Carabta maxay qabiil ku noqdaan..?! 🤔🤷🏽Podcast aad muhiim u ah 😎🌍🤚🏽🇸🇴

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 165

  • @Hamdi-n6u
    @Hamdi-n6u 3 месяца назад +2

    Waa gabar nadiif ah oo soomaalinimadu ku weentahoo cudurkii qabyaaladana Allah ka dhoowray❤

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 4 месяца назад +6

    Thanks allot true information somalis are one

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 4 месяца назад +5

    Mashaallah allah hanan wadaniyad guuleyso aamiin

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 3 месяца назад +2

    Adeer balfiiri abtirsigan
    17- Galmaax
    18-Yonis
    19-Danweyne
    20-Wacbudhan
    21- Abgaal ( Cali )
    22-Osman
    23- Dalandoole
    24- Mudulood
    25- Hiraab
    26-Abkaal
    27-berdale
    28- Sacmaal
    29- Sariire
    30-Barahow (oo ahay Boqor hore )
    31-Rage
    32-Mahmoud ( Dame )
    33-Gorgate
    34-Hawiye
    35-Irir
    36-Samale ( Somaali)
    37-Hil
    38-Abron. Oo
    ( koshik ) kasoo jeeda.

  • @Mohamed_573
    @Mohamed_573 4 месяца назад +5

    So proud 🇸🇴

  • @Hamdi-n6u
    @Hamdi-n6u 3 месяца назад +1

    Laandheeraha kaliya ee kor u kaadiyay waa soomali abayo❤️🇸🇴🐪❤️🤣

  • @hamsaali3811
    @hamsaali3811 4 месяца назад +1

    Masha allah.shakha indhaha qurxon leh waxa oo shegayo waa run.

  • @omartaajjir2883
    @omartaajjir2883 4 месяца назад +5

    Mahadsanid macalin

  • @AminaAbdullahi-r1f
    @AminaAbdullahi-r1f 4 месяца назад +4

    Hanan, Waad mahdsantahay. Runtii Dadkeena jaahiil tinimadii baad kasaartay. Abaal weyn baad nagu leedahay

  • @Bilehersi
    @Bilehersi 4 месяца назад +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @noorissa4977
    @noorissa4977 4 месяца назад +8

    تحيا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 4 месяца назад +5

    I did dna recently and I found out a lot. Somalis are original. I had 13 other ethnicity although mainly from north africa and middle east not just somali which means that a lot of somalis had original dna and all these ancestors emigrated to these countries that I share a dna not the other way round as people assume

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

      It doesn't matter you have Arab blood inside you 😂😂😂😂

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@lightofmylife2008 no that means Somali have arab blood percentage more than other African area😊

  • @niyaaladem
    @niyaaladem 4 месяца назад +1

    SOOMAALINIMO❤❤❤❤❤💪💪💪💪 ALLE UNBAAN ADOON U AHAN.

  • @ShadowNight-o2c
    @ShadowNight-o2c 4 месяца назад +1

    mansha allah walaahi waa run

  • @abdimahad6299
    @abdimahad6299 4 месяца назад +10

    36.000.000 all Somalies in Horn of Africa same Dna stop clan division now I love you from Djibouti ❤💙🇸🇴🇩🇯🧠🔥

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад

    Gulban ku rajeynaya hanan ❤

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 4 месяца назад

    Si wanagsan 🎉🎉🎉

  • @Sophia-sp7eb
    @Sophia-sp7eb 4 месяца назад +2

    👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @ilyoali7759
    @ilyoali7759 4 месяца назад

    @ Sister Hanan Im so proud of you Inadeer Hunow 😇 for teaching to this so called slow ppl that dont event know there own history ya Allah smh ,,, arab aaaaa

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 4 месяца назад +1

    Yaab waa waxa aynu intaynu is dilno hadana laabta is gelinayno carabi haddii ay hal oday kasoo jedo Falastiin dhibka laguma daawadeen walaashayo hanan ku mahadsanid

  • @sahrahasan4460
    @sahrahasan4460 4 месяца назад +1

    Asc arabnimo waa luqadda okaliya wana luqadda jannada uu adan iyo hawo kala imadeen

  • @aliosman370
    @aliosman370 3 месяца назад

    Hanan somali sax ah abaayo suaal ayaan ku waydinayaa .waxaan u baahnaa pro shucayb phone no.maraykan baan jooga

  • @salehali9687
    @salehali9687 3 месяца назад +1

    صحيح.🎉❤

    • @salehali9687
      @salehali9687 3 месяца назад

      youtube.com/@salehali9687?si=PunIrOtQPr9P84SC

  • @Plus1Prosperity
    @Plus1Prosperity 4 месяца назад

    Videoga aad reference-kadhigaysid Link 🔗 Soo dhig please...

