Cali dheere hooyadiis sida ee iigashay hada kahor

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 200

  • @queenifrah3253
    @queenifrah3253 11 дней назад +76

    Maanta aduunyo Bari aakhiro Wll Ilaahy ka baqo adoo saa u qaawan haduu Mala ku mawdu kuu imaado ka waran Wll Naa is astur Wll waa iga talo😢

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 9 дней назад +2

    Salma 1m gaadhsiiya way u qalantaa somali mahamadey una duceeyo in ilaahay quraanka baro ooy ku dhaqanto aaaaaaamiiin

  • @aishamohidin5201
    @aishamohidin5201 11 дней назад +14

    Yaay , I love your storytelling 😊
    Keep it up hunnie ❤

    • @Geenyo2025
      @Geenyo2025 11 дней назад +1

      You are just one at the same. Why are you encouraging her.

    • @aishamohidin5201
      @aishamohidin5201 10 дней назад

      @@Geenyo2025 abayo dhibaato miyaa ku jirto 😳

  • @zaraabdi8757
    @zaraabdi8757 11 дней назад +9

    Nin ku jecel baa illahay ku siiyay mansha allah

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 11 дней назад +8

    Salma 100k gaarsiya plz🎉🎉🎉🎉

  • @G-Musefam
    @G-Musefam 11 дней назад +8

    Ala Cali Dheree hodadi waa ka yabisey. That was funny 😂😂😂😂❤❤

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 11 дней назад +15

    Salma wlhi gabadh adaga tahay waad soo dhabar adeegtay

  • @salmaabshir7411
    @salmaabshir7411 11 дней назад +30

    Naaa lacagta youtepka noo soo sheeg 😂😂😂adaa waxba qarine salmaay

  • @dekaabdikadir2344
    @dekaabdikadir2344 11 дней назад +11

    Asc asmay walalo wad qurux badantagay abaayo wan ku barya xijabka kudar manintu malakul mood kuso koor istago waxa ubal ah adi ad katowbad keenin inad kashileyn doonto run illahay aya og dhamanteen balse qabananta timaha wa waxyabaha ugu daran ee illahay ka careysiyo

  • @gaari-nw5fk
    @gaari-nw5fk 11 дней назад +7

    Salada tuko salada waa xirirka adi iyo alle idinka daxeyo 😢xijabka nh kudadaal

  • @Faiza-rv2lt
    @Faiza-rv2lt 10 дней назад +3

    Asc wll Salma, jeceylka runta ah waa kii qofka ku jecel uu aakhiradaada ka hor mariyo aduunkaaga.

  • @MaryanMohammed-r7l
    @MaryanMohammed-r7l 10 дней назад +1

    Masha Allah Salma quruxu❤❤❤❤

  • @NafaxaadabdikareemHuseen
    @NafaxaadabdikareemHuseen 11 дней назад +6

    Salmaay wllo hargsan kaso salamayaa wll icaaawi ado raaliya ardayad ahay walidkaygana way iga dhinteeen😢 cid wax iga bixisana ma haysto

  • @SumayaAdam-r2o
    @SumayaAdam-r2o 11 дней назад +13

    Qosolka dameeraha kulaha😂😂😂 waa qosol wllhi

  • @DrsmalyunYousuph
    @DrsmalyunYousuph 4 дня назад +1

    Somalida maaha sis waa diinteena ilaahay kabaq

  • @NajmaFarxaan-u2m
    @NajmaFarxaan-u2m 11 дней назад +20

    5:59 wllhi isku fikirbaa nahay salmaay ana waxan jeckahay qofka ina xoriyadiisa lasiiyo haduu khaldanyahayna in lawaaniyo lkn aan laxukumin 😏😏

    • @AmaaniMahamed
      @AmaaniMahamed 11 дней назад

      Dhiloodhin 😂😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 6 дней назад

      Qof weyn thy waxaa sameyso ada lagu qoroya kaliya uun ogow ina dhimaneso intaas muhiim ah intas hada ogthy waxaad doonto samey qofka laxisabinayo waa adiga xurnimo hada uaragto taas koley waa waxey naftada kuqurxisay kaliga waano mooye wax kaleh wajib kuma ahan qofka rabo ino wax kusheego kaliya waano lee

  • @xamdaqueen9087
    @xamdaqueen9087 11 дней назад +8

    Salmo hadanan dawaan malintaydu sax ma noqotaba llove you salma qurux❤❤

  • @FaisaIsmail-r4r
    @FaisaIsmail-r4r 10 дней назад +2

    Alle haku daayo inantada yar 🎉

  • @IfrahMoha-y7b
    @IfrahMoha-y7b 9 дней назад

    Salmaay wllo wlhi waan ku jeclahy ilhy haku dhawree wllo mcn wlhi waxaa thy inan yaro qalpi Wanagsan furfuran waan jeclaan laah inn Malin Un kula kulmo mcneey ilhy in xafdiyo adiga iyo family kagaba inantada sad u jeceshyna ilhy haku jeclaado ppe yar ee sosocdana waynu soo dhawaynaynaa somalida hadalkooda waxba ku noqon maysid go ahead wllo nolow intay nololi jirto wllo❤😊

