Alle ajar haka siiyo wll. Fkirada nuucaan eh waa ina ka feejigaanaana rntii dhan wliba ayaa inalaga so weerary wa ayaan darro qof muslim eh in u dhaho diinta isku xukumi meyno allow so hanuuni dadkaas wixii shar ehna naga haay 🤲🏿🙏🏾
Qof wax tar le ilhey haku amansado Wll Horey usoco cadawga ha japee Jazzakalah sida Quruxda badan eed nagu so gudbiso barnamijyada muhimka ah xiisahana badan
Mashallh wll cabdiraxman wan kugu raacsnahay inad dadka ku boorisid salliga nebiga scw alle ha inoogu naxariisto khyrkedana ha ina siiyo madama ooy dad badni dawanayaan muqalka adna ajar ayu illhy ka siinaya ee wll wxn ku leyahay muqal kasta so raci bararujinta
Mu dawakhin ee cawintisina wu.wada tanu wado ee wax.u sheega bulshadana waykasi muhimsan tahay Tahore ee cawiinta Af iyo adinba cabdimaalik bulshadisa wuy anfacay kuwi xilka lo dhibtay ee dalka lagu aminay wuxu qabtay ma qaban Ta.jelkana nin bu uyahay Jelkana ragba lo sameyay Sikasto lo xidho cabdimalik la joojin kari waa Haku daalinina ruuxdani Way idinka dawayntahy
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌹🌹🌹 اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌹🌹🌹
ASC.A. cumar warbixin ma nooga soo diyaarin kartaa DOWLADA Bangladesh iyo xiriirkeeda ay India la leedahay iyo cilmaaniyada aad sheegtay in ay isku maamulaan. Wsc
Aad ban kaga mahad celinaya sida wngsn aad nogu so gudbisey fikirkan calmaaniyadda e Somali bdn ay aaminsanthy e diin la,aanta ku dhisan Wana caqliyad liidata in diinta io maamulka la kala saaro Wana diin la,aan qof walba oo aaminsn fikirkan calmaaniga ah wa qof aan wax diin ah heysan kaliya un afka ka sheegta
Magacaygu waa Abdiraxman cumar halkanina waa Waaberi media intaas ban aad ujeclahay👏👏
Aad io Aad 🤞😎
Jhhhhjjjjj.kusoo dhawaaada muuqaal keena maanta
Iskumidbaan hany
Masha alah c/ raxmaan cumar ilaahay hakubarakeeyo walaal libaax ayaadtahay ku aday diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisaba sxp shukran 100 / 100
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلب على دينك🤲❤
Mashallah alle hakuxafido walaalo waad MAHADSANTAY zxb qaali
Wallal iisaar
Subescribe 🙏🙏
Hadii nabiga jecel like saar😍
@@siadb.3555 Waxyoo baqtiga kadaran wallahi waankudili lahaa hadaad ila joogi laheey gaalyahayo gaalkaba kadaran uf uf uf
@@Samaanqore saxib nabiga ya jaceshay waa beyn lo. Gabdahayar ou kufsaan jiray. Wunaa dadka africankah ou adonsanjiray. Walalkay yahatahay. Runta wll ina raadisith waye. Quranka iyo hadithka aqriso sifican ou fahan.
ruclips.net/video/uVFKEt6ok9c/видео.html
@@siadb.3555 Maxaa tihiin horta yasa ka tirsan tihiin Hagaasa ku nooshiin
@@Samaanqore carab macadbuno.
