Xanan gacaliso Turkida ba ereya ayaa laga helaya oo af Somali ah Xitaa Kenya ayaa laga helaya ereyo Somali. Waa ey naga deensadeen ee Somali maha. Teeda kale Masha Alaah
Asc. Waad ku mahad santahay wll. Afsoomaaligu waa luqad da' weyn oo ufaaftay sida dadka aduunku u faafeen Waa layku khaldaa had iyo goor G iyo K, R riyo L, M iyo N.
Waa run oo Soomaaliga yaa ku badan af carabiga Yeman looga haddlo oo waa eey is lahaan jireen waa oo eey wada joogi jireen, waana Soomaaliga oo dunida badan keeda saldhanado ballaaran oo wada fac weeyn ku lahaa, meeesha qorraxda ka soo baxddo ilaa meesha eey u dhacddo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير أختي حنان اللغة الصومالية هي عبارة جنيع اللغات حتى تجدين حديث الرسول صلى الله عليه وسلم لما كان يسأل عن عائشة ثال كيف تيكم وحتى الثران اكثر من أسى مثلا( بريح سرسر
Xitaa marka la cabirayo magac uyaala fog iyo kuwa dhow anagaa ka qanisan English ka iyo carabiga tusaale carabiga sadex baa lagu cabiraa ذا ذاك ذالك English kana labo this that Halja soomaliga uu ka badan yhy Halkaan, halkeer, halkoo,halkaa, iyo halkaas😅😅😅😅😅
Sc anigaa ku nolaa gopolkaan tan lawad dumar iyo rag kaso jeedo gopolkan waxay joogan somali o awoowayashodi tageen mesha ku goorsaden ayagana laga guursaday
@@mohamedalpha1644 waa faanka Soomaalida!!!... Soomaali waa Ummad cusub oo aan hore u jirin!!!!.... Taariikh hore lagama hayo wax aan faan been ah ahayn!!!!!
Bin israa-iilka la dhaho armaa-ik iyo hebrew afka somaliga waa ka buuxaan sida Alle waa hebrew, aabe waa hebrew, makaraanku waa hebrew o.o somalidu afkii Nabi muse ayey isticmaashaa wa arkaa= wa araa, wa nabadnaahu = nabadaynay, qalabka somalidu isticmaasho waa faraaciin iyo qalabka dadka la dhaho suuriyaanka afgaaniga somalida waa isku dhaqan o.o sad iyo sad bay Isuzu mid yihiin oo somalidu afrikaanka isku dhaqan ma aha xitaa itoobiyaanka
Eritrea Had Not History 1999 From America To East Africa Amhara Tiger From Jamaica To East Africa They Had Not Historical Aksumite Or Axumite Of Al Habasha Battle Gura Battle Adwa
اللهم أصلح بلادنا واحوالنا والف بين قلوبنا برحمتك الواسعه يارب 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂
Xanan gacaliso Turkida ba ereya ayaa laga helaya oo af Somali ah Xitaa Kenya ayaa laga helaya ereyo Somali. Waa ey naga deensadeen ee Somali maha. Teeda kale Masha Alaah
Haa heey wey naga amaahsadeen
Masha allah,gawadhaan walashena ah waxaan ku jeclahay caqliga qabka iyo waxyaalaha ee xiseeso oo aad iyo aad muhiim u ah.....masha allah
Gawadh maaha wll (Gabadh)
(W) maaha,waa (B)
@@ahmedmusa8929
Maya wll lawadeena waa qaldanahay
Waxaa sax ah: gawartaan R aan iloway
Koleey ani saas aan u malenaa.thanks
Hadey dhahen yahuud bey ka yimaden ereyada waxaa soo baxeysa ilaa nabi adan wati lalaha afkenu ku hadli jiray, original human inga ah markaa.
Hanan, waad mahadsan tahay, ugu horeynta magaca "اب" oo ah magaca mandiqadaas , "IB" waa kelmad Af Soomaali ah macage dhana leh "Ibta Naaska , Ibta ceelka oo ah Isha ceelka waxaa loo yaqaanaa IB .. waana Af Soomali sax ah ..
