واليمنيين يمبسطون بهاذي الاشياء عشان يحسون أن لهم قيمة لأن باقي العرب تمبذهم حرفيا انحرج لما يكون يسوى أحد هاذي الحركات أو تظهر لي في التيك توك 🤦🏽♀️🤦🏽♀️🤦🏽♀️🤦🏽♀️
صحيح اختي حنان. المشكلة انه هناك كمية ليست بقليلة من الشعب عندنا لا تفرق بين العرقية والنسب. وكون انتساب بعض القبائل الصومالية لاصول عربية لاينفي نسبها العربي. كما تشير العرقية إلى الأصل الثقافي. أما النسب فهو ببساطة سلسلة من النسب ولا يرتبط دائما باللسان واللغة. العربية عرق والكوشية كذلك وهذا شي معروف وليس بضرورة ارتباط النسب بالعرق: الموروث الجيني و كالثقافة واللسان واللغة الاصلية. فلغتنا كوشية نتكلمها وحدنا في هذا العالم ونفتخر بها وبعضنا يتكلمها فقط وهذا الغالب فينا ولا عيب فيه وبعضنا يتقن اللغة الصومالية والعربية ايضا وكون البعض فينا ينتسب للعروبة لا يجعلهم افضل من غيرهم كصوماليين شيئا عن غيرهم بل هم يعتبرون صوماليين ايضا. قال صلى الله عليه وسلم: عَنْ سَعْدِ بن أَبي وقَّاصٍ أنَّ النبيَّ ﷺ قالَ: مَن ادَّعَى إِلَى غَيْرِ أبِيهِ وَهُوَ يَعْلَمُ أنَّهُ غَيْرُ أبِيهِ فَالجَنَّةُ عَلَيهِ حَرامٌ. متفقٌ عليهِ. بارك الله فيكي لطرحك لهذه النقطة المهمة لانه الانتساب للغير بدون علم ودليل ليس حتى من الدين الاسلامي ونهي عنه. يجب الافتخار والاعتزاز بدينك ووطنك و بأصالك ونسبك وهذا الصحيح من دون غلو كمسلم وكصومالي وكعربي ولله الحمد من دون الانتماء لاي دول اخرى مجاورة او غيرها. وصحيح كعرقية كوشية غالبة الاصل حتى قبل الاستعراب لنا تاريخنا القديم قبل الاسلام وبعده ذكره المؤرخون من الغرب والعرب عنا. والله اعلم.
@@mohamedibrahimhassan9109 waa run Soomalia waa dalkii talyaaniga xoriyada ka qaatay Somaliland na waa dalkii xoriyada ka qaatay Britain ama Uk Soomaali markaynu Soomali nidhaahno na waa qowmiyada Soomaaliyeed Oo la mid ah qawmiyada carbeed
Waa urur uun kaliya siyaad barre Ayaa inagu daray waana laga bixi kara maaha wax muqadas ah , somalidu ku noqon mayso carab. Turkiguba wuxu ku jira Nato , carab league waxaa ku jira camoros oo bantu ah kaas na ma carabaa?
@@Lugooye101 waxaad noo cadaysay inaad oromo tahay wata labaade 1977 yaa somali o dhan degaaalka ku so qaaday, shaqo iyo karti haday tahay yaa somali ka karti badan, waxa an ku odhan laha tariikhda somalida hanana ka sheekaynayso ama dhahayso ama “get out hire bro”.
