Filmka ka danbeeyay dagaalka Qorilugud: Hayooydii maalintii dhawayd iyo hiiladii arooska u ekayd waa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 228

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 15 дней назад +5

    Guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskalle ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🏇🏿🏇🏿🏇🏿💪

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 15 дней назад +14

    Maashallah MY SISTER FARIID ❤

  • @AbdiqaniIsmacil-m8o
    @AbdiqaniIsmacil-m8o 15 дней назад +10

    Garaadsan media🎉❤

  • @cabdisahalabdisahal9015
    @cabdisahalabdisahal9015 15 дней назад +3

    ❤asc gabadha yada magacaa hajiro iinsha allaah

  • @AbdullahiBarre-t9e
    @AbdullahiBarre-t9e 15 дней назад +3

    Subax wanaagsan qalasadda. Waa reer Garoowe.

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 15 дней назад +2

    Guuleyso Guuleyso Guuleyso war fiican baad keentay.
    Mahadsanid

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 10 дней назад

    Jabar keclo.oyadaa ayuunbaa ku go,aysa
    Markasta xabad ayaanu idiin haynaa waxba naago ha soo dirina
    Wixii dagaalka u baahani ha soo galaan lkn.habar jeclo sidaa ayaan qoriga ula kortaagnahay

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад +5

    Jubaland Ayaan ka soo jeedaa,Kumanaan Ogaadeen iyo Mareexaan ah ayaa idiin socda.

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 15 дней назад +1

      Soosoco cagdheer iyo salwayneey

    • @slandprince7210
      @slandprince7210 15 дней назад

      Waa kuwa lagu guumaysto Itoobiya iyo Kiiniya soo soco.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад +2

    War ileen anagaa wax aragnay marka aad jeel majnuun jiiraan la tahay waa tan oo kale dad waalan oo shaaxiday weeye war ishooda aynu ka ducaysano geel ha la qalo iyo allah bari quraan badan ha la akhriyo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 дней назад

    Waa munaafaq somali baa biyey Allow isllaamka ka qabo Aamiin

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад +11

    Mareexaan ayaa dagaalkaas soo galaya sida aan maqlay...meel Mareexaan yimaadaan balaayo ayaa ka dhaxaysa,waa xabbad kulul yihiin,mana soo jeestaan.aniga kula hadlaya Hooyaday iyo Ayeeyaday labaduba waa Dhulbahante, and I am from Kismaayo.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 14 дней назад

      Waxas adigu xaar Kenyan ka ahow!
      Tolka balad xawo lagu kufsaday wax u taar first.

    • @Ahmeddauud-g5z
      @Ahmeddauud-g5z 14 дней назад

      @Abdul253dj Kenya anigaa Leh.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 14 дней назад

      @@Ahmeddauud-g5z
      Hadi aad leedahay maxa lagugu kufsada marwalba!!

    • @Ahmeddauud-g5z
      @Ahmeddauud-g5z 14 дней назад +1

      @@Abdul253dj yaa I kufsaday 30 Sano Ayaan kuu talinayey.

    • @Abdul253dj
      @Abdul253dj 14 дней назад

      @@Ahmeddauud-g5z
      Malin kasta sowta barortu iska qabsata ila balad xawo 😅🤣🤣😂

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 15 дней назад +5

    Idoor wax Ka fuleysan Ka faan badan waligay ma ,arkin war darood hooyada wasye dhulbahante ayad Iska celin waydeen darood wakii lafaha inad qadadto kugu kaligay so soco siradey

  • @HASSANYey-x1r
    @HASSANYey-x1r 15 дней назад +3

    Walaashay waxaan kugu waaninayaa cabsida eebe

  • @GuuleedIdiris-ly3rw
    @GuuleedIdiris-ly3rw 14 дней назад

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
    Wll qali waa runta waa haday u
    Suurta gasho

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 12 дней назад

    "Iidheh iyo ogeysiis" I like it. That is exactly what it is. In English, it is called "leak" and disinformation.

