxaan maqli jiray balaayo IL la eed ama LUG la eed muuse biixi lugna wuu ka dhutiyaa ilna wuu la yahay koonfurta waxay yiraahdaan muse oo kale weersha
Wan ku salamay cali qosol bad igu dishay waxan ahay dadka farmaje tagero lakin intan ad shegtay wa inti waligay iiga muqatay waxan moday inad afkayga ku hadlayso kkkk
Yarkan ali xaraaro waan ka helaa rieaayadaha uu soo daayo laakin waxaan is waydiiyaa riwaayadihiisan loo soo dhiibo ma lokal baa mida kala abwaano riwaayad Somaliland ka sameeya mooyee muu yana caawiyo somalida kale
Anigoo yurub jooga baa gabar boos ceelasha biyaha ku yaal ii iibisey markii 6 bilood laga soo wareegay baa gabadhii shabaab u yimaadeen iyagoo boos kaygii yaraa canshuur ka doonaya . Waan yaabay wadankaas ma dawlad baa ka jirta mise dawlad ka xoog weyn baa ka talisa cajiib meeshii dawlad ku sheegu ka qaadato 10 dollar shabaab 30 bay qaataan
@@shaakiraali1984 walaahi wa dhib. waan ka xumay. waxaan ku qoslay sidaad u tidhi booskaygii yaraa. hore ayaan u maqlay al shabaab cashuur way guurata maxkamadona way leedahay dadka lagu kala saaro. Anigu ma ihi area da ay joogaanna aad baan uga fogahay. ilaahay umadda ha ka qabto.
Mohamed Abib is hero for all Somali people. He will be remembered forever and always by the people of Somalia. Heroes never fail but losers always fail.
We know all about that you mentioned. He works for Somalia and Djabouti administration. He will be charged. 😂😂😂😂😂
Somalia is better than judaan people you ate all the nebouring people you are heyanas
Never you come up you know soon you fell 😮you are already fallen.
Your clans never improve
@@HassanBasri725
On day you will come soon under the blue 🔵 flang😂😂😂😂😂😮
Soo dhacyeey isagoo fresh ah muuqaalka xaqiisa siiya oo meel fiican gaarsiya intaa maiga haysaa
Xan fresh ah 😂😂😂😂
HAA absolutely!!!!
BAHASHU WAXAY KU SOO DHAMAAN DOONTAA IIDOORLLAAN😊
Cali waa mashalh hadalka meesha ku haboon ayuu dhiga saadaasha uu bixiyo waa la arka good
we support farmaajo Mr xaraare, stop the jealousy man, Somalia needs farmaajo
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
Guuleyso Guuleyso Guuleyso Ali Xaraare,Runtaad sheegtaa.
Caliyow farmaajo necebka iskadha madaxweyne ka fican meesha majoogo inshallah wu solaabana
In u farmajo yahay madaxweyne fican waa fikirkaage dadkalena fikirkoday leeyihin.waxad adigu rabto afka ha ugelin qofkale
Ali Xaraare, adiga isa soo sharax next madaxwaynaha Soomaaliya
Mohamed Abib should never go back that place. The people who are ruling and uncivilized and ignorant, he’s more advanced and smarter than all.
🎉😂😂😂 28:40 😂😂😂❤😂op😂😂🎉🎉
Yasiin caawa Okey baatahay maasha allaah
Maashaa allaahillaahayd xafido haydin barakeeyo
Farmajo is the best president
Farmaajo wa mareexan
@@startufor4 😂😂😂 ok
Informative
Beesha dhexe maaha waa muuse iyo kooxdisa qaaxo iyo reer kiisa
Sax
Farmaajo waa madaxweynaha mustaqbalka somaliyo qaaqlayasha iyo tuugada waqtigoodii waa gebogebo insha.allah
I am first person views
Masha Allah
Calooow yaasiin yare sifiican ubar tuulooyinka u dhaxeeya hargeisa iyo barbara
Kkkkkkk. Wuu yaabay .
Muxuu baraa isagii baan garanaynba oo wax isku qasayee. Kk wuxuu isku xigsiiyey Hargeisa iyo Aw-Barkhadleh iyo Dhubbato.
Halkay ka ahayd; Hargeisa Hallaye, Aw Barkhadleh, Diinqal, G. Dheenta....
Show gi waa yimid❤❤
Cali siyaasadda waad ku hafateye, faraha halla gelin
Thank you both of you
Ali Harare. Yassin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beshaa dexee.waa maajnuun
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
علي حراري وياسين المحترمين
Muse biixi dab ayu la waregaya
Ya garab tagan ??
Qabiilkisa
Besha dhexe wa iney dib isugu labato oo shir nabaded qabato
Mahadsanidiin
Haye
Maanta Ali iyo yaasin Cashar xildhibaanada ah baa noonaqrisen.
Mahadsanidiin😂
Asc asc sxb wallee daaha karogay!!
Mashlaaah/Guul sxb XARAAARE
Wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv iyo ali harare iyo yacin abukar runti wan idin jeclahay sxbyal sido kale sodhawada magac caygu wa abdillahi ahmed madar oo joga dalka jabuti...
😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Saliida malaga helikaraa. YURUB Fadlan
XILDHIBAAN CABDINUUR WAA RAXANWEYN KA SOO GALA DEEGAANADA KOONFUR GALBEED.
Barnaamishka kaftanka waa shidan yahay
Qaranku waa jirayaa calow
Samoroon ayàa lagu bahdilayaa Xildhibaan Ka ujeedo kale lagama laha
Hg iyo abgal itoobiyan maba sodhaweystan wa dad wadaaniyin ah
Mascha Allah Ali harere
Xildhibaan lays afduubtey!
MashAllah respect 🫡
Koonfurna as baa xukuma. Somalia Allah aw maqan.
Da da aad jirto iyo been abuurkaagu isma laha wlhi lkn cuqdadu mar walba Waa dhib badantay
War calow kan kula fadhiya qosolka hoos u dhig wiu qeylinayaaye please inaanu uga tagno ayay mareysaa
Iska tag 🤣🤣🤣
😂😂😂😂 . Istaq furo allah allow nacafi. ❤
Muse wa judaan
CALI XARAARE WAAD XANUUNSANAYSAA ALLE HA KU CAAFIYO
MIYUU GABOOBAY
Adiga bukaa waa runtii
Ali Deni waa kana dhegtey
Xamar iyo muriyaanta .askar ku sheegta . Ah ka sheekeeya kuwa maalin kasta xabada iyo boobka ummada ku haya
Assalamu Alaikum warahmatullahi wabarakatuh Alhamdulilah waan ficnhay aniga adigana waxaan ku rajaynayaa cafimaad sxbow adigaa iyo FARMAAJO isku cood ayaa dhiin walaalo miyaa dhiin
Run badana ali
Kkkkkkkkkkk cali xarare waa funny wallahi
Calow farmajo kama yelin wax badan ban kugu tagersana Kugu na tagersanahay lkn farmajo cimamadisa lama haysani karo wa kaweer weyn ka lexo odayga Ninyahow kkkkkk
SL dhibka haysta wa madaxda xukunta oon haba yareete aqoon siyasadeed & maamul midna lahyn,khatarvey ku jirta waxy ku xukumaan qarjajac, beenetc,
Xildhibaan Barkhad waxaw lagu heystaa waa haybtiisa.
Respect Ali harare iyo yasin
ani waxaan dhihilahaa fahad yasin dalkaan haloo dhiibo
sababta Daarood iyo Hawiye waa kuwa dalkaan saa ugalay meel kastana ka tuugsanayo,, rer galbeed yaa ka tuugsasho badan 2 badaan hadana saas oytahay ismaba oge oo asoo gaajo keentay qurbaha buu kula soo agfariisan laadheeraan ahay
aduunyadii yaabtay anguna yaabnay
75% wuxuu ku dhaliilay beesha dhexe bilaa xigmad qabyaalad ayuu isku darsaday 😮
Mayir maxamad mogue malaha musse wuxu rabaa inu xabsiga digo 😮😮
Kkkk.
Farmaajo Ilaahay naguma soo celiyo.
Ilaahay inta uu abuuray, Farmaajo ayaannoogu necbahay.
waxan dowlad weligod noqon mayan waxay is moden inay dadkah wax dheryihin waa doqon is moday in dadkah xog lagu mamulih karoh waxan waa qabil dhaqan xun o edeb daran
Sax taageero Buuxda Xadhigaex xildhabaan Babiib
hunguri xumadaadu halkay gashay eeg illhay bari alle ayaa noloo dhan ba arsaaqe
Yaasiin qosolka qosolki yaasiin ducaale maahee jooji qosolkaada barnaamishka ayuu nagaqaldaye
Cabdikariin Axmed mooge wuxuu istaahilaa madaxweyne
Guul geesi Abib
Tiikh tiikh si snm dhimatay Nasiib
Abwaan kaarlos
Kan ma qosol buu meesha ku camirà
Farmajo ma xilba kudiidy malintii Madahtoyida ugu yimidy tasba kukarkariyey
Yaasiinoow qosolka noocaasi iska daa waa talo waayo aadbuu ufoolxunyay waa mid qaabdaran dhalinyara waatay jooji qosolka noocaasi
Yaasin moxogi maadso cuntay cawwa waad ladantahay alle haku siyaadsho caafimadka
Saliidan ma share bad ku leedahay cali xaraarow.
Waxaan maqli jiray balaayo IL la eed ama LUG la eed muuse biixi lugna wuu ka dhutiyaa ilna wuu la yahay koonfurta waxay yiraahdaan muse oo kale weersha
Markii Martin kula joogay maxaad sidan ugu hadli wayday. Xanuun beesha dhexe ah ayaa ku haya
Warqadii furiinka miyuu soo saaray Fahad, Cali Xaraarena wuxuu taagan yahay way isku raageeen!!!
