Daawo Cod Sir ah oo laga Duubay Dilaagii waynaa Ee haashim&Gabadhii kale Ee Uu Dilayy Ama Jarjarayy.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 ноя 2024

Комментарии • 110

  • @ayajama84
    @ayajama84 День назад +4

    Wll mahadsanid. Alle hana badbaadiyo dhameenten

  • @SaharaAden-k4v
    @SaharaAden-k4v День назад +7

    Subxanallah ala maxa yaab isdaba yaal naxdintii daka wey ka dhamaan rabtaa sida loo naxaaye😢

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 День назад +14

    Qaladka waxaa leh markuu xaaskiisa jar,jaray baad soo dayseen waxaana dhibka keenay dadka qabiilka ugu hiilinaayo

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 День назад +1

      Hala Soo baaro guriga uu Ku Soo koray & Family history gooda Hala Soo baaro

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 День назад

      Hada kuwii qabiilka ku taageeray ayaaba cabsanaaya 😂😂😂😂

    • @imkhatray8099
      @imkhatray8099 День назад

      ​@@SkyStar592 cid qabiil kutageeri ma,aragtay adiga tiktok baan kujirnaa historigiisa yaga ayaba soo sheegay qabiil baa difaaci unba kuheysan wax kahadli difaaci maanan arkin wax habaari mooye umada beenta iyo hafaryada kadaa Iska hadal lama rabee

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 День назад

      Familkisa hala baaro iygane may dadka cunan iyagne

    • @Mohammed999-mg3lm
      @Mohammed999-mg3lm День назад

      ​@@qaalimusse8365😂😂😂😂

  • @MaamaNuuro
    @MaamaNuuro День назад +5

    Xasbunalaahu wanicmal wakiil allaha unaxariisto dhamaantood aduunyada wax aan lagu arkayn maleh

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +4

    حسبنا الله ونعم الكيل
    لا حول ولا قوة الّا بالله
    😎😎😎😎😎😎😎😎
    👂👂👂👂👂👂👂👂👂

  • @hodanbilan7489
    @hodanbilan7489 День назад +4

    Markii laxidhay isaga iyo hooyadiiba dawlada mustafe markay timi baa lasiidaayay hooyadii lkn gabadhii hore waylaogayd markaan gabadha raadinaynay waxay tidhi Ardo idinka unbay idinlajoogtaaye Muqmad uun hasoo raacin waayina maydkiiooRoog kuduubana guriguu udhexyaalay😢

  • @azaharahmed3045
    @azaharahmed3045 День назад

    Waa dadqal iyo qori ismaaris

  • @saidamohamed8097
    @saidamohamed8097 День назад +2

    Free Haashim kuwa soo qoray ha la dabagalo Ayagana amay la shaqaystaan

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 День назад

    Subhana Allah

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 День назад +3

    Qofka Human organ trafficking amuu yahay oo kelyaha iyo Beerka kala baxaa oo ganacsi ka sameeyaa dawlada Kenya arintaan si wanaagsan ha u baarto daalimkaan hablaheena Xasuuqay kuwa kalana waa ku maqan yihiin ilaahey hana badbaadiyo.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 День назад

    Ilaahay baa umada ka qabtey aayad quran ah oo ka hadleysa qofka qof dila baa ilahay ku yiri hadii aad caqli lee dihiin qofkii qof dila asagana hala dilo taasna waxaa ku jirta badbaado nafo kale oo laga yaabo inuu sii dililahaa lakin odey odeyasha qaar baa aduunkii qaribay

  • @UbahJirow-g9w
    @UbahJirow-g9w День назад

    Biismilah subhanaallh

  • @abdyaly2413
    @abdyaly2413 День назад +1

    gabadhan iyadaa ninka qarisey.. oo usoo adeegeesay.. kadibna abaal waxa uu uga dhigey inuu jarjar0..