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 11 дней назад +7

    Salmay bagah guriga laguugu reebay oo shaqada laga reebay sheekaba ka dharagnee😂😂

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 11 дней назад +2

      😂 haa caligeena waa naga duceystay iyo dhaqtarkaba

  • @faisahussein5995
    @faisahussein5995 6 дней назад

    Ka fanid ma’aha narta ayey ka rebayan 👍

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 11 дней назад +5

    Cadaan shiida maxaa kuu geyey yaab😅😅😅😂😂😂

  • @dhubadohudey2316
    @dhubadohudey2316 6 дней назад +1

    Smalidu uma noola naftoda ee waxay unolyihiin dadku waxay idhihi donaan😂

  • @dekobintuyusuf4061
    @dekobintuyusuf4061 9 дней назад

    soo dhig dhihi anaguna waan kuu daawanaynaaye abaayo😂😂😂😂😂

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 11 дней назад +4

    Salma gabadhaan waa qalbi xab xab walhi

  • @zallaama
    @zallaama 11 дней назад +6

    Nio dadkan xumaa horta somalidu waa gob wlhi family kun qof ka kooban hadan is raacno dee aniguunba bixin lahaa somaliyey dhaqankiina ilaashada bal dadkan hala dhaqan noqonina😂

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 10 дней назад

    Salmo abayo waku jclhy ilahy dartisa ku jclhy xijabka xeero salada neh iska bilaw aqiro meel dheer majirto

  • @XamdiMaxamednuur-o8t
    @XamdiMaxamednuur-o8t 9 дней назад

    Salmo Qurux badan ❤❤❤

  • @XabsaCabdi-t2b
    @XabsaCabdi-t2b 9 дней назад +1

    Salma run badana horta runtas u daawada iyada dhan been maku sheegayso❤

  • @AminaOsman-j6d
    @AminaOsman-j6d 11 дней назад +2

    Yes l love you 🤩👏🏻🥰🥰🤣

  • @hamdimohamednur805
    @hamdimohamednur805 11 дней назад +15

    😂😂😂 salmo in ay uur yelato cali dheerana guriga Ku reebo way ficned wixii sheko luqyada Ku haysay way no so dadinee

  • @sucaadshugri-cm2iv
    @sucaadshugri-cm2iv 9 дней назад

    Saddakee buu ahaa no Shek pls😮

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 11 дней назад +3

    SALMAAY ISKAILAALI WARWARKA ILMO CAAFIMAADQABA ILLAAHAY HAKUSIIYO ILLAAHAW AAMIIN

  • @safiahusseinabdikarim9232
    @safiahusseinabdikarim9232 11 дней назад +5

    You're always beautiful abayo be safe❤❤

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py 11 дней назад +3

    Salmaay wllha haday kaa fanan anaga kugu faanayna walshy macana tahay bagaad adna u jartay wlhi qof ka fanaya adna ka faan

  • @deeqaabdullahi5230
    @deeqaabdullahi5230 10 дней назад +1

    o hada sariirta ma saraneysa ilaa ad ka dhasho 😂😂😂😂😂

  • @XamdiMaxamed-q9s
    @XamdiMaxamed-q9s 10 дней назад

    Salmoy sanadkee isguur saten abayo cali dheer

  • @honey-sl8xm
    @honey-sl8xm 8 дней назад

    Allah ha ku soo hanuuniyo

  • @MunaXuseen-h6n
    @MunaXuseen-h6n 11 дней назад +2

    Uurka cali dhere inan anagu kahor oganay yaa ushega 😂

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 11 дней назад +1

    I love you Salma❤❤

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 7 дней назад

    Abayo sida cadiga ah qofka ku casuuma aya kharashka bixiya lkn sodohdaa wey kaa naxsatey 😅

  • @suziahmed
    @suziahmed 11 дней назад +1

    Salmooy saa ku wad wx uun iska soo duub soo dhig leee abyo adi wa nfisee angna wa nfiseynaa kujeclhy❤

  • @LadnaXasan
    @LadnaXasan 11 дней назад

    😅salma abayo waa iga qoslisa m.a alle ha ku daayo

  • @canabmuktar4957
    @canabmuktar4957 11 дней назад

    Alla salma dabeecadaan ayaan leeyahy mashquul majecli

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 11 дней назад +3

    Oo duqda maxaa ka qaldan iyadaaba ku balansataye sidee adiga kaaga rabta mida kale reerkiina noo balami ayayba leedahay hadana ma in ay qarash ku galiso rabtaa 😂