Wan ku salamay cali qosol bad igu dishay waxan ahay dadka farmaje tagero lakin intan ad shegtay wa inti waligay iiga muqatay waxan moday inad afkayga ku hadlayso kkkk
XILDHIBAAN XABASHI NOQDAY
Hhhhhh wllhi biyo Ayan cabayay markiatdheheysay horta malaiskadhaxlana sheading afhayenka
Wllhi qosol Ayan kaqadiwayay afkeyga
❤🤍💚CALI XADHAADHE MA SHAQOKALE AYUU WAAYAY OON AHAAY INUU SOOMAALILAAND UU WAX KASHEEGO TV DHUXULYAASH WAXAALEEYAHAY DHUXUSH KU EEKAAW A CALIYOOW WAA CADAWGA SOOMAALILAND OGADA❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯
hadalkaaga meel cidla ah ayuu u dhacay ... kkkk .... ninkaan waa awlaadul caasima Hargeysa inuu ku dhashaay oo u ku barbaaray ma ogid miyaa meela dadkii burburkii ka dib dhashay ayad thy kula yaabi maayo ... horay u soco kkkk
Baad buu ka doonayaa
CALOOW
MAXAMED ABIIB INTA XASAANADISA KU DAGAALANTY WAA ISAAQ WLHI
BARKHAD AYAA GARDARO LA DOONTY MISKIIN YAR KADIB ISNA BAHLBU KUDHUFTAY
EE CALOOW BOGSO
Aad baan idiin salaamey team Somali American TV 📺
Mohamad abiib xadigisu waaki Somali land kala direey oo hada waxay meel martay awdal state .Somaliland wax la yidi majiro ee waa issaaqland 😮😮
Yarkan ali xaraaro waan ka helaa rieaayadaha uu soo daayo laakin waxaan is waydiiyaa riwaayadihiisan loo soo dhiibo ma lokal baa mida kala abwaano riwaayad Somaliland ka sameeya mooyee muu yana caawiyo somalida kale
Xaraare waad ku fogaaday ader farmaajo mana mihin isku qolo lknse dadka xushmeey ader😅
Ush
Ninka rabo habashi soomaali maaha
Aliyow farmaajo ama afgaabnaado ama laaha dabadiisa
Hakamaamule
Anagu intaan garaadsanay wax dowlad u eegba tiifarmaajaan aragnay
Qabiilna kutaageerin runtii
Lkn waxdhaama ma arag.
War cali xaraare adiga iyo uuraaska kula fadhiyo caayda ka daaya farmaajo guuuuuul cali xaare ooy rooka ayaa iga tahay yur
Runtaad sheegtaa Ali harare iyo yaasiin
Farmaajo wuu soo noqon
Wakhtigaana ina tusi doona
Aadna waad u aragti gaaban tahay caliyoow
Cali, qof kastaba hadaad eedeyso oo wax ka sheegto sidee dooneysaa!!! Soomaali waxey u baahan tahay Md Farmaajo oo ah hogaamiye 'Hadal yar & Howl badan' waxaa kaa muuqaneysa 'Xamaasad'
Anigoo yurub jooga baa gabar boos ceelasha biyaha ku yaal ii iibisey markii 6 bilood laga soo wareegay baa gabadhii shabaab u yimaadeen iyagoo boos kaygii yaraa canshuur ka doonaya . Waan yaabay wadankaas ma dawlad baa ka jirta mise dawlad ka xoog weyn baa ka talisa cajiib meeshii dawlad ku sheegu ka qaadato 10 dollar shabaab 30 bay qaataan
lol lol
@@maryam-cd3gt waad igu qosleysaa armaad iyagii tahy anigu waxan ka xumahy laba kharash ee masaakiinta laga qaadayo
@@shaakiraali1984 walaahi wa dhib. waan ka xumay. waxaan ku qoslay sidaad u tidhi booskaygii yaraa. hore ayaan u maqlay al shabaab cashuur way guurata maxkamadona way leedahay dadka lagu kala saaro. Anigu ma ihi area da ay joogaanna aad baan uga fogahay. ilaahay umadda ha ka qabto.
Barkhad Batuun qaranka kol hadduu qarankii xoreeyey ku kibrey wuu istaahila in labaatan jeer la karbaasho uu weliba ina Abiib liinta la wadaago
Calaw ninka bacda sitay adu ahaa kkkkkkk
Mashallah wlhi malin walba xikmad baan ka faida 😂😂😂
Dagaalka mafiiqa xataa muuse wuu yaqaan wallee caliyow kugu xiintay😂😂😂😂😂
Farmaajo ina adeerkii buu qaabili waayey ayaa hadana timi. Kkkkkkkkk haduu qaabili lahaana maxaad sheegi lahayd adeer caliyow. Somali qofka daacada wuu dhibaa. Keep going
Yaasinow sacadu ma cusayb baa sxp 😅
Walabaxay adaa dahay
Farmajo iyo fahad yasiin ha iska nasteen m.weyne dani
ayaa 2026 u taagane 😂
Yaahuu ila iyo dheg Dani alaha ka dhigo xilka Somaliya
Ali xaroow benta umada ka daa