  • @saeedhassan3589
    @saeedhassan3589 День назад +2

    Asc waxaan soo jeedinayaa in lala xiriiro DDS oo laweydiiyo in xagooda uujiro GABDHO KAMAQAN

  • @munira005
    @munira005 День назад +1

    (الله المستعان)😢😢😢😢😢

  • @Dekaelmi-xl7gb
    @Dekaelmi-xl7gb День назад

    Ninkaan wuxuu u dhahaayo gabadha ma arag iyo way tahriibtay waa yaan laga shakin raad gadasho caadi ah waaye ilaahay ayaana so qabtay fadexeeyayna alx kan habaar uma dhimana

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 День назад +1

    wariyahan rayaan bajaaj miyuu ladhashay agaah 🤙

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 День назад +2

    Ninkaan musiibada ah mxaa umada loogusoo daayay 🤔

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 День назад +1

    Bismillaah kan bina aadan ma ah balaayo kugu dhacdey 😭😭😭😭
    Alla Aabow maya maya subxaanallaah
    Inaalillaahi Wainnaailleehi Raajucuun

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 День назад

    Subxanalah Subxanalah Subxanalah its not normal the man is sick 😮😮😮

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 День назад

      He is not sick he is a killers

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад

    Subxanalah ilaahay umada haka bad baadiyo ninkaas dhiig yacabka ah ,haashim waa ahlu naar

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q День назад +6

    War ninka ayga aygu dhalay dumarkii soomaliyeed layey WA in la jarjaraa xayawankan cadowga ah😮😮😮😮

  • @daharosmanfilfil9760
    @daharosmanfilfil9760 День назад

    War waxaan ma dad qalataa dad qalato ayaan maqli jiraye

  • @mohamedamin-zz1ol
    @mohamedamin-zz1ol День назад +1

    qofku ma juudan buu qabaa xasbiyalaahu wa nibcawakiil ILAHAY shartisa dadka haka qabto 😭😭😭😭

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День назад

    Musiibo weeye

  • @somnews6954
    @somnews6954 День назад +2

    Naagaha ninba ma raaco miyaa ilaa tan iyo 90kii kaligoodbay socdaan diina way sheeganayaan

    • @Almaaz2.p
      @Almaaz2.p День назад

      Khaladkoda kowaad wa in aysan muxaram ama ragga qarabada aysan raacin tan labaad daruufta wa dhib wlhi kuwii hore Kas uma racin hooyo xanusan bey aheyd gabdhaha maamada ka wardonayeen oo wiilba Inuusan la joogin ba dhici karta

  • @fahima6666
    @fahima6666 День назад

    🙉🙉🙉🙉inaa lilaah Maskiin war Haashim wataa o miyaa Subxaana laaah. What nikaan ma hi baa wali guise hi lib ma cumin miyaa waan yaa banahay Walaahi subxana laa😭😭😭😭😭😭😭

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 День назад +1

    Maadaama uu hilib ceyriin uu cuni jiray markay Itoobiya joogeen amuu dadka cunaa hilibkooda. Ilaahay ha soo saaro intii ku caawintayba

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 День назад +1

    Gabadhan wa ogden qorane wa magac ogden tuug ehelu naar ah.

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye День назад

    subxanalaaah alle kusoqabay caloshu kasodhacday

  • @dhamoibrahim5154
    @dhamoibrahim5154 День назад +3

    Bisinkaa kan waba dadqaal

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf День назад +2

    Nigaa mawaajeyraa

  • @FatumoAli1
    @FatumoAli1 День назад

    subxanallah

  • @Ashley-451Y
    @Ashley-451Y День назад +1

    Shukaansigu kama ahay dacad wuxuu rabey kalsoonideeda inuu helo si uu ugu fududaato dilitaankeda Sidey ila tahay

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 День назад

    Ninkas dowlada kenya halaga codsado in nafta ladhaafiyo waa waraabe, hadi kale beri intalaso daayo ileyn mesha waa kenya e gabdho kale haqasho oo ha cuno😢.

