Macline Bashir, is very strong man, regardless of the challenges he under went, he still have great hope to continue his development his goals in life, what a great man! Keep the spirit dear dada.
Mansha Allah sheikh bashiir guuleso khayr badan allaha ku siiyo insha allaha adiga ka sareeyo kana sareen doona waa cadaw galo iyo inta la jirta marabaan in qof muslima in uu horumar gaaro waxay moodahayan in aanan caqali lahayn dadka rabbi ha kaa qabto sharkooda ayaanl adigana jir oojoog
Shiikh Bashiir allaha ku xifdiyo guuul ayan ku rajeynayaa Ayanle adigana waa ku mahadsantahey qeyba2aad noo soo dadaji waa geesi ganban faraxsan kudayasho mudan
Nin karmeed weeye Bashiir waa nin karti badan oo iimaan badan allah barakeeyo, fadlan taageera oo garab siiya Soomaalida reer Sweden. U codeeya si uu isaga dhiciyo tuugta cunsuriga ah.
Asc wr! Ustaad Bashiir allah swc talosaaro midna ogaaw waxey isku dayi doonaan qaab walba ay kaaga hor istaagi karaan halgankaaga, waxeyna ku soo adeegsanaayan dad isku diin, ama somali ama kula luqad ah si ay kaa hor istaagan. Salada iyo samirka u kaasho. Ogaaw " WAR BAAHINTA WAA HUBKA UGU QAALISAN HADDA " ee ku gudbi.
Asalam Aleykum WALAAL Ayaanle xuseen aad ayaan u daasadaa Member na waan ka ahay Taageere WALAAL Waxaan hayaa dhacdo murugo I dhibaato badan igu reebtey.
Diinta Sweden waxay ahaan jirtey mid ka fiican hadda sida ay yihiin. Sidaas ayuu u jeedaa. Diintooda qoyska iyo jirtaan ka umadeed wax bay ka qaban jirtay gaalnimo ba ha ahaatee waayo hadda raggii ayaa is qaba waa xaalad liidata oo xun
WAALI WAA TANOO KALE, BAL NIN AAN DANBI GALIN YAA SOO QABSANAAYO. SOOMAALIDA QAARKOOD WADANKOODII INTII AY SOO GUBEEN AYAY RABAAN INEEY SWEDEN, HADANA GUBAAN. SUBXAANALAAH .
@@zuzanmoha3261 WAR SOOMAALIDA QAARKOOD BEENTA,SIDA UMADA LOOGU SHEEGO AYAY KU SOO TAQASUSEEN. WAR ISKOOLKA AAN REKTORKA KA AHAA AYUU YIRI ISKUUL ISLAAM AH MA AHEEYN OO AFKIISA AYUU KA SHEEGAY. GAALADA MARKII HOREBA ASAGA AYAA DABA ORDAAYAY, HADANA CAAYNAAYO. SOOMAALIDA DALKOODII AYAY QABIIL IYO SHARCIGA OO AAN LOO WADA SINEEYN KU SOO BURBURIYEEN. GAALO, DIINTAADA, HADAAD SAX UGU DHAQMEEYSID KUGUMA QABSANEEYSO. DHAQAALO AY GAALADA BIXISAY OO QALAD LOO ISTICMAALAY AYAA LAGU HAAYSTAA. SHARCI IYO DABAGAL ABADIYAN AYAA DALKAAN SWEDEN KA JIRO. MAAHAN, SIDA SOOMAALIYA OO KALE.
Asc Ayaanle Bashir skol islam ayuu furay isagaana xiray, kadib markii lacagtii caruurta loogu tala galay aad si kale u isticmaashay. Taasna waxaa lagu xiray dhamaan iskuuladii islamkana lagu xiray. Bankiga uu furayay ma uu u sheegin caruurta waalidkood inuu lacagtaas meel kale uu wado. Hadana lacagtii caruurta ayuu ku ololaynayaa
Cid idin bahan maleh adunka cid somali ka rabta maleh ee qofka idin so baxa oo dintina io dadnimdinaba ilaaliya dadka ugu necbada waxba gala ha iska daba qorina daba dhilif baa tihiin akhaz😡
Allaha ku dhowro Shekh Bashiir, you are a very strong man, we are with you and you will succeed in your goal.
