Daawo;-Cali Dheere Oo La Ogaaday Shaqsiga Uu Ka Amar Qaato Iyo Wariye Caan ah Oo Banaanka Kee

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Комментарии • 53

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 Год назад +2

    Ahmed godane. Ahmed diiriye. Yoonis waa wada reer waqooyi war nimanka soo diraayo haleyska dhiciyo They All from Hargeysa waa yaab

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 Год назад +1

    Alshabab iyo SNM Xawadle iyo SSC ba so afjaray

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Год назад +4

    wallaahi waacajiib arinkaas Allaaahu raxmaan Ayaanbaryeeynaahe wadankeena intixun oo munaafiq Abeesooyin ah allaaha halaago

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 Год назад +1

    HARGAYSA ,HARGAYSA ,HARGAYSA,KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.

  • @cabdiinabadonka858
    @cabdiinabadonka858 Год назад +4

    Isaaq Somali qarax ayey nagu dhameyen 😢😢

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 Год назад +1

    Wiil Hargaysa ka yimid haku bahdilo Mogadishu iyo konfurta Hawiye kaliya aqbali karo dufkubaxa Maxa doqon nimada idinkugu wacan,

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou Год назад +1

    Malcuun. Ayaa. Tahay Been sheeg

  • @abobasement346
    @abobasement346 Год назад +3

    way ku cadahay snm iyo mafiyadah inay islah shaqeyan konfur waxay lah degih weyday waxaa kah dan beyah mafiyadah kah talisah hargaysah

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Год назад

    Waxaan arkay dad ku heshiiyay 2009kii dadkii kasoo qaxay Xamar in laga hor istaago taageerada UNCR u fidiso qaxootiga. Dadkii ka danbeeyay qayaanadaas. Dhaqsabo ishii dadkaa ku dhacday. Intii kaxumaatay ilaahey aa faraj u furay.

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Год назад +1

    Runtii qofka haduusan illahay kabaqayn dhimashana kabaqayn umad geesiyaal ah ayaa ladagaali kartah oo iska celin kartah

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Год назад

    kani ma majaajilaystaa

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Год назад

    Dadka ilaahey aa leh oo abuurtay dadka ku heshiiyo in ay umad ilaahey baabi'yaan waxba kama qaadayan iyagaa aaqiro xumo iyo adduunyo xummo ku dhacee

  • @abrahafarmajo6593
    @abrahafarmajo6593 Год назад +1

    Yoonis waa reer gabilay magacisa saxda waa maxamed yare hada wuxuu la joogaa codamada Somali land waa tuig crimenal ah muusa biixi u adeega

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 Год назад

    Waa dugsi sheydaan waa runtaa oo intooda badan ma kafakaraan dugsigaan yaa masuul ka ah sidoo kale Soomaali badan baa fiirisa meeshaas lacag in ay ka soo galeyso sida Gobolada wadanka waxay siiyaan lacag marka reerkii Faqriga ahaa waa

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 Год назад

    Waa ka iidoor koonfur iyo a laascaanood dadka ku dhameynaya aduunku ha ogado in argagixasadu tahay SNM

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Год назад

    Ha noolaato way ka xanaaqdaa Hargaysa ee haku darina sheekada

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 Год назад

    Ilahoow kaa xijab shayadiinta iyo munafaqinta dadka dhameyey musubada sheydaan dheere iyo xulufadisa ilaha soo qaban doono kuli wa shabab odayo waye shabab ma ahinee waashayadiinu indi ilahow nagaqabo ada ujeedo kuwa usqarinayo oo nacafi danuubtii aakubadatay soomaliya iuo xasidinta

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Год назад +1

    Hargeysa shaqo kuma leh waxan mana taageerno kuwaas dadka cunaya ha khaldamin sxb ilahay dadka haka qabto kuwaas khawariijta ah

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Год назад

      Adiga tagersan argixiso qabil malahan Mel kasto ayu kasojedi kara iyo degankasta

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад +1

      Shacabka maha lakin Xukumada Hargeisa iyo Alshabab wa isku mid

    • @abokaraadan2506
      @abokaraadan2506 Год назад +1

      Pudland waxan filayaa cafimad ma qabtide dhirbaa kuu socota maskaxdaa ku rogan burush xaar leh bad baad marmarinaysaa dad nadiif ah pudland maha halkani waa somaliland waa dad isku duuban daylad iyo shacab isku mid baanu nahay yarka

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад +1

      Xukumada Hargeisa iyo Alshabab Hal Cadow bay leyihin wana ( dawladnimada Somaliyeed)

    • @abokaraadan2506
      @abokaraadan2506 Год назад +1

      Somaliland waa meesha ugu nabdoon keeska africa muran iyo qarjajac iyo oohin ku noqon mayso sidad doonayso ilahay ayaa nasiiyey amniga somalida kalena meel kastay joogto waa u ducaynaa in ilahay ka dhigo giri nabadeed marka laga reebo dadka xaasidiinta ah ee ku dhex jira bulshada ama cayayaanka baraha bulshada

