Daawo Xaaskii hore Ee Dilaa Haashim Oo Arimo Badan kashiftay,cudurka uu Qabo,Dhiiga uu Cabo,Sababta.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 51

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 17 часов назад +6

    Kan shaydaan dhiigya cab ah baa ku jira ilaahay ku ciqaab 😢😢

  • @Qaraaxaysi25
    @Qaraaxaysi25 20 часов назад +4

    Gabadhan madama aytahay qofka ugu dhow ee lasheekaysanayay hashim ama is shukaansanayeen waxaa macquul ah inay xogo badan iyo sir ayka haysay sidaas darteedana uu udilay waayo qofka dilaaga ah qofka uuku adeegto ama hawshaas la og isna waa uu dilaa aakhirka Allahuma najayna😢

  • @salmah3062
    @salmah3062 15 часов назад +5

    Xitaa hday qaylido ma nairobi ba leysmqlaa qofka gurigisa u xiran eh

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 16 часов назад +4

    Koranto halagu dhejiyo si uu u hadlo oo uu u sheego inta qof oo uu dilay

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 16 часов назад +3

    Ninkan dadkuu cunaaaaa waa bahalka dumarka cunaaa

  • @farhanhamdi1483
    @farhanhamdi1483 17 часов назад +3

    Ninkan waa in la hordhafiyo bulshada ee togto ama stimar halagu qabo ee Nafta ha la dhafiyo
    Ninkan iyo shabab waxba ismadhaman

  • @Nuuriyonimco
    @Nuuriyonimco 14 часов назад +4

    Subxaanallaah, waxaa kaloo yaab keh, gabadhan haduusan qabin sidee ku dhacday in ay guri ku wada jiraan?
    Gabdhoow is ilaaliya oo ilaahay baa idin ilaalshaye diintiisa raaca. Muxram la aan ha bixin nin ajinabi hala keliyoon marka lagu leeyahay xikmad rabbi ayaa ku jirta oo ilaahay adoomadiisa iyo bahalaha ku dhex jira wuu yaqaanaa, adigaa lagu ilaalinayaa ee awaamoirta alle u hogaan sanaada. Habeen socodka joojiya, Nairobi xaaladeeda wax caadi ah ma ahan
    Gabdhihiina waa ku dayacan yihiin

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 10 часов назад

      Masha allah waa sax wllhi lkn dumarka aqli badan bayna leheem malaha sidee bay nin uraacayan gurigiisa subxanallaah 😢😮

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 22 часа назад +3

    Lahaula walaquwata illa billa😢😢😢😢😢

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 12 часов назад +1

    Maa gabadhii hore wuu jigjiga kudilay ayay kaa horeyse gabadhan ilmaha udashay

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 17 часов назад +3

    Ninkaan waa saaxir wayn malaha dadka waaba indha sarcaadiyaa

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 12 часов назад +1

    Gabadhaa maraykan joogtaa ha hubsato caruurteeda bilay bareen waxan uu reerki samaynayo caruurtaa haday kaxaysatana waligeed sidaas ayuunbau u gali oo kama gadhayaan sideedaa ha ku maqnaato gabadhaasi xataa meel ay joogto yaan la garan

  • @HusseinZiyad-j4s
    @HusseinZiyad-j4s 10 часов назад

    dilaa Wayn ayuu ahaa oo si qarsoon u laynaa gabdhaha. Kaligii kuma aha ee waxbaa jira .

  • @miskiali1471
    @miskiali1471 22 часа назад +2

    Subxana allah ninkan cudur lakasaynin ilhay hakurido aniga hoyadey malintii ay aragtay sawirka walashey waris shockgii kudhacay ayey lajiftaa wlhi xanun waye gawadhan sedo ugalay subxaana allah ilahow familkeda qalbiga uqawojii wandaremi karaa xanunkas wlhi

  • @shiinedheere
    @shiinedheere 14 часов назад +1

    Waxaanu wax caadiya ma aha ilaahay iimaanka kaaqaad arxan laawaysanaa

  • @OumalkaireHassan-q3d
    @OumalkaireHassan-q3d 22 часа назад +3

    Il était un grand assassin et professionnel comme je pense, il n' est pas seul.il y a d'autres qui lui facilite les tâches.vous verrez bientôt.

