khaatumo waa baradho kulul oo dhulbahabte ka cadhooday 😂😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 ноя 2024

Комментарии • 17

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 3 часа назад

    Daaroodow hawiye wuu toosay haduu hurday

  • @asxaabi
    @asxaabi 6 часов назад

    Baradhada garaadada ayaa kululeeyey

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 6 часов назад +1

    Walaahay Majeerteenku Waa Dadka Somali Ugu Calool Wanaagsan.

  • @MohamedNur-p2b
    @MohamedNur-p2b 3 часа назад +1

    Galmudug hadey burtinle shegato afka waa laga shegan karaa waa anigoo dhahay mareykan anigaa leh waa sidaas oo kale

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 8 минут назад

      Sanag o ay hal tuulo kuleeyihiinba meelwalpa ana leh bay lataaganyihiin mrka afka haday noqoto wadanka somaliya dhan rerkan afkay kuleeyihin buhodle iyo laascano way aamini laayihiin

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 2 часа назад

    Reer Kan dhulbahane dawlad ayaa Ka kuntay 1 magaalo wax dhaafsana mahan😂😂😂

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 Час назад

      Xasidnimada somalida kudex nool waa adiga ooo kaleh. Kufarxa wax walba ooo dhulbahante ka hadlayaa yaa tahay. Ball nonsheeg.

  • @MohamedNur-p2b
    @MohamedNur-p2b 3 часа назад

    Dhulbahantaha waxaa ku badan wax ma garadka

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 4 часа назад

    Oo hadii punti laan dunto adigu ma jiraysaa. Miskiin.

  • @mussejama311
    @mussejama311 5 часов назад

    Haday khaatumo baradho tahay, putlayna waa badhi idaad.

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 часов назад

    Mj sharab baa leedihiin ❤❤

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 5 часов назад

    Waalida iska daaya oo Tina liqa

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 часа назад

    War waanu naqaan shikhsiyaadka ciise maxamuud ku dhex jirta ee isaaq leef leefa
    Wax ay ku kordhin karaan ma jirto
    Waana kuwii garoowe loo soo diri jiray ee la odhan jiray soo dumiya
    War dhulbqhate dadkaa xun xun dad uma arko

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 6 часов назад

    Asc galmudig iyo puntland. Waa nabad peace and love.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 5 часов назад

    waaar kab iyo laxeey soomaliand daaarood uma maana iyagaa u baahane bal yaan dhiigu idinku kicin😅