DEG DEG; Wasiikii hore ee Maaliyada Beyle oo sir badan fashilay, wasiir Beyle oo manta afka furtay..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 361

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Год назад +12

    jaalle wasiir anigu waxaan kasoo jeedaa degmada c/waaq waxaan kuu hayaa xushmad iyo khadarin Wayne guul iyo gobanimo

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 Год назад +12

    Bellow, you are a true legend Somali person. We Somalia loves you. Keep going.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Год назад +1

    Dr c raxmaan ducale beyle
    Hadii uu jiray soomali Aamin Ah oo dalka u shaqeeyey waa Adiga
    Ceeb iyo tuhun iyo xumaan ma geysid
    Ruux is huba ayaa wax soo bandhiga
    Raali Ahoow. Macaanil wasiir
    Maalin Aan ku Abaalmarino.ayaa imaan doonta in sha Allaah
    Mahadsanid From Dhusamareeb Galmudug

  • @OfficalGeeno
    @OfficalGeeno Год назад +4

    Wasiir I appreciate your hard work
    what you have done for somalia🇸🇴
    Thank you Sir alot🇸🇴💕🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Год назад

      ADER BEYLE DAKAN WA DAD WALAN HAQANCUN ADER SHARAF AYAD LEDAHAY DADKI AQONYAHANKA AYAD KASOJEDA

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Год назад

      ADEROW SOMALIWAXASAD AQONTADA IYO SHARAFTADA AYEY KAXUNYIHIIN WAMASERSAN YIHIIN ISKADHAF HA USOJABABIN OK

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 Год назад

      Dadkan kugumashqulay DHAMANTOOT WA CASHARA NAQ

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 Год назад +10

    jaalle wasiir aadbaan ku salaamayaa markaan ku arkay erayadii ugu horeeyey waxaan iri waakan wasiir hayagii guulayso

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 Год назад +5

    Dr.Beyle thank you very
    Much. Dadka Somalia oo
    Fayow wey og yihiin
    Shaqada wanaagsan ee
    Aad wadanka u qabatay
    Mooryaanta Tuugada
    Ah ayaa like ku raadinaya
    Mahadsanid Beyle

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 Год назад +5

    Asc Abdiraxmaan waa mahadsantahay walaal wax wanaagsan baad qabatay walaal Jazaka Allah khayran

  • @cabdalexaji4588
    @cabdalexaji4588 Год назад

    Dr. Bayle hantidaadii waad caddaysay. Mahadsanid.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 Год назад +19

    Maashaa Allaah our favourite minister I salute you and I wish you the best, you are one of the best people in Somali government, Pls don’t respond to those who are ignorant about your deep knowledge of the finance Ministry , you are a national treasure to our hearts 💕, Thank you for your service and good luck with your wonderful life 🎉🎉🎉🎉 I can’t wait to read your book, Thanks 🙏

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 Год назад

      Wasiirka somaali u ku hadlayaa, ee adiga dhibka ku heysta waa maxay? Sidee u fhantay af-somaliga maxaase ugu soo jawaabtey luqad uusan wasiirka ku hadlin?

    • @abdialigutaale5777
      @abdialigutaale5777 Год назад

      Thank you mr bayle

    • @abdialigutaale5777
      @abdialigutaale5777 Год назад

      Alaah ha kuxifdiyo.qof walba oo caqli usaaxiba waa garan karaa warbixintaaadda

  • @MohamedAli-is7fd
    @MohamedAli-is7fd Год назад

    Asc kuwa Beenta ka sheegaya wasiir bayle waxaan leenahanah waad khasaarteen aakhiro iyo aduunba, Dr bayle waa masuulka Soomaali meel ay joogtaba uhayaan ixtiraam, sharaf Ciso, iyo Qadarin aan xuduud-Lahayn xashaa-lilaah 👍🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @xaajyocali8725
    @xaajyocali8725 Год назад +3

    Waalkay Balylow Allah ku xafido .
    Sharaf iyo wanaag baad kaga tagtay
    Muutuu qaydakum kuwa raba in ay dilaan sumcadaada.