Qalbiga ayaan wallaahi kaala jiraa macalin Bashiir
Illaahay ha ku guuleeyo idimka Illaahay
Masha Allaah Ustaad waa Nin iimaankiisu adag yahay guul ayaan u rajaynayaa fidun yaa wal aakhirah
Macline Bashir, is very strong man, regardless of the challenges he under went, he still have great hope to continue his development his goals in life, what a great man! Keep the spirit dear dada.
Maashaa allah hanoolaato inuu sweden yimid oo uu waraysi layeeshay sh Bashir Aman allaha idin xifdiyo
In shaa allaah wuu guuleysanaa walaalkeena halgamaha ummada muslimiinta sheekh bashiir
Maasha allah allaha xifdiyo macalin bashiir iyo kuwa llamida
Ilaahay ha,ku xafido sheekh bashir bulshada reer sweden codka siiya ninka walaalkiina guuleysta dhamaantiin
Sheik Bashiir Iimaanka Alle Hakuusiyaadiyo Insha allah Ayaanle waxan Codsan lahaa Inaad wareysiyo badan kadiyaariso Sheik Bashiir
Mansha Allah sheikh bashiir guuleso khayr badan allaha ku siiyo insha allaha adiga ka sareeyo kana sareen doona waa cadaw galo iyo inta la jirta marabaan in qof muslima in uu horumar gaaro waxay moodahayan in aanan caqali lahayn dadka rabbi ha kaa qabto sharkooda ayaanl adigana jir oojoog
Shiikh Bashiir allaha ku xifdiyo guuul ayan ku rajeynayaa Ayanle adigana waa ku mahadsantahey qeyba2aad noo soo dadaji waa geesi ganban faraxsan kudayasho mudan
Taariiq dhab ah kala soco hanoolaato tv
Hore u soco hanoolaato tv
Waxuu yiri baarqab ayuu xisbigayga ka noqonayaa Sweden MashaAllah ilaahay haku barakeeyo🙏🙏🙏🙏🙏
Ma shaa Alaah, barakalaah sheikh bashiir iyo wariyaha qaliga ah.
mashallah ALLAHA XAFDIYO WALAL BASHIIR ALLAHA BADIYO KUWA LAMID AH BASHIIR
Shiikh Bashiir waa halyeey ilahay ha barakeeyo aakhiro iyo adduun-ba aamiin.
Sh Bashiir waa halyeey geesi ah Ilahay ha xafido
Masha Allah, Alle cilmiga iyo cimriga ha u barakeeyo Ustaad Bashiir.
Rabbi hala garab galo hiigsigiisa uu doonayo.
Allah xifdiyo shiikh bashiir amaan hankaga Allah ku rumeeyo waxaad haysataa immaan dhab ah yaqiin dhab ah
Guuleyso sheekh bashiir
M,a ilhy ha ku xafido
Bashir amman alle idinkiis guuleyso
Thanks Ayaanle for sharing this information, qofba walba karaankiisa ha qabto qofka muslimka ilahay kiliya bu isku dhiba si walbo xaalada u adagtahay yaan la quusan ilhay haydin xifdiyo adiga iyo Macalinlaba iyo inta wanaaga iyo waxtarka diinta iyo umada ka shaqaynaysa.