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 месяца назад

    Carab wa cadahay Somali wa madowdahay Hanan suxufi Somali ambassador wadaniyad ah baa tahay

  • @jelly5085
    @jelly5085 4 месяца назад +1

    القبيلة مجرد اسم نتشاركه ماله فائدة بالعكس اضرارها اكثر

  • @ahmedcade7782
    @ahmedcade7782 4 месяца назад

    Aragtida qabiilka ee carabta sido kale waxay ku dabaqmaysaa qabiilada somalida

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV3465 4 месяца назад +5

    XITAA CARABTA QAAR AYAA ASALKOODA SOMALI AH AMA DNA GOODA

    • @JamaluddinAlMuqdishaawi
      @JamaluddinAlMuqdishaawi 4 месяца назад

      Haa, adoonsiga aa Carabta lagu keenay, waa sheegato.

    • @faridaaxmed4863
      @faridaaxmed4863 4 месяца назад +1

      @@JamaluddinAlMuqdishaawi somali lama adoonsan waligeed wll maxaa ka qaldan , dad dagay islamka kadib waa jiraan kadibne kumilmay

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

      ​@@faridaaxmed4863afrikan oo dhan iyaga is gadaya, adoon bad tahay

    • @KalafogihiLabaad
      @KalafogihiLabaad 3 месяца назад +1

      Aamus baastaryahow bastarku dhaLay carab ina so dhaweno aya qalad aheed wlh cadiim

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@KalafogihiLabaad itoobiyan afka Wayne

  • @yuab224
    @yuab224 4 месяца назад +4

    صادقة يا حنان فعلآ حتى للأسف البعض من عرب الجزيرة يحاول يطعن في القبايل الي تنمتي لسلالة E وغيرها من السلالات. و ان شاء الله تتكلمي عن موضوع اصل الصوماليين خاصة هالايام لان كثير طلعت اقوال كل واحد يقول الصوماليين مكس نطوفيين و شعوب شرق افريقيا القديمة

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 4 месяца назад

      Ciyaal casiiir shut up waryaah been baa lagu shegay east Africa 120kun sano baan deganahay maxaad ka hadlesaa

    • @jelly5085
      @jelly5085 4 месяца назад

      بس مو كل الصوماليين ينتمون للE
      البعض ينتمون ل T مثل رير جيبوتي و الشماليين و الغرب

    • @yuab224
      @yuab224 4 месяца назад +1

      @@jelly5085 صدقتي ي اختي بس على حسب علمي هي اقلية والأغلبية هي E

    • @jelly5085
      @jelly5085 4 месяца назад

      @@yuab224 صحيح

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

      Somali wa carab and proud 😂😂😂

  • @harisp2188
    @harisp2188 4 месяца назад +1

    Somalida iyadaba carabta ka sareesa oo kalan dheeresan

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@harisp2188 waxa md madow ba laandheer

    • @harisp2188
      @harisp2188 3 месяца назад

      @@AtlasAtlas-r6s adiga adoon carbeed thy midabka aamin

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@harisp2188 war nagtag Somali xun oo foolxun madow KO dhahayo laandheer ban ahy, maxa laandheer tahay,sidas ba faqir iyo kajo , crab ba dhama oo deenta ilahay yaqaana

    • @harisp2188
      @harisp2188 3 месяца назад

      @@AtlasAtlas-r6s you have mental health issues

    • @KalafogihiLabaad
      @KalafogihiLabaad 3 месяца назад

      ​@@AtlasAtlas-r6saamus baastaradi kudhashy was wan sii jeednay oo wxa is lahen masakintan so qaxay magan galyo siiya Lkn anagi aya nagu biLowdeen wa baLan ina silacdaan

  • @omhajar69
    @omhajar69 3 месяца назад

    Xaneeney maxaa ka jira in sucuudigu boqolaal qofoo Soomaaliya daldali doono?