Walaal waxaad sheegeyso barbaatinta ku xirantahay xageen carab ka noqoney. Dee dad wacalo ah ka sheekeyn malaha lkk. Waxaas waligey ma maqlin. Qofkii diida ma ahan sister.hhh
Anigu waxaaban taaganahay walaaleey carabnimadan iyo huuhaadan rag jaahiliin ah oo wax yar kasoo bartay 40 yadii ilaa 60 dameeyadii dalalkaa catabta gaar ahaan mqar iyo yemen ayaa qudhunkaa ina galiyay dadkeenii hore bal oradoo soo eeg siday u fikiri jireen carab ma nihin illahay ayaana nin walba u doora cidduu noqonayo se waxaan wlley ku leeyahay dal burbursan iyo dad burburayay 35 sano imisaa uga hadhay nus qarnigii yacnii waliba dee imika aduunku sanadkii waxuu u dhigmaa 10sano waayo dee ibnu aadankii sabankan kula noolaa waxay isticmaalayaa aqoon dheeraynaysa oo nano iyo femto second ayaa aduunki ku socdaa inaguna dib ayaynu u soconaa qabyaalad tii ugu darnayd qudhun oo dhan kii ugu darnaa se aan la sheegsheegin oo ay jecel yihiin inay qarsadaan si aanay reerka kale ugu caayin crimes ka ugu fawaaxishsan ilmo yar oo sanad jira oo la fuulayo dad is qaba oo nolosha isku gubaya caruurtoodii oo arkaya nin hooyadii qawracayo Waayo waa qabiilkay is hayaan and sooo on wad uun dee bal adba wakaa heerka aynu aduunka ka joognaa walaahi waliba intaanan sheegin een ka tagay ayaa badan waxaan maqli jiray uun waa rajo male iska dhaaf waa bilaa dadnimo iyo sharaf illahay ayaa arkaya issaguubaana ay kamid tahay xigmadihiisa se waxaan kusoo gunaanadayaa umad waliba waxay gacmahooda ku faleen ayuunbaa dhaxalkeeda ay gurtaaan
DADD KA. FAHAM KOODU. LIITO. HA IS KU.DAYIN. IN. AAD. WAX. FAHAN SIISO. AMA. AY KU FAHMAAN. DADD KA QAAR WAXBA MAYSAN. BARAN. OO. WAXA. LAGA. HADLAYO. MA.FAH.MAYAAN. IN LALIIDAYO. AMA LAGA MAADAYSANAYO. LAA KIIN QOF. KII WAX ARIYAY. WUU. FAHMAYAA. WAX JIRA
Illaahey gii dad kan abuuray xitaa free will buu siiyay, marka dad ka in xoriyada laga qaado maaha. Qof walba xaq buu u leeyahay inuu sheegto wuxuu doono ama ha lagu caayo ama ha lagu amaano. Dad kan maxaa ka qaldan horta wax walba moodaya topic laga hadlo Somalinimada goormey qasab noqotay. Dad badan oo carab asal ah ayaa dagan Somalia ma og tahay horta taas.
Dee hanaan way laysla yahy maxad ka wadaa? waxan wa urur an si qaldan u galy beri ay carabta ino baahnaayen oo awwod iyo karamo aynu lahyn manta kabahooda inagama yaqaaniine, inaga qow miyad somali la dhaho ayan nahy carab na, xataa asal ahaan waxan aaminsanahy asalkeena xata inaanu meel inyar na kaso gelin, marka waxa jira dad jaahil nimo hyso o carabta iny somali ka saryso u hysta carab oo in laga dhasho nimco u thy 😂 marka inaga carab shaqo kuma lihin adiga already wa ku jira xata yaan ka maqlin, xata waxan adunka ka gadny midab somali la dhaho jiro, oo gar ah somali african maaha, manta la joogo adunka carab u liidata ana koly shaqsi ahaan, wax laga durko u arkaa caraba maanta isir ahaan marka xalada taagan ee dagaal iyo boqortooyinkooda liita iyo shacab ka daran aan waxan iska idinma rabno orsnkaryn marky tahy 140kun oo qof umad wax la dilaly iyo wax la dhawacy laga dhigy qarnigan 21 ad oo hadana bila ficin ah carab ayaa la arkaa, inan isku dhejiyo daaye waaban ka xishonaya wlĥy inaan waxban isu nahy idhaahdo xataa
hhhh somalinimo lano hooyo wada dhashay ayaan ku heshiinayn ee aan ku saxo ee islaam nimo taasi ayaa ah wax ninkasta dhaafi karin ku qanci karo lagu midoobi karo lagu heshiin karo waa dayr cidi dhaafi karin ee wakhti hayskaga lumin waxaan wax tarayn ee islaam nimada wakhti gali waa iga talo
I am proud to be Somali. Jaahilnima ayaa ka keenayso ino saas u hadlaan
Somalinimo 🇸🇴 ku faan 💯👍🏾
Wlhi waa runtaa
No carab no africa
Wxeynu nahey somali 🇸🇴
💯
سبحان الله كلامك درر ياغالية. مع الأسف بعض الناس عندهم عقدة النقص وحب جلد الذات وهذي الشغلات مالها علاج. استمري ربيهم طال عمرك.
