SH BASHIIR AMAAN OO KA HADLAY SABABTA LOO XERAY IYO DHACDOOYIN XANUUN BADAN OO UU LA KULMAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Sh Bashiir amaan oo ah aas-aasaha Madaariska Al-zhar isla markaaana ku howlanaa furitaanka Bank Islami ah ayaa maanta la kulmay bulshada Soomaaliyeed ee Sweden, ka dib markii hool weyn ay isugu yimaadeen boqolaal dadweyne ah kuwaas oo ku faraxsanaa soo deyntiisa.

Комментарии • 235

  • @calanbile
    @calanbile 2 года назад +24

    Walaalkan ma garanayo reer Norway ayaan ahay Swedena waad daganahay, reer Sweden waa dad nasiib badan, haduu halyeeygaan ku dhexnoolyahay ee ba difaacdaan isaga iyo reerkiisaba, geesigan oo kale 100 sanadood mar ayuu dhashaa ee difaacda.

  • @SevenPastries
    @SevenPastries 2 года назад +20

    Amazing man our country needs a leader like please go and change Somalia 🇸🇴 barakallah

    • @safiyamohamed735
      @safiyamohamed735 2 года назад

      Sidii NEBI YUSUF CALEYHI SALAAM AYUU MAALIN SOMALIA KA TALIN DOONAA🥰🇸🇴

  • @somaligirlvlogsomaligirlvl6886
    @somaligirlvlogsomaligirlvl6886 2 года назад +25

    Sheikh Bashir waa Libaax masha Allah!

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 2 года назад +22

    Ilaahay subxaana watacalaa haku xifdiyo Sheikh Bashiir Amaani waa ku jecelnahay Ilaahay haku jeclaado Allaahumamiin 🤲🤲😍😍❤️❤️❤️🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 года назад +3

    Shekh Bashir Aman waxaan marqati ka ahay in uu caruurtayda abaal ku leyahay.
    Waxaan kaloo marqati ka ahay in Muslimiin ahaan uu noo shaqeyay, shaqo wanaagsan Allah ha ka abaalkiisa janatul firdoows ha ka dhigo.
    Waxaan kaloo 100% aaminsanahay in danbiga lagu soo oogay uu cadalad ahayn.
    Waxaa kaloo 100% aaminsanahay in uu xabsiga u galay dadaalkiisa iyo kartidiisa xambaarsan muslinimada.
    Allah ha ku xafido Shekh Bashir amaan.
    Anaga qalbiyadeeda waxaa tahay Aamin.

  • @ayaanmahamud766
    @ayaanmahamud766 2 года назад +16

    Mashlh tabarakalah Alhamdulilah Alhamdulilah wlc back Macalin/adeer Bashiir Amaan🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏❤❤❤🌷🌷🌹🌹🌸🌸🌸🎉🎉

  • @hakimy5684
    @hakimy5684 2 года назад +9

    Sh bashiir 14sano ka hore ayaan swden kula. Kumay. Maashaallaha waa shaqsi aad iyo aad u qaali ah

  • @mowliidadan7190
    @mowliidadan7190 2 года назад +11

    Masha allah Macalinkeyga sheekh Bashiir amaaan, Allaha ku xafido, wax badan ayaaan faaiday runtii, ilaahi noo kaa soo celiyay aa mahadas mudan

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 2 года назад +7

    Sheekh bashiir kuma aqoonin saacado ka hor balse hada waxaan ku leeyahay
    Halganka wad oo joogtay ilaa aad ilaahay kala kulmaysid ❤❤❤💯💯💯💯💯👌👌👌🙏

  • @ducoqabtosiglan463
    @ducoqabtosiglan463 2 года назад +10

    Masha Allah tabarakallah illahay hakuxafido abti macaane adiga iyo anagaba meelwalba aanjoogo iyo intii muslim ah oo dhan allaha naxafido allahumaa Aamiin yaa rabi Allahumaa Aamiin yaa rabi Allahumaa Aamiin yaa rabi

  • @AhmedAhmed-ws3lb
    @AhmedAhmed-ws3lb 2 года назад +11

    I’m from Australia Somalian and I am very proud of his wonderful work and his great achievements and the way he make sure to put our kids educational

    • @beckinfidelis3916
      @beckinfidelis3916 2 года назад +3

      Yes, especially the part where he stole 14 million crowns FROM the school and was sentenced to 4.5 years in prison for that corruption! That's awesome!
      You really know how to give praise to the right people, apparently honesty means nothing to you only his religion!