  • @LJama6119
    @LJama6119 4 месяца назад +3

    Sidaa si lamid ah Soomaali hal oday wada dhalay ma jiro. Soomaali waa dad wada dhaqmay, kala guursaday, mudo kadibna isku dhaqan, dhiig iyo muuqaal noqday. Jareerta, dirta, raxanweynta, hawiyada, daaroodka, banaadiriga, kuli waa dad meelo kala duwan kasoo jeeda.

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 4 месяца назад

      Saxiix!!!

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 месяца назад +4

      Soomaalida hal meel ee kasoo jeedaan. Daarood dir iyo hawiye iyo raxweyn hal aabo dhalay. Jareer iyo banaadiriga ama cadcadka waxaas soomaali maahan qaar qaxooti kuyimaadeen qaar neh waa adoon. Asal malahan aabahooda xitaa mayaqaanaan

    • @knowyourhistory6242
      @knowyourhistory6242 4 месяца назад

      @@ghst4487 adiga wecel bila asal ina tahay waxaa cadeen uu ah inay gaal cad soo sarato profilekaga. Wasaq bila Edeb baa tahay dadka muslimka aa ka nabad galaan.

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 месяца назад

      @@knowyourhistory6242 hadaadan soomaali eheen oo carab aad thy mise umadaha kale soomaalida kuhoos nool inaa wacal ahaato maxaa diidaayo neh

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 месяца назад

      @@knowyourhistory6242 gaalkaas cad ayaa kasharaf badan wacalada soomaalida kuhoos nool oo bilaa asalka eh

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 4 месяца назад

    Aad iyo aad runta halagu qaracooo

  • @MuxdiinSalaad-w9y
    @MuxdiinSalaad-w9y 4 месяца назад +1

    Waxaan ahay daarood waligeyba caqligeygu ii sheegaayay in aanan doon ku imaan ee aan dadkaan wada dhalanay lkn tusaalaha ay nafteydu isiineysayna waa isku ekaansha xooga badan ee naga dhexeeyo anaha iyi walahayga somaliyed e kala ah dir iyo daarood iyo digil iyo mirifle lkn waxa nasiib daro ah in daroodku xataa amineen in ay yihiin carab doon ku yimid

  • @engmohajam2433
    @engmohajam2433 4 месяца назад

    Boqorada somaliweyn ❤

  • @aishashaafici47
    @aishashaafici47 4 месяца назад

    Wall kuweytiyuuntu iyagaaba wax la sheegayey

  • @soogudbinanimation3931
    @soogudbinanimation3931 4 месяца назад

    asc wll xanan waan kusalaamay, waxaan doonaynaa inaan punt kasoo samayno cartoon taariikhdeeda lagaga hadlayo, waxaan kaaga baahanahay inaad videogaasi markaan soo saarno aad reaction kusamayso, fadlan si ay dad badan ugaadho, taariikhda hadii aan dadka la barin dad kalaa ka faa"iidaysanaya, bartayada dhalinyar ayaa ku xidhan waxaan doonaynaa inaan caqligooda ku sawirno, hanan ahaan waxaadtahay qof xil iska saaray wax ay dawladani qaban lahayd, fadlan hawshaasi nala gal wll mahadsanid.

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 4 месяца назад

    Umada dhan waxaa laga soo uskumay Xaawa iyo Adem muslim iyo gaalba so qabiilada dhan hal meel ayey iskugu imaanaayaan!.

  • @Hornscope
    @Hornscope 4 месяца назад

    Nebi Mohamed qabiilkiisu miyaanay ka soo jeedin nebi ibrahim iyo caruurtiisii

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile 4 месяца назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @KalafogihiLabaad
    @KalafogihiLabaad 3 месяца назад

    War somaliyeeey kaca war somaliyeey kaca talaayoow tolaaay ma carabtii tuugsanesay aya maanta anaga nagu so jesatay waliba kuwwii ugu Liitay ee yementa ciiL bdna

  • @IkranAhmed-m5g
    @IkranAhmed-m5g 4 месяца назад

    Wll cilmi aan carab ahayn miyaadan badan
    Kanaal afka somali ku hadlawye kanalkan umada wax anfacaya uso gudbi tariikhda waa muhim lakin tarikhdadu miyaysan carab ka dhamaan