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 Год назад +6

    Manshalaah war ninki halyeyka aha aya sohadlay cawaaa sodawow d.r beylow alaah Haa ku xifdiyo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Год назад

    Alle ha ku xafido adiga iyo inkale oo kula mida caqliga iyo cimrigana ha kuu dheereeyo amiin yaa rabi . we love you and you will comeback from future time isha allah.
    Y

  • @koos1302
    @koos1302 Год назад

    masha allah wasiir bayle waxad dalka iyo dadkaba u qabatay wanu kuu ogso nahay wadani dhiba intahay ❤❤

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 Год назад

    Great Minister thank you for your service

  • @faisalasis8062
    @faisalasis8062 Год назад +15

    I wish you were still wasiir for us. What a great job you were doing.

  • @finance6286
    @finance6286 Год назад

    Maasha Allah wasiir Beyle dadka an ku koolsanahay ayuu ka mid yahay selina professional ka ah

  • @omarhashiibrahim3083
    @omarhashiibrahim3083 Год назад

    Mudane Bayle, nin xushmad iyo waxqabad leh ayad tahay,
    Allah ha ku xafiddo

  • @shcabdirashiddaahir4304
    @shcabdirashiddaahir4304 Год назад +1

    Masha'allah kudey wasir bele wadani wadaney Daley

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 Год назад +2

    Dr Abdirahman Bayle we miss you 🥰 ❤ no one ever have Doubt of your Words

  • @fadumajelle4212
    @fadumajelle4212 Год назад

    Mashaaallah waanu ku ognahay inaad tahay wadani guuleyso

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Год назад

    Dr Beileh for president in Somalia 🇸🇴 InshaAllah.

  • @yasminmohamed8374
    @yasminmohamed8374 Год назад

    Anaguna waan ku jecel nahay ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴 sharaf ku nooloow 👍.

  • @budlebarriye6519
    @budlebarriye6519 Год назад +1

    We love you great finance minister

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 Год назад

    wasiir bayle waa dadka yar ee sifiican wax u bartay illahay ha ka jasaai siiyo

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 Год назад

    Mahadsanid clraxmaan bayle.
    Waxan ku leeyahy. Waxatahay. runtii. Nin kabalaadhan. dadkan. Aad uhayn jirtay shaqada wasiirnimada.
    dadkaa soo aan fahansanayn .waxnadan .ood adigu fahansantahy.

  • @hamdaabdi6954
    @hamdaabdi6954 Год назад +1

    Beyleh un ministère exemplaire..

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 Год назад

    Mudane wasiir Dr. Bayle ,, waxaad tahay wadani dhigleh dalka iyo dadka soomaaliyeedna shaqo fiican usoo qabtay ,, allah haku xafido ,, qofkasta oo wadani soomaaliyeed ahi wuu ogayey shaqada fiican ee aad dalka uso qabatay ,, taariikhda ayaaku xusi doonta
    I wish you are still working your somalian people, ,, ,,
    Thank you for the prefect job you did your goverment and your somalian people.

  • @mustafaibrahim6894
    @mustafaibrahim6894 Год назад

    Bayle soomaali oo dhan baa Ku jecal khayr ayaan kuu rajaunayaa mar walba

  • @halimaosman1797
    @halimaosman1797 Год назад +2

    Dr. Bayl ha
    u qaban wax ma garatada wadankaa kuu baahan ❤❤❤❤

  • @monagoth
    @monagoth Год назад +37

    If somalis have any sense of justice, any sense of appreciating those who serve for the common good, they wouldn't be silent on dirt that's being sling on Dr. Bayle. The silent majority needs to speak load and defend one of the best civil servants Somalia ever had: we should honor this man at least by stating the truth that he's exemplary that others should emulate for the good of this country. I salute you Dr. Bayle. Majority of us appreciate what you have done for this country. It's hard for some to believe that you invested not only your own money in this country but have selflessly served given up your high life in more advanced countries. I salute you Dr. Bayle, my Allah bless you and your family

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Год назад +12

    Allaah haku xafido,guul ayaan ku rajeynayaa adiga iyo inta kula midka ah,Inshaa Allaah inta Soomaaliya dumiso,dhacdey xisaabinta Allaah ayaa sugeysa maalinta abaal marinta shalaay iyo qowmamo waxba ayan tareynin.