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf День назад

    Waajiib iyo argagah

  • @abdimuhumed5546
    @abdimuhumed5546 День назад

    Asc arinta sharaxaad fiican maadan kabixinin oo si argagax kujiro ayaad uwarsntay ee sifiican noogu faahfaahi oo waadix ah oo gabadhan aad leedahay way jecleeyd oo wuu jarjaray arinteedu goormay dhacday xageeyse kadhacday goormaase la ogaaday bal intaas noosoo faahfaahi adigoo raali ah wlhy waanyaabannahay aafadanina waa mid noodanbaysay ee illaahoow umuuraha sakhir allaahuma aamiin

    • @dhaalboqortoyaa252
      @dhaalboqortoyaa252 День назад

      Gabdha 24 aya la wayey kdb 29 oct aya supermarket aya lagu arkay kdb waxay tagtay lavinton meshas hashim baa jogay kdb meshas ayu kudilay lkn ayada ninkan dowlada radinyso mxa uu geyey waba yaab

    • @nimcoismaacil7033
      @nimcoismaacil7033 День назад

      Maxa Tiri wllo?? 24 wala waayey? Hadane waxad leedahay 29 October ba la arkay????​@@dhaalboqortoyaa252

    • @dhaalboqortoyaa252
      @dhaalboqortoyaa252 День назад

      @@nimcoismaacil7033Haa familkoda 24 ugu dambysay lkn cctv aya laga arkay 29 aydo süpermarket jogta

    • @dhaalboqortoyaa252
      @dhaalboqortoyaa252 День назад

      @@nimcoismaacil7033hashimka ayey la socotay markas cctv laga arkay

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 День назад +1

    Yaab waaye

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x День назад

    Ninkaan waa masiibo

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur День назад

    Doowlada somaliya halagu wareejiyo maadama uu soomali yahay shouted haloogeeyo maxkamad ha.saaree

  • @hashimomar2136
    @hashimomar2136 День назад

    Please magaca feega ah hashim waa nadhibayaa waa loogu yero qatil majnuuuuun

  • @ABDULRHMNDarever
    @ABDULRHMNDarever День назад

    Asc

  • @CHINICHINI-i3f
    @CHINICHINI-i3f День назад

    Very Sad 😢😢😢😢

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 День назад

    Mustafe cakjaar ilaheey haka jaseyo a saa dad kaan masuliyadooda laga rabaa ha bixiyo diyada asaa soo dayay ninkaa

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p День назад

    Goormuu dilay
    Miyey kaa horaysay
    Familkuu laayaye

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 День назад

    Ninkaan keligii ma,ahan ee baritanka haloo dhereyo walahi wa cabsi cabsi 😮

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День назад

    Bidhaan gabdhii ugaadheys aheyd yaa dilay

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n День назад

    Walee waa runta caqliga ha waayin qofkas iyaa dad soo dha weenayan yaab

  • @KiinCismaan-r5l
    @KiinCismaan-r5l День назад

    😮

  • @nimcoahmed6361
    @nimcoahmed6361 15 часов назад

    Wuu waalan yahay

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow День назад

    Walahi was mucjiso amuu dumarbadan oo kale lasyey

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 День назад

    Nagtuu la hadlayo waxuu rabay in uu jarjaro ayadana

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 День назад +4

    War wuxu muxu ahaa bahal ayaba ahaa Ilahay ayaa umada kaqabtay hala togto yuu xabsiga kaso baxsane balayada 😢😢😢😢