    • @loveanimalis
      @loveanimalis 2 года назад

      ​@@beckinfidelis3916 What proof do you have that he committed adultery? It seems to me that he is clear about his words but you are hiding it, so it is not a lie that Western countries are bad at adultery, what he is saying is 100 percent false.

  • @adnomohamed8085
    @adnomohamed8085 2 года назад +3

    Mansha Allah sheikh Bashir amaan waa halyeey somaliyed Allah haxifdiyo wanagii usameyayna dadkii ku badbaday ban kamid ahaa carurteyda baa iskuulka dhigan jirtay wanag, xasiloni, kalsoni caruurtada aad gaal kaga baqeynin iyo waxbarasho tayo sareyso ban kuheysaney wadanka wan kaso guray illa hadana manan ilobin iskuulka Allah kasokow abaalka iyo wanag an uheyno meshan laguma sokobi karo Allah jazadisa hakadhigo janatul fardows waxan kalo xusaya malin Ibrahim (ibe) oo iskuulka siwanagsan ukala waday dhanwalbo iyo dhaman macalimintii iskuulka u istagtay oo kala waday dhamantood Allah haxifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mustafeabdi8483
      @mustafeabdi8483 2 года назад

      Wali ma maamulaa school ka Sweden mise waa u ka tagay?

  • @abdikaniabdullahigure3475
    @abdikaniabdullahigure3475 2 года назад +4

    Masha allaah ilaah ha ka ajarsiiyo caruurta muslimiinta iyo kuwa soomaalida oo dayacnaa in garab istaage allah mahadle
    Xasuus online mahadsanidiin

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 2 года назад +2

    Caaqil Libaax ah Muslimku waa Guuleystay waan Guulgaaray Sabatoo ah waaxaanu Nahay Clean and Pure mansha allah Brother

  • @realyman
    @realyman 2 года назад +12

    Beautiful speech, May Allah protect him and his people .

    • @MACALINK
      @MACALINK 15 часов назад

      How did you understand that its beautiful speech?

    • @realyman
      @realyman 13 часов назад

      @@MACALINK why you going through 2 year old comments unless it's not targeted 😂.
      I have to rewatch this video thank you.
      Is beautiful speech because he's talking about his life experience in Sweden judiciary corrupt and islamophobia. system.

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 2 года назад +5

    MashaAllah waa Nin qiimo baddan. Allaha ku xifdiyo

  • @maankacabdi8593
    @maankacabdi8593 2 года назад +4

    Masha Allah rabi ha ku siyo cimri dheer iyo cibado suban shiiq Bashir Aman Cali

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 2 года назад +4

    Maansha Allah, waxaa la itixaamaa kuwuu ilaahay jecelyahay, sida rususha, ugu horeeyo SCW nabi Adam , Nuux Ayuub , Ibraahim, Muuse, Ciisaa iyo nabigii ugu danbeeyay SCWl loo soo diray aduunkoo dhan , waanad ku guulaysatay imtixaankiina waad ku baastay , kuwa ku dhibayna ilaahay ha hanuuniyo haduu hanuun la doonay ,hore u soco ilaahay baa ku jecel.dadkaagaa kujecel meelay joogaanba waxa baad dhistay waxaba ma aadan duminin.Allahu macak