Adeer bashiir amaan allaha haku sahlo hadafkaaga
Good job
Macalin bashiir guul urajeynaa illahey ha guuleyo
Great show brother manshalah keep it up
Halyeey garab waayay oo mudan in loohiiliyo dr bashiir
Asc ayaanle waan ku salaamayaa adiga iyo ustaadka alahana noo xifdiyo walaalkeen alahan guuleeyo
Sheekha aadbaan u salaamaya
Laakiin siyaasad isticmaal oo dadka Swedish ah ee muslimka ah ee wadaniga ah haku shaqeeyaan
Sh bashiir amaan waxuu ku jiraa raga fara kutiriskaa
Ee manta somalida ku jira alle ha dhowro
Masha Allah xifdullah Thanks ❤️👍❤️🙏❤️
Guuleyso Sheikh Inshallaah
ayaanle thanks for this show HANOOLATE KEEP GOING 💙💙💯💯✊✊
manshallah
Ayanale plz sheikh bashir barnaajim kale nooga soo qabo plz waa dhaqsi aad u qiima bdn oo geesiya M. A allaha u sahlo hamigiisa
Ninka waxaan dhegeystay iminka iyo mar hore oo uu hadlayey. Waxaana iiga baxay hadalkiisa wax weyn. Bashiir anigu aqoon uma lihi isaga balse waa qof soomaali ah oo qumman, waana dadka hanka sare leh. Dadka hanka iyo himilada lehna waxaa lagu yaqaan in aanay aqoon waxa la yidhaahdo quusta iyo niyad jabka.
Noolow bashiirow
Nacabkaana ha u jabin.
I hope next time he will be a guest to your program, he will be as an elected official.
manshalla tabaarakallah ilaahey ha ku garab galo
Illaahoow ku xifdi rabiyoow aad buu u aragti dheer yahay aad baan ugu qancay hadal jeedin tiisa sheekha
Asc ilaahay ha u gargaaro wuu dedaalay runtii 🌎😎😎😎
Waar ninkan hala taageero waa nin wacan eee manshalaah
Allaahayoo xifdi
Wcs Ayaanle ilaahay subxaana watacaal ha idin cafido adliga iyo Sheekh Bashiir Amaan cafidullaah
Masha Allah tawarak. Allah ku xafido. Wlaalo
Wan idin salamay
weriye igu qaliya ina
XSN C iyo BSHR msh
ALLAH GULESTA ADUN
IYO AKHIRO.
INSHAA ALLAAH waad guleysan doonta shekh iftiinka Qorraxda cidna laguma dabooli karo Gacmo
Swedesh waxaa dhagar tooda waxaa fahmi kara qofkii wadanka kufakara inuu horumarka sameeyo oo wadanka waxku barta dhexgala waa wadan xun oo loogu talagalay inuu qofka muslimkaa wax cuno sexdo hadhowna iska dhinto caruurta waxbarashada lagu bahdilo kadibna hoosloo dhigo waxaa xaqiiq ah iskuulka islaamigaa inay wasiirka sweden tiri waxay soosaarayaan dad diintooda ku dhagan oo ardadii jaamcadaha ku tashkiilinayaan diintooda waa in bulshada sweden laga qabtaa marka xaqiiqada waa inay muslimka kahor tagaan ee illaahay haku guuleeyo bashiir iyo intii bulshada waxtar u ah
Waa sax iskuulka ma furanayahay mise waa la xiray wl!?
Thanks professor don't forget this men finished hogther education in sweden from scratch up to being professor in Gothenburg University
Bashiir Ammaan waxa uu ka mid yahay dadka farakutiriska ah ee hawshii uu gala ba ku guulaysta. Allaha guuleeyo.
Masha Allah geesinimo iyo aqoon iyo meel kuhaboon
a very strong man...keep going
Alle mahidi weye ayaanle kheyr baan kuu rajey nayaa horey usoco insha allah bye
SALLALAHU CALEYHI WASALLAM
Legand hanoolato iyo bashiir amaa jag salaan sare we need more Muqaalo badan barnaamijkan
Nin karmeed weeye Bashiir waa nin karti badan oo iimaan badan allah barakeeyo, fadlan taageera oo garab siiya Soomaalida reer Sweden.