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 3 месяца назад

      Ma kaligeed ayaa qaadi karta rabitaanka qof walba. Iyadu mowduucaan ayeey dooratey sababo malahha ay kamid yihiin aqoonteeda carabta iyo sababo kale.
      Dadka kuxiran oo aan anigu ka mjd ahey uma aragno waxa ey noosheegto faa'iido la'aan; faa'iido waan kahelnaa waxaana tusaale kuu ah sida loogu bogaadiyo. Walaale runtii waan dhibsadey in wixii faa'iido noogu jirto aad adiga noo doorato.; xitaa hadey fusqi iyo xaraan ahaan laheyd gar baad joogi laheyd laakin tan waad kuqaldan tahay.
      Waxaa jira kumanaan janal oo mowduuc kastaa ku kooban yihiin. Wax xun ma aha hadaanu raadino nasabad, isir, iyo taariikh aanu anaga leenahay.

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@IkranAhmed-m5g walahi wa runta , gabadhan waxaan umalin itoobiya oo shaqeesa

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

    Somali wa carab
    😊

    • @Raagevideos
      @Raagevideos 4 месяца назад

      You are sick

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@Raagevideos maxan KO fala afrikan mad madow oo faqir oo tooga oo wax kasta xada

    • @jelly5085
      @jelly5085 3 месяца назад

      @@AtlasAtlas-r6s carabta maxaad ku falaysa? Intaaso sano baad ku jirtay ururka wadamada carabta waxba na kumay tarin

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@jelly5085 afrikan moxo KO traya hada , waka masar itoobiya Ka difacaysa, carbto wa dadka deenta iyo loqada qoranka iyo sunada nabiga, sheeg afrikan wax oo KO tarayo, afrikan wa dad leeta sxb

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      Afrikan waxma koma trayo sxb, iyaga ba leeta dulya , carbto wa dadka deenta iyo loqada qoranka iyo sunada nabiga kabaranisa

  • @sammyhussein
    @sammyhussein 3 месяца назад

    ANIKA WA

    • @sammyhussein
      @sammyhussein 3 месяца назад

      ANIKU WAXAAN SOO HELAY IN AY SOMALIDA NABI NUUX DOONTISA SARNAYEN OY AHAAYEN KUWI AAMINAY ILLAHAY

  • @GaradTalabacade
    @GaradTalabacade 4 месяца назад

    نحن لسنا عربا
    نحن أمة أفريقية وتراثنا وتاريخنا افريقي وهويتنا أفريقية ولا شان لنا بالعروبة لا من بعيد او قريب
    وكل طرق تغيير هويتنا ولغتنا الي العربية لن تفلح

  • @afgobeedle
    @afgobeedle 4 месяца назад

    Baryahan hanaanay waad nagaladaahday barmaamijyadan.

  • @jelly5085
    @jelly5085 4 месяца назад +1

    و موضوع انه اجداد بعض القبائل تعود للعرب هو مجرد خرافات لا تدخل العقل اتمنى الصوماليين يستوعبون هذا الشيء

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 4 месяца назад

    Dad wawaalan miyaa carab isku sheegaya😂😂😂😂

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 3 месяца назад

    Heedhe wllhi imika guurka dadka qalaad nagusoo batay oo walibo laxayay siinayo illhy hanaga qabto

  • @Facelessuplouder
    @Facelessuplouder 4 месяца назад

    Soomaalida E ayaa u badan
    T ayaa kusoo xiga
    Kuwo kalena way jiraan

  • @knowyourhistory6242
    @knowyourhistory6242 4 месяца назад

    Waxaas waa “Toleyn” ama Confederation somalida uu dhan Qabil walba aa sas ah. Wax uu Carabta gaar uu la yahiin majirto, lakin Carabta abtirsikooda iyo tariikdooda meel ku qorteen. Also aa diidin inay Somali badonkooda asal Arab ina yahiin qof walba uu abtiris haysto wuu noqon karaa Arab uu hadana wadankiisa yahay Somalia.

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 месяца назад

      Somalida waa hal dad carab neh maahan lkn carab waa dad kala aabo eh oo isku jiro qaarbaa xitaa wacalo eh oo aan asal laheeyn. Marka somalida ayaa ka nasabsan carabta

  • @AbdikaniAhmed-wd9tr
    @AbdikaniAhmed-wd9tr 4 месяца назад

    Ilmo Jabarti Halkaan ma Joogaan??😅😅😅😅😂😂

    • @Raagevideos
      @Raagevideos 4 месяца назад

      Waxaad cad inuu daarood aanu ahayn jabarti ee daarood waa soomaali.
      Haddaa loo abtirinayo daarood, abtiriskiisu waxuu naqonayaa Daarood Digaale Agi Irir Samaale( Samawaaq) Hiil Abroone

  • @bahaaar1000
    @bahaaar1000 4 месяца назад

    كيف هذا الشخص عرف DNA كل قبايل عربية هل فحصهم. كلام فاضي . في قبايل عربية اصلية . لا تصدقين كل شيء تسمعينه او تشوفينه.

