Wareysi Gaar Ah Oo Uu Marti Ku Yahay Wasiir Beyle

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 138

  • @safiyomaxamedciise7611
    @safiyomaxamedciise7611 3 года назад +21

    Wasiir wakhtigaas oo dhan xil hayey waa wasiir aamina alle haku xafido guuul io gabonimo wasiir beyle

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 3 года назад +17

    Ilaahay farmaajo team hanoo soo celiyo Amiiin magaca somaliyeed iyo qabkii baa soo noqday

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 3 года назад +11

    Masha Allah Bayle guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️☑️☑️☑️💯💯💯

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 3 года назад +10

    Masha Allah dr.abdirahman ducale bayle adoo kaloo Allah siyaasiyiinta iyo wasiirada umada somali kadhigo
    Waxaa aad iyo aad umahadsan madaxwaynaha qaranka mudane m.farmaajo oo ku aaminay kuna siiyay awood ah inaad dalkaada wax uqabato. Guul somaliwayn

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 года назад +33

    wasiirka kaliya ee xilkiisa kasoo baxay wlhy laysma xaqire wasiir bayle shaqa adag buu qabtay ilaahey haku xafido ader🥰🥰🖐🖐

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 3 года назад +17

    Waziir beyle halyeey Soomaaliyed
    💯👏💯🇸🇴🤛

  • @lol-ng7px
    @lol-ng7px 3 года назад +18

    Ragaan waye raga mustaqbalka aan u bahan nahay wasiir bayle Allah ku xafido #wardhiigley

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 3 года назад +7

    masha allah runtii Aad baad u dadaashay allaha ku xafido...guuleyso wasiir sare

  • @musseyusef4183
    @musseyusef4183 3 года назад +11

    Mashallah wax qabaad aad uu heysiid umada Somalia. Waan kaga mahad celinaynaa. Jazzakalah tarikhda weey ku xusii

  • @jamamohamed9272
    @jamamohamed9272 3 года назад +6

    Dr Abdirahman Duale Beyle Alle haku xafido umada somaliyedna waad ku dhex sharfan tahay

  • @Kastaro14
    @Kastaro14 3 года назад +11

    Cabdirahman ducaale bayle 🙏🏻

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 3 года назад +8

    Wasiir beyle amaanadaad ilaalisee Allaha ku ilaaliyo,aakhiro iyo aduunba

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 3 года назад +9

    Masha Allah guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️☑️☑️☑️💯💯💯

  • @hassanaided600
    @hassanaided600 3 года назад +17

    Ninka kaliya ee naftiisa ku kalsoon kaliya waxaan jeclahay sida qiimaha leh e uu u bixiyo warasiyada cajiib wasiir caynkaas ah ma arag runtii

  • @abdekali6043
    @abdekali6043 3 года назад +4

    Marka shaqo iyo dadkii cilmi u lahaa is helaan waa biyo kama dhibcaan in guul laga gaadhayo runtii dr bayle waa astaan ama tiir kamida tiirarka ugu muhiimsan ee somali ku istaagtay Allaha hakaa abaal mariyo wasiir shaqada wacan eed umadaada u qabtay big respect ✊

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад +4

    Allow wax dib noo celiya ha noo keenin. Aamiin yaa Rabbi.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 3 года назад +8

    Run ahaantii ninkan wasirka ah aqonfiican umalihi belse markaan akhriyay dhaman comment,s videogan waxa iiso baxay in dhaman umada somaliyed ay agtoda sharafka leeyahy ana maanta laga bilabo waan
    Ku,aamin sanahay

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 3 года назад +7

    Maa shaa Allah wasiir Allaha ku xafido aduun iyo aaqiro aaamiin

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 года назад +2

    Dr BAYLE aad baan kuugu faraxsanahay sida sharafta badan ee aad dalka iyo dadka ugu shaqaysay. Allaha kaa abaal mariyo.

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 3 года назад +2

    Maashaa Allaah guuleyso wasiir waanasiibdaro kaaga mahad celineynaa shaqada aad nooheyso

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 3 года назад +4

    Walaahi ilin ayaa indhaheeyga ku soo istaagtay waa wadani wasiir Beeyle allaha xifdiyo aamiin taariikhdaa ku xusi doonta wadankaada wax weeyn baad u qabatay adiga iyo kooxdii kula shaqeeysay.