  • @hassanfarah4510
    @hassanfarah4510 Год назад

    From jabuuti
    MACHA ALLAH

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Год назад

    Somaali hadey rabto iney horey usocoto Dr Beileh madaxweynaha qaranka halaga dhigo.,

  • @maxuur9588
    @maxuur9588 Год назад +3

    Dr: bayle waxaan aamisanahay in aad nin nadiifa aad ahayd

  • @fartunadennur845
    @fartunadennur845 Год назад +2

    Alle ha ku xiftiyo

  • @mustafaibrahim6894
    @mustafaibrahim6894 Год назад

    Bayle nin gobeed nadiif ah Dr bayle

  • @siraadadan4491
    @siraadadan4491 Год назад +3

    Illahay aya ka jazaynaya qoofkii shargtada wax u dhima alla markhati ah

  • @dirie1000
    @dirie1000 Год назад

    Dr Beyle dadkaan ha isku mashquulin , inbadan oo iska hadle ah baa buuxda , markaa horay u soco allaha ku sharfo e .

  • @abdulhaq6643
    @abdulhaq6643 Год назад +2

    Mr beyle you are the cleabest minister I come across in my life!....
    Continue on this trend always....

  • @a.j2428
    @a.j2428 Год назад

    Walaahi somalida warkooda haysku wareerin waa umad iska xagxagasho badan, wasiir kaa nadiifsan weli masoo marin soomaliya, nooloow Dr bayle

  • @aminoosman496
    @aminoosman496 Год назад +1

    Walal macane mahadsanid

  • @abdulhashi7317
    @abdulhashi7317 Год назад

    Dr Beyle ilaahay ha ka abaal siiyo shaqada iyo caqligaad Somalia aad gelisay waana wac uu wadanku ku leeyahay muwaadiniintiisa dadka ducfiga oo yaqaan musuqa ayaa jecel markey arkaan qof nadiif ka ah musuq iyo tuugnimo iney shaarka ka wasaqeeyan warka ha maqlin malaayin Somali ah baa kuu ogsoon waxad tartay dalka taariiqdana ku og ha ka wel welin tuugadaa warkooda oo ay ugu horeeyan kuwa hada jooga wabilaahi towfiiq

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад

    baaaarakallaah Dr bayle
    somalia father economic xafiduhullaah

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Год назад +2

    Inshallah guul Somalia ilaahay hakufixdiyo adiga iyo madaxweyne farmaajo well comeback inshallah soon

  • @abaadiribraahimmohammed5327
    @abaadiribraahimmohammed5327 Год назад +5

    Mar labaad n oo soo noqo ìnsha allaah warkooda ha marlin Somali well kugu farxsantay

  • @faudgelle9279
    @faudgelle9279 Год назад +1

    Wasiir Beyle runtii waa Astaan dawladnimo. Allaha ku sharfo aduun iyo akhiraba

    • @qucoevraqucoevra4163
      @qucoevraqucoevra4163 Год назад +1

      Wasiir Dr.beyle runtii waxaa ka muuqda ina tahay qof inma xalaala ah alle cilmiga iyo cimriga iyo caafimaadka haku siyaadiyo somalina waa dhaqan kooga inay qofka wax u qabta caayan ka xadana ay amaanan ee waxay ogeen inay kugu daalayan alle haku xafido insh Allah

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Год назад

    Mudane Wasiir Cabdiraxmaan Beyle waxaad noo aheyd weynu ognahay Alaah hakuxafido Somaalikasto oo Daacad u ah Dalkiisa waagarabkaada Adigaana kakeensatay Mahadsanid🇸🇴🙏🏾❤️👏

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 Год назад

    Alaha ha xafido Baayle waa dadka naadirka ah ee somali u harey ee ha idinka amaan helo ma xishootane

  • @abdullahielmisheikh5066
    @abdullahielmisheikh5066 Год назад

    MaashAllah dr Beyle!!