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh 15 дней назад +1

    Now you know hundred percent, he’s coming back for another five years mashallah

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 15 дней назад +2

    Caqli xumada iiddoor qabiil yar ayey ictiraaf ladoonayaan
    Wuxu akhlaaq xumaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 15 дней назад +2

    ssc khaatumo guul iyo gobonimo ciidan iyo shacaba iyo maamul iyo dhulba ilaahay sharaf iyo guul haidin ziyaadiyo

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 15 дней назад +2

    Wasidas ader barakalah fiik❤❤❤❤❤

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist 15 дней назад +3

    QORILUGUD MA HOOYAADAA BAA LEH DOQONEEY WALAAHI WAAD KIBIRTEEN LAAKIIN MAALINTII DHAWAYD DHIRBAAXO AYAA IDINKU DHACDAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 15 дней назад +3

      Waqtigii beentu waa dhammaaday,
      Wax weliba waa I tus oo I taabsii !
      Meydkiinii ayaad ka cararteen, oo aanu kala aasi kariweyney. Kkkkk
      Xaqiiq sida balkaa laydiin daadshey,
      Caaqil muuse-saamiri , ina kaahin iyo saleebaan gaal ayaa xaabada naarta idinka dhigtay.
      Beeney waa run !

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 14 дней назад

      Bal telegaranka tag adaa arki waxa iidoor kudhacay

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 15 дней назад +2

    Gadhxejis waa seegeen.dhinacwalba
    Sidii habar jeclo ayaa xaabo laga dhiganayaa
    Codna lama siinayo

  • @seed3966
    @seed3966 15 дней назад +2

    Muhiimadu reerkan xanuun daarood ladhaho bey qabaan ee maxaa udaawo ah ????????????

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад +4

    Dagaalkaa annaka oo MR wali Maa aan soo galin,laakiin walaalaheen Dhulbahante in aan garabkooda istaagnaa waa ku khasban nahay,Diyaaradana waa soo gadanay 3 Diyaaradood maalinkiiba 500 wiil Ayaan Laascaano ama Buuhoodle keeni doonnaa,car car car isku daya in aad Ilma adeeryaalkeen dhishaan.

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 15 дней назад +1

      Viva tolKeen MR❤

    • @NimcoSagal-d3m
      @NimcoSagal-d3m 15 дней назад

      Macaaac😂😂😂

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 15 дней назад

      Yaa surre kaacelinaya?

    • @Ahmeddauud-g5z
      @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад

      @@MashaAlllahAlhamdullilah surre hal jifo oo reer Diini ah ayey is hayaan,hal maalin Ayaa iyakoo Dhan Lagu dhamayn karaa,laakiin Mr ama reer Diini Maa doonayaan in ay suubiyaan taas,sidaa ula soco sheekada doqon yahay.

    • @Ahmeddauud-g5z
      @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад

      @MashaAlllahAlhamdullilah magaca qurux badan ,qabiil madoowe oo fool xun ayaad isku darsatay.

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад +4

    Daarood isagaa Ayaan is aqoon.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 15 дней назад

    Waryaadheheen hadalka aynu leenahay waa layna waydiinayaaye Alle ha laga baqo

  • @ismailmohamed5553
    @ismailmohamed5553 15 дней назад +1

    asc garaadsan qurux badan❤❤❤

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 12 дней назад

    Inkaahin dadkiisa in la shido ayuu u hawl galay waana balan in la dhidayo dadkiisa
    Tuug tuug dhalay
    Waa in cadawgaa illaahay la dabar gooyaa waxaas cadawga illaahay ah raacay

  • @CabdikiinYuusuf-sr6cp
    @CabdikiinYuusuf-sr6cp 15 дней назад +1

    Garaadsan,walashey

  • @SafiilPnotarychannel
    @SafiilPnotarychannel 6 дней назад

    Warkii NIN daarood ahi soo qarxiyey ayay dafiraysaa tan WAA mowqifka daarood,

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 15 дней назад +2

    Maafiyada Isaaq waa waxan Odayaashan Cuqdadayaan oo ku qaraabta waa nala laayey say Shacabka Isaaq Xaqooda u Cunaan maskax maydh. Bay ku sameeyeen Shacabka intooda caqliya yar. MALIIBAANA YAASAHA LAGU LIIBAANEY oo Calooluhu waa waynaadeen Dhalin yaradii Isaaqna Dabkay saarayaan Odayaashani

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh 15 дней назад

    Now you know hundred percent, he’s coming back for another five years

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 15 дней назад

    Faqash isa soo wada raaca car kaalaya Caaynaba iyo Ceerigaabo.