Hanan wll vedio nocasa no so badi iyo kuwa siyaasada calamka
Kuwaa iyo kuwaas, iyaga iyagaa. 😂😂😂 Somalidu waa dadkii Boqortoyada Saba ka talin jirey
M.m m.
..
😅 0:13 😅😊
Agaa salkooda yahay soomaali soomaaldu waxey dhahaan waxaa nahay carab laakiin carabtu inteeda badan asalkoodu waa soomaali laakiin ayagu ma ogola
Mashalah walhi ad ban uku faraxsanahy abayo guuleyso wana kula shaqeynenna abayo qali
gulayso abaayo dadaalkad wadid 👍🏽❤️
Allaha ku barakeeyo halkaa ka sii waad
Ma lahan af-carabi iyo Somali waa isku mid (مالها),sido kale ma fahmin (مافهمت)
Thanks Hanna
Hhhh sxb somali iyo carabi way kala fogyihiin hadaa leedahay "mafahmin" waa eray carabi ah midka soomaaliga waa "magaratay"
Asc. Waad ku mahad santahay wll. Afsoomaaligu waa luqad da' weyn oo ufaaftay sida dadka aduunku u faafeen
Waa layku khaldaa had iyo goor G iyo K, R riyo L, M iyo N.
Waa run oo Soomaaliga yaa ku badan af carabiga Yeman looga haddlo oo waa eey is lahaan jireen waa oo eey wada joogi jireen, waana Soomaaliga oo dunida badan keeda saldhanado ballaaran oo wada fac weeyn ku lahaa, meeesha qorraxda ka soo baxddo ilaa meesha eey u dhacddo
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته صباح الخير أختي حنان اللغة الصومالية هي عبارة جنيع اللغات حتى تجدين حديث الرسول صلى الله عليه وسلم لما كان يسأل عن عائشة ثال كيف تيكم وحتى الثران اكثر من أسى مثلا( بريح سرسر
Marka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadaal wacan walal taariikhda isma qarisa ❤
Carabu waa labadhiigle waliba waxa iskadhalay gabdhaheenii hore iyo cadaan. Waana sababtaas tankeentay inaayku hadlaan afkeena oo bedelaan. Gabareey mahadsaniid. 100%❤
Hanan ❤❤amazing 👏
Ha naga dhigin in aan sugno wakhti dheer, waxaad tahay madadaalo ❤❤🎉
Sax weeye sax weeye
😂😂😂😂
Mida kale Af-carabiga reer miyiga sucuudiga iyo yementa somaliga ayey isku dhaw yihiin
Masha Allaah walaasheey.. guulayso
تمام ، ممكن تعملي نسخة ثانية فيديو باللغة العربية ، لكي اعمل لها شير لاصحابي العرب
“Share garee” waxaan ku arkay hindida video yadooda ee armaynaan kelmadaa inaku lahayn, kelmado hindi ahna waa laga helaa af-soomaliga sida “gaadhi”
عمرنا ما كنا عبيد ولغير الله ما تعبدنا وللمعلومة كنا اول دولة أفريقية تم قصفها بالطائرات
Mashaa allah
❤❤❤❤❤❤❤😊😊yes
Waaba runtaa wll afsomali waaye
Somaliga its old language waa ancient Arabic asal ah somalida waa asal Arab inta garaneyso
Xitaa marka la cabirayo magac uyaala fog iyo kuwa dhow anagaa ka qanisan English ka iyo carabiga tusaale carabiga sadex baa lagu cabiraa
ذا ذاك ذالك
English kana labo this that
Halja soomaliga uu ka badan yhy
Halkaan, halkeer, halkoo,halkaa, iyo halkaas😅😅😅😅😅
Soomalida ayaa dhashay carabta
Hanan abayo yahuda ila hada ayay dhahan aniga asaga
Good job 👏
إن كانت اليمنيت لم تقل هذا ، لو تعرف اللغة الصومالية لنطقت صح
Say wllhi hooyo ma taalo ayay ku leeyihiin😅
Maxaa kudartaa Tan Taas iyo Tii. Kitaabka Qidru Nidaa oo naxwaha carabiga waa asmaa al ishaarah.