  • @cabdiraxmaanalale5647
    @cabdiraxmaanalale5647 Год назад +3

    Guuleyso Dr beyle adeer guuleyso

  • @yussufbadalmuxamedbuya
    @yussufbadalmuxamedbuya Год назад +1

    SOOMAALIYEEY NINKA FARAHA KAQAADA PLEASE.
    DAACADNIMO AYAA KA MUUQATA.

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 Год назад

    Dr abdirahman beyle allah ku xifdiyo

    • @aminaabukar365
      @aminaabukar365 Год назад +1

      Dr. Beyle Allah haku xafido intaa nooshahay dalka iyo dadka wax u qabo.

  • @nimoqueen5617
    @nimoqueen5617 Год назад +3

    Mansh Allah Dr,Bayle waxaan indhaha laga daboolan karin wixii aad usoo qabatay qaranka iyo dadaalkii iyo daacadnimadii dadkan wax magaratada Ah mardanbe ha usoo jawaabin uma qalmo hadalkagu waa ka qiimo badan yahay boqolaal jahiliin ah oo qaran dumis ah oo musuq maasuq kujira.
    Allaha ku xafido adi iyo filkaga from st.paul,MN

  • @mawlidhoussein7072
    @mawlidhoussein7072 Год назад +1

    Dr wasiir bayle mar hore ayay dad dooneen inay sharaftaada meel kaga dhacaan, laakiin weyku bari yeeleen adiga iyo madaxweynihii sooaaliyeed med c/laahi farmaajo, dawladii nabad iyo nolol, markale insha allah,
    Maanta sharaf iyo karaamo ayaadku umada soomaaliyeed ku dhexleedihiin.

  • @farhiyafarah5997
    @farhiyafarah5997 Год назад +1

    Wasiiroow alaha kubarakeeyo ,waadna sharaftey sharaftiina waa loojeedaaya,umadani waa xayraane,kanaso

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Год назад +1

    Xasan dhiiqo tuugo dalkii iyo dadkiiba dhacay iyo Mooryaan baa maanta dowlad iskaga keen dhigaya dr beyle waxkasheegaya caku aduun.

  • @khadarxiis2628
    @khadarxiis2628 Год назад +1

    Wasiir bayle waa qof hawlkar ah oo daacad ah tuugta waa layaqaanaa xoolaa masaakiinta xadda waxii aad wadanka uqabatay ilaahay hakaa abaal mariyo Somali inta caafimaadka qabta iyo kuwa qabyalada labuka qudhoodu way ku ogyihiin lkn kuwaasi waa kacaasidnimo uun somaliyi qofkooda waxtarka leh ma ilaashadaan waa kuwaa tuugtii caanka ahayd jaaniska heshay markii dadkii waxqabadka iyo horumarka la ilaashanwaayay

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Год назад +1

    Dr Beyle waxa ku dhacaya wad la socota xabiibul malaayin ay mooryaantu ku hayso Jealousy is a Misery Noolada Nabad iyo Nolol 4 ever👑👑👑👑

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 Год назад

    Dr beyle go forward don't answer ignorance people

  • @hanifanur3468
    @hanifanur3468 Год назад

    Your honourable Dr. Beile, and His excellency Mr. President Farmajo May Peace and Blessings of Allah be on you. In you many who are well educated we TRUEST you. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Hero 🎖️ 🎖️ 🎖️

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Год назад +2

    Mudane bayle run ahaan waxa badan buu u qabtay dalka wuuna samata boxiyay halsbanden magacenana ku soo dabaliyay sharaf soo noqo adoo nabada mudane

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 Год назад

    Asc, Masha Allah, Guul Mr.Bayle Adiga iyo Maamulkii M.C.Farmaajo waa la idin tabey, kuwa ku eedeyn iygaa eedeysan.wbt

  • @aminoosman496
    @aminoosman496 Год назад

    Masha Allah Masha Allah

  • @abdirahmangaarane2935
    @abdirahmangaarane2935 Год назад +2

    Masha Allah, Allaha ku xifdiyo.