  • @HarrisM-mz1vq
    @HarrisM-mz1vq 15 дней назад

    "Nin la dilay maxa ku jaban"
    Tani waa dad cun. Afku dhiigle, gacan ku dhiigle, lug ku dhiigle. Intuba waa tano kale

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 15 дней назад +1

    Good 😮

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад +1

    Daarood ma ayna Arkin, Ogaadeen ayaa daris la dagaalkaa a Kuma Jiro,Dhulbahante oo Kalita ayaa Laga qayliyey.

  • @MohamedHussein-rn8ow
    @MohamedHussein-rn8ow 15 дней назад

    Fariid iga karbaash huunada Ina adeer

  • @FaaraxFaarax1991
    @FaaraxFaarax1991 15 дней назад

    Helo ilko weyn

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 15 дней назад +2

    NO MORE IDROOOO WAGAASH IDROOOO QUMUUALUUD.

    • @DiiriyeNn
      @DiiriyeNn 15 дней назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 15 дней назад

    Yaa sacabooley ah Islaan waxaad tahay aan Aqoonta lahayn ee cuqdadi hayso,
    Garxajis waa ku waad khaatumo ku samaysatay, ee aad Xiniinyahooda ku fadhida ,
    Waa raggii cunay Siyaad Afweyne ,
    Haysku doonan,
    Ku Ekow, Muse Judaan,

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 12 дней назад

    Kuwaasi garxejiska ahi dhan kasta way ka hoogeen garxejis
    Si kasta waa loo gumeeyey

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 15 дней назад +3

    Daarood been hska sheegina Daarood Cidna Cadaw kuma aha ee beenta kadaaya Umada Ruuf yaamiin yahay isku diraya Umada Islamka ah ee Soomaaliyeed Allaah baanu idinka Magan Galayee

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 15 дней назад

    Riwaayada iidoorka iyo waqtiga eey ku aadsadeen sida ufahamtay baaba cajiib ah. Dagaal sanad ka badan socda maxaa baroorta iyo iyo hadal duubista iyo dagaalada kusoo aadiyey. Iyagaase weerar ahe yes weerar ku ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 15 дней назад

    Walee iidoor waxaan kalla garan lla ahaya inaya wada dhimirka yihiin iyo inya filime jillayan😏

  • @AhmedDhere-v6m
    @AhmedDhere-v6m 15 дней назад

    aad baan kuu salamayaa kuuna jecelahay, hartiga ama daarood ha kala gurin

  • @xalaanxareed8911
    @xalaanxareed8911 15 дней назад

    Ilahay ka baq dadka haysku dirin qabri madow ayaa kaa danbeeya qofna kula gelayn camalkaaga mooye

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад

    Waxaan daawaday clip uu shiikhoodii dhintay aadan siiro uu ku khudbaynayo in dumarka dhulbahante la wada guursado ragana la nadaamiyo intuu qoslay I still remember

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 15 дней назад

      😂😂😂 alle ka cabso wll ma dhici kartee aadan siiro miyanu wadada ahayn

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 15 дней назад

      Maxaan u hafrayaa qof dhintay hadalkiisaas youtube buu ku jiraa

  • @mohamedhussien9271
    @mohamedhussien9271 15 дней назад

    Waa umad uu horboodaya Mujrim nijaas ah oo yahuudi cuqdad bay ku dhimana yaan walaal

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад +1

    Daarood iyo Iidoor Isma Arkin,Dhulbahante ayey is garanayaan, Ogaadeen iyo Mareexaan Isma arag.reer Caabudwaaq ayaa Hadda soo socda.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 15 дней назад

    Wallee waa naag adag fariid kurid

  • @mussejama311
    @mussejama311 14 дней назад

    Hadayba iska carab ahaayeen inimadu!!
    Kamaanay soo shaqayn!!