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤ استمر يا بطله
Kii dhaho soomaali ma ahi , nooga saara soomaali nimada ,marabno isaga we are proud for our soomaali
Why qasab ma ku noqoneenah darood isqaa oo dhanbaa sheegta carab iyo dadka dagan kumnana sano oo ugu wacnaan cadcad maxaa isaga dhigeesan in aa carab ka fiican tahiin idinkaba iplmaha dhasheen muwaladka dil baa dhadaan sida carabta oo waa gooni sartaan dadka soomalida markeye iyaga isjeclaan oo illmahee dhaleen jecel siiyaan wadan iyo waalid ixtiram soomali waa la wada noqonah idinkaa is takoora isnaceb carab bananaka jooga oo sidiino kale isnceb illmahooda ta koora maxaa is dhantaan
Waa igu ogtahay🎉
Proud to be somali
Waxaatahay Sultaanad usoobaxday Samalida waxa agteeyda kattahay qof qaali ah laakiin waxaa Kaxumahay ineey Samalida aad uga horeeysaa oo mabafahmikaraan waxa Allah kuugu deeqay oo aqoon ah iyo Taariikhda aad si xeeldheer ufahamtay. Maashaa Allah Baarakallah wa Karamallahu antta wa Waaliduka Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Alla dheeriya dhuxusha ka madoobiya.
Somali dhalad ah ku faana ayaan ahay.
Somali carabiba ma yaqaanaane siday carab ku noqonayaan.😅
مشاءالله تبارك الرحمن
شكرا حبيبتي
ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا رب العالمين ❤❤❤
واليمنيين يمبسطون بهاذي الاشياء عشان يحسون أن لهم قيمة لأن باقي العرب تمبذهم
حرفيا انحرج لما يكون يسوى أحد هاذي الحركات أو تظهر لي في التيك توك 🤦🏽♀️🤦🏽♀️🤦🏽♀️🤦🏽♀️
Asc Walaashey was ku salamay waa runtaa Somali ma ah carab iyagaa isku dhijinaya iyagana kuma rabaan waa dhibaato abaayo guul iyo gobonimo ❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hi, my dear Princess ya Amiirah Yaa qaali! Cimrigaagu ha dheeraado Aamiin Wabillahi Tawfiiq
Mansha Allah I am proud of u my beautiful sister ❤❤❤❤❤❤ jir oo joog 💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎
Allah ku ciseeyo habo 💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
MAALMAHAAN DAGAAL BADANAA NAGU SOCDO DHINAC WALBA HADAA AAD LAGUUGU BAAHAN YAHAY, UKHTII.
Somaaliya hanoolaato hajirto hajoogto waligeedba 😢🎉❤🎉❤
Falastiin. ❤❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
حرفيا حنون احنا لما كنا في اليمن كنا نقول احنا صوماليين
بس فضحونا بعض الجاهلين 😡😡
@@kharakhara5985 حرفيا وقت م كنت في اليمن كنت عبد. جالس على الصيف صح أنا اهين ابوكم يا ترحيل من اليمن في اسرع وقت ممكن
I'm Somalian and I ❤ all Somali.
Hanaanay dal ahaan iyo dad ahaanba waan ubur burnay.
Shaqsiga iyo umad kala baro aniga ayaa mid carab ah igu yiri carabi ku hadal waxaan ku dhahay aniga carab ma ihi mana aqaano lahjadaas
Agree,well said 👏🏽❤🇸🇴
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos 🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁
Very good Hanan, well done !
I'M PROUD TO BE SOMALI ❤❤❤
Somalidu iyaagaa isduleeyay😮😮😮
Maanshallah waa hadashay haday wax gartan
Waa runta maskax majirto, qixii mesha ku qaxeen ee isumalayaan
Howsha wad hadaalin ❤ hannan Amazing sister 👏 VIVA Somalia weyn 🇸🇴 ♥️
شيء محزن 💔💯
RABBIGII SOOMAALIBIGA DHIGOOW CAASI KUGUMA IHI.❤❤❤ Proud to be Somali❤
Mahadsanid wlle hanaan
South of Somalia, we are fine. We take pride in being part of Somalia. The issue lies in the north of Somalia.
The blessed republic of Somaliland is not the feiled occupied stated of Somalia.
@@saalaxdheere457 lol 😂😂😂
ruclips.net/video/2u4p8DPT7MA/видео.htmlfeature=shared
Look at this video👆🏽
The north is not like that at all
ruclips.net/video/2u4p8DPT7MA/видео.htmlfeature=share
Wxan Eebe weyne ugu mahadjniyaa inuu Soomaali iga dhigay waana ku faanaa in Awooweyaasheen ay yihiin Asalka dadka bini aadamka oo dhan.
