Dawlada Soomaalia ayaa nagu casuumay kulan lagu ilaalinayo taariikhda Soomaaliweyn 🇸🇴🦁✊🏽

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 дек 2024

Комментарии • 85

  • @MohdAbdi-f3c
    @MohdAbdi-f3c День назад +6

    ياسلام عليكى انتى تستاهلين كل خيير يا ياحنان انتى دافعتي عن تاريخنا العريق بكل بساله وشجاعة واهنيك بنيابة عن كل الصومالين في العالم انتي مواطنة مثالية و وطنية وانتى مثل يقتدي به اهنيك ياختي الغاليه❤

  • @Remember1977
    @Remember1977 День назад +16

    Ereyga ka "duugsan" ha dhihin ee dheh anagaa ka "fac weyn" ama ka "guunsan". Waa mahadsan tahay. Keep going sister. Please write books for our future generations to use as a reference.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 День назад

      Erayada Wasaarad iyo Communication ka warran? Erayga soomaliga ah waad saxaysaa kuwa qalaad Ma maqlaysid.

    • @Remember1977
      @Remember1977 День назад +1

      @NewsFusion24 dee adba ku biiri waxaan ka tagay. Maxaad ugu hiifaysaa hno🤣😂

  • @cabdishakurxuseenmoh
    @cabdishakurxuseenmoh День назад +8

    Inader alle cilmiga iyo cafimadkaba haku barakeeyo jiil ka hada een ana ku jiro indho furbad u taye guuleyso ❤✋🏻

  • @SarahA1217
    @SarahA1217 10 часов назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @Hassan48LawsofPower
    @Hassan48LawsofPower День назад +6

    سلطنة الأخبار مفرحة هل ناقشتم تاريخنا تكون ضمن مناهج دراسية ، تاريخ تمنح الثقة وأمل جيل جديد منكسر نفسياً معظم شباب يظنون أننا شعب بلا تاريخ 🎉🎉

  • @mos1954
    @mos1954 День назад +2

    Uqtii Hanna Walaal Kheyr Allaha Kusiiyo Waa Runta Hoolfiicana Waadhaysaa, Dagaal Ba-an Baa Nagusocdo Hadaan Jinziga Somali Nahay!!!!

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 День назад +3

    MashaAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 HaNoolaato 🦁💪🏽💙

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 День назад

    حنان انتي مواطنة بمتياز من الدرجة الأولى بحبك كتير وبحترم كل شخص يحب البلد ويحاول يحسن صورتنا قدام العالم.

  • @Vivo34700
    @Vivo34700 День назад +2

    Masha Allah waa farxad in ay dawlada wax ka qabaneyso badbadinta taariiqda Somalida

  • @nasimmusse4971
    @nasimmusse4971 День назад +1

    ماشاءالله عليكى استمري الله يحفظك ويزيدك فهم ومعرفة
    الي ما يعرف تاريخه مايعرف قيمة ولا يجتهد لمستقبله بكون محبط ويصدق كل الأكاذيب

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 День назад +2

    Abayo mahadsanid banamijyada no so badi history ga caruurta an oga sheekeeno

  • @deqadegan
    @deqadegan День назад +2

    Masha Allah, beryahaan dhan waxaan isweydiinaay meesha aad aaday ileeyn howl weyn ayaa Ku maqneed

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 День назад +1

    Masha allah xanan mahadsanid adiga waxad noqabishantahay dhinaca carabta

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 22 часа назад

    Maanshaa Allah Guleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    HADBA TIINA TAAG DARANEE TAAGEER WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @reemreemo21
    @reemreemo21 День назад

    مبروك على الامة الصومالية ربي يبارك فيكي حنونتي اخيرا راح نشوف تاريخنا بالكتب. استمري بارك الله فيكي وسدد الله خطاكي انتي وكل من يسعى مثلك ياغالية. اخيرا اخبار تفرح 😊

  • @ikraanrirash5415
    @ikraanrirash5415 День назад +2

    Masha allah abaayo ilahay haku barajeyo mar walbana wakugu xiranhy wax lagu farxo waye sa wadanka iyo dadkaga ugu dadaleysid anakana wan kugu dayan dona insha Allah

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo День назад +3

    Mashalaah geesiyad dadkeda iyo dalkeeda usoo baxday 🫡🫡🫡

  • @kadiyeshire9478
    @kadiyeshire9478 День назад +1

    Woooow that's awesome you're wonderful great job sister you're sun shine ❤❤❤❤❤

  • @salmansamir5570
    @salmansamir5570 День назад +1

    Mahadsanid Xanaaneey walaal qaali.