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад +1

    Nimankooda waalan yaa soo tusa dariiqa furimaha SSC...... hadii hal laga dilay maqli mayno dib dambe nin waalan baa idiin soo galay dambe

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 15 дней назад

    Ciidamo ugandha ayaa la keeni buuhodle oog jabuutiyana

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z 15 дней назад

    Kismaayo Ayaan ka mid MR Ayaan ahay,waligay qof Isaaq ah Maa Arkin.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад +1

    habarjeclo waxay ku faantaa in ay leeyihiin dhaqanka dawacada oo gaatamaan waa in sida dawacada loo dabto loo dabtaa reerkaas

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад

    Habarjeclo waa is mahadiyeen 34 tii sano ee u dambeeyey ayay ilaa lascaanood yimaadeen waa yuhuuda soomaalida waa in la iska qabto si deg deg ah

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 8 дней назад

    Waa kaahin dhiiqo

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 15 дней назад

    Reerka isaaq iyagaa dhibaato isugu filan iyagaana isku baaba'aya ama waxeey noqonayaan qaar ciidan ah iyo boqortooyo ah

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 15 дней назад

    Garxajis hub ma haystee kaalaya Ceerigaabo sidaadii aad kaxdide

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam 15 дней назад

    waa.runtii.CoLadbaa.kajirta.Gabadha.Adigu.dhanbaatahay.nin.waaLan.baa.LAdilabad.ninkii..1oo.ninbaa.Loogu.Aaray

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 15 дней назад +1

    Darood makala maqna amiin 😂😂😂😂😂😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад +1

    Waxay daawadeen daarood ku shiray cumaan oo ay isku dhererinayaan ......

  • @UmerAhmed-xy7dt
    @UmerAhmed-xy7dt 14 дней назад

    Ch

  • @SaciidYusuf-sf9lt
    @SaciidYusuf-sf9lt 15 дней назад

    Waa xaq daarood inu sidaa aad sheegten samayo laakin hadlkaas waxba kamajiraan

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 15 дней назад

    dawladan ka hor lama aqoon dhaqankan cadaw cadaw iyo waxaas waxaas baa ka danbeeyey runtii dalku cadaw aan kulmiye ahayn male

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 15 дней назад

    Shaaglaad

  • @justaweirdo8377
    @justaweirdo8377 15 дней назад

    Asww Adeer waxaad tahy of yar ee waligaa dab ha shidin, isku dirkana ha ka shaqeysan . Ilaahy ka baq waxaad u egtahy qof diinleh

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 15 дней назад

    Waligey anigu maan arag iidooor reer kaliita daarood bey saacadu kaga fadhiisatay loomana oga waayo hadii aanu dhib larabno dir waqooyi oo idil iyo dhulbahante isagama aanaan dhex baxneen kaliya oo ay daarood ugu rafanayaanna waa diidmada ay diidayaan libinta dhulbahante uu kagaadhay iyo abaahada uu kudhuftay uurka ay uqaadeen in ay usaariyaan in ay daarood usaariyaan ineey udhalayaan bal in ay udhaanto dhulbahantaa kareeyay in ay ubadalaan daarood guud baa naga wada reeyay iyo sideebuu dhulbahante isaga kaayo celiyay oo hadaba dhulloos miyuu useex seexan lahaa isaga oo laleynayo dabacayuun waxay noqdeen dacawadii tiri wax baan soowasayaa ee iyadu lasoo wasay ee iyada oo uur lihi timid inta kawaansamayaani kuwada ilma adeerro yaal oo waliba joogsan waaye.e inta aad kulligood wada qabataan halayninee filimaan anshax xumo ahi kawada duuba sida reer galbeedku boqorada carbeer qataataha ugu wada haystaan oo kaleeto si ay idiinka edabsadaan iyaga usu wada jeediya oo iyaga oo iswada dhuuqaya vaarar halaga wada qaado si ay cudhaadhe qabsi ugu haysano ileen ilaahay kabaqi waaye oo wax kale oo aynu kaga nabad gallo oo ay dhulkooda inagaga joogaani lawaaye garaadsan mahadsanid 💯🍇☂️

