Waa la yaab in khawaarijtu gaareen in ay yiraahdaan culumadi faasirtay quraanka sameysano cilmi xadiiska sharaxdayna in uu yiraah ma ictimaadaan quraanka iyo sunnada waa aflo gaado iyo takfiirin baraxla.
Masha Allah Sh muxyadiin kan jaahilka afkiisa ayaa uraya muxuu diin ka ogyahay daalim khawaarij jaahil in uu laciin yahay yaa caqida barey waa jaahil indha al
Sh Axmad yare Alah ha xifdiyo Runi Wa Gob
حفظه الله من كل مكروه في الدارين
Ilaahey hku barakeeyo sheekh axmed yare wxd banaanka keentay ashcariyadu waxey tahy marka lajoogo baabul caqaaid subxnlh
Waa la yaab in khawaarijtu gaareen in ay yiraahdaan culumadi faasirtay quraanka sameysano cilmi xadiiska sharaxdayna in uu yiraah ma ictimaadaan quraanka iyo sunnada waa aflo gaado iyo takfiirin baraxla.
وووووروزووبو
Shukran
الله أكبر
Masha Allah Sh muxyadiin kan jaahilka afkiisa ayaa uraya muxuu diin ka ogyahay daalim khawaarij jaahil in uu laciin yahay yaa caqida barey waa jaahil indha al
Diin diisa ma adaa og inuu yaqaano
Imaam Axmed iyo tarmidi ma waxaad ka barateen in sheikhba sheikh ridiyo?
Shaaciradu waa muslim
Khawaarij xagee joogaa ahlu sunnaha hadii ujooga meel ka gaartaan waa inaad edbisaan Toorey uga shaqeeya malcuunka Islam ka laga celin la yayhay
Ninkan aqiido ayuu ku waashey umadda wuu baadiyey
Dhibta jirta waxa waye clip sheekh baa laso goyaa markaas baa qofki lagu takfirinaya.
Adabtaa doodaa Meel baa looga dhaceey.
Meel fagaaro aah hala isku balansado hanala doodo baab walba videogaasna soo galiyaa
Ali cajuus kafadhiiso somalido wakubaratay kutubta akhriyaso suufiya ay iskaleh yajahil
Qawaarij iyo suufiyo salafjadiid ,ictisaam,wax kasta barateene maad qilaafka iyo qabiilka iska daysaan hadaa satan tihiin.
Ashcaeiyada waa suufiyaashiii diintaan nasoo gaarsiiiyey.wahaabiyohow beenaalaha ah duliyohow afkaaga ka daa
wahaabiyo iyo been yaa kala fageeyo
Shirkiga iyo Qabuuriyiinta ahlu Bidca wal dalaal yaa kala saari!!??