Waa Kuma Sh Dr Abdirahman Barkhad iyo Book uu qoray wax badan ka ogow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 52

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 4 месяца назад +10

    Asc anigu reer jabuuti ah , waxaan aad uu salamaya labadeena sheekh aqoonyahanada ah Allaha idin barakeeyo . Labadaas book na wan ibsan doona in shaa allah . Mahadsanid Xogmaal media.

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 4 месяца назад +1

    Manshalaah sheikh Abdirahman Good Allah kaa jisaai siiyo waanaga aad u haysid iyo jacalka umadda.

  • @FatouDjibouti-n3m
    @FatouDjibouti-n3m 4 месяца назад +4

    Machallah machallah tabarakallah notre grand sheikh Abdulrahman Good nolow nolow huuno ❤❤❤❤❤qu’Allah te protège de tout le mal Amin Amin

  • @MohamedAhmed-ks3fv
    @MohamedAhmed-ks3fv 4 месяца назад +1

    Wa Sheikha Geeska Africa !!@
    Aqon Diinen & Mahdeni yo Buulsho ! Allah ha idin xafido

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 месяца назад +2

    Labadan caalim ee somalida ah weliba kaso jeeda jabuti aad ban u jecelahy alla cilmiga aay barteen iyo siday dadkooda ugu hurayan waqtigoodii alla haka jasa siiyo if iyo akhiroba alla hayno daayo iyaga iyo culimada kale soomalida ah

  • @AishaMustaphe
    @AishaMustaphe 4 месяца назад

    Alle hydin barakeeyo aduun io aakhiraba waan rajaynaya in latarjumo oo afkena hoyo insha.allah

  • @fataha1
    @fataha1 4 месяца назад

    Allaha Idin Xafido Culumadeenii
    Sheekh Cdirahmaan Barkhad so dhawoow sheekhunaa❤❤❤

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 4 месяца назад

    Ilaahay ha idinxifdiyo digtoor sheeq cabdirixmaan nuurka soomaaliya shiiqabdi rixmaan barqad anigu mabadaawan jirin lkiin sheeq cabdirixmaan suleeymaan ban aqaanaa xafidaka laah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-ks3fv
    @MohamedAhmed-ks3fv 4 месяца назад

    Masha Allah !
    Hambalyo Abdourahman Barkat :::: Djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 4 месяца назад

    Masha Allah Raxmanku ha no barakeeyo culumada somalied dhamaantod iyo qoraga sheikh Abdirahman barkad god

  • @AyaanNour-o1f
    @AyaanNour-o1f 4 месяца назад +4

    Masha alla shekh cabdi raxmaan allaha kuu barakeeyo cilmigaaga iyo cafimaadkaba jazakallaahu khayr

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh 4 месяца назад

    Félicitations sh Abdirahman barkhad good ❤❤❤❤❤

  • @AdamIbrahim-hh4tt
    @AdamIbrahim-hh4tt 4 месяца назад

    Mashalah
    WALAlkay chaik abdi Rahman barkhat God

  • @AwalehAbdirachid
    @AwalehAbdirachid 4 месяца назад

    Masha allah walal cheick Abdourahman Barkad

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 4 месяца назад

    ماشاء الله تبارك الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadracumar-nz9nb
    @khadracumar-nz9nb 4 месяца назад +3

    Abdirahman Good waa
    samaroon saciid
    Fracncee buu ku qurbadayn
    Jiray jimcaha masajidka alrahma
    Markaas uun baa samaroon afka layskala Soo galaa
    Imika muu qabiil kale ahaado faan bay dadka
    eber kaga dhigi lahayeen
    Viva samaroon saciid🎉

  • @FarhanMahdi-mr6em
    @FarhanMahdi-mr6em 4 месяца назад

    Sh Abdourhman etait le professeur de god mach allah

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 месяца назад

    Mansha Allah sheikh abdirahman

  • @CubaydYare-gb9pp
    @CubaydYare-gb9pp 4 месяца назад

    Masha allah sheekha allaha noo barakeeyo❤

  • @zahrahersi4727
    @zahrahersi4727 4 месяца назад

    Mashallah tabarakalah shaykhuna❤

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
    @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 4 месяца назад

    Maasha allaah sxbo qaaliya weeyi labada sheekh waaba wllo

  • @hassaneinahmed6886
    @hassaneinahmed6886 4 месяца назад

    Sheik allaha kaa Rali noqdo
    Abdourahman barkad god

  • @AbdoulkarimDjama
    @AbdoulkarimDjama 4 месяца назад +1

    Sheekh Abdourahman B God 🇩🇯

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
    @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 4 месяца назад

    Maasha allaah tabaarakalaah

  • @nasab6929
    @nasab6929 4 месяца назад

    Mashallah merci beaucoup sheikh

  • @dileytahabib7
    @dileytahabib7 4 месяца назад

    Très bonnes analyses pour une fois sur mon amis et frère le DR MR ABDIRHAMAN GOD que je. salut avec un grand respect en lui disant JASAK ALLAH KHEIR ALLAH YAHFIDAK INCHALLAH KHEIR ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @MohamedAlishire-n4u
    @MohamedAlishire-n4u 4 месяца назад +1

    Respect barkad god

  • @abdinasirfarah2090
    @abdinasirfarah2090 4 месяца назад +1

    Book luuqadda uu ku qoranyahay noomaad sheegin, Dr.

