Ibnu taymiyah caalim weyn luqawina haa bugaagta uu qoray ayaa laga dhex dareemaysaa cilmigiisa iyo xeel dheerida aqooneed ee uu u lahaa diinta, kitaab kooban oo caqiida waasidiya la idhaah ayaan akhriyey oo uu qoray kitaabkiisaa kooban waxa laga sharaxay sharaxyo badan ibnu_cuthaymiin ayaa ka mida culimada sharaxa saartay dhamn alle ha u naxariisto culimadaa.
شيخ الإسلام ابن تيمية رحمة الله تعالى عليه رحمة واسعة. احب علمه واحب حبه لرسول ﷺ Waa sheekha aan ugu jecelahay aimadi soomartey islaamka bacda saxaabah wataabiciin
Salaam Khadar waxa ficnaan lahayd in aad video nocan ah o kale aad CHAPTER u sameyso si hadi qodobada video xaga hore ugu shegayso mid ka mid ah u xisanayso si fudud u dul tagi karo. Mahadasanid.
Saxiib hadey fariintayda kusoo gaadho horta Wan ku dhiiri gelinaya mudo aad u badana Wan kula socda adigo adigon intaano horu mar ah samayn ayan kugu xidhaa Wan ka faa idaysta barmaamij yadada Lakin 1 talo ayan kusiinaya marka muuqaalka aad duubayso oo adiga aadan sii fadhiiisanaynin background sawiro kale aad saarayso sida noloshadii abukar xalaqadahaas oo kale codkaga deg dege ka dhaaf si deganaan ah u hadal xitaa hadii aad u dhalatay slow ka dhig insha allah barmaamijyada balaadhi oo badi isku day inaad si 7baadkiiba 3 4 video soo dhigta weliba gaa gaaban intaaan dambe waa iska talo fudud Lakin muhiimada codkaga deg dega ka daa mahad sanid guulayso ❤
Thanks akhi sheekhul islaam ibnu taymiyah waan jeclahay wax ku saabsan inaan arko maqlo akhriyo
Ibnu taymiyah caalim weyn luqawina haa bugaagta uu qoray ayaa laga dhex dareemaysaa cilmigiisa iyo xeel dheerida aqooneed ee uu u lahaa diinta, kitaab kooban oo caqiida waasidiya la idhaah ayaan akhriyey oo uu qoray kitaabkiisaa kooban waxa laga sharaxay sharaxyo badan ibnu_cuthaymiin ayaa ka mida culimada sharaxa saartay dhamn alle ha u naxariisto culimadaa.
شيخ الإسلام ابن تيمية رحمة الله تعالى عليه رحمة واسعة. احب علمه واحب حبه لرسول ﷺ
Waa sheekha aan ugu jecelahay aimadi soomartey islaamka bacda saxaabah wataabiciin
Masha aLLah wll aad ayaad iu mahaad santahaay khayr allah ku siiyo
Masha Allah ustaad qadar alle haku sharfo waa muuqaalo muhiim ah
Wll intii kale miiday
Thanks ustad khadar iyo dhaman bahda ma ognahay runti ibnu tamiyaa wa badweyn oo an la gayoonayn marka aad BN ugu faraxsanahay inan dhageysto aragtihisa ku aadan waxdul wajuud iyo cilmi kalaamkaba❤
Waa sheekhu shaydaan iyo inta alle Nacay unbuu sheekh uyahay nin alle aktiisa wax kule walee inuuna sheekh u ahayn AQIIDO XUMO IYO FASAAHADKIISII ILAA HADA WUU SOCDAA SUUBXAAN
Adoo gaal geesa xiiran ku saran yahay profile picture sidee uga hadlee sheikhul islaam ibnu teymiyah.