U codeeya si uu isaga dhiciyo tuugta cunsuriga ah.
Wadanka wuxuu ka noqonayaa Baarqab hhh macalin Bashiir guul baan kuu rajaynayaa insha allh.
Macalin bashiiroow documentiga qarso, yaan lagaa qaadane.
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
Macalin bashir wadankeeni somaaliya
Ayaan kaaga bahanahay guuleyso
Walahi waa geesi intaa aad kitabka illhay gacanta Ku hayso ciid kaa guulaysanaysa maa jirto wayo qof Iman leeh Ayaad tahay oo rabina talo sarty guulayso adeer kuma aqan lkn laba sano ayaan Ku nolahay Sweden waxad aragtayba ee ad kaa sheekaysay anon shirkad lahayn shaqyna ayaan arkay waa dad Raba qofka islamka ah inay qalbiga haa guumaystan duuleyan illhay Nama dulayn iyaga dulaysan oo qudhun Ku nool xaqa so dahiraya adeer guulayso guul iyo gonimo runtii
العبد في التفكير والله في الدبير🥰
Allow kugu guulee kor u qaadida muslimiinta m bashiir riyadaada allah kuu rumeeyo hadey kheyr tahay
MashaAllah Allaha idin la garab galo
اللهم انصر المسلمين والمسلمات في كل مكان.
Asc wr wb wlal Ayaanle.
Waxaan ka xumahay innad naga haqabtirin wareysigii ustaad Sheikh Bashiir Amaan
Number one comment
Asc wr! Ustaad Bashiir allah swc talosaaro midna ogaaw waxey isku dayi doonaan qaab walba ay kaaga hor istaagi karaan halgankaaga, waxeyna ku soo adeegsanaayan dad isku diin, ama somali ama kula luqad ah si ay kaa hor istaagan.
Salada iyo samirka u kaasho.
Ogaaw " WAR BAAHINTA WAA HUBKA UGU QAALISAN HADDA " ee ku gudbi.
Hacaajisin illahay ayaa kuu gargaari doona
Asalam Aleykum
WALAAL Ayaanle xuseen aad ayaan u daasadaa Member na waan ka ahay Taageere WALAAL Waxaan hayaa dhacdo murugo I dhibaato badan igu reebtey.
sh bashiir amaan waa libaax runti
Asw...Walahay Bashir waa runti waxasi uu sheegaya anigay xiita igu dhacan oo waaxay naga xudhan shirkad waliba markasay lacgtiuna qaatan oo wixi oodhan babiiyan. Walahay waxan jaclan laha inan Bashir la soo xirir ee talow xage aankala soo xirira fadlan inta iga caawiiya inshallah
Majlkaaga soo qor walaal anaa kuu soo qoraya ama WhatsApp kaaga waayo sh lanbarkiisa amar kama haysto inaan halkaan kuqoro waa shaqsi qalbi wanaagsan oo qof walba udabacsan maaha qof isla weyn ama inaad lasheekaysato kugu adkaanayso runtii maan aqoon laakiin asbuucyo kahor ayaan lakulmay suaal kasta aan qabay waan ku qancay waxkasta cadayn ayuu u hayaa
Sheekh hadii lagusoo dhaweeyay imikana aad isku dhacdeen waxa ku kheyr badan intii aad dawlada Sweden dhaleeceyn laheyd inaad usoo guurto Soomaaliya oo sharcigana u celi kol Hadii aad tahay nin aaminsan ilaahey oo meel kasta ilaahey dadka ku arsaaqo sida shimbiraha,
Alaah ayaa noo sheegay ineysan raali kaa noqo neynin ilaa aad diintaada kalaabatid ee dhibtooda alaah ha idinka gargaaro
Ayadaa somali Town oo burbursan sameysay oo meel nagukuustay. Kriminellna nagu beertay.