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 2 года назад +6

    Masha Allah ilaahay walaalkaan oo kala ha noo badiyo rabbi ha xifdiyo

  • @abdullahiabdirisak7476
    @abdullahiabdirisak7476 Год назад

    sh bashiir allaha ku barekeeyo aaduun iyo aakhiro allaha ku guuleeyo.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 года назад +1

    Indeed he is very noble and wise man calamadaban oo very positive ah aya ka muqata nin isku kalson gesi ah saciid waxan dhihi kara the last 40years aan so dhafnay ma arag speech nocan balse intadan gal la garin kuwa islamka kula sheganaya ama middle east ha noqdan ama est ha yimadan sagal jer islamka iska illali tarikhda islam ka jabkisa waxa ka shaqeynayay mid islam shegtay hosta uga jiray jajusahayey if you read the comments intas ayan ku talin laha

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 2 года назад

    MashaAllah Alle ha xiftiyo Sheekh Bashiir, waa nin aad qaali ugu ah bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan, kuwa Sweden.

  • @omarmohamoud5892
    @omarmohamoud5892 2 года назад +2

    sh.bashiir NIN GEESI AH, diini iyo maadiba yaqaan, asal reer beledwayne ah iyo reer stockholm/sweden. waxaan bartay 1993-dii wanaag iyo dadnimo fiican baan ku aqiin. Ilaah ayaa mahad leh soo dayntiisa, walow ay xanuun badneed mudadaa dheer ay xabsiga bilaa micnaha ugu hayeen.

  • @rukiaismael2515
    @rukiaismael2515 2 года назад +2

    Maasha allah waxan ahey isku iskool ex B/ weyne daris guryahoda isa saaran allaha ku xafido Sh Bashiir amaan cali mire ina amaan dheere from jaaburi kk

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 2 года назад +11

    5 nin oo Soomaali ah, oo visionkiisoo kale leh hadaan heysan laheen horumar eey Soomaali gaari laheyd.

    • @Abdu2111
      @Abdu2111 2 года назад

      Visionku ma in canshuur bixiyayaasha Sweden lacagtooda la xadaa?

    • @AhmedAli-xl7pd
      @AhmedAli-xl7pd 3 дня назад

      @@Abdu2111 orod gaalada futada ka leef qof somali ah o dadkisa wax u qabanaya ayad caayaysa Bar maxa dadkaaga u tartay

  • @sacdiyosheqxusen9792
    @sacdiyosheqxusen9792 2 года назад +2

    Masha allah illaahay haku xafido sheekh

  • @abdirizakjama5787
    @abdirizakjama5787 2 года назад +6

    Asc
    Waxaan jeclaan lahaa warbixin waafi ah oo luqad ajnabi ku baxda sv, eng, arabiska in aad soo duubtid si ay dad badan u fahmaan waxii dhacay ama sida lagula dhaqmay.

  • @cadarcabdi5823
    @cadarcabdi5823 2 года назад +3

    Mansha Allah. İlaahay hanoxiftiyo wadankeena baa ubaahan sheikh Bashir

  • @fawsiyaabdirahman9647
    @fawsiyaabdirahman9647 2 года назад +4

    Walaahi ninkan halainoodorto walaahi waa nin waxgarad ah madaxwayne ayaan udooranlahayn

  • @hyatyusuf9068
    @hyatyusuf9068 2 года назад +2

    Mashaa allah illahay culumadeena khayrka utaagan illahayow markasta garabkoda gal oo illaali markasta illahay wlale haka cawilo dhibkaas aduun iyo aakhiroba farxad ku noolow markasta

  • @zakih8975
    @zakih8975 2 года назад +2

    LEGEND, Mahadsanid , Sweden odeyaashii COVID-19 ba dhameeyey, dhalinyadiina Xabad Allow ugargaar.

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 года назад +1

    masha Allah Tabaarakalaah
    Ilaahay haku xafido sh.Bashiir adoo kale Allaha noo badiyo

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 года назад +2

    CADOWGAAGA iyo cadowga Islaamka dhan Ilaahay ha qabto oo Ilaahay haku amaansado amiin.

