Su'al ☝☝ Wadaadadu wa ayaga is ku qab qabsada masaa'il sunaaye maxay waajibkii ahaa in loo adeegu bulshada musliinta ah oo hogaanka loo qabto oo madax loo noqdo udayaceen. halka dad caama ah intay qabtaan xilka ay diin iyo dadba ku ciyarayaan , Wadaadadu ma waxay ka door bideen inay masaajida ka qayliyaan.
من الغرائب والعجائب أني ما رأيت وما سمعت ولا أظن أنه يوجد الدكتور خضر يتكلم عن مسألة فقهية ويقول هذه المسألة مرجوحة يسلم المسائل الفقهية كلها ولا يسلم الأحاديث الصحيحه ويقول (حديث آحاد آحاد) هذا غريب جدا وغريب أيضا انه لا يوجد مسألة فقهية ضعيفة بل في الكتب الشافعية مسائل تحالف النصوص ولايقف عندها لينبه بل ربما مرت عليه مسألة تتعلق في العقيدة ويمر عليها مر الكرام
أخي الكريم أصحاب المذاهب الفقهية لا يريدون الأحاديث الرسول صلى الله عليه وسلم إلاإذاوافق رئيهم إلا من رحم ربي لكن السلف كانوا يأخذون الأحاديث وإن كان يخالف مذهبه
Axmed yarow hore laguu aamisiyay masaaisha diiniga ah sheekhaan wuu kaa cilmi badanyahay xitaa waxaa laga yaa baa inaadan aqoonon culimada qaarkood uu soo qaadanaayo oo kahadlay masaladaan فهذا هو بحر لاساحل لك *** فكن على بعد والا ستغرق
جزاه الله خيرا نصر سنة النبي صلى الله عليه وسلم في وقت الحاجة
Alla ha xifdiyo sheikh ahmed yare waa caalim dadku sifcn u aqoon
Jasaakallahu khayra sh axmed waa bayaanisay
Laakiin sh khadar hadalkiisa isburin ayaa ka muuqata iyo xdeladaysi
جزاك الله خيرا فضيلة الشيخ أحمد نقد علمي يظهر منه أدب العلم والمناظرة العلمية
Mahadsanidiin bahda imamu shaafici media
Masha allaah allaha ku xafido sh axmed yare aad ayaa loogu baahnaa waxyaabaha noocana in aan laga aamusin
جزاك الله خيرا واحسن الله إليك يا شيخ احمد
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
ماشاء الله الشيخ احمد يری انه عالم رباني ومجتهد وفقيه من علماء الصومال
Maasha allaah walee wafiiiihsh axmed yare .hakanoqdo sh khadar ama diib hakasoocadeeyo
جزاك الله خيرا و احسن الجزء
ما شاء الله تبارك الله
Masha allah dr khader
ماشاء الله الشيخ أحمد يرى
Sheikhanaa axmed yare jazakallaah
Sh axmed waad mahadsan tahey haduu karoona uu jiro markii dagaalka ukrain uu bilaambey muxuu karoona haduu jiro loo waayey
Qiyaamu layl iyo taraawiixda hala kala qaado
Maya waa isku mid walaal
Qiyam baa lisku dhaha
Dr khadar culumada ayu is baraya
Masaisha uma fadhida
hadalkaas ka fiirso, sidii inaa qalbigiisa ku jirto ayaa u hadleysaa
Hush
@@ahmedabdelmi1121 dee illaa hush diin maahee hhhh
Waa faqiih ...mad-habta ta'siiliyay ...adilladuu xujaystay na xoog badan tahy adillada sheekh Axmed yare ixtimaal ayaa kujira sida Faqiihu sheegay
Cibado bdn lagu ciyary ayu yidhi sh axmad sida aad ufahnty ma aha halkas cibado bdn wa lagu ciyary ycni xaramki dhana ayaba laxidhay
Geelow maalintaad ciin daaqdaa laguu yaabaa
Su'al ☝☝
Wadaadadu wa ayaga is ku qab qabsada masaa'il sunaaye maxay waajibkii ahaa in loo adeegu bulshada musliinta ah oo hogaanka loo qabto oo madax loo noqdo udayaceen.
halka dad caama ah intay qabtaan xilka ay diin iyo dadba ku ciyarayaan ,
Wadaadadu ma waxay ka door bideen inay masaajida ka qayliyaan.
Sh axmad yare salaf. Jadiidi. Maatahay.
Maxaa cusub ee aydiinta ku soodareen
Qof odhonaaya waa inlaga diindhigto
الكتاب والسنة على فهم سلف هذه الأمة
Majidiid inlagu yidhaa ayuu mudanyey ?
Meeday doodu aad ciwaanka Ku qortay?…?.
Waataa miyaanad arkayn wll
Khilaafka diinika ax galkacalka iyo maxabada midnaba madaawaco mana baabi iyo
كلامه عشواءي
Labada sheekh wey ismaan dhaafsan yahiiiin , sheekh axmed ereyga ciyaarta ee uu ka hadlayo dr.khader waxa uu uqaatey in uu taraawiixda qudheeda ula jeedo lkn dr.khader ciyaar waxa uu ula jeeda guud ahaan salaadihii loogu soo marmarsiyoodey xanuunkii karoonaha
من الغرائب والعجائب أني ما رأيت وما سمعت ولا أظن أنه يوجد الدكتور خضر يتكلم عن مسألة فقهية ويقول هذه المسألة مرجوحة يسلم المسائل الفقهية كلها ولا يسلم الأحاديث الصحيحه ويقول (حديث آحاد آحاد) هذا غريب جدا وغريب أيضا انه لا يوجد مسألة فقهية ضعيفة بل في الكتب الشافعية مسائل تحالف النصوص ولايقف عندها لينبه
بل ربما مرت عليه مسألة تتعلق في العقيدة ويمر عليها مر الكرام
بارك الله فيك أخي العزيز
جزاك الله اخي هذه مسالة مهمة جدا
نعم والله
نعم هذا شيء يُستغرب جدا،
أخي الكريم أصحاب المذاهب الفقهية لا يريدون الأحاديث الرسول صلى الله عليه وسلم إلاإذاوافق رئيهم إلا من رحم ربي لكن السلف كانوا يأخذون الأحاديث وإن كان يخالف مذهبه
Axmed yarow hore laguu aamisiyay masaaisha diiniga ah sheekhaan wuu kaa cilmi badanyahay xitaa waxaa laga yaa baa inaadan aqoonon culimada qaarkood uu soo qaadanaayo oo kahadlay masaladaan
فهذا هو بحر لاساحل لك *** فكن على بعد والا ستغرق
Waa kaf iyo cadaalad la'aan inaad sidaa tidhaa wll
جزاك الله خيرا خير الجزاء ، يا شيخ أحمد