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 3 года назад +2

    Mansha Allah Dr abdirahman bayle ilahey ha kaa abaal mariyo waxa aad somali u qabatay waana kuu ognahay 😍😍😍❤️❤️

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад +1

    REALY INTELIGENT HONEST WADANI WEEYE

  • @abdikardirdiriye3331
    @abdikardirdiriye3331 3 года назад +4

    Wasiir bayle waxaa dadka soomilda kaa codsonayaan arinkaan inaad book ka kartid
    Mr. BAYLE first and foremost we thank you for your work
    Secondly, please and please write a book about this great accomplishment so the future generation will learn their history
    Once again thank you Jaale wasiir

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 года назад +2

    Maasha allaah ilaahey ha xafido waziir bayle waddani xalaal ah kuwa isagoo kale oo badan ilaahey ha Ina siiyo aamiin allah.

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 3 года назад +7

    Thnk minister beiyle 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️☑️☑️☑️💯💯💯💪💪💪

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 3 года назад +8

    Afar son oo guula sacatil wasiir

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 3 года назад +2

    Maasha allah wasiir taariikhdaa ku xusi ilaahay ha kuu gargaaro waad u gargaartay dadkaagi iyo dalkaagiiba

  • @abdinasirjamac7060
    @abdinasirjamac7060 3 года назад

    Mnshaa ALLAH Allah haku xifdiyo wasiir Bayle liibaan

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад +1

    DR BAYLE IS REAL WADANI

  • @sheikhcabdullahimoalim9796
    @sheikhcabdullahimoalim9796 3 года назад +3

    Maashaa allaah mashaa allaah
    Shaqo wanaagsan buu qabtay

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 3 года назад +2

    Waxaan rajeynayaa in wasiir Beyle insha Allah sii joogo shaqada wasaaradda muddo 10 sano aan ka yarayn si markaas habka uu dhisay u meel maro una nqodo dhaqan aan dib loo celin karin..

  • @sheikhcabdullahimoalim9796
    @sheikhcabdullahimoalim9796 3 года назад +2

    Jazaka allaahu khayran

  • @abdiibiii4799
    @abdiibiii4799 3 года назад +1

    Waa wasarada kaliya ee shaqaysa waana takaliya ee muuqata mana jiro cid wali kakentay haba yaratee wax cabasho a shukran dr cl raxman ducale bayle wad gudatay wajibkagi iyo kabadan

  • @awdalsomaliawaaye9604
    @awdalsomaliawaaye9604 3 года назад

    He is our hero 🇸🇴

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 года назад +2

    Boobkii dhammaa,
    OO bahalihii
    Boocay qabteen, 👍👍👍👍👍👍👍
    Kuwa buuqa wadaa
    Waa Booli doon,
    Boobki bay rabaan,
    Karoone feyruska Baarlamaankaa ka fadhiisan.

  • @mohamedfuaad3500
    @mohamedfuaad3500 2 года назад

    M.allah Alle haka abaal mariyo mudane Dr beyle.

  • @asuesrdda
    @asuesrdda 3 года назад +3

    maashaa allaah waa wasiir kudayosho mudan ilaaheey ha xafido

  • @twozerosix4767
    @twozerosix4767 3 года назад +3

    guul somalia masha allah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад +2

    Beyle wax ma qabteen hadduu farmaajo lacagta laba liqayo guulaysta kulligiin

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 3 года назад +2

    Masha Allah

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 3 года назад +2

    Thanks mudane wasir

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 3 года назад +1

    Inta like sartay markay ninkan Dr bayle aragtayba dhac kusiiya

  • @najiibguure1866
    @najiibguure1866 3 года назад +2

    Wasiir bayle alle haku xifdiyo

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 года назад

    Maanshaallaah
    Allaah ha barakeeya Dr.Beeyle
    Soomaali Waa kuu duceeysay🌈🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌽🌽🌽🌽🌽🍀🍀🍀🍀🍀

  • @modernwar5240
    @modernwar5240 3 года назад +1

    Soomaaliya guul iyo gobonimo ilaahayna dhibta ha naga saaro waziir baylena ilaahay ha noo daayo sharaf iyo dowladnimo buu muujiyaye

  • @jamaelias9976
    @jamaelias9976 3 года назад

    Wasiir beyle you have put Somalia on the map by your hard work and discipline
    Four more years my wasiir Somalia hanolato

