1984 Ciidama Ethiopia Sobobta ay U weeraeren BORAMA waxay Ahayd Sobob la xidhiidha JABAHADII HORYAAL ee Xoraynta DDS qayb wayn ka ahayd Halgankii JABHADII HORYAAL Waxaa ka mid ah jabhadaha JABHADDA HORYAAL ahayd JABHAD DDS xornimadeeda usoo halgantay oo axmaaro ku jabisay xadka wajaale ilaa duleedka diridhabe, buuraha Danbaleed ilaa jinacsani ilaa Harar . Horyaal waxay ahayd jabhadii ay Ethiopia diyaaradaha ku duqaysay ee ay lahaayeen shacabka ree HARAWO, Jabhadan si culays loo saaro Waxay Ethiopia samayssy waxna horay u samayn. Magaalada kaliya ee soomaaliyeed ee ay Ethiopia diyaarado ku duqaysay waxay ahayd BOORAMA sababtu waxay ahayd oo kaliya in ay magaaladaas dadka degen la hayb ahaayeen shacabka ree harawo ee deegaanka soomaalida oo dhamaan si toos ah iyo si dadban xubinba uga ahaa ja hada HORYAAL.
Magaalada magaceedu waa soomaali yaan taariikhda kaliya laga soo qaadan waxa umadaha kale inaga qoreen dadka deegaankaas ka yimaadaa waxay sheegaan in magaca Boorame ka yimid booraame oo la macna ah dhulkii booraamaha ama godadka lahaa
the gold vioce abdirahmn waberi ❤️
is muujiyaa reer borama❤️🥰
Masha allah beautiful city Borama City gobalkii aqonta somaliyeed ✍️ 🇸🇴❤❤
Mashallah ilaahay bilaash iima jeclaysiin boorama😂❤waaba magaalo wada culumaa ah sh hebel sh hebel❤waligey Deegan soomaaliyeed gooni uma jeclaan boorama sidaan hada ujeclahay dadkeedaa wax bartee media ku arkaa iga gadey aleeylahe❤waana jeclaa taariikhda booramo inaa maqlo mar mahadsanid aboowe c/raxmaan cumar jasaakallahu kheyr❤
Waan ku jecelnahay anaguna wllo soo dhawow qalbi furan ❤❤❤❤
In lagaga sheekeyo waxa ka qurux bdan in aad indhahaga ku aragto welcome ❤❤
Waan kujecelanhy wll anaguna. Na soo booqo si fcn ban kuso dhawynaynaaye
Aleeylahe waanba iman hadii ilaah igu simo nolol iyo caafimaad bi'idnillah👍👍👍👍👑👑👑👑👑❣️❣️❣️❣️
اللهم اجعل هذا البلد آمنًا ❤️
My Home Borama 😍
From gobolka aqoonta awdal borame waa ku salamay libaax
Waa xalqadan sugi la'aa borama jano my city❤😍
My home boorama ❤
Boorama hoyga aqoonta iyo ilbaxnimada from burco
Awdal, waqooyi, galbeed,❤
Waxaad ku xejisa gobolkii tafiirta iyo awoowe yaasha iyo dalxiiska ee ceerigabo sanaag, barnamij fican weye oo aad ugu xidhanahay thnx abdirahman waberi
Reer Boorama ❤
Boorama iskuulka waxbarashada Somaliland oo dhan 😊😊😊😊😊🤲😊💚💚🤍🤍❤️❤️🤲😊🥺
Magaladayda borama my city
❤
Waaw msha allh
Xabashida waa noo dagaal tan iyo qiyaamaha
My home borama Jano😊 ❤
Degmada aptiyaladey 💞✅
Borame state of somalia 🇸🇴
Borama home of education is muujiya ree borama
BORAMA 🔥
Xaafada shiikh cali jawhar waa xaafadii aan degenaa freshteydii❤
Masha’Allah home sweet home Borama jano 🙌🏻♥️🔥❤️🩸❤️❤️❤️.
رب اجعل هذا البلد امنا مطمئنا يارب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Wow my home town borama jano keep going libaax
Gabadh reer borama reply iisoo gal
Yeah
@@HawaAdem-l2f numberkaaga soo xariiq
Waan joognaa😂
@@salman-gamer22 ma gaabdh thy
Iam waiting More days Borama Jano❤️🌴
Walahi hooyaday baa ku jir tay diyaaradaa nogana shakaysa waxa lo odhan jiray diyaradihii xabashida😢
Aad baaad umahadsantahay❤❤ wllo c/raxmaan
Gobolka jamhuuriyada halkaa soogaadhsiiyay gobolka awdal 💖💖cilmi ❣aqoon waa kuwo Jamie ah sifooyinka lagu yaqaano sifooyinka lagu yaqaano
Ciyaal wase meeshu boorame mahe waa BOORAMA ❤
Thanks you waberi media your video ❤
Waan Sugeynay walaal Abdirahman Mahadsanid😊
Boorama ❤❤❤
Borama ❤❤🎉
My home borama ❤🎉
Thanks wll inbadan ayan kaso codsaday
My sweet home 🏠 alla yabarak ❤❤
Aar waad nagasoo gaadhay zxp shukran
Libaax sh. Cali jawhar iyo axmed gureyba waxaa kaweyn xaafada xalane waana xaafada ugu weyn magalada borama
Maasha Allah
Macha allah boorama 😍
Thanks sxb magaladeydi
Masha ALLAH Boorame awdal Somalia
Borama somaliland my home ❤
M,a taariikh aan wax bdn ka faa.idney❤
Mansha allah boorama jano allah daayo magaalkaygii
Soomaaliland 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Masha allah hoyigii Aqoonta
Borama Education city ❤❤
MY HOME BOORAMA ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
C.raxman cumaro wll Galkacyo kasoohada❤
Muusafiin Magaalo🔥
Magaalada Muusafiin iyo miraamiri baa loogu yimid
Haduu mid yahay muusafiin iska ilaali haduu labo yahayna kala ilaali iyaga horaa loo yimid
1984 Ciidama Ethiopia Sobobta ay U weeraeren BORAMA waxay Ahayd Sobob la xidhiidha JABAHADII HORYAAL ee Xoraynta DDS qayb wayn ka ahayd
Halgankii JABHADII HORYAAL
Waxaa ka mid ah jabhadaha JABHADDA HORYAAL ahayd JABHAD DDS xornimadeeda usoo halgantay oo axmaaro ku jabisay xadka wajaale ilaa duleedka diridhabe,
buuraha Danbaleed ilaa jinacsani ilaa Harar .