  • @Rahmo123
    @Rahmo123 11 дней назад +3

    Markuu luqada somaliga barto war baa kuu yaal 😅

  • @khadijaahmed4277
    @khadijaahmed4277 11 дней назад

    We as Somalis we are not an open people, which is very hard

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 11 дней назад +2

    M.a salmò❤

  • @nimaali961
    @nimaali961 11 дней назад +1

    I think we might be related abayo. My mom’s last name is Hared lol. Hope you’re doing well 🥰

  • @Great.666
    @Great.666 10 дней назад

    Ali dheer famaliy is good famaliy but salmo please tell come muslim ❤❤

  • @SanaaMohamed-p7q
    @SanaaMohamed-p7q 11 дней назад +3

    Yo wait doesn't he know somali 😭😂
    U guy's 've been together 2 years 😂

  • @NajmoAbdi-fk3pb
    @NajmoAbdi-fk3pb 11 дней назад +1

    1:17 qosolka waraabaha leh kulahaa😂😂😂😂

  • @caynibilan4915
    @caynibilan4915 10 дней назад

    Salman balaayo broke ah 😂😂 Baahi socota tahay

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @FaadumoMohamedFarah-bh8bu
    @FaadumoMohamedFarah-bh8bu 11 дней назад +1

    Salma you pregnant congratulations intz wa fashil cli dhere ino arka rbaa😂

  • @IsseMohammad
    @IsseMohammad 11 дней назад

    Salmo RUclips laga malintii 5jeer so egaa video gaga waan jeclhy b weyne kaso salaama ina ader ❤❤❤

    • @queenifrah3253
      @queenifrah3253 11 дней назад

      Ma naag qaawan oo ilaahy ku caasisay suu amray baad jecshahy subxanlah Wll ilaahy u noqo Iydana u ducee

  • @baboyarow1128
    @baboyarow1128 11 дней назад +1

    Walaal wakaxumahy ado xanunsan aya bil lagasugi

  • @wiilo3645
    @wiilo3645 11 дней назад +2

    ♥️♥️👍

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 11 дней назад

    Salma naag waalan😢😂😂😂

  • @zamzammahamud
    @zamzammahamud 11 дней назад

    😂😂 walaahi Du är rolig

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 11 дней назад

    Cali Dheere Aabihi ma noola miya? 😂😂 waxba kugu dhacay Salma

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 11 дней назад

    Salma Somalia wey kujeceshahay jooji eedwwnta nagu wadid yaaqeey. Gabadheena aatahay oo cali dheere naga kaaxaday

  • @Beautifulchannel-j8u
    @Beautifulchannel-j8u 10 дней назад

    Salmooy waa adiga leh RUclips lacak ku arkayee abayoy aniga waxn maqlay qofka subribe 1000k hadii AY kayartahy inuu lacak u shaqeneenin been miyaaa talow ?

  • @MaryanCabdiraxman-d7v
    @MaryanCabdiraxman-d7v 11 дней назад

    Sheekoyinka waku hestaa noso badi shekoyinka salmaay

  • @Aryaanaa
    @Aryaanaa 10 дней назад

    Cadaan shid eh maajiro wa iikow😂

  • @LeylabashiirLeylabashiir
    @LeylabashiirLeylabashiir 11 дней назад

    Salmoy saan kuu jeclahay wlhi ❤

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 11 дней назад

    Alla tan saa ujeclahay 😂😂😂😂

  • @MaryanCali-c4g
    @MaryanCali-c4g 11 дней назад +6

    Salmooy Cali dheeri maga ciisa miyaa misa adaa ubi xiyay😂😂😂

    • @Asli256
      @Asli256 11 дней назад +1

      iyada ula baxday dee 😂

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 11 дней назад

      Oo ma hooya iyo aaba cadaan ahaa Cali dheere wiilkooda u baxsan lahaa 😂 cajabey cajiibey