  • @fadumoaxmad1616
    @fadumoaxmad1616 Год назад +2

    Wasirkenow rabi Haku dhowro waankugu diirsanaa oo labtaa na buxuusanta ixtramkan ku heynaa rabigey haku dhowro.

  • @محمدعبدالرحمن-ت2ج7س

    Waad mahadasantahay wasiir bayle horeba ku maanaan tuhmin imikana ku wa ku cabaarayna iyagaaa cambaaraysan

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 Год назад

    Ma.hadsanid hagaamiyihii muxtarimka ahaayow. We love you too

  • @saadjac9131
    @saadjac9131 Год назад

    Khayr allaha kusiiyo baylow

  • @fardowsaali4057
    @fardowsaali4057 Год назад +1

    Allah ha ku xafido. Umadu ma jecla dad daacada ah, laakiin ilaahay agtiisa ayaad abaal wayn ku leedahay wax ba kaama galin dadkan xoolaha dowlada u han wayn ha doonteen laakiin haday caqli leeyihiin. Waxay iswaydiin lahaayeen xagay ku taalaa 1986. Haday wax iswaydiin lahaayeen Bayle ayaa wax dhacay way kaxishoon lahaayeen. Ee ilaahay ku samir maalin baa imanaysa layiraahdo qoomamow.

  • @saedaartan9282
    @saedaartan9282 Год назад +2

    Subxaan alaahu soomaali bayle waa ninkii ugu daacadsanaa ugu nashaqeyey daacadnimo ayaa maanta ladabagelayaa subxaan alaah

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 Год назад

    ASC EX.WASIIR DADKA MAANTA JOOGA WAA XASIDIIN HORE UGA SOCO WA BILLAAHI TOWFIIQ

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Год назад

    Masha Allah wa in la xisabtamo, xasana wa ka sugeyna

  • @shukrihashi2802
    @shukrihashi2802 Год назад +1

    Asc mudane wasiir waxa iskadaa warkood Waa dad aan illahay kaxishoonayn adigana qofkasta Waa kujecelyahay taasna Waa calaamada dadka illahay jecelyahay aduun hadaad joogtana Waa lagu maagin ee. Raali ahow

  • @fmg63772
    @fmg63772 Год назад +1

    Alloow inta wanaagsan nooxafid inta xuna soohanuuni

  • @ابوعاليهالهاشمي

    Dadnimadii oo qof ah ilaahy haku daayo

  • @tahliilj
    @tahliilj Год назад

    ILLAAH baa kugulaxisaabtamaya waxaad qaadatay laakiin soomaalidu Waa wada musuqmaasuq waxaana daliil u ah halka wadanku yaal

  • @mohamedahmed4602
    @mohamedahmed4602 Год назад +3

    Sslaan sare wasiir beyle

  • @saynab7503
    @saynab7503 Год назад

    Bayle waana abwaan wadani ah oo xikmad leh rabi haxafido waa somaali dhab a h oolagu daydo

  • @mohamedsaid-mingiste8661
    @mohamedsaid-mingiste8661 Год назад +4

    Mudane Dr bayle jazaaka laahi, kuwa warka xun wada waa kuwii xatooyo dadweyne guryo kadhistay,maalin baana laxisaabindoonaa aan fogayn, mahadsanid Dr bayle shaqadii wanaagsaneed aad umadaada uqabatay

  • @wahibaali6368
    @wahibaali6368 Год назад +1

    Well said my dear

  • @bahsaanmahamed6699
    @bahsaanmahamed6699 Год назад +5

    Wasiir beyle I love you for the work you do fit your community . It sad you not working in the Somali government, we needed people like you highly educated, loyal, trustworthy to run the country. I wish you well wherever you are . I will be eager waiting to buy your book, though you said you would do it for free .