صحيح اختي حنان. المشكلة انه هناك كمية ليست بقليلة من الشعب عندنا لا تفرق بين العرقية والنسب. وكون انتساب بعض القبائل الصومالية لاصول عربية لاينفي نسبها العربي.
كما تشير العرقية إلى الأصل الثقافي. أما النسب
فهو ببساطة سلسلة من النسب ولا يرتبط دائما باللسان واللغة.
العربية عرق والكوشية كذلك وهذا شي معروف وليس بضرورة ارتباط النسب بالعرق: الموروث الجيني و كالثقافة واللسان واللغة الاصلية. فلغتنا كوشية نتكلمها وحدنا في هذا العالم ونفتخر بها وبعضنا يتكلمها فقط وهذا الغالب فينا ولا عيب فيه وبعضنا يتقن اللغة الصومالية والعربية ايضا وكون البعض فينا ينتسب للعروبة لا يجعلهم افضل من غيرهم كصوماليين شيئا عن غيرهم بل هم يعتبرون صوماليين ايضا. قال صلى الله عليه وسلم: عَنْ سَعْدِ بن أَبي وقَّاصٍ أنَّ النبيَّ ﷺ قالَ: مَن ادَّعَى إِلَى غَيْرِ أبِيهِ وَهُوَ يَعْلَمُ أنَّهُ غَيْرُ أبِيهِ فَالجَنَّةُ عَلَيهِ حَرامٌ. متفقٌ عليهِ. بارك الله فيكي لطرحك لهذه النقطة المهمة لانه الانتساب للغير بدون علم ودليل ليس حتى من الدين الاسلامي ونهي عنه.
يجب الافتخار والاعتزاز بدينك ووطنك و بأصالك ونسبك وهذا الصحيح من دون غلو كمسلم وكصومالي وكعربي ولله الحمد من دون الانتماء لاي دول اخرى مجاورة او غيرها.
وصحيح كعرقية كوشية غالبة الاصل حتى قبل الاستعراب لنا تاريخنا القديم قبل الاسلام وبعده ذكره المؤرخون من الغرب والعرب عنا. والله اعلم.
Waa naaqusiin bilaaa shaqsiyad eh duqonimo afgaabniyaa lagu qariyaa meel walba lagu mahadlo social media doqomadaa ku batay waa naceebeeyen 🥺
We proud to be Somalilandrs thank you modam
Soomaali un soo ma tihid 😂😂😂😂
@@niyaaladem haa Soomaali Soomaali dhalay baan ahay keliya waxaanan ahayn Somaalia
@@CamuudAwedxolo ba thahy somalia wa wadan dad ma ahan xolo😏
@@mohamedibrahimhassan9109 waa run Soomalia waa dalkii talyaaniga xoriyada ka qaatay Somaliland na waa dalkii xoriyada ka qaatay Britain ama Uk Soomaali markaynu Soomali nidhaahno na waa qowmiyada Soomaaliyeed Oo la mid ah qawmiyada carbeed
@@mohamedibrahimhassan9109. Maxaad u caayi inanka? Soomaaliya ma ihi ayuu yiri ee si wanaagsan hafalkaaga u dhig inta aadan qabri galin walaal.
Ani soomaali baan ahay carab dhaqan ma wadaagno xiriir keliyaa inaga dhexaya.
Masha Allah sister ❤❤🌹
Shukran
هاهاهاها هاهاهاها هاهاهاها هاهاهاها هاهاهاها هاهاهاها هاهاهاها هاهاهاها..محمود عاشور
🇸🇴 ❤️
.xanaan.waa.kuwa.jaahiliina.ah.carab.maahin.soomaali.dhalad.ah.ayaan.ahay.alle.ayaa.mahad.iskaleh
Thank you for sharing
Abaayo dadka aqoonta leh ama wax garanaya ciilbaa dilay nacasnimada somaalida
Magaaladee ku dhalatay hanan abayo
ضحكتيني،، زيدي الجلد، نحتاج جلد الذات، اما سوالك فلا تعليق، الموضوع عند بعض الوريا ثقة بالنفس غير معدومة،
Aad baad umhadsanthy waanada wad Somalinimada nagu fillan sidoo kale isir-carab necbaansho yaan loo qaadin, balance garee
Mahadsanid
Waa xiijiseen gabadha
Asc mahadsanid meel fog baad wax ka aragtaa
ALLOOW WAAYA KU DAA,ALLAAH YACIZAKI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Somali baa i deeqda oo aan ku dhaartay S.Arabia ayaan joogay 2 sanno 1980-1982 maba jeclaysan.