Alle ajar haka siiyo wll. Fkirada nuucaan eh waa ina ka feejigaanaana rntii dhan wliba ayaa inalaga so weerary wa ayaan darro qof muslim eh in u dhaho diinta isku xukumi meyno allow so hanuuni dadkaas wixii shar ehna naga haay 🤲🏿🙏🏾
Thanks ustaad c/raxmaan
Masha Allah Allah haku barakeyo
Mansha allah jasakumu laah
Mashaal ally cabdiraxman cumar
Thank you so much bro 🙏
Ku sali nabigen maxamed scw scw scw
Qof wax tar le ilhey haku amansado Wll Horey usoco cadawga ha japee Jazzakalah sida Quruxda badan eed nagu so gudbiso barnamijyada muhimka ah xiisahana badan
somali galbed ayaa gumaystaha Ethiopa ka dhaadhiciyay fikir kan marar horana su'aashan waan iswaydiiyay tnx wll
Aad wll
Masha Allah walalkey Abdirahman omar
Waad asiibtay runtii seetahay ayaad noogu cadeysay
Cilmaaniyada dadka ugu badan ee faafiya waa ragan siyaasiyiinta sheegta
Iyo kuwa galbeedka looga soo dhaqay maskaxda
Hoogaamiyiihi hore ee axmad yaasiin ee hogaamin jiray xamaas history sxp nala soo wadaag mahadsani🙏🙏🙏🙏
Wllo alle haku dhawro waxaad tahay dhiiri galiyahayga insha allah waan rajeynayaa mustaqbalka anigoo sidaan ka duwan inaan kula kulmi doono
Mahadsanid
أسلمك بتحية الإسلام.. السلام عليكم ورحمة الله و بركاته. إنك رجل ذوحكة
Masha allah wll mr abdirahman cumar
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين
Mahadsanid wll abdirmaan cumar
Maashaa allah Diinta alle soodajiyay wax laysku xukumo iyadaa ugu qaalisan
Thank you abdi rahman omar ..🙏
Kheer alah ku siyo bro
Mashallh wll cabdiraxman wan kugu raacsnahay inad dadka ku boorisid salliga nebiga scw alle ha inoogu naxariisto khyrkedana ha ina siiyo madama ooy dad badni dawanayaan muqalka adna ajar ayu illhy ka siinaya ee wll wxn ku leyahay muqal kasta so raci bararujinta
C/maalik coldaan
Imise jer hargaysah laguh xidhay
C/maalik daris nahaY burco laboh xaafad noo dhaxaYsaH
ninkaas no waxa udhaantay caawinti dadka nio wuu dawakhay
@@lunibark9978 hhhhhhh haaa wlhy wuu dawakhay
Magacaygu waa Cabdiraxmaan M. Dhoore
Xaqiiqatan waxaan aamin sanahay inay tahay fikrad khaldan
Horta diinta labo ayaa loo kala qaaday sida iminka culimada ka muuqata haddii aynu dhahno diinteeni nabi maxamed (scw) inooga tagay iyo axaadiistii aynu ku dhaqanno dhamaan dawaladaha islaamku ku abtirsado waxay noqonayaan gaalo iyaga iyo inta ay xukumaanba micnaha ku dhaqanta xukunkaa ama lagu dabbaqo oo waa fikradda ay iminka alshabaab isticmaalaan aayadahana udaliishadaan waana mid sax ah haddii aynu dhahno diinta aynu casriga lajaan qaaday ama jasriga jadiidka ah waa sida culimada badankoodu isku waafaqsanyihiine way banaynayaan xukunka aan islaamka salka ku lahayn micnaha democracy ga ama cilmaaniyada hadba sida aad u taqaan markaa walaal waxaad iisheegtaa ma gaalo ayaynu nahay dhamaanteen oo alshabaab ayaa saxan mise culimadeenna hadba dhan ujeesanaysa ayaynu iska daba tukubnaa asc wr wb
Mu dawakhin ee cawintisina wu.wada tanu wado ee wax.u sheega
bulshadana waykasi muhimsan tahay
Tahore ee cawiinta
Af iyo adinba cabdimaalik bulshadisa wuy anfacay kuwi xilka lo dhibtay ee dalka lagu aminay wuxu qabtay ma qaban
Ta.jelkana nin bu uyahay Jelkana ragba lo sameyay
Sikasto lo xidho cabdimalik la joojin kari waa
Haku daalinina ruuxdani Way idinka dawayntahy
@@ujeedosamawade2118 wll wlhi waan ku dawakhay umadan waxan ku sheego garan maayo ee adigu quraanka iyo wixi ku anfacaaya iska akhriso culimo siyasad alshabab culimadiii aya 109 fariiqo noqotay marka midkaad dhagaysatada kakale ayuu ka daran yahay cilma cidii uso dhigtaan garan waayay adiga goonidada laguu xisaabinaya allah caabud quraanka akhriso wixi xadiis saxeexa adkaar masajid iska wado waxaad awoodo iska wado
Mahadsanid wll waaberi media sida aad noogu sharaxday cilmaaniyada ilaahy hayanaga dhigo Kuwa ku toosnada diintooda islaamaka ah.