  • @slim4hunnid842
    @slim4hunnid842 2 года назад +7

    Polytheism shall come to end in a humiliating way and monotheism shall prosper inshalllah

  • @SalahBarre
    @SalahBarre 2 года назад +5

    Sh Bashiir Allah ha dhawro, cashar adag waa loo dhigay waana guulaysan insshallah

  • @hafsasheikh407
    @hafsasheikh407 2 года назад +3

    Masha allaah allaha ku xafido sheikh Bashir

  • @abdiaziizxgmohamed3800
    @abdiaziizxgmohamed3800 2 года назад +12

    Walaalkaan ma aqaan lkn hadalkiisa waxaa ka muuqday biseyl iyo kalsooni .
    Ilaahay waxaan uga baryayaa in uu guuleeyo

  • @xamdibilan7200
    @xamdibilan7200 2 года назад +2

    Mansho allaah horay usocda guul iyo gobanimo

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 2 года назад +1

    Alle caqliga ha kuu barakeeyo wllo Bashiir

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 2 года назад +1

    Masha Allah well done sheikh bashiir Allah ku xafido Aamiin

  • @abdibashiraden9912
    @abdibashiraden9912 2 года назад

    Masha allah sheik allaha ku barakeyo horay usoco xaqa ayaa guulaysanaya

  • @shukrijeehow8270
    @shukrijeehow8270 2 года назад +3

    Masha Allah ilahay haiku xafido kalay wadankaga hogami insha Allah wad guleysaysaa

  • @faisalmohamed4028
    @faisalmohamed4028 2 года назад

    Xafidka Allah waa halyeey islamic, We are proud of U.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 года назад +2

    Ilahay iyo rasulekena noshegay hadalakoda iyo qalabiyadoda waa kalatagasanayihin

  • @zaytum
    @zaytum 2 года назад +1

    Mansha. Alaah ilaahan kaga baryayaa in uu ku siiyo cimri dheer iyo caafimad wasac ah sheekh bashiir amin. Waad ka guleysen doontaa dulmiga aad soo maryey

  • @Mo-ps4vp
    @Mo-ps4vp 2 года назад +1

    Ilahay ha ku xifdiyo, dadaal aan yareen baad ku jirtaayee

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 года назад +2

    Imaaraadku 1988 ayey lacag ku bixiyeen inay kutubka qoraanka ku tarjumaan Afsoomaali.
    Ka bacdi isla sandkaas ayey kutubta oo ku jira kartoonno aan cinwaan lahayn u soo diri jireen Boostada Soomaaliya.
    Dhawr jeer markii boostada la keenay ayaa shaqaalihhi boostadu iswaydiiyeen, waa baareen waxayna noqotay Imaaraadka Carabta (UAE). Markii Imaaraadka la waydiiyey waa inkireen.

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 2 года назад

      Yacni maxeey uga dan lahaayeen?

  • @bashiiraabdi3086
    @bashiiraabdi3086 2 года назад

    Illahah baa mahad leh illahay haku xifdiyo walaalkay illahay khayrka iyo wanagsaas aad ummadda islamka o dhan u qabatay illahay haka abaal mariyo illahay ducadayadii waa no aqbalay illahay ha ku xifdiyo isagaa qadiree
    Waa dadka fara ku tiriska e illahay ummadda somiyeed gaar ah ku badbadiyey ee dadnimada wanaga ku dhisan ku abuuray dhawr nin o saas oo kale ah baan arkay masha allah illahay ha noo badiyo kuwa ummadda badbadinteeda naftooda u hora
    Illahay ba mahad leh
    Wabillahi tawfiiq.