Carabta dirisnimo nogama sukeyan dhalashada iyo diinta aan kala saarno😂
💯
Runti maanta ninka somali jooga shaaqeesto guriga dhiiso faariyaamo ah ama goodka faago waxaad dhaahdan ninkan waa nin africkn ah oo jareer ah dadkina kale waxay dhahan waxaan asal ahay nin omaan ah nin yaman ah nin kasoo jeedo dalka masar lakin waxaay niila aqoonsan yahay qof adoon ah lakin manta waxaa nasaab ah dadka jareerta ah masheegtan carab iyo qawaatkiis 😮 nasab nimada waataas ninka jareerka ah hadaa weeydiiso asal ahan waxaas ku dhaha anigu afrck ayaan ahay oo somali ah
Wllo dadkan maskaxda ka dhinteen waxba ha ku mashquulin ❤😅
Hada qofkii soomaali ahi muxuu carab uga baahan yahay koley anagu qofka aan jileeciisa layaabo waxaa oran jirnay Kani waa carab lkn maanta Ayaan arkaa qof kufaanaya carab nimo ceeb dushiina ha ahaato
Asc hanan darood carab miyaa carab ayee shegtaan inoo sharax adoo mahadsan please
Sax wlhi❤❤❤❤❤
SOOMAALIDA jaahiliin baa u’badan waxaana ugu daran kuwaan carabta isku dhajiya uff.
Waa urur uun kaliya siyaad barre Ayaa inagu daray waana laga bixi kara maaha wax muqadas ah , somalidu ku noqon mayso carab. Turkiguba wuxu ku jira Nato , carab league waxaa ku jira camoros oo bantu ah kaas na ma carabaa?
haye
Waan arkay video ga waa wax lagu caroodo
Proud to be Somalilander.
Proud to be all somalinino, anoon umada somaliyeed iska dhex saarayn ah na qof ku dhashay gobolka maroodijeex.
@@fatuh4811 faqash badan baa ku dhashay Maroodijeex 😆
@@Lugooye101 adiga ma orama tahay? Oroma way joogta maroodijeex 😂
@@fatuh4811 Fatuxey, Oromadu waa dad karti leh oo shaqeysta, diyaaradii dagaalka ee miig 21 aheyd kumey rusheyn Maroodijeex. 😔 😟
@@Lugooye101 waxaad noo cadaysay inaad oromo tahay wata labaade 1977 yaa somali o dhan degaaalka ku so qaaday, shaqo iyo karti haday tahay yaa somali ka karti badan, waxa an ku odhan laha tariikhda somalida hanana ka sheekaynayso ama dhahayso ama “get out hire bro”.
Dadkan yeman sheeganayo hadaba ha ogaadan Hadan somali nahay inaan adoonsan jirney yeman iyo carbaha kale kumamaan sano kuwan yeman sheeganayo koley waa caruurihi adoomaha wecelnimo ku dhahsey
لابد الخروج من جامعة العربية ولا الأبد
We don't need to part of the Arab league. We ate Somalis how simple is that?
Walaal waxaad sheegeyso barbaatinta ku xirantahay xageen carab ka noqoney. Dee dad wacalo ah ka sheekeyn malaha lkk. Waxaas waligey ma maqlin. Qofkii diida ma ahan sister.hhh
😂😂😂 kuwaa carbta u onaya ul bay rabaan in lagu tumo
Adigu marka hore ku faan naag yahay boqolka filterka cad intaa isasaaraysaa.