Keep going bro from Cardiff
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Shukran walal soo badi mawduucyadaan
Mahadsanid wllo cabdiraxmaan
Allaha ku barakeeyo wll c/raxmaaan @waaberi media
Ajar iyo xassnnaat allaha kaa siiyo sidaad noogu bayaanisay secularismka sumeysan ee allaaha samadka ah neceb
Inshlah waberi media garabkina ayaan istagaa manta wixii kabilawda sheka ayaan kudadala waxana ku share gareyna gurupa somaliyed oo farabadan guul wacan abdiraxman
ALLe ha ku barakeeyo
Tanks pro
Mhdsaid wllo Allah ku barakeyo run ahantii cilmi ban kaa kororsadaa
Mahadsanid sxb
Masha allah
Wcs Wll qli mahadsanid keep going allah bless you ✍️✍️🤝♥️♥️✍️♥️🤝🤝✍️✍️
Allah yacizak
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌹🌹🌹 اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌹🌹🌹
Nice vedio
Diinta Aan barano Si Aan u guuleysano
Mahadsanid
Mahadsanid ustad
صلى الله عليه وسلم
Manshallah wll waa mowduuc muhiim ah aaad ayaa oogu mahadsantahay sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbisay
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وأصحابه ومن تبعهم بإحسان إلى يوم الدين
Coldoon khayr allaha siiyee waa nin aad udhiiran oo indheer garadka umada somaaliyeed iyo aqoonyahankeeda kuwa umudan lagu tirin karo
Teşekkürler hocam
cabdi raxmaan hore u soco bro
Waabari media insha alalh inta sanadka Dhaman Nus milyan wad garesaa
Mashaa-Allaah,Muuqaal muhiim ah.💯💯💯👍
ما شاء الله
Allah yaa cisak akhi
7:53 waaa un dadaka hada na mamulo oo leh didnta masjika u daay سبحان ملك القدوس
Masha allah zxp allaha ku barakeeyo
Calmaaniyadu waa diin ladagaalan..
BBC somali qayb waynbay ku leedahay faafinta Cudurkan
Waasidaa
Diinta lama dagalanto wll
wllo aad baan ugu xidhanahay laakiib noo soo badi barnaamijyada
Waabari allaha ku barakeeyo
ilahay hakuu siyaadiyo cilmiga zxp
Scw wll qali noloow intee nolol jirta
Mahdsanid wll🙏🏾
M.s sxb somalida lagu soo duulay fikiro badan turkiga ayaa dalinyarada siinesa jamacado free ah weena kasoo daadicinayan waan oga digaya somalida
اللهم صل على محمد.