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 3 года назад +1

    Markaad aqoon aad ledahay darteed u shaqeyneyso laguma dar dari karo lkn marka qaab aan aqoon aheyn lagugu keeno war qad kasto oo wiifeyso oo lacag soo dhiib ah inaad ka jawaabto mana diidi kartid ileen meesha waaba lagu keensadee
    Waziirka waa salaamaya abaalna waa uga heyna ka soomali ahaan

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 года назад +2

    wasiir Beyle waa shaqsi ay Somalidu kufaanikarto

  • @abdirahimgurey9952
    @abdirahimgurey9952 3 года назад +4

    Wasiir isku kalsoon, waxa uu qabtayna muuqdaan. Dadka qaar laga yaabaa inay yidhaahdaan wuu Faanayaa laakiiin, mararka qaar markaad Hawl culus qabato oo waliba transformation ah waa caadi inaad sheegto wixii aad qabatay, taasi waxay keenaysaa kalsooni iyo farxad.

  • @craxmaanxasanbilecraxmaanx9257
    @craxmaanxasanbilecraxmaanx9257 3 года назад

    Wasiir bayle waa min qaalibah aqoon aanay soomaalidu lahayn leh daacad ah aduunyada af yaqaan isagana la afgaranayoo somaalida wax badan uqabtay imikana lagama maarmi karayo was cabdi xasan bile joogay allaybaday

  • @guleidhasan816
    @guleidhasan816 3 года назад

    Wasiir khabiira iyo wariye aan tobabr fiican haysanin

  • @gedi73
    @gedi73 3 года назад

    Masha allah haku xafido BAYLE

  • @hm1c586
    @hm1c586 3 года назад

    Dr. Bayle waa xaa kuxusidonto tarikhda somaliya ee duco baan ku awodnaa abalkaaga magudikaron Allah Adun iyo Akhiro Haku dhowro

  • @yooniscali1817
    @yooniscali1817 2 года назад

    Guul wasiir

  • @awaleyare6349
    @awaleyare6349 3 года назад

    Soo noqo adoo nabada Insha,Allah
    Shakhsiyad ku dayasho mudan walhi

  • @umarmohamat6322
    @umarmohamat6322 3 года назад +1

    Mahad sanid bayle 💕❣️💕🇸🇴👍🌹

  • @muniirshkh73
    @muniirshkh73 3 года назад

    Masha alh markan arko wasiirka bayle waan farxaa

  • @maxamudmuxudiinaxmed2762
    @maxamudmuxudiinaxmed2762 3 года назад

    Mudane wasiir bele guul wacan

  • @jamaelias9976
    @jamaelias9976 3 года назад

    Great respect wasiirka beyle

  • @askersupermarket6929
    @askersupermarket6929 3 года назад

    Masha allah Adeero macaan Guulayso adiga iyo somaliyoodhan

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 2 года назад

    Alle haka abaal mariyo wixii wanaag ahaa ee uu dalkiisa uqabtay, dambigiisa Alle u dhaafo wixii uu ku khaldamay.
    Xushmad iyo Qadarin
    marka xiga MD Farmaajo ayaa ku mahadsan

  • @abdalladalmar433
    @abdalladalmar433 3 года назад

    Masha allah alle ha xifdiyo wu xafiday amanadi lo dhiibay e lagu aaminay

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 3 года назад

    Masha Allh Aminnimada waasheydiinteena nsfsrtey Masha Allh

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад +2

    Lacagtii shilin somaliga Aheed hala soo Celiyo..Fadlan dolar. Lacagteena Maaha.

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 3 года назад

    BAYLE,FOWSIYA ABIKAR & JAMAAL WAA SEDEXDA WAZIIR EE NABAD & NOLOL KU JIRA.INTA KALE WAA XAABO.
    BAYLE WAAKA SOO DHALAALAY WAZAARADDIISII.
    THANK YOU.
    . . . . . . .
    Nuurka Libaaxa Odijk.
    Senior Political Analyst.
    Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад

    Jazaaka laah wasiir

  • @faaraxmacallin8462
    @faaraxmacallin8462 3 года назад

    Wasiirka wasiirada keep going dr beyle

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 3 года назад +1

    waziirka kalita ee dhaqan shaqo leh iimanaleh oo an xolaha masakinta xadin

  • @abdimoosa1328
    @abdimoosa1328 3 года назад +1

    Good luck

  • @abdirahmanguddiabdirahman7068
    @abdirahmanguddiabdirahman7068 3 года назад

    Eebe ha noo xafiddo dadkan oo kale waa wasiir aqoon u leh shaqaddiisa ta umihiimsan waxa waaye daacadnimo iyo masuuliyad hadduu qofku lahayn waxba kuma taalo aqoontu
    Sidaa daraadeed ninkani intii wuu kulmistay waa takeentay in qadda guul ku dhammaato .