Horyaal waxay ahayd jabhadii ay Ethiopia diyaaradaha ku duqaysay ee ay lahaayeen shacabka ree HARAWO,
Jabhadan si culays loo saaro
Waxay Ethiopia samayssy waxna horay u samayn.
Magaalada kaliya ee soomaaliyeed ee ay Ethiopia diyaarado ku duqaysay waxay ahayd BOORAMA
sababtu waxay ahayd oo kaliya in ay magaaladaas dadka degen la hayb ahaayeen shacabka ree harawo ee deegaanka soomaalida oo dhamaan si toos ah iyo si dadban xubinba uga ahaa ja hada HORYAAL.
Xarardheere ka soohadal sxp
❤
Ceerigaabo ku xeji ustaad❤
Plz Xarardheere kasoo hadal
Boroma awdal somalia🇸🇴💙
Hooyadaa maanaga dhigtey somalia
@@abdirahmansalaan5564 caac 🇸🇴
@@MohamedAli-xh8vt adeerow jamhuuriyad aanu dhisanaybaanu jiqillo waynahay 😎 hanagu mashquulin
ماشاء الله هي مندفتي
My home 🎉❤
Walal haduu magacu Buuran yahay dee somaliga ba waa buur uun e inaga daa Oromaddan aad Ina daba wado ila iyo Gaalkacayo khayr hèle.
ma been ayaad rabtaa mise taariikh runaa rabtaa walaal taariikhda ayaa sidaasa waa dadkii geesa loogu yimid walaal lama qarini karo
Caabudwaaq please 😢😢
صحيح جدا
Magaalada Jilib ka soo waran
Masha alah lkn sawiradani maha hda mar hore wye hda wayka quruxbdntahy😂😂😂😂😂
Baradii cilmigee
Bariga afrkayi
Bihadi raxamadiyo
Baladkii nabadayi
Booramayi Barakiyo
Badhadhiyo
Balayada Bal laga mari
Mansha allahbbhome
Waxa igu maqaal ah ina wixii la odhan jiray “Iskaa Wax u Qabso” inu Boorama laga bilaabay dabadeedna wadanka oo dhan ku fidday.
Marka cadey so samey sxp❤
Mahadsanid waaberi media
My city
APTHI Raxman kasoo hadal
Buuga layidhaahdo
Mash'ruuca ladagaalanka nuurka
Zxp dhusamareeb soo samey nh mudo ka codsanoyaye
Borama viva❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Waa sidaas oo kale kolka qof aan waxba ka oqoonin Boorama ka sheekee is yidhaahdo. Been been ugee. Qof taariikhdii Soomaalida dminaaya.
boorame 🥰
Magaalad marko cadeey
Mansha Allah wll
Ustaad badhan magaaladaana kasoo hadal waa mid taariikh dheer leh
Galkacyo mudug soo samee😢😢
Borama cadey my city
Wll waberi aad iyad uu mahadsantahay sida aad noku soo diyarinaso muqalada wax taarka leh lkn waxan ka cood sanaya innaad kaso hadasho Diriidhaba magalada imika lagala waregay somalida
Hargeysa ayaan raba naa anigu reer Hargeysa ahh abdirahman nu
Msha Allah
Wadku mahadsanthy warbixintaada quruxda bdn ee aad borame ka diyarisay balse wuxun baan jeclaan lahaa inaad vedios hada la duubay aad u isticmaasho.
Mahadi korkaaga ha ahaato wll qaaliya labo maalin ka hor bn kusoo qorey Borama soo qabo wd keentey mahadsanid mar labaad
Waa magaaladaan ku dhashay lkn 4 Sano maan arag ah
Borama 🇸🇴
Borama waa Somaliland
Adal empire ❤❤❤❤
Ceergaabona zxp
History nice
❤
Gaalkacyo lasoo hadal zxp
Taariikhda magalada mandheera
Wan sugayey magaladaydii
Maanta uumbaad abaartay meeshaan rabay
Mahadsanid
Nio magaalada marko soo sameey magaaloyinka dariskeda ah oo dhan wad soo sameysay
Sakariye ansaari
Magaalada magaceedu waa soomaali yaan taariikhda kaliya laga soo qaadan waxa umadaha kale inaga qoreen dadka deegaankaas ka yimaadaa waxay sheegaan in magaca Boorame ka yimid booraame oo la macna ah dhulkii booraamaha ama godadka lahaa
Borama jano🔥
Borama magalada qabylada camuud urursamale university
Taariikhda poqortoyada Ajuuraan kasoo hadal