WALAALO. ODAY. CARAB LADHOHO. OO. DADD KA. DHALAY MA JITO. EE. CARAB. WAXAA. LADHAHAA. NAXWE. AHAAN WAA. SAXARAHA. AMA. DHUL KA SAXARAHA AH. WALAALO. 5. QOLO. BAA LAGU SHEEGAA. CARAB CARAB DADD. KA. KALE CARAB. MAAHA WALAALO. IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 CID. KASTA. OO. LIIDATA. WAXBA. HAKA SOO. QAADIN
Carabtii in laca cararayo maogo miyaaaa
Somali wa carab muwaadiin ka ah horn Africa iyo Arabia
m.ruclips.net/video/aNpkZPJ_ERQ/видео.html&pp=ygUUcmVlciBvbWFyIGFsLWRhcm9vZGk%3D
Anigu waxaaban taaganahay walaaleey carabnimadan iyo huuhaadan rag jaahiliin ah oo wax yar kasoo bartay 40 yadii ilaa 60 dameeyadii dalalkaa catabta gaar ahaan mqar iyo yemen ayaa qudhunkaa ina galiyay dadkeenii hore bal oradoo soo eeg siday u fikiri jireen carab ma nihin illahay ayaana nin walba u doora cidduu noqonayo se waxaan wlley ku leeyahay dal burbursan iyo dad burburayay 35 sano imisaa uga hadhay nus qarnigii yacnii waliba dee imika aduunku sanadkii waxuu u dhigmaa 10sano waayo dee ibnu aadankii sabankan kula noolaa waxay isticmaalayaa aqoon dheeraynaysa oo nano iyo femto second ayaa aduunki ku socdaa inaguna dib ayaynu u soconaa qabyaalad tii ugu darnayd qudhun oo dhan kii ugu darnaa se aan la sheegsheegin oo ay jecel yihiin inay qarsadaan si aanay reerka kale ugu caayin crimes ka ugu fawaaxishsan ilmo yar oo sanad jira oo la fuulayo dad is qaba oo nolosha isku gubaya caruurtoodii oo arkaya nin hooyadii qawracayo Waayo waa qabiilkay is hayaan and sooo on wad uun dee bal adba wakaa heerka aynu aduunka ka joognaa walaahi waliba intaanan sheegin een ka tagay ayaa badan waxaan maqli jiray uun waa rajo male iska dhaaf waa bilaa dadnimo iyo sharaf illahay ayaa arkaya issaguubaana ay kamid tahay xigmadihiisa se waxaan kusoo gunaanadayaa umad waliba waxay gacmahooda ku faleen ayuunbaa dhaxalkeeda ay gurtaaan
BACAAC BACAAC
NAA HABLIHII XAMAR CADKA AHAA EE AABAHOOD LAGU HORFUULAY EE BAHALKA BATARIYADA LAGA GELIYEY LAYAAB MALAHA HADAY DIIDAAN SOMALI. MUNAAFAQ YAHAY HADII LAGU HOR WASO AABAHAA IYO WALAALKAA MAXAAD SAMAYN LAHAYD😅😅😅😅😅😅
Kkkkkkk
DADD KA. FAHAM KOODU. LIITO. HA IS KU.DAYIN. IN. AAD. WAX. FAHAN SIISO. AMA. AY KU FAHMAAN. DADD KA QAAR WAXBA MAYSAN. BARAN. OO. WAXA. LAGA. HADLAYO. MA.FAH.MAYAAN. IN LALIIDAYO. AMA LAGA MAADAYSANAYO. LAA KIIN QOF. KII WAX ARIYAY. WUU. FAHMAYAA. WAX JIRA
Bintu fircoon cuqdadaaa waaku dhimanaysaa 😂😂😂
Warya xabashi ka bax meesha faraha ka qaad gadhayada xanaan
Hadii kale dhinbilo dab ah ayaa kaa raaci.
BUCUR BACEEY BOY shut up. Hanaan waa diamond SOOMAALIYEED.
Gabadhaa. Kabaheeda ayaa kaa qaalisan duli carab ismood ah
Illaahey gii dad kan abuuray xitaa free will buu siiyay, marka dad ka in xoriyada laga qaado maaha. Qof walba xaq buu u leeyahay inuu sheegto wuxuu doono ama ha lagu caayo ama ha lagu amaano. Dad kan maxaa ka qaldan horta wax walba moodaya topic laga hadlo Somalinimada goormey qasab noqotay. Dad badan oo carab asal ah ayaa dagan Somalia ma og tahay horta taas.
kuwo somali ah baaba shegto oo hadaad tiraahdo somali waa african baa nahaya wey kula dagaalayaan
Soomaali waa Soomaali carabna ma aha cajamna ma aha. Soomaali waa waa qowmiyad gaar ah.
