waxaa jira suaalo badan oo hadii muslimka lawaydiiyo ay cararaan wadaadada muslimku. bal kawarran aayadihii ridu cuntay ee naasnuujinta qofka weyn ee ragga ah
Waa sheekooyinka israailiyiinta ee aan marnaba sal iyo raad laheyn. Adigase waxaad ii sheegtaa nabi ciise kahor ilaahaygaaga ma jirin miyaa? War heedhe fikir oo maskaxdu ha shaqeyso
Allaaha idin barakeeyo waan idin ku diirsaday runti. Wax badan ayaan idinka faaida.
Shukran Suldaan Media.
Masha Allah
Maasha Allaah
Allahou akbar
Asc yaa Sheik gacanta midigta ku cab biyaha. Hadii kale laguma amini karo
Kamirada weeye wll oo sida murayada ah
waa aadame aadamaha waa khaldamaa !!!
War waa camarada
Mansha allah sh caalim baa tahay lakinse sh bidix buu wax kucabaye 😢
Editing waa lagu bedeli karaa waxaa laga yaabaa in sheekhu midig ku cabayo saacaduna ay bidix ku xidhantahay lkn editerka ayaa bedelay
1
Sheekha lama arkayo
waxaa jira suaalo badan oo hadii muslimka lawaydiiyo ay cararaan wadaadada muslimku. bal kawarran aayadihii ridu cuntay ee naasnuujinta qofka weyn ee ragga ah
Waa sheekooyinka israailiyiinta ee aan marnaba sal iyo raad laheyn. Adigase waxaad ii sheegtaa nabi ciise kahor ilaahaygaaga ma jirin miyaa? War heedhe fikir oo maskaxdu ha shaqeyso
sheekhow qorraxdu waxay ku dhacdaa meel biyo kulul oo dhooqa leh sida ay kutubta qoraan😂 marun baa?
Cod mahayno jaale