    • @wadaniyadasumaya1974
      @wadaniyadasumaya1974 10 дней назад

      Ayada u bixisay 🤣😂

  • @SulekhaJama-v5f
    @SulekhaJama-v5f 11 дней назад

    Salmo sede uurka uyelatay waji maleh dadki dhan way ka dhiftay nag nol 😂😂😂😂😊

  • @SulekhaJama-v5f
    @SulekhaJama-v5f 11 дней назад

    Naso dear 😂😂

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 11 дней назад

    Ma fahmin 😂😂😂😂😂

  • @umutasniim20
    @umutasniim20 10 дней назад

    Salmay yutubka iga dabgey lacgtisa

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 11 дней назад

    All Somalia people Blazer

  • @shafiabdi5313
    @shafiabdi5313 11 дней назад +1

    Salma waan ku tageera abayo mcn ❤

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 10 дней назад

    😂😂😂😂 manta san uqoslay 😂😂😂

  • @asmaahmedomar1870
    @asmaahmedomar1870 11 дней назад

    😂😂😂 wllo wadika qoslisay

  • @hassanmoursal
    @hassanmoursal 11 дней назад

    Wan tagera wlhi Ghabadhan

  • @aishoali9044
    @aishoali9044 11 дней назад

    Salmo shekadada wn jeclhy

  • @Cuudali114
    @Cuudali114 11 дней назад +1

    Fariiso jiifka wax laguma cunee salmo

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 11 дней назад

    Lacagta ad ka hesho waa meeqo😅

  • @Najma9098
    @Najma9098 11 дней назад

    Jah qalbiyayyt❤🫂🥰

  • @farhioyusuf2643
    @farhioyusuf2643 7 дней назад

    Warkaga waa la fasirana ogow dhala cadey gadashada waxba kama ogid salmo

  • @MunaShoply
    @MunaShoply 11 дней назад

    Qusal batledahay sàlmay wake jeclahey

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 11 дней назад

    Walal dee gaalada madam qaawan gabar Muslims ah timeheeda waa cawro

  • @YuusufDheere-h2v
    @YuusufDheere-h2v 11 дней назад +1

    وينك يا زهره

  • @ubahcarfon8450
    @ubahcarfon8450 11 дней назад +4

    🤣🤣🤣🤣 Salam I love you abaayo you are very fine 😂❤

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 11 дней назад

    Sww hbo waan qosly. Waxaa kuu sheegaa xaalkasta aa ku jirtid allah xasuusnow. Wllo iyo hooyo way ku jecel yihiin. Reerka cadaanka dhineceena fiican tus. Caqligaaga sida wanaagsan u isticmaal. Isku day waxyaabo private kaaga ka duwan ii fiican soo dhig. Love Somali mother. Allah ha ku xifdiyo

  • @HiyaDiya-jf7hw
    @HiyaDiya-jf7hw 11 дней назад

    6:34 i aspires to be un bothered like you salma😂

  • @NagadFarah-d8n
    @NagadFarah-d8n 9 дней назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saharoadenhuis4106
    @saharoadenhuis4106 11 дней назад +1

    Add ban iskagaaaa jclhy wlly si dar ilhi ah❤

  • @FaisafaaraxFaaisafaarax
    @FaisafaaraxFaaisafaarax 11 дней назад

    somali waa cunsuri ok cadaanka kawaran

  • @AmaalDiriye
    @AmaalDiriye 11 дней назад +4

    Salmay cali dheere jakad kan ku nacay😂❤

  • @MaxamadSheekhdayib
    @MaxamadSheekhdayib 11 дней назад +1

    English si fcn uguma hadleysid

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 11 дней назад +2

      English Waddanmada inta badan maba looga hadla

  • @King_bladeball
    @King_bladeball 11 дней назад

    ❤❤❤😂😂

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 11 дней назад

    No sugar Salma

  • @NimcoAbdikadir-bk8rc
    @NimcoAbdikadir-bk8rc 11 дней назад +4

    Salmo aad ayan uga xumahay dhanka fmlkga i am so sorry lkn ogow gabdho badan aniga an kow ka ahy ayaa kula qawan dhibkas ee ha ubixin mcny❤

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb 11 дней назад

      Abayoy idinma fiicno ilahey haidin zoo hadeeeyo kole qaangaara tihiine waana ogtihiin danbigiina

    • @NimcoAbdikadir-bk8rc
      @NimcoAbdikadir-bk8rc 11 дней назад

      Najmo xbbti wala lahaa ookaa faanayo weye sheekadu in ley walaalsado wax walpo ay dhacan

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb 11 дней назад

      @@NimcoAbdikadir-bk8rc Haa xabbty in wax lasisku sheego oo laisi soo dhawysto ayaa wanaagsan somaalidan dadkey iska gadan

  • @hodanmohamud9564
    @hodanmohamud9564 11 дней назад

    Waxwalan waxbaigamagalin fariid

  • @MaxamadSheekhdayib
    @MaxamadSheekhdayib 11 дней назад

    Cadaan guurso hadana timaha qaawi hadana reerka afaarihiisa ka sheekee wa laga fcn yhy bal timaha qari is astur akhira danbaysa takale tuko

  • @someonerandom7796
    @someonerandom7796 11 дней назад

    😂 miskiin

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye 11 дней назад +1

    Cali waa magac muslime ma muslim baa just curious no offence

    • @NajmoAbdi-fk3pb
      @NajmoAbdi-fk3pb 11 дней назад

      Haa magalbu ahan laha maba ku xirmeysee haduu galyhye