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 2 года назад +1

    Mashaallah yarabi

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 2 года назад +6

    Qofkii Allaah isku xiro cidna ma dulmin karto Allahii xoriyadaada kuu soo celiyey baa mahad leh 🙏

  • @sagarrsallah3469
    @sagarrsallah3469 2 года назад +10

    Mat Allah continue to protect you from the evil doers

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 2 года назад +1

    Alle haku barkeeyo sh schooladi hadda mafuranyihiin

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 года назад

    Alle ha kaa xifdiyo shar insi iyo mid jining amin

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 года назад +1

    Mashaallah alle haku xifdiyo aduun iyo aqiro adoo kalana hanoo badiyo

  • @sadarchannel371
    @sadarchannel371 2 года назад +1

    maashaa allaah Libaax kudayasho mudan ALLOOW ku xafid

  • @Hornscope
    @Hornscope 2 года назад

    Masha'allah ilaahay swt gaalada haka indha saabo

  • @osmanmohamed6455
    @osmanmohamed6455 2 года назад

    Ilah ha ku barakeeyo shekh

  • @munahassan880
    @munahassan880 2 года назад +1

    Alxamdulilaah alehii kaasoo badbaadiyay dhagartoodii allaha kuxifdiyo

  • @maxamedcabdirisaq6536
    @maxamedcabdirisaq6536 2 года назад +1

    Gaaladii waa laga adkaaday dhankasto godka kasto eey ku dhaamanayeen waa laga saaray, hadda waxa dhiman Dadka aanan aqoonta laheen in sirta loosoo bandhigo Their Mask now is off.
    Ninkan hadalkiisa luqada Carabiga iyo English ka halagu turjumo Qeeyr Allaha siiyee. Shayaadiinta is,qarineeysay ilaaheey sirtoodii wuu kashifay. Alxamdulilah.

  • @dahirnlr3430
    @dahirnlr3430 2 года назад +1

    Shekh bashir aman cali allaha ku xafido

  • @muscabiiofficial380
    @muscabiiofficial380 2 года назад +1

    Maashalaah aan uwada doceyno walaalkeen qeer alaah siyo aan isgarab istaagno

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 2 года назад +1

    Allow Ģaalada shartooda Naga Qabo Nagana kaafi oo Wadamada islaamka Awoodooda usoo celi Caruurta ku dhiban dhulalka Gaaladana Allow Noo Badbaadi

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 2 года назад +2

    maansha Allaah sheikh Bashiir Amaani Ilaahay subxaana watacalaa haku xifdiyo sharta galaada Ilaahay haka qabto Allaahumamiin Allaahumamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 года назад

    Sheekh Bashiir Allaha Ku xifdiyo

  • @anababdulle6817
    @anababdulle6817 2 года назад

    Maanshaalh tabaaraka allah ku barakeeyo

  • @hussindahir3557
    @hussindahir3557 2 года назад +1

    Asw....walahay arinka uu ka hadlayo bashir waa runti. Bashirow uga guur Yurub waliba Sweden waa iga talo inshallah

  • @abiibc78
    @abiibc78 2 года назад +1

    masha allah wargalin wacan oo dhab ah soomaalaay tashada qurbo oo dhan waxaad ka tihiin umad larabo in la dhaan badalo layeesho cawaan noqota aaheey

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 2 года назад

    Allahu mak finiihimm bimashita aamiin yaa rabbi.

  • @adeidris4974
    @adeidris4974 2 года назад +3

    Qofkii garanaayo Wadaadka fadlan ha igagaarsiiyo inuu buugaag kooban nooqoro hadiikale waa ladhiminaa tariikhda waxay nabartay

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi3562 2 года назад +1

    Manshaa Alaah

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 2 года назад

    Masha' allaah Khayru Naas anfacahu Li naas

  • @mohamedaden8223
    @mohamedaden8223 2 года назад +1

    الله يحفظك ويعينك شيخ بشير

    • @mohamedaden8223
      @mohamedaden8223 2 года назад

      Waxaad mudantahay inlagaadhigo madax wayna ama wasiir soomaaliyeed

  • @Mohamed-ip1vq
    @Mohamed-ip1vq 2 года назад +2

    Ilaahay ajarkaga dayici maayo “ ee school kii miyaa la xiray markii sheekha la xiray?

