Gabadha iyo reerkeeda 3 qof ee dhimatey inuu ku eedeysanyahay ma ogeyn miyaa?? Marka hadii qarinayeen meeqa qof oo kale baa qarineysey? Howshaan bahal hoos u qodan waaye. Waa in la laayo cidii ogeyd wallahi.
Culeyka inu dimo ayu rabi sidas ayu ukariyey umalen.primarily shrinks and loses bulk because the juices inside move to the surface during cooking and drip out or evaporate. Also, collagen melts and fat renders, and weight is lost as these liquified components leak from
Ma faanba marka hadal ama war aan lahubin shregesan ama qof aan wxa geesan laqiyaso ileen somalidu haday arkan gabar wadada maresa wa dhilo bay lasobodane? Nio sheko kale ha igalin tacsi notale somali dad mahane
@@dheemanlulahajji9072 mxaan ka dicya dad cunka waxay ku dhsheen dhagyso kulha mindi buu ku hayay iyo mobilkay qabtay wllo maa laga reebo hadii la ogaa inuu mindi ku hayay oo rerkoda mobilka ka qabtat
Rerka gabadha way u ciil qabeen waayo ilmahaagii aad udigayso o ku dhagaysanayn lama celinkaro inay is yiraahdeen ha ka soo war bogto oo aysan filanayn inuu qalanayo ayaa dhicikarta
Subaxnllah
Gabdhuhu wax haku qaataan raga ajnabigaa markay raacaayaan
Meher xalaal ah kumuu dhalan saan maqlay dad la aamini karo alaah haunaxariisto aamiin aamiin
Ilahay ha u naxarista
Gabadha waa yaab ninka caadi maba aheyn
Ilahey ha u naxaristo😭😭😭
Subhanallah 😢😢😢😢😢
سبحان اللّه نسأل اللّه السّلامة والعافية
نسأل اللّه السّلامة والعافية
اللهم سلم سلم
اللهم نجنا من شرّ سفاح نيروبي .
إنّاللّه وإنّا إليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها واكرم نزلها ووسع مدخلها
واسكن فسيح جناتك يارب العالمين .
Gabadha hore dayac reerkooda ka yimid bay u dhimatay waan ku raacsanahay wariyaha
Inaa Lillah wa ina ilehi rajicun dadkii nin kaan intaa qarinayey hala qabto
Acudu bilahi mina shedani rajim allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi 😢😢😢
Allaahuma Aamiin
لاحول ولاقوة إلاّ باللّه العلي العظيم .
Subxana allah. Xasbiya allah wa nicmal wakiil
Subhanallah 🥺
New Boliska ithopia wax naxrees ah Hala sugen
Waligiiba manoqon wll
Subxanallah
Mashaakilka dhan waa dadkan soomaalida ah ee inteey itoopiya iyo soomaaliya ka yimaadaan aqoonsigi wadanka loogoynayo mid lacag ku qaata iyo mid qabiil ku qaata in badan oo kamid ahna maskaxiyan waxbaa ka khaldan balse soomaalida inta uu ruuuxa dharka wato caadi ayeey u yaqaanaan.
اللهم نجنا من شرّ سفاح أبو سفافيح .
Cunaayay aa😢😮😮
SUBXANA LAAH ALLO SAHAL UMURAHA QOF DADCUN AHAD.KA HADLAYSAN BISINKA BISINKA ALLOW NA BADBADI
Salaamaat
Ninkan yaa huba inuu muslim ahaa
Waxaan maqli jiray war nimaan loo diranin ayaa sida waa maahmaah Soomaaliyeed
Kkkkkkkkk somali hadaan nahay waxaan nahay wada FBI somaha
Acuudu billaah
انا لله و انا اليه راجعون
Bahalbuu ahaa maskaxiyan halobaaro ninka
ISAGOO TUURAYA NA TUSA IYO ISAGOO WADO BACAHA CASRI BAA LAKOOGAA HADAL HA SAARNAANINE
Dad maaha hashim ee wa dadqalata
Acuudu bilaahi😭😭
Ninkani New police kii Abdi Iley haduu ahaa sidaasna u dhaqmay waa in la iska ilaaliyaa xiligisii dhamaan kuwuu la shaqayn jiray
Subxannallah
Soomaalidu waxay wado waa dacaayad warka xaqiiqada waa kan dawlada iyagaa laga warsugi
لا حول ولا قوة الا بالله
Walahi ninkaan waa nin waalan waa uu cunay ninkaan
Reerka gabadha dhalay waa danbiilayal waayo way qarsheen waxay ahad inay police hagaan oo soo sheegan jeel bay istaahilan gabadhuna yaabay lahad
Waqafan loceb asturen baltelka maxukufalaya hadugabDhidilY
Salaan iyo bogaadin kadib bahda Kaaraamardha TV waxaan idinka codsan inaad Culimmadda weydiisaan bal inuu jiro nooc Sixirka kamida oo Jiniyuhu qofka ku qasbayaan inuu cuno Hilibka Biniaadamka bal arinkaas Culimmadda weydiiya waxaani macquul maahee.😭😭😭😭😭😭
Subxaanalaah
Kaas askarta ilaaline inuu cuno midba mar macquul ah
Gabadha iyo reerkeeda 3 qof ee dhimatey inuu ku eedeysanyahay ma ogeyn miyaa?? Marka hadii qarinayeen meeqa qof oo kale baa qarineysey? Howshaan bahal hoos u qodan waaye. Waa in la laayo cidii ogeyd wallahi.