  • @ZakariyeHassan-d6w
    @ZakariyeHassan-d6w День назад +1

    Thanks wall waad mahadsantahy sida aad noogu dadaalayso ❤

  • @MaxMin4
    @MaxMin4 День назад +2

    Mashallah waa tilaabo aan ku farxay in ay dawladeena qaado teda kale tariikhda somaliya kaliya yaan lagu ikaan ee tan somalida oo idil tariikhdeeda hala ilaaliyo.

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar День назад +1

    Masha Allah waa guul weyn horay usocda

  • @Bilehersi
    @Bilehersi 15 часов назад +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤

  • @NasroSaid-o2j
    @NasroSaid-o2j День назад +1

    Maasha'Allaah, waa in dadaalkaas lasii laba jabbaaraa. waana kufaraxsanahay dawladdeena inay kubaraarugtay.

  • @Ahmedpodcasts
    @Ahmedpodcasts День назад +2

    Allah ku xifdiyo wlshen hanan waxaa jirta wax badan oo naga qarsoonaa anaga taariikhdeena oo dhan waxaa nalooga sheekeeyaa, cigaal shidaad, juxaa iyo gabayadii hore ee ay is dhaafsadeen ragaa dagaalami jiray sido kale qisooyin jacayl oo hore waxkale oo taariikh ah cidna noo sheegtaa ma jirto, waxakaliye ee sifiican wax noogu sheegaa waa waalidkeen oo markasta nagu celceliyaa cilmiga dhulka iyo cilmiga cirka sido kale taarikho hore oo qaarkood aysan kuu xaqiijin karina kaaga sheekeeya, hadeertadaan waxaan aqaan meel ay yartahay inta tagtay ee social mediaha ama dowladuba oo lkn leh taarikh fac wayn lkn baaritaan u baahan waana meel aan filiyo nabi kamide anbiyadii Alle in uu ku noolaa meeshaas calaamado badan ayaa yaalo lkn lama tagi karo waqtigan oo halisteeda ayay leedahay

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 День назад +1

    ASC Masha Allah very interesting and a lot of emotion 🇸🇴🇸🇴😭what do you say about our history Somali used to be the Lion of Africa my Allah have mercy on us Guul Somaliya thank you very much and keep going my dear sister 👍✊❤💯🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 День назад +1

    Masha allah walashay qaali aad iyo aad ayaan kuu tageera inta xanuunsan allah naga qabato runti shaqo fiican ayaad noo qabatan adiga iyo inta kula fikir ah aniga kolay carabi maqano ❤Jzkallah xabbti❤

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 День назад

    Masha Allah hambalyo qaali waa kufaraxsanahay in taariikhdena looistaago waxatihiin dadwaxbartay

  • @HsanDigital
    @HsanDigital День назад +1

    Mashalah, beautiful sister ❤❤❤

  • @LuoM-y2q
    @LuoM-y2q 5 часов назад

    Ilaahow cimri dheer ku sii. Keep going sister. Continue to be a truth teller

  • @Koorre
    @Koorre День назад +1

    Mansho allah meeldheer baynu ka nimid

  • @DekaDahirAhmed
    @DekaDahirAhmed День назад +2

    الله يحفظك يا حنان ❤❤

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 День назад +1

    M.a waa wax lagu farxo taariikhdeena waa mid mudan in loo istaago waayo waa muhim inaad ogaato kumaa tahay

  • @Sayidcali-e1e
    @Sayidcali-e1e День назад +1

    M.a
    Maanta waxaadkahadashay barmuhiihah waana
    [But] oodadbadan uheysanjireen gabiilgaara iyo[siylac oosidookale looheysajiray
    Anijulabadaba madago aragtidaasna waaqabijiray lkn waxaandibkaogaaday in mahacasoomali xitaadibkayimid ooaanjirijirnayna
    Wll wadmahadsatahay ladagaal jahliga
    جزاك الله عنا

