Dagaaladii ay galeen Ururkii Al-itixaad Iyo kala qaybsanaantii ku timi Q3.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 35

  • @CaliMuusemaxamed-h2d
    @CaliMuusemaxamed-h2d 5 месяцев назад +2

    Khibrad iyo wax garad iyo taarikh sugan masha allah

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 5 месяцев назад +2

    Ku saliya nabiga ❤

  • @Xareeed
    @Xareeed 5 месяцев назад +1

    Sheekhu wax badan oo taariikh ah ayuu hayaa.

  • @AbdulkadirDaahir
    @AbdulkadirDaahir 5 месяцев назад +3

    Sheekhan hadalkiisa iyoshaqadiisa inta aan arkayay mudwo labaatameeyo sano maanan arag ama lama Soo saarin asagoo kitaab akhrinaya dad waxbaraya muxaadro kale OO diinaya Soo jeedinaya warkiisu waa urur hebal IYO kooxhebal IYO sheekh hebal waa saas hadii ilaahay cilmi kubaray away dadkii kutubta IYO cilmiga aad u akhrinlahayd diintu IYO nasteexadu ama qolo hebal waasaasbaa

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 5 месяцев назад +1

      Taariikhdu waa cilmi loo baahan yahay. Soomaalida uum baa dunida ah waxaan taariikhdeeda qiimayn. Sheekh Mustafe oo kitaab akhrinaya maad aragtay? Sh, Cabdirashid Suufi oo kutubo dhigaya maad aragtay? Mise waxaad mooday in culimada Soomaalidu tahay afartan caanka ee kutubta akhrida.

    • @AbumucaadArrabassi
      @AbumucaadArrabassi 5 месяцев назад +1

      Waar Allah ka baq hadda ayaabu kutub ku dhigay hargeisee oo wakhti hore uu yimina anaaba ka dhigtay in uu jamaacaadka ka hadlaana waa diintii oo dadka loo ilaalinayo waayo islaamku mayaqaano itixaad iyo ictisaamtoona

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 5 месяцев назад +2

    Wadani, Ciro, Gudcur Gude, Cabdirisaaq Khaliif, Xirsi iyo Ictisaam Milyan jeer Cadaabta ha ku Gubtaan. Shacab ahaan dalka iyo Diinta waanu difaacaynaa

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 5 месяцев назад +4

    jadiida jidkeeda ma toosna

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 5 месяцев назад

    Naagtaa werkeeda aad ayaad ugu bogtay subxaan allaah.

  • @rashidbacalul
    @rashidbacalul 4 месяца назад

    Sheekh Maxamed laba Arimood Dagaalka kismaayo ururka siyaasiyiinta Uma iman isumana dhiibin lkn waxaa yimi xerada Guulwade issimada Daaroodka 2 dagaalka Caydiid 3 casho kumuu jabin ururka waxuu ku jabiyey 7 casho iyo 8 habeen urrurku doon ay afduubeen Boosaaso kumey tegin waxey ku tageen doon u rareyd taajirka Gacmodheere iyo Taajir kale oo badaceecad sidey waxaana amrey in caano iyo Timir ay sidey dhaawaca Cunaan gacmo dheere iyo Jabir

  • @mohamedabdi9990
    @mohamedabdi9990 5 месяцев назад +1

    Shaiikhu taariikhda wax badan buu qariye ama ka tegey1 khilaafka itixaadku wuxu bilaamay 84 sideedankii 87 waxaa ka tegay jamacadii al waxdatu shabaab intoodii badnayd😊

  • @UsaameCabdiqaadir-my8qx
    @UsaameCabdiqaadir-my8qx 5 месяцев назад +1

    Acuudu bilaah 😮

  • @CabdinuurCaliCabdulaahi-jp6cd
    @CabdinuurCaliCabdulaahi-jp6cd 4 месяца назад

    Dhibaatada soomaalia haysata .waxaava keenay miyaa wadaad aan diin aqoonin.

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 5 месяцев назад +2

    Sh weligiiba in uu dagaal iyo kale qaybin kujiray ayuu noosheegayaa.

