Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Mashallah sheekh axmed yare allahaa ku xifdiyo
جزاك الله خيرًا شيخنا احمد يري حفظه الله
Sh. Muxammad Cabdulwahaab Allaah Ha Unaxariisto Aaamiiin
Qofna meel cidla ah sheekh kama noqdee ee yaa M cabdi wahaab sheekh u ahaa oo uu cilmiga kasoo bartay??
Alle khayr alle hakugu abaalmariyo halagadifaaco culimada been abuuradka dadka loogudirayo
Janaaso kumanaan ku raacaan looma nisbeeyn karo in aad ahlu khayr tahaye soow ma ogid in munaafaqiinto kumamnaan ka badan yihiin,
Adiga munaafaq miyaad tahay mase mu'min??
Niyoow cilmi soo baro kidib redin samee
Waa yaab yaa cilmiga karanayo Kan culimada waa Hore dhimatay caaynayo Waliba adabsi la aan mase sheekhan difaacaya culimada laku xadgudbay
Balwaxaad umad diin ugadhigeyso ood adiguna waqti ugalineyso maad nabi muxamed csw iyo ilaahey swt quraanku usoo dhiibey maad waqtiga galis2 aayad ood tadabur kusamey so ayaa kaaga Dali badan in aad nin waalan oo dadkii uumarka la noola eey xabsi galiyeen oo wax caruura iyo xaas a aan laheen oo mas uul aaan qaado Karin in aad sidi rasuul u adeecedo waad ku qaldantahey Ibnu taymiya naftiisuu wax dhumiyeySidee loo raaca nin isagaaba dileysa noo cirfiidyaa ilashaqeeya leh oo kaligii noolaa oo caruur iyo xaas lanooleenHadaabad dadka Barreyso usheegyhaariikhdiisaOo dhan Maxaad uqarineysa
Mashallah sheekh axmed yare allahaa ku xifdiyo
جزاك الله خيرًا شيخنا احمد يري حفظه الله
Sh. Muxammad Cabdulwahaab Allaah Ha Unaxariisto Aaamiiin
Qofna meel cidla ah sheekh kama noqdee ee yaa M cabdi wahaab sheekh u ahaa oo uu cilmiga kasoo bartay??
Alle khayr alle hakugu abaalmariyo halagadifaaco culimada been abuuradka dadka loogudirayo
Janaaso kumanaan ku raacaan looma nisbeeyn karo in aad ahlu khayr tahaye soow ma ogid in munaafaqiinto kumamnaan ka badan yihiin,
Adiga munaafaq miyaad tahay mase mu'min??
Niyoow cilmi soo baro kidib redin samee
Waa yaab yaa cilmiga karanayo Kan culimada waa Hore dhimatay caaynayo Waliba adabsi la aan mase sheekhan difaacaya culimada laku xadgudbay
Balwaxaad umad diin ugadhigeyso ood adiguna waqti ugalineyso maad nabi muxamed csw iyo ilaahey swt quraanku usoo dhiibey maad waqtiga galis
2 aayad ood tadabur kusamey so ayaa kaaga Dali badan in aad nin waalan oo dadkii uumarka la noola eey xabsi galiyeen oo wax caruura iyo xaas a aan laheen oo mas uul aaan qaado Karin in aad sidi rasuul u adeecedo waad ku qaldantahey
Ibnu taymiya naftiisuu wax dhumiyey
Sidee loo raaca nin isagaaba dileysa noo cirfiidyaa ilashaqeeya leh oo kaligii noolaa oo caruur iyo xaas lanooleen
Hadaabad dadka Barreyso usheegyhaariikhdiisa
Oo dhan
Maxaad uqarineysa