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 года назад

    Waa nin hannle, waa markii ugu horeyso aan daawado, aqoon baa ka muuqata. Ma shaaAllh

  • @SevenPastries
    @SevenPastries 2 года назад +3

    You are innocent man may Allah aw bless u

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 года назад +2

    Qofkii xaqa ku toosan
    Qaxa ayaa u hiili doono insha Allh
    10 nin oo somali ah oo sidan okale ah hadi aan helno wllhi somali wey is raaci laheed lkn inasha Allh marun wey noqon doontaa

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад +1

    ALLAHU AKBAR 💜

  • @halimamohamed4740
    @halimamohamed4740 2 года назад

    MaashaAllah sh bashir cadowga allaah ka qabto aamiin aamiin yaa rabi

  • @amaalmohamud6639
    @amaalmohamud6639 2 года назад

    Masha allaah tabarakaallaah

  • @hiirale2042
    @hiirale2042 2 года назад

    Masha Allah sheikh Allah ku xafido

  • @shariifomohamedadan8048
    @shariifomohamedadan8048 2 года назад

    الله يحفظك ويحميك من كل شر يارب العالمين WAX WALBA WAXAA WADA ALAAH ADNA WAXAAD TAHAY INSAAN RABI KU BAD BAADIYAY JIILKEENA INSHA ALAAH WAADNA BAD BAADIN DIONTAA RABI HAKU XAFIDO

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 2 года назад +2

    Gaalo Warkeedu waa La Jiifiyaana Banaan, La Joojiyaana Banaan, Laakiin illaaheeybaa Idinka Weyn Reer Dabo Cade...

  • @fhasan5011
    @fhasan5011 2 года назад

    ManshAllah Allah cadowga ha ka qabto Jazakallah khair

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 2 года назад

    masha alllh sheikh. allaha haku amaan sado. .

  • @batoomar2137
    @batoomar2137 2 года назад

    Masha Allah sheekh bashir

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 года назад

    Mashallaah shukran sheikh bashiir

  • @halimodirie6427
    @halimodirie6427 2 года назад

    Allah ha ku barakeeyo

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 года назад

    35:00 marka uumarayo maxaad uxidheen ?

  • @mohamudgiirre9171
    @mohamudgiirre9171 2 года назад

    Wadankena wa in anu disana illahay ha ina xafido

  • @mohamedhuseen437
    @mohamedhuseen437 2 года назад

    Allahaku xafido sheekhena

  • @MHM25TV
    @MHM25TV 2 года назад

    Allaah ha xifdiyo sheekha

  • @adeidris4974
    @adeidris4974 2 года назад +1

    Wadaadka gaarsiiya inuu buug nooqoro oo kooban oo dhoor arintaabanaayo
    Sida; reergalbedka,wadamada islaamka sheegto oo dhibka kuhaayo muslimka, ilmaha muslimiinta qasatan somalida

  • @abdisaid5107
    @abdisaid5107 2 года назад

    Maashallaah guuleyso

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 года назад

    Maansha allah baarakallah

  • @uduceeshantatv4395
    @uduceeshantatv4395 2 года назад

    Tii Allah AYAY meesha ka saareen
    Allah tii Ayuuunbaaa shaqaynaysaaan

  • @xabiiboxasan9045
    @xabiiboxasan9045 2 года назад

    Mashaa Allaah

  • @AhmedAli-hq4nu
    @AhmedAli-hq4nu 2 года назад

    Masha allaah

  • @suldaancartan734
    @suldaancartan734 2 года назад

    Maleeyahey website lagala xiriiro ama uu kahadlo haduu jiro fadlan nala wadaaga

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 2 года назад

    Guul iyo barwaaqiyo badbaado iimaan iyo alle ka cabsi ayaan ilaahey nooga baryaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 года назад

    Illaahay haku xafido wax badan oo aad ka hadlayso ayaan fahmayaa waa sax ah