  • @adonallah2302
    @adonallah2302 3 года назад

    Allow noo badi miselkaaga oo noo kaadaa beylow

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 года назад

    Good job 👍 wasiir

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 3 года назад +1

    walaalayaal hadii ilaah laga baqayo ma siman yihiin doowladii Xasan sheekh ee boobka iyo dhaca ku dhisneeyd iyo doowladaan Farmaajo ee horumarka la taaban karo ee dhaqaale wadanka gaarsiiyay mushaaraad la bixiyay shaqaale iyo ciidan intaba .

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 3 года назад +3

    Laakii kuwan wakiilada ka ah wadamada kale e wax u raadinaya in somaliya dib loo celiyo kuwa maxaad u soo jeedin lahayd koley anigu hada waxay ku jiraan xalane ha kawada qabto o ged dheer aysan ka soo bixi karin ha lagu rido beesha guuneysiga ee laba aflaha ahna farmasyo iyo beyle iyo khadar geeleed iyo qoor qoor iyo cali geedi baa iska dhicinayee ha loo daayo loo daayo 4sano keliya kadib hadii aynu xididaysano la inama liilijin karo beesha guumeysigana waa inaga quusanaysaa sida ay ugu quusteen hogaamiyaha ordogaan illahay ha xafidee. Wabilaahi towfiiq.

  • @halimodhinbil5362
    @halimodhinbil5362 3 года назад +3

    mashallah adeer beyle guulayso

    • @momomomo2693
      @momomomo2693 3 года назад

      Ader beyle la xisabtam ayaa laga raba

  • @libanali3021
    @libanali3021 3 года назад +1

    Wasiir beyle nin culus!

  • @ahmedabdilahi8941
    @ahmedabdilahi8941 3 года назад +1

    Dugsi quraanku ma ah meel layaso waziirku halkaa wuu kuyara siibtay.

    • @abdoumeigag9351
      @abdoumeigag9351 3 года назад

      Yasid kama aha ee tusale uun waaye maanta adiba hadaad wax baratay mesha aad kasoo bilowdey waxbarasho weyan isagana inaa meel hoose kasoo bilaaba la yidhi sida dugsi quraan oo kale saas ayuu ka waday...

  • @maxamudmuxudiinaxmed2762
    @maxamudmuxudiinaxmed2762 3 года назад

    Mashalha alha ku dhoro wanaga kasii wad mahaga

  • @ahmetfarah3189
    @ahmetfarah3189 2 года назад

    Nabad iyo nolol laba wasiir ayaa shaqadooda ka soo baxay wasiir bayle iyo wasiir jamaal

  • @awiyehelp4003
    @awiyehelp4003 3 года назад

    MACHA ALLAH . WASIR (DR.BAYLE) HADI LOO DHIIBI LAHA . (M.WAYNE) DALKA . WADANKA WUXU KA DHIGI LAHAA . SIDA WADAMADA SIDA DALKA OO KALE SOO MARAY SIDEENA . HADANA NOQDAY WADAMADA SIDA (RUWANDA & SINGAPOUR) .

  • @roohaniaxmedxasancabdi1555
    @roohaniaxmedxasancabdi1555 3 года назад

    Ok hore usocda

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 3 года назад +1

    Ku lahaa dugsi quraan ma wax hooseeyaa quraanku

    • @caddeeye
      @caddeeye 3 года назад +1

      Wuxu ka wadaa meeshii bilawga ahayd ,waaka ku yidhi waanu soo dhaafnay meel sare nooga bilaaba ....bal isku day inaad hadalkiisa fahanto

    • @ahmedabdilahi8941
      @ahmedabdilahi8941 3 года назад

      Waan ka xumaaday hadal kaas.