  • @CanabbCilmii
    @CanabbCilmii 5 часов назад

    Abaayo ilaahay ha barrakeeyo waalikii ku tarbiyeey ilaahay ha barrakeeyo

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j День назад +1

    Ka ilalaaliyaa tarikhdenaa xasan dhiqo hadikalee wuu insan😂😂😂😂😂kkkkkkk.
    Guuleyso walaal somaliya ha Guuleysoato❤❤

    • @fatumabroady
      @fatumabroady День назад

      Kkkkkkkk sorry waa baqday miyaa ileen XURMADLE XASAN SH MAXAMUD WAA DHABTII SOMALI AH OO SOOMALI DHAB AH SAMAALE

  • @farhanfod9456
    @farhanfod9456 День назад +1

    Masha allah keep going sister

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378 День назад

    Maasha Allah

  • @hamsaali3811
    @hamsaali3811 День назад +2

    Masha allah

  • @sujeinvestorslmt8559
    @sujeinvestorslmt8559 22 часа назад +1

    Well done sister 🎉

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 День назад +1

    Amaa siilhdu wamaxay wllo ?

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 День назад +1

    Maasha Allaah. Abaayo ma la soo daayey ninkii la xiray?.

  • @ummuhannan2353
    @ummuhannan2353 День назад +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Waryaada hee Somaliyey waa maxay sidaani gabadha subscripka usaara 😮

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u День назад

    Well done sister!
    Keep it going on!

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j День назад +1

    Xassan Sheekh Maxamuud, shan beri kuma samayn karo Taariikhdda Somaliya maxaayeelay wuxuu rabbaa in uu tirtiro Somaliland iyo magaceedda.

    • @AbdirahmanMahad-hh3yf
      @AbdirahmanMahad-hh3yf День назад

      Wax ka wayn somaliland ayaa laga hadlaya adigana meel hoose ayaad ka hadlaysa

  • @NimcoMohamed-r2s
    @NimcoMohamed-r2s День назад +2

    mashallah ❤

  • @diinishdiini48
    @diinishdiini48 День назад +1

    Kitabka layirahdo حديقة تصريف oo sarfiga ah waxaa qoray nin soomaliah

  • @MaryammaxamadClqaadir
    @MaryammaxamadClqaadir День назад +1

    Horay usoco byo❤❤

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s День назад +1

    masha allah adiga gobollkee ka soo jeedaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem День назад

      Jooji waxaad aad wado Xanaan waa Soomaaliyad Soomaali dhaleen

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 День назад +1

    Somali hogaanka ayaa ka xumaaday allow noo hagaaji hogaanka yaa rabi...siyaasiga somaliyeed isagaa qabiilada ku shaqeysta si kursigaas ay u fuulaan

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 День назад +1

    Tariikhda xeer ciise UNISCO aqoonsaday waa xeer ladhiigay ilaa 600 o sano ka hor

  • @diinishdiini48
    @diinishdiini48 День назад

    M.a guul ayaa nosohoyatay

  • @Neima1000
    @Neima1000 12 часов назад

    Mashallah hanan allah kula qabto

  • @SPharaoh
    @SPharaoh День назад +1

    Dadkii noolaa iyo kuwii dhintay ayaa ka baxsan waayey markaaseey taariikh raadinayaa. Aamin malaha dawlad ku sheegga Soomaaliya ee la soco. Wax walba weey siyaasadeynaya.