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 4 месяца назад

    جزاك الله خيرا

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 4 месяца назад +1

    waan ka xumahay! gadhka ILLAAHAY U DHIG! MARKII XILKA LAGA ERYEY!! KITAAB YARE! WAA REER JIGJIGA IYO WAA NIN FIICAN KALA DAA!!
    WAA DJIBUUTIYAAN IYO... KALA DAA!!

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @inayacinabdourahman5920
    @inayacinabdourahman5920 4 месяца назад

    Macha allah

  • @Rayan-d5r7h
    @Rayan-d5r7h 4 месяца назад

    Que dieu vs protège Bachir et good

  • @gmail2925
    @gmail2925 4 месяца назад +1

    Sheekh Abdiraxmaanoow. Ma fiiicna. Ammaanta. Badan. ....in sidaas. Loo ammaano .. qofka. Hortiiisa. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم اذا رأيتم المداحين فاحثوا في وجوههم التراب hadaad rabto. Inaad. Amaanto. Asaga. Gadaashii. Ammaan. waxaa. Suura gala inuu Tacajjub. Iyo kibir. Isla weyni....ku dhacdo. Rasuulkeenuna waxuu yidhi hadaad aragtaan. Kuwa dadka ammaana. Wajiyadoooda. Carro. Ku saydhiya

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 4 месяца назад

    Dadka halkan wax kusoo xar xariiqaya ama kusoo qorqoraya waxaan ugu nasteexaynaya inay ka fogaadaan aflagaadada culimada,waa arin aan la mahadin cawaaqibkeeda.

  • @gmail2925
    @gmail2925 4 месяца назад

    Buug la qoro. Waxaa. Nagaga filan. Kitaabka alle. Iyo. Axaadiista rasuulkeena scw .......dunida islaamku. Ubaahna buugaaga. Faa.ido. Umada ulahayn oon ka ahayn kitaabka. Alle iyo. Axaadiista rasuulkeena scw

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 4 месяца назад

    Hello ina siil cad

  • @Cilmi-s1z
    @Cilmi-s1z 4 месяца назад

    Sixid.
    (Book iyo Abdirahmaan) labadaas erey AF-Soomaali ma ahan.

  • @abdulkadirbuuxow427
    @abdulkadirbuuxow427 4 месяца назад

    Mutamarka live ka nalasowadaaga

  • @yusufdjama9759
    @yusufdjama9759 4 месяца назад

    Radio waa scan bay gadhigatahay

  • @sulekhanuur4946
    @sulekhanuur4946 4 месяца назад

    Mansha allah labo walaalaha wada korana

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 4 месяца назад

    Lakiin inay umada hogaamiyan maxa ka hortagan oo u diiday ? Madaxtinimadan sheegaya madamo aay xaga cilmiga iyagu hogamiyan

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 4 месяца назад

    ma book buu qorqy mise buug

    • @ItelA70-hk9nx
      @ItelA70-hk9nx 4 месяца назад

      Book iyo buug waa isku mid uun. Book uun baa dhawaaqisa la-soomaaliyeeyey oo noqday: Buug. "Book" afkeenna waxaa lagu yidhaahdaa "dhigane".

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 4 месяца назад

    Adeer wax la dhaho somaliya iyo somaliland ma jiraan waxaa jira somalia oo xuduud la leh Djabouti,kenya,itobiya,yaman sycheles gobol iyo reer dowlad ma noqdaaan hadii aad mamul ula jeedid waa in aad u xustaa sidii mamulada kle

    • @nasab6929
      @nasab6929 4 месяца назад

      Waxan rajaynaya inad soo aqrisato labada kitaab ee sheikha Allaha kugu anfaco

    • @AmranAM-bg9qs
      @AmranAM-bg9qs 4 месяца назад

      OK mahamed somalia iyo sland waxan uu faahmeye 5 somaliyed majiirthoo sow maaha misey adigu ma aaminsantaha waxa 5 somaliyed. Jaawab ka suugayaa

    • @Hiil1242
      @Hiil1242 4 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Xanuuun ka sheekhu sheegayo aya ku hya😂

  • @yacoubabdallahmohamed3430
    @yacoubabdallahmohamed3430 4 месяца назад

    Macha Allah