😂
Abaayo runta miyeyn isku sheegnay carab nimaadu waa faan sababtoo midabka madoowga waxa ka sharfoo badan midab ka dhadhanka isaga na waxa lagaga sii sharfoo cadaan ka
Carabnimadan waa dulaysi dawlado carbeed lacago badan ku bixiyaan se waxba inagamay qaadeen e waxay heleen dad iyo dalal burburay jsld iyo somaliya
Dee hanaan way laysla yahy maxad ka wadaa? waxan wa urur an si qaldan u galy beri ay carabta ino baahnaayen oo awwod iyo karamo aynu lahyn manta kabahooda inagama yaqaaniine, inaga qow miyad somali la dhaho ayan nahy carab na, xataa asal ahaan waxan aaminsanahy asalkeena xata inaanu meel inyar na kaso gelin, marka waxa jira dad jaahil nimo hyso o carabta iny somali ka saryso u hysta carab oo in laga dhasho nimco u thy 😂 marka inaga carab shaqo kuma lihin adiga already wa ku jira xata yaan ka maqlin, xata waxan adunka ka gadny midab somali la dhaho jiro, oo gar ah somali african maaha, manta la joogo adunka carab u liidata ana koly shaqsi ahaan, wax laga durko u arkaa caraba maanta isir ahaan marka xalada taagan ee dagaal iyo boqortooyinkooda liita iyo shacab ka daran aan waxan iska idinma rabno orsnkaryn marky tahy 140kun oo qof umad wax la dilaly iyo wax la dhawacy laga dhigy qarnigan 21 ad oo hadana bila ficin ah carab ayaa la arkaa, inan isku dhejiyo daaye waaban ka xishonaya wlĥy inaan waxban isu nahy idhaahdo xataa
Proud to be failed state deh, proud to have fake flag of Republic of West Florida dheh 👉🇸🇴=Republic of West Florida 1811
hhhh somalinimo lano hooyo wada dhashay ayaan ku heshiinayn ee aan ku saxo ee islaam nimo taasi ayaa ah wax ninkasta dhaafi karin ku qanci karo lagu midoobi karo lagu heshiin karo waa dayr cidi dhaafi karin ee wakhti hayskaga lumin waxaan wax tarayn ee islaam nimada wakhti gali waa iga talo
Huurada meesha kalatag wadankaada aamin islamnimo cid cid islamnimo kucaawiso majirto suudaaniyiinta hadeey masar cagta dhigaan waa laga tarxiila xitaa dirisnimo iyo carabnimada beentaahi laguma tixgaliyo laaji,iin ayeey ugu yeeraan falastiin xadka ayeey kaxirteen lacanatulla caleyk mexey yihiin carab waa dayuusiin hadaad laqada carabiga baranleheed waad layaabileheed carab waa dadka ugu dhaqanka xun aduun diin caayga zinada gaalnimada waa shayaadiin
@@mrsocdaal1434 hhhh carabtu islaamka gaar umalaha qof kastoo muslima ayy masuuliyadi kasaarantahy islaam nimada cayda iyo is nacayb ka is qoqobka iyo isyasida iyo waxkastoo bini adamka dhib ku ah islamka waa ka mannuuc laan dheere iyo laan gaab lakin somali nimada aad sheegayso laan dheere nimo ayaa u ah tiirasha ay ku joogto tusaalena 4.5 ayaa kuugu filan waa sharci kamida soomalinimada aad ku ooyyso sidii wax suurad qurana la beeniyy maslaxada aakhiro iyo mida aduunba islaam nimay ku jirtaaye dib iskugu noqo wax waynbaa kaa khaldane isasax waxaad sheegaysana idkaamku waa mam nuucay ee caama nimo ayaa hayso kaad kasheekaynayso waa ku sidaado kale uun aaminsan xududa uu udhigay kii gumaysanayy iyo qomiyada sida reer galbeedka meel cunsuriyad iyo kalasarayn culimo caamo iyo madaxba islaam nimaad ka heli ee soomali nimo kaheli maysid aqoontada diimeed ayaa aad uliidatee dib iskugu noqo
معليش ياختي نسبه كبيره في المجتمع الصومالي يكرهون شي اسمه العرب
AsalamuAleykum! Soomaali hadan nahay enagaa meel xun is dhignay dhinac walba ☹️ waayo inaan carab sheeganaa waa nagu qalad waayo maba u ekin isku luuqad manihin, marka African banahay manihin bantu Kustic
🇸🇴 ❤️