Daawo Itoobiya oo Hubkii ugu Badnaa ku Wareejisay Puntland,Dagaal Dhimasho&Dhaawac,Liyuu boliska oo.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 8

  • @garsoor-w8q
    @garsoor-w8q 2 часа назад +1

    Nin meelu u caddahay meelu ka madow.
    Xagee Hasan shiikh kasoo galaa arrintaan waa yaab.
    Caadifadda qabiiliga ahi waxay Naga dhigtay cawwan cod-leh

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 11 минут назад

    Warkaaga Nahmaleh

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 35 минут назад

    Waxaa shaki la’aan ah in dowladda ay dacweyneyso itoobia soo gelinta hubka sharcidarrada ah.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Час назад

    Dani waxaa ukeentay emaaraatka Ethiopia ayaa loosoo mariyay

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 37 минут назад

    Dowladda ciidan xuduuda oo dhan tagi kara mahaysato, dagaalka as way ku jirtaa. Goobaha ciidamada atmis kabaxaanna waa in ay tagtaa.

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 Час назад

    Qofkaan maxuu kashe keenaya daduade gaayo cadaw soomaali reebadi yaashan itobiya dabada dhiibo doolada dabadada miyeey ilaaline awaydow lada kuleeya hay

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 часа назад

    Hubkaan waa beec mushtar waa iska caddahay. Ethiopia wa gaajo iyada lacag umbaa u daran. Danna weey u tahay ineey somalida is leeyso.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 часа назад

    Nacas baat tahaydowladu maxa dooda oo dhan beey joogtaa