Bismilaahi raxmaani xaxiim waa maxay sheekadaan waalan ninku Jin miyaa?
Sheekada, Gabadha uu Qashay -
& tan tiri markaan Arkay Wuxuu -
Yahay baa cararay !!?
Subxanalah wale yan les aminin waye waxan qof dhan inla laqalo hadana lakariyo wax cadi maahan ninkan keligisa maahan waxan waa sil silad wana laogana
Juudaal muuqabay Bisinka
Meesha la iskarinaayo ya u soo socda dambi baarisba ma laha
Wiilkas. Soomaali.miyaa?
Haa
War niinku malahubaa in uu somali yahay aniga amxaar bu ilayahaye
Axmed Rashid walalkis waayo waayo wuu u egyahay
Wariye aan ku waydiiye suaal guriga ma kaligooda daganaa
Culeyka inu dimo ayu rabi sidas ayu ukariyey umalen.primarily shrinks and loses bulk because the juices inside move to the surface during cooking and drip out or evaporate. Also, collagen melts and fat renders, and weight is lost as these liquified components leak from
waaa dad la isu xarimay shanta beri maxaa laqabanaayey laga yaabee inta iy noolayd in bacsi lawaday qasaba😮
Musqusha ayuu kufalaashay lagayaabo
War ninkaan Koley Bini aadam ma ahane Muxuu yahay?😮😮😮
Ya soo dirsaday ninkaan? Yusalashaqeynayey?
More suspects arrested today by DCI
War reeraha waraabayaal kale ha Laga dhex baaro kkkkkkkk
Magaca micnaha Haashim malaha kas buu ula baxay
Wayaab
Walaahi ninka waa cabsicabsi waana murugo
Keynya miya jokta adiga
Ninkadhan jacketka madhow sidha ushekeneyso wa cabsi zaid ah wu kariye wu bisleye hilib ba lehe uw ..nimanki quburihi langata medka ku arke e kenyatiga aha waxey dehen lafa bes ban aragney hilin kumajirin cabsi badhn hada msege qorayo mataq ihaya
Nin noloow maxa aragti ku dhiman
Sirdoon ma ahee soomaalidu been iyo qashin bay Isla dhex wareegaan
😭😭😭😭😭😭
Ninka maxaa loo haa haayaa maa lakariyo marka amxaarka
Inaw maskaxiyan u xanuunsan yhy iyo in dad ka danbeeyaan oo team yihiin waa qasab in la ogaado
Ma faanba marka hadal ama war aan lahubin shregesan ama qof aan wxa geesan laqiyaso ileen somalidu haday arkan gabar wadada maresa wa dhilo bay lasobodane? Nio sheko kale ha igalin tacsi notale somali dad mahane
Qof 4 hablood dilay oo xasuuqay miyaa qiil u raadineysaa ?
Bal waxad sheegaysan eega yaa ogaa inuu ku hayay mindi maxaa looga qaban wayay
Adiga miyaaba,difaacayo baaris baad ubaahanntahay
@@dheemanlulahajji9072 mxaan ka dicya dad cunka waxay ku dhsheen dhagyso kulha mindi buu ku hayay iyo mobilkay qabtay wllo maa laga reebo hadii la ogaa inuu mindi ku hayay oo rerkoda mobilka ka qabtat
Rerka gabadha way u ciil qabeen waayo ilmahaagii aad udigayso o ku dhagaysanayn lama celinkaro inay is yiraahdeen ha ka soo war bogto oo aysan filanayn inuu qalanayo ayaa dhicikarta
This guy He was serial killer if He did that Subxaanallah
Cudurka judanka muyuqsbay tolow
Big serial killer weeyaan
Absamow ma dad cunid miyaa bilowdeen? Ilaahay Amarkii! Kkkkkk
Yaab ninkan siduu dadka ugu dhexjiray oo aan loo ogaan oo uu shaqayn ayey ta kale, naag badanaa war ha LA isilaaliyo
Faqasha xaarmajo huwantaa xaarmaajo faqasha xaarmajo xaarmajo
Siilka oromada waanu kadaalay
Oromo free
Oromayahay soomaalida kadhaxbax
Magaciisa runtah ma Haashim baa?
Mahat aya la daha
Caqli xumadaas iyo naxariis daradaasba cid aan ogaadeen ahayn kama suurtowdo ayagaan dhaqan soomaaliyeed lahayn oo itoobiyàan iyo madow la dhaqan ah subxanllh
Horta Ninku waa Qoloma Habaar wuuba qabaaye inkaar Allaha kuride
Maxa qolodisa laga faaiidaya hadii la ogaado
Waa Ogaaden Bahalka dadka cuna
Qabiil maleh keliya hala soo hubiyo inuu somaali yhy io islaam yhy waalina majirto qabilna looma nisbeyn karo wa shakhsi baalayo xun alle haku rido😢
Faqasha waa faqasha xaarmajo xarood waa xarood