Lkn Somali town oo high ah ayaan tusaynaa.
Khadija shiiqa xisbigiisa magaciis?
Waxaa hubaal ah in aad qaladaad sameeyseen hadalkaaga intiisa badan waa xaqiiq jirta
IM SORRY WALHI ILHAAY KULA GARAAB GAALO 🥺🥺🥺🥺
Ninkaan wa cabqari waana Nin madax ah oo Hal abuur iyo Adkaysi leh
Waxa uuna si weyn ufahamsan yahy fikradaha reer galbeedka
Amaanow isweden dadkale yaa iska leh ee kaalay soomaaliya isu soo sharax oo kaalay soomaali waxay u baahantahay qof adiga oo kale daacad geesiya oon isdhiibin ee kaaley wadankeenii u hiili ciyaalkeenana inoo soo kaxee haybad waxaad kuleedah dhulkaaga hooyo
Libaax
Wlhy ayaanloow zxb ninkaan inbadanbaan rabay unaad soowaraysato kymahadasanid ganoolaato gruop
Dawlada Sweden waan ku raacsanahay School kasta oo wadaad furto Sucudiga ayaa kharash gareeya waana dhibaatada Soomaaliya meesha isqarxintu inagasoo gashay,
@Kamaal Ahmed Soomaali waa laga faana wax lagu faano maaha, adiga iyo anigu inaan Somali wada ahaano ayaaba igu filan sumcad xumo, Madarasadaha Soomaaliya cida aasaastay ma garanaysid iyo in qof Alshabaab adiga oo kale ah inuu qof shaah cabaya oo Somaali ah isu qarxiyo,
@@dalaisacgibril5899 saaxib diintee heysataa Orthodox mise Christianity
@@habilgaraad2441 waxan heystaa diintii hoyada u fasaxday inuu aabaha waso markuu doonaba
@@dalaisacgibril5899 sxb Alshabab gaalo sameysay ee waxaba sucuudi hala aadin
@@ismailaden7 nocagaa oo miidhan baa soomaali ku jira jaahil Gaal diinba ma heysto ha wareerin anaga carab iyo gaaloba iyo soomaaliba marnay
ayaanlow ciwaanka iska sax. halkaa aad ka dhigtay (leey) kubadal (La ii)
War nin rageed eh taagera ninkaan!
Ma run buu inoo sheegayaa
Ayaanle MAHADSANID
Wareysigaan waxbadana iga baxay waxa lonecebyahay somalida kaliya waa musliniin kuligood waxyar oo diinkale heesto majiraan hadana wa dad socodbadan oo melwalbe jogo tana waxa usababa dowlad dhexe oon wadankena kajirin
Diinta wanaagsan ee ka tageen iswidhishka ma gaalnimada ayaa diin fiican. Koleyba Islam maaheyn isweedhishaka
Diinta Sweden waxay ahaan jirtey mid ka fiican hadda sida ay yihiin. Sidaas ayuu u jeedaa. Diintooda qoyska iyo jirtaan ka umadeed wax bay ka qaban jirtay gaalnimo ba ha ahaatee waayo hadda raggii ayaa is qaba waa xaalad liidata oo xun
Diktoore Sweden xaq bay u leedahay inay Somalida xagjirka ah ay indho gaara ku heyso,
Gabra ku dhalay munaafaq
@@mohanedabdirahman7989 Gabre waa tigray laandheere ah yaa gaadhi kara 21sano ayuu wasayay Soomaaliya isagoo 3million ah
@@mohanedabdirahman7989 14million oo Somalia Ku nool, 7milion somali galbeed iyo 3 million Kenya ah buu u taliyay 24million, imikana 100million buu dagaal kula jira
@@dalaisacgibril5899 mala adaa futada u dhigan jiray markasa dadka dhan sidada moodey yaa ahlal faasuq
@@mohanedabdirahman7989 ma ihi somali la waso
Codkeega wan kusiinayaa
Bush*t he was criminal
10 million ayu skolka ka dhacay..