  • @xamuudiabbakar4051
    @xamuudiabbakar4051 4 месяца назад

    ليس أبا عبيدة من قام لكعب، بل الذي قام له وصافحه طلحة

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 4 месяца назад

    Isaga iyo kooxdiisu qaladka ay lahaayeen kamuu hadal
    Somali muslin ayay ahayd caqiidona waa lahayd ee maxay ugu keeneen caqiido kale

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 5 месяцев назад

    Dagaalkii hore Afgaanistaan wixuu ahaa 1979.

  • @SalahsaidJama
    @SalahsaidJama 5 месяцев назад +1

    اقرأ التاريخ إذ فيه عبر
    ضل قوم ليس يدرون الخبر

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 месяцев назад

    Al itixad Hada waa alshabab Sawnaha dee waana ta Somalia kadegaalanta

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 5 месяцев назад +3

    Jadiidiyada aabeheed ayaa tahay albaani cunug yar ayuu ahaa
    Adeer ururka ugu xun ee jira ayaad samaysatay oo culimadana tagfiirisa culimada fusaqada iyo xukaamtana tabriiriya oo cudurdaaro usamaysta
    Ee dadka usheeg urur ururada ladagaalamaya in aatahay allaayahdiika.

  • @dhuubane5946
    @dhuubane5946 5 месяцев назад

    Jadiidiyo wayeel iyo dhaliyaro caqli xumada waa ka simanyihiin

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 5 месяцев назад

    1987 Afghanistan inqilaabkii

  • @MohamedIbrahin-lp1bl
    @MohamedIbrahin-lp1bl 5 месяцев назад +1

    Sheikhu wuu ku khaldanyay inuu caayo nin Ka cilmi iyo saamayn badan (xasan al banaa)

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 5 месяцев назад +1

    Dawlada wadaadadu kuwii ku baxay miyay ahaayeen.

  • @dr.keenodiid3407
    @dr.keenodiid3407 4 месяца назад

    Waa lagu yaqaanaa jadiidiyo inay culimada aflagaadeeyaan oo xagxagtaan odaygan waxa soo lugooyay niman fadhigoodu yahay masjid rashiid ingriiskay ka keeneen siduu waxa u shubo kulahaa in siyaad bare laladagaalamo waa lagu qaldamay !

  • @mohamedabdi9990
    @mohamedabdi9990 5 месяцев назад

    Magaca dacwa selifiya waxaa ka kaga haboon dacwatul islaamiya

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 5 месяцев назад

    Adeer hadii ay xoog yeelan lahaayeen oo iyagu adkaan lahaayeen markaa maad dhaliisheen sidaas ayaa kaa muuqata.

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 5 месяцев назад

      Zxp ninkan ikhwaanku ayuu aad u yasay walow aad moodid isagu inuu wahabism ka aaminsan yahay , anu se waxan uu akhriyayo oo dhan mid kama aaminsani ee aqoonya iyo cilmiga in dalka lagu maamulo jeclahay , sababtoo ah diimuhu waa big problem hadey saaxada soo fuulan

    • @engabdirizakmohamedomar825
      @engabdirizakmohamedomar825 5 месяцев назад

      @@xasansuudi4565 gaalnimaad dadka ugu yeedhaysa Alle ku doori

    • @adoontiialle1602
      @adoontiialle1602 4 месяца назад

      @@xasansuudi4565 toobad keen diintu brobalan maaha ee waa xalka ugu danbeeya iyo guusha illahayba sooma direen wax mushkilad ah markii laga tegey kalkii diina ayaa quluubaha laysku dhuftay oo qoloba qoladakale dhibkeeda ladhadhansiiyey

  • @dr.a.mowlidabdi1904
    @dr.a.mowlidabdi1904 5 месяцев назад +2

    Kani waxuu kamid yahay daba dhoonada aan waxba u Soo kordhin. Waxa uu shegayana intooda badan macluumaad aan sax aheyn.
    Iska jira ninkaan aafada ah.

  • @mohamedaydarus7418
    @mohamedaydarus7418 5 месяцев назад

    Been cad ayuu arimaha qaar ka sheegayaa

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 5 месяцев назад

    wahaabiya weligeed daacad noqon mayso waa keligii noole

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 5 месяцев назад +1

    حسن البنا كان من العلماء النابهين انت مسكين لا مشروع الإ فلان كذا