Danbigaga alle hadhafo wll mcn wllhi wax ifahansiyan la aye❤❤❤
Hoowl wacan well done
Aaad baan kuu tagera wll you are a special
M.a teacher inta aad nala wadaagtay xogtan muhiimka ah
Allahu akbar 😍
Mhdznid gudoomiye🙏❤
Adigaa mudan wll Sumaya🙏🏾
@@Waaberi-Media shaxaari thy nio😅😅
Nolosha waa diin Islam 😇😇😇😇😇
Siyaad bare ilahay wuu kajari doona wuxu dalka iyo diintaba ugeysTay
Scw scw scw scw scw
ASC.A. cumar warbixin ma nooga soo diyaarin kartaa
DOWLADA Bangladesh iyo xiriirkeeda ay India la leedahay iyo cilmaaniyada aad sheegtay in ay isku maamulaan.
Wsc
Calmaaniyada macnaheda ama ujeedkeda waxa waaye فصل الدين عن الدولة ama in diinta iyo dowlada lakala saaro
#Waaberi_Media aad ayaa ugu mahadsantahay inaad mowduucan Ummada aad kadhalatey lawadaagto oona kubaraarujiso,
Waa arin aad loogu baahna in laga hadlo, Ummada waxaa baabi'iyey waa diinxuma iyo gaalnimada loogu yeereyo(Cilmaaniyadna) oo dowlad waliba caalamka kadhisan ee Muslim sheegata kudhaqanto,
Waxaana was shirqool uu gumeystuhu Ummada maskada uga shubey, sababta aanu laliidano hadaanu nahay muslimiina waa diinteeni kudhaqankeeda intaan katagney kadibna qaadanay bini'aadam nalamid ah oo waliba gaal ah wuxuu qorey,
Ilaahay haloo toobad keeno, Diinta kudhaqankeeda haloo soo jeesto,
Wll Jazaka Allahu kheyr, noocan oo kale aad uga soo hadal, marwalba Ummada kubaraaruji
Scw scw
M.a Boe CiLmaaniYaddu waaa Nidaam Diinta Looga SaaraYo Dawladda io Dhammaan arrimaha Bulshada intaan Ka OgahaY
MahadsaniT Walaal
Keep going
Mhdsanid sxb qaaali Ah
asc wll abdiraxmaan maqadan karaa video
si aan uso dhigo pog an leyahay
Salalahu calayhi wasalam
Asc wll
Waxaad si awood aqooned iyo kafiitsasho kujirto uparaarujizay bulshada kugu xidHan waxan daremaya targetkaagu inuu yahy mid aad usareya tahyna ruux wnaag horseedi kara keep going abdirahman omer
Best
Keep going brother
Keep going wax badan kaa faa iday
Scw ❣❣❣
Qisada afduubkii diyaaradeed ee hal xiraalaha ku noqday dalkaasi maraykanka ruclips.net/video/YIM2ZGSqiag/видео.html
Aad ban kaga mahad celinaya sida wngsn aad nogu so gudbisey fikirkan calmaaniyadda e Somali bdn ay aaminsanthy e diin la,aanta ku dhisan Wana caqliyad liidata in diinta io maamulka la kala saaro Wana diin la,aan qof walba oo aaminsn fikirkan calmaaniga ah wa qof aan wax diin ah heysan kaliya un afka ka sheegta
Ku xalaamy teacher abdirahman
Waan kaa qaaday wll 🙏🏾
Mhdsnd wll cabdi raxman wll caqli iyo aqoonba u saaxiiba
Kacaankii waad u gaftay!!!
ilaahay kabaq wll
Inan wx kakororsado mahan m.a walaL mhsdnd👏
Scw
Diintu islaamku wa nolol dhameystiran mana kala saarna xukunku iyo diinta
ومن لم يحكم بما أنزل الله فأولئك هم الفاسقون
Daaadi waa turkiga anoo daawan ayaan sii qoray ayaa tur ayaa ugu wacan iney camaaniyad qataan turidu
M.a wll A/rahman allaha kubarakeeyo waxaa xaqiq ah inbadan oo dhalinyaro somaliyeed ah ineey diinta waxbadan kafansaney oo daqiqadkasta laqaldi karo allow diintaada nagu hanuuni
Horay usoco sxp ina OMAR
Mowduuc lo bahnaa