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 День назад

    Ninkan maskixiyan in uu xanunsana mala baaray
    Labiskisa ha arkine

    • @amataallah2026
      @amataallah2026 День назад

      Maskaxdi qof bini adan ah u ku jar jaray oo qariyey ba ku jirta no marmarsiyo

    • @Adan974
      @Adan974 День назад

      Meel laga mahaayo ee waasheydaan dhiigya cab ah

  • @MahafAli-jf9jc
    @MahafAli-jf9jc День назад

    Ninkaan beer ka iyo kalyaha buu kala baxaa baan umalaynayaa

  • @LadanMohamed-c1g
    @LadanMohamed-c1g День назад +1

    Ma gabar kalaa

  • @MUSTAFAli-s2d
    @MUSTAFAli-s2d День назад +2

    Sub xanalah😢

  • @ABDIRAHMAN5558
    @ABDIRAHMAN5558 День назад +1

    Ninka Mala Haaya iminka
    Mise Waa Ka Raadinayaa

    • @Naisa641
      @Naisa641 День назад

      Waa laqabtay alxamdulillaah

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 День назад

    DOWLAD KEENAY WAA IN AY SHARCI CISUB U SAMAYSO SOOMAALIDA KAAS OO KU SALAYSAN DIINTA ISLAMKA SIDA DALKA NEYJEERIYA AY DADKA MUSLIMIINT AY ISUGU XUKUMA DIINTOODA SIDA GACAN GOOYAD QOFKII QOF DIL LOO DILO IYO WIXII LA MIDA AH

  • @Ali34388
    @Ali34388 День назад

    xasbuna Alaah wanicmalwakiil 😭😭😭🤔

  • @SabiriinOwlipax-z7i
    @SabiriinOwlipax-z7i День назад

    Subxanllh Allow na amanso😭😭🤲🏽 😢

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye День назад

    waxa layabay cccamira marki hada lahely vidioga marke waxaas dhacayaan maxalosoqaban wayay bisinka iyo yasiinka

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День назад

    😢😢😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День назад

    Ninkaan wuxuu ku dhiman gaalshiraha

  • @sahraabdi8280
    @sahraabdi8280 День назад

    Ninkaan judaan miyuu qsbaa waa in labaraa

  • @ShukriBiyole
    @ShukriBiyole День назад

    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 День назад

    Wiilka amuu jini ku dhex jiraa oo kushaqeysanaa

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 День назад

    Wa fuley dumarka ka adag
    Alle kuqaad wa dilaa liita maskaxiyan ma lobaaray

  • @suubanraage9059
    @suubanraage9059 День назад

    Amuu itoobiyan yahy ninka

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 День назад +1

    Bisinka ma kilyaha ayuu ka ganacsada

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir День назад

    Waxaa laga yaabaa inay yihiin shabakad balaaran oo xubnaha dadka ka ganacsata

  • @azaharahmed3045
    @azaharahmed3045 День назад

    Gaalado waxaay yirahdaan serial killer

  • @aslimahammed5911
    @aslimahammed5911 День назад

    Khasab waa cunaa

  • @shinaali6574
    @shinaali6574 День назад

    Kiliyaha iyo berka wu gataa.dhigana wu cabaa

  • @SafiyosafiyoSafiyo
    @SafiyosafiyoSafiyo День назад

    Talow hooyadiis ma jar jarey

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 День назад

    Niman jira cururkaas qaba markey meyd noqoto fuulaa

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s День назад

    Ninkan Halo baro sifican wayo xubnaha dadka miyu kagacansada wa yabe

  • @SafiyosafiyoSafiyo
    @SafiyosafiyoSafiyo День назад +1

    Ninku dumarka maxuu karabaa waayaabe maba arki karo alle ku cadaab

  • @hyy610
    @hyy610 День назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @qaalimusse8365
    @qaalimusse8365 День назад

    Askarta amuu cuna

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 День назад

    Somalidu waa dadka kaliya ee dambilaha garabka siiya

  • @aslimahammed5911
    @aslimahammed5911 День назад

    Marka hooyada hakhalo

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 День назад

    DEEQO GURIGIISA MEXEY KA DOONATAY

    • @dhaalboqortoyaa252
      @dhaalboqortoyaa252 День назад

      Ino dilo ayey uu tagtay nin dowlda radinyso bay gurisa adi

  • @FarhanAyub-v1s
    @FarhanAyub-v1s День назад

    Wan ka xumahay ninkan dilaga ah maxaa dadka loga qabawayey musiba ha ku dhacdo dad cun miya

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf День назад

    Ruuti wamurugo

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 День назад

    Yaab waaye

  • @XD_naya
    @XD_naya День назад

    😢😢😢😢

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 День назад

    Yaab waaye

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 День назад

    Yaab waaye