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 21 час назад +2

    Shaydan dhiigaya cab ah ayuu ahaa

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 11 часов назад

    Haladiloo wacelka wwacelka dhalay hoyadisa wasaha gaalka sheydhanka cadabta alle haku fogeyeee

  • @InaHabiba
    @InaHabiba 12 часов назад +1

    Waresiga marbu hadu audio yahay aniga mwaa kuqanacsani vedeo haso dubta

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 14 часов назад +1

    Haashim kadaasya wll dadcunka😢😢😢

  • @Shankaroongessod
    @Shankaroongessod 16 часов назад +2

    Askarta intu. Indho saracadiyo armu baxsada

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 12 часов назад

    Wlhi waaruntaa reer Nairobi cabsi badan ayuu galiyey ninkaan taksi xitaa waan Raaci weynay 😢😢

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 14 часов назад +1

    Wasuuxiya hadu keligii dilay midlale hadii afka lagaa cidho maqaylin kartid

  • @muhamudabdille743
    @muhamudabdille743 22 часа назад +3

    Xaaski hore wu dilahi so kad leed .adane way noshaay

    • @naimaadan2635
      @naimaadan2635 17 часов назад

      Ina abti dhi bey ehed gabada udilay hoyadhi ba kudartay, tani marhore ayeey kala tageen.

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 15 часов назад

      Walaal ninka shabeel nagood ayu aha gabdhaha quruxda iyo bidhantas gaabi ka lalada ayay kuraacaayen,gabadhan wa xaaski uu guurba ka bilabay,labo carruur ayay udhashay wanna carartay deedna USA utahriibtay, gabadha abtiigis dhalay ayado daadi uhoraysay uur ah ayu dilay..

  • @fadumoahmed6331
    @fadumoahmed6331 16 часов назад +2

    Ninkan baaritaan badan labaaro weeye meelkasta ku soo noolaa waa serial killer

  • @Sarb_fam
    @Sarb_fam Час назад

    Markay aaday supper market maxay u baxsan weyday ?!!!!!

  • @ahmedadan5393
    @ahmedadan5393 19 часов назад +9

    He was killing everyone with knowledge of activities, including his girlfriend. She died because she had some information.

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 20 часов назад +1

    Adkatay 😮

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 12 часов назад

    Sidey ciyalkeda uga carartay, waxay ka baqanayso side ciyalka ugaga tagtay

  • @MawliidAlk
    @MawliidAlk 14 часов назад +1

    Waadad cun qarsoonaa😫😫😫😫

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 22 часа назад +1

    TikTok ayaan kaan soo raacey

  • @AbdiSheikh-i3s
    @AbdiSheikh-i3s 18 часов назад +1

    Wa dadqalata malaha marku gabdhaha cunayo wuu isbadali bahal ayu noqon narta hala

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 11 часов назад

    Nakhskuu ku dhejiyey xubanaherda iibsadey

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 22 часа назад +1

    Naagtaan nin ayeeyo labo caruurta udhashey wuxuu yahey waytaqaan inuu dad wal yahey a way ogeyd iyada laftigeefa dad yaqaam halalaxiriiro jadanana waxay usoo baxdey inaani raad soogalim

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 12 часов назад

    Dumarku iyo tagsiilayaasha yayna aaminin iyo raga ku odhanaya waanu idin guursanaynaa ha laga hubsado dumarka iyo kuwa odhanaya waanu idin dhoofinaynaa ha laga hubsado aduunkii imika sidaas oo kale ayay u badan yihiin dadkiina waa la iibsadaa markaa iska hubsada dumaroow iyo dadka idin balansanaya xayaa dumar kale meel ha u raacina

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 20 часов назад

    Nunkaas ma ahan somali

  • @omargass-o5y
    @omargass-o5y 11 часов назад

    Malaha wuxuu lasosheqeeyey qoladii cadnaan khashoqi khaarajisey

  • @NastexaKurow
    @NastexaKurow 16 часов назад

    .iyaga dhan inta suuxiso mscal hooyadiis iney caruurteeda labaxsatey aheyd maxay. cruurteeda uga tsgtay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 11 часов назад

    Nin kaan xubnaha ayuu iib sadey

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 18 часов назад

    Cudurka juudaanka amuu qabaa oo dhiiga dadka ubaahan yahay waligay ma arkin qof sidaas ah ama miskaxda bu ka jiranyahay naxariis daro baa ka muu qata

  • @CaptainAbey
    @CaptainAbey 9 часов назад

    Ilow ninkan nasar iyo inta lasheygysa

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 17 часов назад

    soo tiilalahaa wuudilay midaan kale carurta udhashay maxe aheed maxe marhore ushegiwesay

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 16 часов назад

      Walaal jigjiga markuu joogay xaas baa ka carartay markaas ka dib baa gabar ehel dhow ay yihiin lagu daray taas ay ehelka yihiin weeye tuu jigjiga ku dilay inta la og yahay laakiin ninkaan kolay dad badan cunyey bay ila tahay

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 16 часов назад

    Sorry been loow ayaadtahay inkastoo ninkaas uu dilo gabdhaha.

  • @GadaaIslaamaa-j9i
    @GadaaIslaamaa-j9i 15 часов назад

    Balaayadu see isku danbeeyaan ayaa yaab badan.