Qof aad u wanagsan ayaa tahay ...dunida aya ku xumaysay ...lkn hadalaka waxa kamuqda in aad wali waanag aad haysid..nolashana aad ku jirto waa nolal ad ku faraxsantahay illahay haku ziyaadiyo, gabadhaadana haku xifdiyo , mid aad ku indha doogsatidna haka dhigo...hidayada iyo asturaada iyo xishoodka ka dhimana illahay haku dhameestiro hana ku jeclaysiiyo wll
Salmo qrux wku jeclahy abyo❤, lkn imisa jeer ku dhahnay music-ga video kadaa😂 anaga si degan ina kuu dhegeysana jecelnahy, mesha music ka saari Leheyd inoo sheeke axsan😂❤
Mansha allh tabarakallah salmaay allaha kuu daysto riyaano yar hana shegsheegin qaali waxay ku fiicantahay inanta yar isha bila adamka allaha idinka duwo
Salma same with me walahi - marka yari ku dhashid jaylku waa deep. Also because single mom aya kuso korisey - ilmaha dambe abihis iyo joyadis ayu la koraya so it’s less painful. I feel you walalhi
Waxaan maqli jirey Muslim iyo gaalba hooyo iyo aabe Allah hakaaga dhigo waa sidaan oo kale nasiibkaaga Mashallah 🥰
Ma ilmahaga ayaad naag galo ku amineee😂😂😂
.walaaleey.is.astur.maanta.waa.aduun.barina.waa.aaqiro.alle.haku.barakeyo.is.astur
Naayaa horta waan ku jeclahay lkn marwalba Ali Dheere hooyadees ayada Lee maa ku casuumeyso 😂😂😂😂Adi halmar Iska casuum❤
Usheeg
😂
Ha anba wkula qaba😂❤
@Sumayya15 halmar iyado casuumtey ma arkin hh
😂😂❤
😂😂😂waku qabatey
Ilaahoow kuu xafid oo kuu barakee riyaana yar abaayo please riyaana diinta bar quraanka bar ❤❤❤
Aad bey kuugu egtahay maasha allah allaha kuu daayo
Allah kuu xifdiyo qarso qali gabadhad wanageda ha iskashegin malayin ilmahoda kudhiban baa buxde qarso wllshy allah ku barakeeyo
horta salmaaayy cali dhere magaciisa saxda maxa waye 😅😅
Makaro tiri Cali dheere ayada ubixisay😂
Masha Laha Masha Laha Riyaana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mala igadareemaa inaa kuwaan la aantood jiifan krin haweenkii 🌸🌹
Haa😂
Isku miid nahay dhabadhan wan suugaa barnamikega
Wa iga ilmaysiisay Riana Alle ku xifdiyo nololdheerna kuwada noolaada hno❤❤
Qof aad u wanagsan ayaa tahay ...dunida aya ku xumaysay ...lkn hadalaka waxa kamuqda in aad wali waanag aad haysid..nolashana aad ku jirto waa nolal ad ku faraxsantahay illahay haku ziyaadiyo, gabadhaadana haku xifdiyo , mid aad ku indha doogsatidna haka dhigo...hidayada iyo asturaada iyo xishoodka ka dhimana illahay haku dhameestiro hana ku jeclaysiiyo wll
Masha allah ilaahay ha kuu xafido qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aad baan kujecelahay zalma 🥹🤭
masha Alalah ilahay ha isu kiin dayo hana barkeyo
Quruxdaydii ❤masha Allah salmo qalbi wanagey aadba ku jeclahy run ahaatiii. ❤😢🫶🏻👸🏻
Maya walaalo ilmaha curadka ah waalajecelhay❤❤❤❤❤❤
Salma hore usoco RUclips intad kuso biirtay xiisa garan u hayaaba msha alh❤🎉
sidaas aad sheegtay waa run anigaa kula arkay oo sidaas ku ahaa wiilashayda hadana onoo wayn baan dhalay iga baydha baan idhaahdaa kayaaca kuwa yaryar
Masha allah timuhu haday ku baxa wiil ayay dhalaysa
Amiin ❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻hooyo karti badan thy. Bbe Wallhi
Allah kuu xifdiyo gabadhaaada ❤
Manshallah salama Dee walal Waxaan iska jeclahay inaan adiga iyo odaygaaga quruxda badan daawado marwalba walahi Waxaan jeclahay wixii isjecel Manshallah! Keep up Salma qofna haujoojin farxadaada!❤❤❤
Masha Allah tabarakaAllah Ilahay haku xifdiyo gabadhada yar ❤❤
Allaha ku nabadyeelo Salma, waxaan jeclahey enerjigaaga faraha badan maanshaaallah❤
masha allah ilahey haku xifdiyo 😢❤❤
Masha allaah allaha idiin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha alah alaha kuudaysto abayo caruurtaada
Ay walhi wa ooye ilhey ha ku xifdiyo oo diinta haku baro riana
salma aniga ku dawado wayo qof qalbi ficn ayaa tahe❤❤❤❤
Allah kuu xifdiyo abaayo Quranka bar abaayo ❤
Amiin abaayo gabadhada bari Alle hakakadhigo dhib Alleh makatuso❤❤
Gabadhan wan iska jecely wlh😂😂❤
Alle haku xifdiyo abayo mcn mid dinteda ku ad agag alle hakaga dhigo..❤
Msha alah ale Haku barakeyo❤❤❤ sobarbar mamo❤❤❤❤