    • @Snuxy
      @Snuxy День назад

      Adiga orom ayaad tahay waayo waxa laga hadlaayo iyo waxa aad kasheekeynayso isma qabtaan marka qalbadaa ku taagan een naga aames doqonyahoow

  • @fnw8688
    @fnw8688 День назад

    Saas waye horay haa loo socda Taariikhda Somali wa ina qada dhiifaacan

  • @Sayidcali-e1e
    @Sayidcali-e1e День назад +1

    Wall sogal siyaayasa oficil ubadal
    Waxanahay garbahaaga

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 День назад +2

    hada maa amin santahay in aay hada dawlada jirto in aay tariq firineso dad dhaco lee ku mush qulsan yihin malin walba waa yabanahay walahi ilahay ano maqan somaliyey

  • @11naa44
    @11naa44 День назад +3

    Life started in east africa people should study anthropology ethiopia has the oldest.woman named Lucy in a museum imagine somalia.wxa laga heli karo

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 День назад

    Geesiyad ❤

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w День назад

    Warkaas war fiican weeye.... aniga ayaa la dooday MOROCan, diin baan fidin jirnay ayuu i dhahay... masaajid QIBLATAYN haddaad leedihiin, waa idiin ogolnahay baan ku iri... meel magaciina lagu xusay haddii somali laga helo waa ok... laakiin anaga raadkeena diini ah MOROCO waa laga helaa baa dhahay.. waa uu aamusay.. dib dambe iiguma jawaabin..

  • @NASTEXAAXMADCALI
    @NASTEXAAXMADCALI День назад +1

    Kafacweyn

  • @11naa44
    @11naa44 День назад +3

    Dadku taarikhda ma akhristaan waayo wa caajiseen qof hadi u caajiso wxi la raba lo sheegi kara oo been ah

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 День назад

    Shaqa fiican ayaad heesaa mnsha allh byo

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz День назад +1

    HAMBALYO

  • @11naa44
    @11naa44 День назад +3

    Berbers ama barbars wxy ka wadan barbarians in english meaning Dad cawaan ah ama ayaga u arki jirey in cawaan ahayeen lkn wey ku maageen

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 День назад

    Shaqo wacan ina adeer.

  • @Allu_Abshir
    @Allu_Abshir День назад

    Magacyo badniyaa anaga waa farxad haday garatay dowlada midaa waa yahay .maku fikirteen in aad qortaan buug rasmi ah oo taariikhda somali runta ka hadlaayo taasaa muhiim ah si loo ilaaliyo jiil ka jiil

  • @SakiSaaki-o9j
    @SakiSaaki-o9j День назад +2

    Xanaan maanad noosoo laabanayn

  • @Heimatar
    @Heimatar День назад +1

    War luqada Soomaaliya maxaa loo hor marin layahay😂😂😂 ai language module oo aoomaali oo dhameestiran ma arag hadeer aniga ayaa ku daalayo common voice mozilla.

  • @abdisamadsaid1448
    @abdisamadsaid1448 День назад +4

    Qabiilo zayaalica la dhaho ayaa jira oo degen khaliijka ayaga ma sheegtaan mise waa soomaali dhuntay

    • @hananchannel1928
      @hananchannel1928  День назад +1

      @@abdisamadsaid1448
      Maha qabiil waa family asalkooda waa somali 🇸🇴

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro День назад

    M.weynihi hore Ee mareykanka
    Jio Canadian ayaa ku yiri
    Somalidu waa Ayrashkii africa
    M.weynihi hore Somalia cabdarashid cali sharmaake
    Xiligii uu booqdey mareykanka

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 День назад

    Darbigaas iyo masjidka Saylac waain dib loo dhiso.

  • @abdulkadirsaid8626
    @abdulkadirsaid8626 День назад

    Nooloow Hanna nooloow waxaad tahay gabar Soolaaliyeed oo aad iyo aad u ilaalisa sharfta iyo taariikhda Soomaaliya.

  • @aamsheikh
    @aamsheikh Час назад

    Wasaarada isgaarsiinta dheh

  • @halaag5638
    @halaag5638 День назад +1

    Somali Tariq malaha

  • @AxmedcabdulaahiAxmed-e6k
    @AxmedcabdulaahiAxmed-e6k 11 часов назад

    Madhibaan

  • @Sayidcali-e1e
    @Sayidcali-e1e День назад

    Warwaawareey
    Xageekabaxday

  • @KingAbgalCaliGaaf
    @KingAbgalCaliGaaf День назад

    Wa beentood yee ku dilin, ha isku aadin xamar,, rag badan oo taariikhda somaliya kadlaann ayaa la dilay