Taxe aya jailka dhiigay tuug😅
WAALI WAA TANOO KALE, BAL NIN AAN DANBI GALIN YAA SOO QABSANAAYO. SOOMAALIDA QAARKOOD WADANKOODII INTII AY SOO GUBEEN AYAY RABAAN INEEY SWEDEN, HADANA GUBAAN. SUBXAANALAAH .
Markad gaalo daba orodid ma ku qabsanayan lkin dintada hadad ku adkatid gal kuma rabo 100%90 somalidu galada dinteday daba orodaa
@@zuzanmoha3261 WAR SOOMAALIDA QAARKOOD BEENTA,SIDA UMADA LOOGU SHEEGO AYAY KU SOO TAQASUSEEN. WAR ISKOOLKA AAN REKTORKA KA AHAA AYUU YIRI ISKUUL ISLAAM AH MA AHEEYN OO AFKIISA AYUU KA SHEEGAY. GAALADA MARKII HOREBA ASAGA AYAA DABA ORDAAYAY, HADANA CAAYNAAYO. SOOMAALIDA DALKOODII AYAY QABIIL IYO SHARCIGA OO AAN LOO WADA SINEEYN KU SOO BURBURIYEEN. GAALO, DIINTAADA, HADAAD SAX UGU DHAQMEEYSID KUGUMA QABSANEEYSO. DHAQAALO AY GAALADA BIXISAY OO QALAD LOO ISTICMAALAY AYAA LAGU HAAYSTAA. SHARCI IYO DABAGAL ABADIYAN AYAA DALKAAN SWEDEN KA JIRO. MAAHAN, SIDA SOOMAALIYA OO KALE.
weyku saxan thy dowlada swedan dalka wax ey dowladu raali ka aheyn lama ogola sharciga raaca joojiya fakarka qaldan ee aduunka qatar galin kara oo halista ah waad og tihiin dalkeena samalia dhibaatada ey ku hayaan fakar kii qaldanaa oo wadamada carbeed lagasoo min guuriyay jooji please please wadan dhisan oo amaan ah ayaa laguugu soo dhaweyay wax walba waa lagu siiyay dhibaatada jooji diinta ma suul kama tihid naftaada ayaad mas uul ka thy waxa aad wado waa laga fiican yahay jooji please 🙏🙏🙏
Caac caacda jooji
Marki aan daba gal sameyay video sirdoon Sweden aha ama mid ay soo dirsaden ayaa dawaday😡 fira gaar ah🙄🙄
Bangi guu kudag dagay,
Asc Ayaanle Bashir skol islam ayuu furay isagaana xiray, kadib markii lacagtii caruurta loogu tala galay aad si kale u isticmaashay. Taasna waxaa lagu xiray dhamaan iskuuladii islamkana lagu xiray. Bankiga uu furayay ma uu u sheegin caruurta waalidkood inuu lacagtaas meel kale uu wado. Hadana lacagtii caruurta ayuu ku ololaynayaa
Waa sad amisantahay lkin hankisa waxas oo dhan cadaw nimadina ilahayba ka haya sa galadasu ba oga hiliyye loma bahna fikir kaga qudhunka ah
@@zuzanmoha3261 fikir qof aaminsan qurun ma aha, sidaan anigu qabo laakin runta wax jecel ma jiro
samalida dadka ayey la mid yihiin ee dadka iyo dowlada ha isku dirin oo ha iska hor keenin samalida adiga masuul kama tihid dhib aad wadi jooji
Ma adaa masul ka ah neefow
Cid idin bahan maleh adunka cid somali ka rabta maleh ee qofka idin so baxa oo dintina io dadnimdinaba ilaaliya dadka ugu necbada waxba gala ha iska daba qorina daba dhilif baa tihiin akhaz😡