Xogo cusub oo ku saabsan aasaaskii Urur-diimeedyadii Soomaalida Soo Maray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 32

  • @abdirazakburci1639
    @abdirazakburci1639 5 месяцев назад +4

    حفظ الله شيخنا وحبيبنا وتاج رؤوسنا الشيخ المربي الأثري السلفي المجاهد محمد عبد الظاهر .
    ونسأل الله أن يوفقه ويسدده ويثبته ويبارك فيه وفي أهله وماله ومتعه بالصحة والعافية والمعافاة الدائمة في الدنيا والآخرة، وأطال الله عمره في طاعته.

    • @yasinmohamed1818
      @yasinmohamed1818 5 месяцев назад +1

      ايش معنى الاثري السلفي؟

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw 5 месяцев назад

    Sheekhu aniga wax badan ayuu ii taray nolosha uu ii hagaajiyey wlh sheeku Somali wax badan ayuu u qabtay

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 5 месяцев назад +4

    Sheekh. MAXMED. CABDI DAAHIR WAA CULIMADA WAAWAYN EE WADANKA. INGIRIISKA WAXAAN AQAANAA LII 1990KII OO MARKAA ANOO YARTAGAY SHUYUUSHDII DADKA DIINTA BARAYSAY BUU UGU WAYNAA

  • @ahmedhassan3271
    @ahmedhassan3271 5 месяцев назад

    Sheikh Mohamed cabdi xafidahu Allah

  • @dualeibrahim4033
    @dualeibrahim4033 5 месяцев назад

    Mashaa Allaah sheekhu urur diimeed umbuu katagay urur diimeed kale umbuu kubiiray

  • @mojama6212
    @mojama6212 5 месяцев назад

    Mashalah XafiduAllah Sh Maxamed Abdi Dahir, He was my macalin for a long time, May Allah preserve him ❤❤

  • @SamowadegeneraltradingSamowade
    @SamowadegeneraltradingSamowade 5 месяцев назад

    Tvga Maan ee jadiidiyo maamusho waxad Nala wadaagta aas aaskii jamceeda salafiya ee jaddiiyo ama madkhaliyo

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o 5 месяцев назад

    Allaah manhajka xaqaa eed hada aad kusugantay hagugudilo

  • @alusmani1897
    @alusmani1897 5 месяцев назад

    Sheekh waxba ka qasan ama waa ujeeddo kale ikhwaanka dadka way dhex galaan ilaa doorashooyinka waxa gaal ku sheegayaana maynaan arag 24:03

  • @MaryamaAliCaamir
    @MaryamaAliCaamir 5 месяцев назад +1

    WAXAAN ARKAA QOF HALKAA KUSOQORAY MAA AH SHEEKH LAYAQAAN. WAXAAN KULEEYAHAY BEENAALE. DADKA BEENTA KAJOOJI

  • @mohamedhusein1672
    @mohamedhusein1672 5 месяцев назад

    75 ramadaan waa 78 sanadood oo miladi ah

  • @alidawlad5732
    @alidawlad5732 5 месяцев назад

    Laakiin cid gaara ayuu u xannaariyay takfiirka oo aan shaqo ku lahayn sida ikhwaanka salafiyada takfiirka ahna in dhuhuu ka laabtay

  • @saeedhappy335
    @saeedhappy335 5 месяцев назад

    Oo muuse bixii hadda ma iqwaan bu usoo jeestaay?
    Waar iqwaan iyo galna magaranaynee wadadadaan dadka ka daax sara

  • @alidawlad5732
    @alidawlad5732 5 месяцев назад

    Waxa ku jira colaad cuqdad uu u qabo kooxo gaara

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 5 месяцев назад

    Balaayo si kale ah baa diinta kusoo dhuumatee, oo ree miyi la khalday ah niyow. Dad muslima leeyiin goormaa muslimtey ?
    Baahida waxaa u gaysay !!

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 5 месяцев назад

    Woqooyi xuduuda Itoobiya ayay u dhowdahay ku lahaa, Waar kani waa wariye Jaahila. Itoobiya waxay xuduud la leedahay Somalia oo dhan, OO Itoobiya innagama xigto xagga woqooyiga!

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 5 месяцев назад

      Waa runtii xuduud saxa oo la sameeyay 1954 ayay la leedahay somaliland laakiin somaliya xuduud saxa ma jiro waa sababta itoobiya usoo gasho markasta

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 5 месяцев назад

      ​@@aishamuuse202 Xuduudda u dhaxaysa Somalia iyo Itoobiya waa official, 4 jeer ayay ka dheer tahay ta Itoobiya iyo Somaliland, xuduuddaas oo 2da dalba aqoonsan yihiin. Laakiin arrintu maba aha xuduud ee waxa waaye inuu dhahay Somaliland ayaa u dhow Itoobiya!!!!

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 5 месяцев назад

      Wuxuu u jeedaa caasimadda jigjiga somaliland bay xuduud leeyihiin iyo macaamil

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 5 месяцев назад

      @@aishamuuse202 Adigoo difaacaya beenaale marba wax aan sax ahayn ha la shir iman. Ma dhegaysatay horta wuxuu ka hadlaayo? Wuxuu ka hadlayaa 1963, waqtigaa jigjiga waxay ahayd tuulo yar, mana jirin waxaan kililka 5aad la yidhaa. WAXAAN KA HADLAYAA JAHLIGA WARIYAHA UU MOODAYO IN ITOOBIYA AY HARGAYSA AGTEEDA UUN KU TAALLO .

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 5 месяцев назад

    Khawaarij

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 5 месяцев назад +1

    Wariye beenta iska dhaaf, ninkani maaha caan! culimada caanka ah ee Soomaalida waa la yaqaan. Ee dheh uun waa Shiikh Soomaali ah

    • @aliducaale6475
      @aliducaale6475 5 месяцев назад

      Aqoon waxaan filayaa inaad tahay dadii dhalatay 2000

    • @lailaalihaid8506
      @lailaalihaid8506 5 месяцев назад

      Wahaabidii qac baa ma yeertay

    • @hahmed715
      @hahmed715 5 месяцев назад

      Waa caan ingriska iyo caan ku yehay sheeikha