Sc anigaa ku nolaa gopolkaan tan lawad dumar iyo rag kaso jeedo gopolkan waxay joogan somali o awoowayashodi tageen mesha ku goorsaden ayagana laga guursaday
Akana anaga iyaga
macalinkeena soomaaliga ee schoolka wuxuu na oran jirey SOMALIYA waa dhulka faraaciinta nafs hadalkaaga camal ah
Finally 😅
Hanan
Jidhkaaga Astur oo ilaah ka xishood,waa lagula yaabay foolxumo
Maxaa kaa galay jirkeeda ma wax baad ku darsatay asturkaada wase.
Waa in losheegaa naagtan in ay afsomali yahiin
سلام عليك يا ولال
انا ودي اتعلم اللغة الانجليزية اجيد اللغة العربية
أن اللغات العالم من أصل وآحد وأن اللغة الصومالية وآحد منھم وإذا بحثت تجد بأن اللغات العالم من أصل وآحد!!!
Aakeenii baayo, maaha wax kale ar aakeenii, lahdada reer barigeey u dhowdahay.
Aakeenii,Aakoodii, Aateedi, Aatoodii iyo wxm
Ayaga ama ayaka mararka qaar ayaynu dhahna
Somalida haday oh yihiin wax yemen ladhaho majiran somali baa asal ah balse yementa waxaa qaadatey Asian waxkaste marjica looceliya. Yementa waxay dhahaan before arabi luqadqnkuhadlayen wa Somali intii horey ugeed like saara fck yemen never existed
Nubia Was Somalis But Aksumite colonies Suad Yemen Egypt
Somali hada nahay Taarikhdayin iyo af Somaligi wax sheegto carab manta
Aniga luqadda English ka ayaa raba ina barto carabiga waan aqana
Aniga ibar carabiga
@@CrAbukar-fc8yb luqadda English ka ma aqanta
@abdullahali7716
Saxid: ma aqanta❌
Saxid: ma taqanaa✅
Somalida markaa dhab dib ugu raacdo waxaa naha dad asal dheer laga yaabo umado dhamaadey Inaan kaso harna
Soomaalidu waa dad unkamay Islaamka ka dib,Taariikhdoodu waa dad cusub,Afafkana waa la wada wadaagaa!!!...
@@SicidIbrahim-gx2uuMaaha somalidu waa dad asali ahy xitaa waxa lashegaa inay yihiin qomiyadaha aduunka ugu faca weyn
@@mohamedalpha1644 waa faanka Soomaalida!!!...
Soomaali waa Ummad cusub oo aan hore u jirin!!!!....
Taariikh hore lagama hayo wax aan faan been ah ahayn!!!!!
Al Habasha Was Somalis Ethiopia Somalis Issas
Aniga adiga iyaka isaga iyada kuwaasi kee
Bin israa-iilka la dhaho armaa-ik iyo hebrew afka somaliga waa ka buuxaan sida Alle waa hebrew, aabe waa hebrew, makaraanku waa hebrew o.o somalidu afkii Nabi muse ayey isticmaashaa wa arkaa= wa araa, wa nabadnaahu = nabadaynay, qalabka somalidu isticmaasho waa faraaciin iyo qalabka dadka la dhaho suuriyaanka afgaaniga somalida waa isku dhaqan o.o sad iyo sad bay Isuzu mid yihiin oo somalidu afrikaanka isku dhaqan ma aha xitaa itoobiyaanka
Kuwaan iyo kuwaas
Eritrea Had Not History 1999 From America To East Africa Amhara Tiger From Jamaica To East Africa They Had Not Historical Aksumite Or Axumite Of Al Habasha Battle Gura Battle Adwa
Naayaa beenta jooji