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 Год назад +1

    Dr Beyle waan ka xaal mariye mooryaanta iyo tuugta ee Xasan dhiiqo u horeeyo oo shaatiga dooneysa iney ka wasaqeyso It takes one to know one muwaadin xalaal ah oo aqoonyahan ah sharaf leh ba tahey Nooloow cimri iyo caafimad Allah kaga baryaya adiga awladaada iyo Eheladada walahi 👍😎from the bottom of my heart❤❤❤❤👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑

    • @mimipuloo7879
      @mimipuloo7879 Год назад

      Dhilo siil weyn farmaajo mooge iyo qashinkiisi waa tuugo is xanbaarsan xaqii umada ridey

  • @alirobleh1226
    @alirobleh1226 Год назад

    Baylow ceebi ka dheer, Eebbee ha ku ciseeyo, aamiin.

  • @hillowlexassan4225
    @hillowlexassan4225 Год назад +2

    Waziir bayle wad mahadsantahay

  • @dahamnada7396
    @dahamnada7396 Год назад

    ODAY XISHOW DAY XISHOW ODAY XISHOW ODAY XISHOW

  • @khalifali4708
    @khalifali4708 Год назад

    wadankii oo dhanna way gateen gabigiisaba ciribta iyo madaxa allaha ka gooyo Amiin

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi281 Год назад +1

    Ibnu xalaal walee waatahay
    Ilaahoow bayle oo kale noobadi

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Год назад

    Hadaad qaadatay lacagta somaali ledahay illaahay hakashifo xisaabta aakhiro waykusugi

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 Год назад +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته/ حفظك الله من كل شر وبارك الله فيك يا سعادة الوزير/shaki kuma jiro inaad tahay somali Dhabi ah oo sharaf leh , waxabaha issues mashquulin kuwaan waxa ay yihiin somali waa ka dharagsantahaye

  • @chronicles6197
    @chronicles6197 Год назад

    Mashalah.

  • @abshiamohamed1466
    @abshiamohamed1466 Год назад +1

    Mansha Allah Guuleyso insha Allah ❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ I love you too

  • @haajiabdi7914
    @haajiabdi7914 Год назад +2

    Wad mahad santahay mudane wasiir

  • @lionofthehornofafrica3631
    @lionofthehornofafrica3631 Год назад +1

    Adheer We Somali people are thankful for what you done for your country like a patriot.We Somali’s know the truth.Hirab Mafia will not succeed in destroying our beloved nation.Hassan Sheik and his Hirab Mafia stole those money.

  • @abdirashidsaleh5769
    @abdirashidsaleh5769 Год назад

    Dr bayle bacda salaam soomaali waa ogtahay waxaad qabatay ilaahay baana kaa abaal marin doona, sharaf iyo cis baadna mudan tahay, ilaahayna ha ku xafido meel aad joogtaba.

  • @muhsinhajji8458
    @muhsinhajji8458 Год назад +1

    Mashallah Dr bayle is one of the best leader in somalia and horn of Africa but unwanted in African norms

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Год назад +1

    Asc waziir beyle ilahey haku xafido somaliya waqti adag aya ka so shaqeyday tariiqda ku xusi doonto somalida badankooda abaal malahan hala qaadin hore usoco

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 Год назад +1

    Waa dadka tirayar ee muxtarimkaa ee academic ah..si fiican ayaan ugu qan cay hadalka mr beyle....

  • @abdisalamguled1239
    @abdisalamguled1239 Год назад +3

    we forward to come back

  • @bashirguleid1174
    @bashirguleid1174 Год назад +5

    Maashaa Allah, Tabaaraka Allah. ALLAH ha ku sharfo macaali Wasiir. Dad bahaloobay oo wanaagga iyo sharafta isku hanneynin bad xil u soo qabatay, waxaa agtooda geesi ka ah ka xoolahooda booba, dila, kufsada kaddibna qabiil iyo qudhun ku faana, dadkan dugaagoobay waxay u baahan yihiin in la dadeeyo oo lagu soo celiyo bani'aadnimadii ALLAH u abuuray, kuna karaameeyey wanaagga iyo kheyrka inay is faraan xumahana iska reebaan.