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 12 дней назад

    Beel yar oo dowlad sheeganaysa dhul aanay lahayn ku riyoonaya

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 дней назад

    Oo hada itaalka garxejis ma siyaasad buu is leeyahay ku hel in uu futada u soo ruxdo dagaal dhulbahante... miskiin garxejisku waa cali baystayn marba meel firimbi looga yeeriyo

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 15 дней назад

    Walee darood wa dowlad salwayn waayo xamar oo citiraf haystaa ka huleeshay nabadu wax la diido maaha

  • @SaadoMaxamed-to2wg
    @SaadoMaxamed-to2wg 15 дней назад +1

    nin xanuusanaya ayuu ahaa laakiin anigu waxaa joogaa berbera waxa kabuuxa dhbht ganacsato Deegan sharable array gaadiidlay waa yimaadaan way kabaxaan yaa maxaa loo diliwaaya

  • @Haybajama
    @Haybajama 15 дней назад +2

    Gaaradsan geesiyad

  • @faizam523
    @faizam523 15 дней назад

    Yowyowdii baa iidoor ka dhanaatey rag iyo dumarba😂😂😂😂😂 ninkii soo joogso laga waayo soojiifaa laga helaa.

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh 15 дней назад

    guul Somaliland😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 15 дней назад

    GARAADSAN SUBAX WANAAGSAN XAGAYGA INAADEER ADIGAA IIGU FILAN WASAQDAAS CABAADKA WEYN.

  • @abdinasiradam6776
    @abdinasiradam6776 14 дней назад

    Naa oorod. Kadheex baax. Dhiilayahay. Dhiiiladu. Dhashaay. Raaga siilkaaga waayn. Kahor leexi. Yaa. Beerkaad. Alaa. Xoorfaad

  • @cqaadirmaxamed-v2k
    @cqaadirmaxamed-v2k 15 дней назад

    Hacabaadina ee wax iska celiya huwaneey

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 15 дней назад

    Naayaahe aan war ku siiyo huuno ee colaada sokeeye aad hurinayso iska daa waa la dhimanayaa qabri ayaa ku sugaya, afku dhiigle ha noqon, dadkani waa dad wada dhashay oo koleyba way heshiinayaan ee nabada ka sheqee,

  • @MuxuyadinCabdisalaan
    @MuxuyadinCabdisalaan 15 дней назад

    Na ololaha weyi waxa uuka hadlaya maha doorasho

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 12 дней назад

    Habar jeclo waxaa loo adeegsanayaa ina kaahin xaarwayne walle habar jeclo isagaa u dhameeyey way laysu tegayaa hadii edeb daro la joojin waayo
    Isaq lacag nagama gadna ssidaa kuwaa durarka lagu aasayo ayuunbaa iyagana duurarka loogu aasayaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 15 дней назад

    Waad Soo uraysaaye malaha maquaysatud

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 15 дней назад

    Daarood wax ladhaaba majiro ee ujeedadu waa garxajis u diid mansabka garxajisaw ha soo dhawaanin iska hawl yaraysta kolaba waa lagushubanin way kushubteenba allah garxajis maxaa mu dhacay 😮😮😮😮😮😮😮😅😅😅😅😅

  • @ironmansolariofficial
    @ironmansolariofficial 15 дней назад

    Garxajis ilaahayna way isku direen daaroodna way isku direen, muusena waxba iskaga ma tiriyo waa reer uu jabsaday.

  • @Raho339
    @Raho339 15 дней назад

    SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 15 дней назад

    Ictoraaf xaaaaran ayey ka tahay inta daarood aduunka ku nool yahay xaaraan ayey ka tahay

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 15 дней назад +2

    Naagtan.Waa..Doqonta..Daaroodka..Doqonta..Doqonta.Doqonta..DhuLbahante.