  • @abdighaniahmed3469
    @abdighaniahmed3469 3 года назад

    Manshallah

  • @muhumedmohamed5292
    @muhumedmohamed5292 3 года назад

    Aad iyo aad ayaan usalaamayaa diktorka waxaan kula talinayaa in uu tababaro ragii uu shaqadan qaban lahaa ileen asagu wa shakhsi ee

  • @abdighaniahmed3469
    @abdighaniahmed3469 3 года назад

    Wasir laakin waxa القران الكريم
    Wax ka sareysa ma jiro
    Dugsi quran ha odhan waa meel hoseysa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 года назад

    Jalle Farmajo wasirka maliyada waxuu noo sheegey in Banaadir cashurta akaga qaada madmaaa aaan cashur kale dalwada dhexe qaadin laga qaadaa Banaadir Kolkaa Jalle Farmajo hadaad doorsho xalaal ah qaban waydo shacbak Banadir Waxaa Qasab ah iney Cashurta diidaan hadaad qoryaha aad la soo baxyso joojin waydo

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 года назад +2

    Wasiir beylow waxaan maqli jiray nin isfaanshay waa ri' is nuugtay ma ahan inaad is faanisid oo cimaamada isku tuurtid waxaa wanaagsan in laguu qiro waxa aad soo qabatay
    Mudane wasiir wax badan waad qabatay waxne waa ay kaa halaabeen malaa'ig ma tihid wax waad qaladay lkn inta aad saxday aa ka badan

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 3 года назад

      Galigii wax u qabtay ma jiraan, kumanaan qof baa ka shaqeeya wasaadda maaliyadda. Dadkaas haddii waxqabadkooda meesha laga saaro, waxay noqonaysaa waxba la,aan.
      In nin qudha lagu sheego waxay dad badani si wada jira.
      Astaanta jahliga Afrika ayaa wax sees u ah nidaam dhan oo qof lagu soo koobo!

  • @Saidkeygachannel
    @Saidkeygachannel 3 года назад

    Kulahaa dugsi quraan waa hooseysaa oo quraanka hadii uu hooseeya maxaa sareeya bal dadoow

  • @samadoon9012
    @samadoon9012 3 года назад +2

    Soomaaliyey Farmajo haduu ahan laha qabiiliste maaliyada ayuu u dhiibi kaha qof mareexaan ah ama daarood
    Farmaajo waa wadani isaga oo kale soomaali in uu samo ay adagtahay

  • @haajiraosmaan65
    @haajiraosmaan65 3 года назад +1

    Waxaa dhiman ninkan nin lamid ah oo soo noo leeya qeeraadka beeraha

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 3 года назад

    dadka reer magaalka shaqaalaha dowlada waaye reer baadiyaha waa shacabka

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад

    29 March 2021 - wuxuu yiri cirka ayuu joogaa dhaqaalaheenu
    25-April- 2021 wuxuu yiri sagxadda ayaan joognaa kkkkkk
    Beenloow noocaas ah oo 4 sano shacabka ku maaweelinayay Dayn nalaka cafinayo oo been ah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 года назад

    30 wasaroodd lacag ururinyaa kkk

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 года назад

    Waxa Ceeb Ah.
    Wax laga Naxo Ah
    Waliba Aan qiraa in Aan qaar badan Soo arkey 2017 kii.balan Xumada.dadka Dawlada u Shaqeeya.
    Dhaqan xumo Baarlamaanka asal u Yahay Waaye. 11 meel laga shaqa tago Aduunka kama Jirto
    Qof kasta intuu Shaqeeyo.Ayuu kasbadaa.

  • @abdinasirismail3371
    @abdinasirismail3371 3 года назад

    Somalia waxay maraysaa sagxada 🤣😂

  • @osmanahmed831
    @osmanahmed831 3 года назад

    Asc

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 года назад

    BEYLE NIN ADAG
    WADDANIGA DHABTA AH HORE U SOCO.

  • @MohamedMohamed-uh6sp
    @MohamedMohamed-uh6sp 3 года назад +1

    Suasha aan qabo wa maxa lacagta dalka loga badali la yahahay 5 sh 10 sh 20 sh 50 sh 100 sh 200 sh 500 sh 1000 sh lacag sidas ah dalka haloo sameyo

    • @amaalawil2945
      @amaalawil2945 3 года назад

      It's good idea, I miss the money but we need to have an assets in the world bank

  • @cabdifataxxasanxussen800
    @cabdifataxxasanxussen800 3 года назад

    Dhashiiiii awdal