  • @lamafilaan114
    @lamafilaan114 4 месяца назад +1

    Asc xanaan Nabi ibraahim wuxuu dhalay ismaaciil, ismaaciil waa carab wuxuuna ku noqday dulka xijaaz wuuna imaaday dulka xijaaz oo cid ku nooleey kadib carab nimada meesha ayee kabilaawatay Nabi ibraaahim carata uugu horeesay waa Nabi ismaaciil oo xijaaz ku dhashay oo hooyadiisa ah reer faracin ah wilito magac soomaali ay wadataa waa Haajara waxaa baxsada soomaalia marka

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 месяца назад

      Nabiyadaa aad sheegtay CS lagama hadlayo. Ee dadkan maanta ku nool jasiirada carabta yaa qabiil ah oo carab asal ah oo hal awoow leh majiraa ba ls isweydiiyey marks gabdhan xanaan waxay inoo turjuntay ninkaa kuweytiga ee cadeeyey in qabiil carab oo hal awow ka yimi oo asal baan ahay leh kama jiro jasiirada carabta DNA ayaa sheegtay buu dhahay mid midka kale jasiirada carabta la DNA ah majiro. Lakin inaga somalida hal awoow basn ka nimi oo DNA-deena ayaa cadeyneysa

    • @room333rd
      @room333rd 4 месяца назад +1

      Miskeen. Ya yari nabi Ibrahim carab bu aha? Please stop and full stop

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 месяца назад

      Nabi Ibrahim carab muusan eheen. Nabiga haka been abuuranin uuf

  • @maryamamohammed9566
    @maryamamohammed9566 4 месяца назад

    Ashraafta kaso hadal hannaney

  • @ABDOURAHMAN-hw1tx
    @ABDOURAHMAN-hw1tx 3 месяца назад

    QABIILKU WAXAY KA SOO BAXDAY MAGACA SOOMAALI OO micneheedu yahay QOOL IYO CARABIGA OO SOOMAALI AH QOFKII GALBEEDKA KA BAXAY. CARABTA BARIGA AFRIKA KA SOO BAXAY OO JOOGAAN YEMEN, SAUDI ARABIA IYO MEEL KALE.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 4 месяца назад

    DADD KA. ALLE. AYAA. ABUURAY. WAXA UU U ABUURAY. WAA. DIIN. MARKII. AY. DARIIQA. SAXDA AH. KALEEXDAAN. NABI. BAA. LOO. SOO DIRI JIRAY. NABI. KADABEEYA. NABI. MAXAMED. OO. LOO SOO DARAYO MA JIRO. محمد صلى الله عليه وسلم. MA JIRO

  • @ahmedcade7782
    @ahmedcade7782 4 месяца назад

    Carab waxaa jirta somaliyowday
    Iyo somali carabyowday waa arin caadi ah
    Xata waxaa jira kuwo hindi ahaa oo doon lasoo caarisay gobolada barri marki danbadana warsangali daarood ku biiray oo somaliyoobay
    Marka cid clear ah majirto cid aan cid kale ku milminna majirto
    Carabtuna waxay kamid yihin dadka ugu badan ee ay somalidu ku milmeen ayna isguursadeen

  • @phprince5153
    @phprince5153 4 месяца назад

    Nasiib daro, soomaalida hadda waxay ukala cararayaan in ay oromo noqdaan sidey isku neceen darteed

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 4 месяца назад

    War tani carab ayay nagu waashay .. naa adiga iyo carab waa la wasaa

    • @abdiazizmohamud-wv5xh
      @abdiazizmohamud-wv5xh 4 месяца назад

      Maxaa kaaqaldan ood u caaysay gabadha mise waa cabsanayd markaa soo qoraysay.