Marsha allah abayo wan ku jecelnahaye 😊😊😊
Salmo qrux wku jeclahy abyo❤, lkn imisa jeer ku dhahnay music-ga video kadaa😂 anaga si degan ina kuu dhegeysana jecelnahy, mesha music ka saari Leheyd inoo sheeke axsan😂❤
Naya wanu ku jecelnehe ❤😂
Routine xitaa noso sameey umac ❤😂
M.a alle hakuu ilaliyo midku anfacda alle hkaaga dhigo inty yartahy bar diinta wll adna alle hkusoo hdeeyo❤❤
Waxyabaha caafimadka ku saabsan nosoo gudbi qalbiyey madama aad dhaqtarad tahay nosoo badi kuwas❤❤❤
Masha Allah Allah kuu daayo u duceey
Abayo riana yar xijabka bar Adineh isxijaab wlhi ajar baad kahelaysaa❤
Waa siida saxiib waa kaa heeley from Djibouti 🇩🇯 waa guu xiiseeyaa 😊
ilahey hakuu daayo riyaana yar qalbiiii ❤
M.a keep goin ina ader ❤❤
Allaha ku xifdiyow wllo❤
Allah ha kuu xqfido wll❤
Mansha Allah tabaarakallah wllo qali
Ilaahey ha idiin wada xifdiyo qaali ❤❤
Ilahey haku xifdiyo abyo riyan yar❤😢🎉
Masha allah wn Ku jeclahy wilhi Wlshy mcn 🎉❤🎉
Mansha allh tabarakallah salmaay allaha kuu daysto riyaano yar hana shegsheegin qaali waxay ku fiicantahay inanta yar isha bila adamka allaha idinka duwo
Salmaaaaay wllo horta cali dheere magiciisa caadiga noo sheeg😅😢
Mnshallh ilahy hakuu daayo salmaay ❤su.aal weligey kuma weydiin lkn mantan ku weydiinayaa cali dheere imisa sano ayaad is qabtaan ama isla nooshihiin❤🎉
M.a Allah haku barakeyo gabadhada❤
Mashallah alle ha kuu daayo gabdhaada
Mashallh byo ilhy ha ku xifdiyo ilmaha curadka weeyeh byo iyo yaran waa la jecelyahy inta badan ❤
😂insha Allah cunaha kale ad dhali dontid asna wad jeclan donta ilen labaduba wad wada dhashe❤
Maansha Allh ♥️ Hooyo fcn tahay,Allh ku Axfido.
Maan ShaAllah Allaha xifdiyo Allaha isku kiin daayo caruur kale oo saalixiin ah ha idinku arsaaqo Allah na wada hanuuniyo 🤲🏻aamiin
Macha Allah 😊😊😊☺️
Masha Allah Rayan ❤❤❤
Allaah wayn caruurtaada hakuu ilaaliyo
Allah mahad iskale ❤
Masha Allah hbbt tu es manifique
Qlbi salmooy 5 muqal soo Gali malinksta❤❤❤❤❤
Salma ilmaha curad wa sidaa anba imika curadkyga haysta 2sano u buuxsamyo march alxm wxn is dhaha awlaadada dambe armad ka jeclata😂❤
Wixii lagu rafado lajecladaa❤🎉
Salma koow ana ku jecel from Norway ani wasabi kugu jeclahay af somaliga nagula hadloosid
Alle ha ku xifdiyo ku ilaliyo adiga iyo rayan yar wax xun ku tuso farxad ku nolada❤
Ilahay ha xifdiyo rihana habo Koro waynow ❤❤ msha allah
Habo macaan allha ku xifdifo♥️♥️♥️♥️♥️
Wll wan ku jecelay ilahay haku jeclado❤❤
Salma waa. Kutaageera fantastic waxan leedahay sanbaatiyo lkn qabilkaaga Isherwood mcto
Masha, allh tbrkllh ilaahey hakuu xafido wll mcn❤
Allah ku xafido adiga igabadhada ❤❤❤
Waxaad noga shekaysaa salamay guurka ajanibta iyo ka somali wax yabaha ay ku wala duwan yihiin❤❤❤
Abaayo ha joojin wlhi talooyinkaaga wanaagsan waan jecelahay 😢❤
Haa wllhi 😂
Masha Allah ❤
Mnsha alllh ilahy ha ku xifdiyo ❤
Amiiin abaayo allh ku dhaafo
I love you wllh blse waxn jeclaan lahaa inad xijaabato abyo lkn qasab ma ahn wankula jeclaady abyo
Salma same with me walahi - marka yari ku dhashid jaylku waa deep. Also because single mom aya kuso korisey - ilmaha dambe abihis iyo joyadis ayu la koraya so it’s less painful. I feel you walalhi
Salmo abaayo allaah ku xafido dhamaantiin❤
I love riana ❤🎉 m.a ilahay ha daysto
M.a abayo horay usoco I love you salmon💑.
farxada illahy hakubarakeyo ❤❤❤❤❤
Gabadha ugu qurxoon aduunka waa adiga❤
Ayadana halmar si fican u casuum
Waa maamo ficane 🫶🏻
Mansha Allah Allah ku xifdiyo gabadhada ❤🎉
Salmoy aad baan ku jeclahay ❤❤❤
May Allah protect U sis ❤️
Mansha allah illahay ha ku daayo gabadhada
Love u ayeeyo from hargeysa yutubkagu ima dhafo dadka xanuunsanayaa ha la sheekaysan❤❤❤
M.aAbyo allahakuxafido❤❤
hooyooyinka africa jooga saas me noqdan😭😂🏃
Mash Allah abaayo qaali Allah kuxfidiyo inshallah Aamin yarabi ❤❤
aamiin yarabi 🤲🥰❤
Ilmaha curadka waa spécial waligee ❤❤❤❤❤❤
Jaceyladaydiiiiii 💘😭 na yahe nin baa kgu dhacay 😂💋 mataano allah kaga dhigo
Allah ku xifdiyo riyaano Cuurkaga nah allah ku fudeydiyo Salma ❤❤❤❤❤