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 Год назад

    Lakala caqli badan laklana aragti dheer

  • @Liiloowe
    @Liiloowe Год назад

    Khawaarij Maafiyo diineed waaye nacalad haku dhacdee. Aduunkaan waa laga socdaa ee nimankaas halugu jihaado. wallaahi ninkii diinta yaqaan waa fursad. Bal dhegeysta inta dhibaato ee umadda muslimka eey ugeysteen

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад

    Maxad kucadinaysa in ninka cali dheere warkasiya u yahay reer hargesa waxad isku racadeen waxan lahubin waxtahin dalimiin

  • @ahmedaden8885
    @ahmedaden8885 Год назад

    Argagiso qabiil iyo gobol maleh
    Haladilo munaafiqinta

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers Год назад +2

    Yarkaan last part that media editing of AS is Hollywood CNN level is true

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Год назад

    Subxanalah inalilahi wa Inalilahi rajucun somali way udhamatay ila muqdisho la gasefeyo way cadahay in logu talagalay in 5 sano dawlad nimada iyo cidanki qaranka laburburinayo damjadid halayska gaaro hadii kele wan madhane hala ogaado

  • @kadroable
    @kadroable Год назад

    Guure weli gurigii hooyooyinka ee ku qabso ku qadimayside maw cishay dawlada?!🤣

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 Год назад

    Sowtaad Irir Samale ahaydeen mise Darood nacaybka Lee waaye , mar aad Farmaajo cayrsataan iyo mar aad Garacad u tashataan iyo mar aad Laascanood ka aamustaan iyo mar aad puntland caysaan waa idinku Macdahay
    Go Hargaysa

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Год назад

      Irirsamalihi ba lagumadaye hawiye ayandaridoda Allah dhibka umada haka dulqado

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад

      Shacabka Muqdisho wa tageersan yihin Rer SSC lakin Hassan sheikh oo Qabiiliste waxa xukunka kuso celiyey DENI QARANIMADA godmadow bu kuriday

  • @Yusuf-wz2hj
    @Yusuf-wz2hj Год назад

    Muxuu yiri mid ay eedo so korisay😂🤣

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Год назад +1

    ASC,Ha qaldammin, Kuwa sharka iyo khayrka aan kalla saarri karrin ,Waa kuwa ay gaalladdu duufsataye.

  • @jamac7119
    @jamac7119 Год назад

    Wax walba hargesa lasooradso dalinyahow cadow waqooyi waxii xunba xawale

  • @cazzam6193
    @cazzam6193 Год назад

    Qabyaaladiste beenaale ah wxu shego taa rumaysanaya ?
    Qabilada muqdisho , ee habargidir ayuu shegtaa , oo hargaysu Kaso jedaa!!!
    Muqdisho habargidir baa kasoo jeda
    Oo ninka isaqna wxu ka yahy shisheye ?!!!!
    Waa duni gabwsi ah

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Год назад

    Isaaq iyo hargeysa ayaad wareer ku tahy maa sheegtid qabyaalad intaas ayaa wax ku genius weyseene

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Год назад

      Odeygii walna ee shalay hargeysa ka cararay ee Alshaba amiiradooda ku biirey adiga malaha aduunka war Kama haysid

  • @fatimahobsiye2119
    @fatimahobsiye2119 Год назад

    BEEN BAADANA
    SUBXANALLAAHA

    • @TIJAABISTV
      @TIJAABISTV Год назад

      Marqan land waa nila fahmay waxaa qaraxa nagu wado waa idinka

  • @xaalicabdiraxmaan
    @xaalicabdiraxmaan Год назад

    Beenaale

  • @amalcarale9259
    @amalcarale9259 Год назад

    Warkii munaafiqiinta ayaad kuhadashay

    • @safiyohadad79
      @safiyohadad79 Год назад

      Munafaqad atahay sheeytanta lashaqeso alaha nii wada qabto runtu shegay ilaha niisoo qaban doono kuligiin

  • @alijama3401
    @alijama3401 Год назад

    ARGAGIXISO WAAA ARGAGIXISO. ABWAAN MAXAAD UGA JEEDAA HARGAYSA. …. WAAN KU FAHANAY BALSE HARGAYSA ARGAGISO. UMA OGOLIN EE TAADA KA HADAL OO. CUQDADA JOOJI

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 Год назад +1

      Shabaab waxaa dhalay reer waqooyi. Hargeesa ayaa laga biili jiray ina godano waa taqaan

    • @puntlandland2679
      @puntlandland2679 Год назад

      Wilki Djabouti Qarxiyey Hargeisa bu so dhexmaray.

    • @alijama3401
      @alijama3401 Год назад

      ADIGU TUULAAD LEEDAHAY XAMAR HARGAYSA JABUUTI MA LIHID. MAXAAD KA Hdlaysaa Ma RAG MAGAALOTINKOODA.HHHH