  • @AtlasAtlas-r6s
    @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

    Naya nagtag carab ba no dhanta African duliya oo mad madow oo faqiira oo iyago isgadaya

    • @jelly5085
      @jelly5085 3 месяца назад +1

      @@AtlasAtlas-r6s why do you hate your self

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@jelly5085 afrikan wax fayida ley maha sxb

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      Wayo afrikanimo wa fulxmo iyo dulinimo iyo faqri iyo tuugo, afrika hordo 😭😭

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 3 месяца назад

      @@jelly5085 .

    • @jelly5085
      @jelly5085 3 месяца назад

      @@AtlasAtlas-r6s ma afrikaanka foolxun?? Waar adaa liita maskaxada laga guumaystay
      Afrikaanku ma liitan eeg rwanda iyo nigeria quruxda wad yaabaysa , africa dalka ugu liita waa somalia sabatana waa dadka sidaado kale ah e isirkoodi dafiray

  • @abdulrasaqnur7032
    @abdulrasaqnur7032 4 месяца назад

    War gabaryaheen adiga maxaa carab kugu direy ma agenda qarsoon miyaa wadadataa sheeko kale aan carab nacayb iyo fircoon baan ka nimid xaalkaaga shaki wayn baa saaran

  • @Abdirahman-x5c
    @Abdirahman-x5c 4 месяца назад

    صوتك غير المجموع جداا...

  • @diinishdiini48
    @diinishdiini48 4 месяца назад

    Qofwalba dagay dhulka saxaraha aminhore qomu luudh ama qomu caad wacarab asal ah dadka gadalkasodagayna wa mustacraba

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 4 месяца назад

    Somalida waxay aamintay tariikh been ah. Ma jiro qof geed saaran iyo doon ku yimid, waa dad yar oo hal DNA iska leh.

  • @KassimPk-zt4fs
    @KassimPk-zt4fs 4 месяца назад

    I'm somali and proud to be arab

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g 4 месяца назад +6

      Stop this nonsense,You can’t be both

    • @ghst4487
      @ghst4487 4 месяца назад +5

      You cannot be somali and Arab at the same time unless you are wacal

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 4 месяца назад +1

      how you can be both

    • @AtlasAtlas-r6s
      @AtlasAtlas-r6s 4 месяца назад

      I am Somali and proud to be Arab too, at least better than the useless black people

  • @YusufArab-g8i
    @YusufArab-g8i 4 месяца назад

    Adiga waxa aduunka Shar ka socda oo dhan indhahaagu Carabta bes miyey qabtaan maxaa qoloda kugu jaanjaamay
    Dhowr jeer miyaa
    Lagaa soo Tarxiilay Khaliijka

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 4 месяца назад +1

      Carab sheegashada soomaalida baa loo caddaynayaa iney soomaalida tahay, ummad sideeda u jirta.

  • @Abdoo1884
    @Abdoo1884 4 месяца назад

    Qabiilada Soomaalida laftigooda hal aabbe ma wada dhalin.
    Tusaale Hawiye, Daarood, Dir, Raxanweyn beel kastaa DNA ahaan way kala duwan tahay xagga subclades-ka hoose ee E-v32 kasii farcama.
    Beelaha qaarkoodna waxay ba u kala jabaan E iyo T.
    Tusaale isaaqu T iyo E buu u kala baxaa.

  • @samdaani
    @samdaani 4 месяца назад

    Carab ayaan nahay

    • @ilyoali7759
      @ilyoali7759 4 месяца назад

      War adiag arab aa Yahoo Fogal Yahoo , i am a PUre Somali and not bloody arabe even tho arabe came from us , the word arabe is even a Somali word smh sxb dont clam Somalinimo , we taking your Somali pass back smh arab kulaha ...

    • @abdiwahabfidow1474
      @abdiwahabfidow1474 4 месяца назад

      orod cabud ader waad liidataye

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 месяца назад +4

      Banaadiri kuwaan u bixinay miyaa tahay kuwaasaa iyagoo afsomali soo qorayo meel walba iyo comments walba la taagan somali waa carab iyo carab baan nahay iyo hadal nacasnimo. Adigu hadaad yemen iyo cuman awowgaa doon ka soo raacay waa ku noqon kartaa meeshaad ka timi

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 4 месяца назад

      ​@@Khaliil0yt12😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 месяца назад +1

      ​@@Khaliil0yt12😂😂😂😂 Afka ALLE kaama gooyo. Qolooyinkan aan la aqoon asalkooda naga shabi.