    • @Mideye157
      @Mideye157 15 дней назад +3

      Ada doqon dhareer weyn ah. Ma gaadhi gartid gabadhan

    • @faizam523
      @faizam523 15 дней назад +2

      Naa meesha dhareerka kala dgex bax, iidoor wax ka doqmo badan aduunka kuma noole, iyadu abtirsiin iyo isir ayeyba leedey adigu ayaad gashaa oromo fooqal oromo.

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 15 дней назад

      Qashin adaa ah xikmadna ma lihid maadaa gaara gabadhan

  • @HindaAaden
    @HindaAaden 15 дней назад

    Naa cabdi madoobe moo dhinty bal ta nooga soo waran 😂

  • @yusufbarud7034
    @yusufbarud7034 15 дней назад

    Naa naga tag nacasbaadtahay,wuxuu yidhi kaanbayn lagama qabanayo ee doorasho muu odhan markaa maxaad beenta ku falaysaa, imada ka xishood.

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 15 дней назад

    Maxaad ka heli naftaada utali Abaayo aakhiro Umahalidontid

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 15 дней назад

    eeriyada qorilugud sow kumeydaan jabin .candhoweyn faanbaa la fadhidaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 15 дней назад

    Meesha daarood ma joogo ee iiddoorkan yaa wax u sheega

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 15 дней назад

    Wax wad wadkooda inaga daaya idinkaba magac u samaynaayee

  • @massmass8300
    @massmass8300 15 дней назад

    Waa caqligii abu gadhaa xagay taal Somalian ta la ictirafyaa
    Wale ku daqar xayawaankiiyw

  • @MohamedHussein-rn8ow
    @MohamedHussein-rn8ow 15 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 15 дней назад

    Daarood muxu ku falaya rerkaa yaroo laangaabkaaa

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv 15 дней назад

    Balo alle haku rido

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 15 дней назад

    SIIL BARUUR NAAG BUURANI WAA GUDAAFAD U REYSO

  • @samirr546
    @samirr546 15 дней назад

    Dumar xiniinyo jaraya mayd isku sawiraya faydan oo qoryo Sita reer abti iyo xigaal eegay in la fuulo raba oo yidhi muuse juudaan ii qabta aan kudoe kuwii dagaalka hogaaminayey daroogo ku gadayaan dal kale dumarka qaawinayaan oo adoon u duinayaan si ay lacag baad ah u helaan dacwo ku socoto kuwii a hogaaminaysayna ka carareen,dhiiqo ayaa lagu wada jiraa Ina adeer tiisaba daryeele ayaa duul kale ka hadla
    Meel Allah sharcigiisa lagu maamulayo oo dadku walaalo isjecel yihiin inta Allah lala kulmayo somaliya ma ku garan ,sharafi way dhamaatay cid la canaananayaana ma jirto,dadkii fidnada bilaabayna ha ka xaaxaabeen!!!!

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 15 дней назад

    Garaadsan wll isaaq maalinrii ugu dhoweyd inuu helo Aqoonsi waxay ahayd
    Maalintii uu itoobiya joogay oo farmajona yiri waxaan idinku wareejinayaa kursiga soomaaliya ugu sareeya hadii marka isaaq siyaasad leeyahay ama wax ka yaqaan siyaasad
    Waxay ogolaan lahaayeen in ay raacaan tanaasulkii farmaajo hargaysana ka dego isaga iyo Abiy
    Ka dib markii ay kursiga qabsadaan oo ay lix bilood hayaan inay dadkoodana u sheegaan mudadaas fahan siiyaana inaan lixdaa bilood wax kala go ah la soo hadal qaadin ka dibna ay baarlamaanka ka dhaadhicaayaan in soomaali midowday lacagna siiyaan baarlamaanka yiraahdaana waxan rabnaa in Afti dadweyne laga qaado somaali land maadaama la midoobay
    Ka dibna loo codeeyo ayna sidaas ku go,aan
    Taasina way seegtay
    Marka maalintaas bay ugu dhowayd
    Jaanis dame oo soo maraayana maaha kkkk

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 дней назад

    waxan waa Argagixisoh waxaa wajibah in lagu jihadoh