IBNU TEYMIYE aad ayuu unecbaa Qubuuriyiinta
Laga yaabee in aanad hal buug oo uu leeyahay akhrin bal soo baar horta markaa xukmi waxa uu ahaa
Shido bilowgeed ayuu ahaa kuwa maanta joga umuda muslimiinta ah diinta kasaara oo kugaalnimo xukmiyo ayuu Aabe u ahaa
Khadar maad joojisay turjumaadi❤❤❤❤❤ dr. Zakir naik wll❤❤❤❤❤❤❤
Waa maxay salafi
Waa dadkii raacay dariiqii nebiga,saxaabada,taabiciinta iyo dadki wanaagsanaa ee ka dambeeyey
Aad iyoh aad baad u mahad santahay waa mowduuc muhiim ah❤
Wa muuqaal aad muhiim u ah Mahadsanid sxb
Mowduuc muhiim ah xalqadaha dambe la soo dhakhso
M a taariiqda ibnu taymiyah
Ibnu taymiyah shiekhu islaam
Masha allaah
Hory usoco wllky lkin baabka qadarka waa adagyahey waana khattare iska jir waa iga baraarujin
Sheikhu islaam ibnu taymiyah
Talo. khadar walal waxaan talo kugu siin laha inaad sifiican usoo bartid ashaacirada qaabkaad u dhigtay wax badan ayaa kaqaladan
Caalimiinta islaamka inaad inoo soo badisid aan rejeenaynaa wllo
Wiilkaan waa aqoonyahan dhab ah
Ilaahey hakaa ajarsiiyo wllkey in badan baan kugu xiranhy.
Ustaad wxaan ku leeyahay taariiqda ibnu taymiyah iyo inbu qayim inoo soo badi ustaad
mahadsanid❤
Wll jedwalkan ma heli karaa isagoo somaliya ama sidiisaba
Q2 soo daa wll
Khadarow zxp waxaa aad kaaga muuqda inaaan culumaa u ashacira aqoon fiican aadan ilahayn marka taariikhda culamada waa inad barataaa waliba dadka aqoonta u leh wax kawaydiisaa qaladad aad ubadan ayaa kaa buuxa dhanka ashaacirada markaad kahadlayso 😮😮😊❤
Ustaad taatiqda dadka salafiyada iyo waxay aaminsanayeen inoo soo badi
Salaam Khadar waxa ficnaan lahayd in aad video nocan ah o kale aad CHAPTER u sameyso si hadi qodobada video xaga hore ugu shegayso mid ka mid ah u xisanayso si fudud u dul tagi karo. Mahadasanid.
Abaha khawaarijta weye
Saxiib hadey fariintayda kusoo gaadho horta Wan ku dhiiri gelinaya mudo aad u badana Wan kula socda adigo adigon intaano horu mar ah samayn ayan kugu xidhaa Wan ka faa idaysta barmaamij yadada Lakin 1 talo ayan kusiinaya marka muuqaalka aad duubayso oo adiga aadan sii fadhiiisanaynin background sawiro kale aad saarayso sida noloshadii abukar xalaqadahaas oo kale codkaga deg dege ka dhaaf si deganaan ah u hadal xitaa hadii aad u dhalatay slow ka dhig insha allah barmaamijyada balaadhi oo badi isku day inaad si 7baadkiiba 3 4 video soo dhigta weliba gaa gaaban intaaan dambe waa iska talo fudud Lakin muhiimada codkaga deg dega ka daa mahad sanid guulayso ❤
waxan anan faamin waa bari kalmadaas ma ogi waxad ula jeedo ma afsoomalia baa
Asc wll khadar
Asc waan idin salamay dhamantiinba
Talo :
Wllo ciwaankaagu waa laga fiican yhy waayo anagu hadaanu salagiyiin nahay ibnu taymiya culimada kale waxba noogama duwan wixii uu yidhi waxay culimadii ka danbaysay waxay u bandhigtaa adilada : haduu daliilka waafaqo waa laqaata haduu khilaafana waa lagu radiyaa , sida masail badanba loogu radiyay .
Markaa dacaayada naga daa adigoo weliba aqoonyahan ah .
Tusaale :
Suufiyadu waxay tidhaa : aabahood waa maxed binu cabdiwahab .
Adiga : aabahod waa ibnu taymiya
Salagiyadu aabayaal badana markaa
Qaarkale : aabahood waa rabiic al madkhali
Qaar kale : aabahod wa albani
Qaarkale : aabahod waa xaajuri .......
Markaa dacayada iyo aflagaadada joojiya . Waxad aaminsantahay aday kula jirtaa , lkn ixtiraamku waa lagama maarman .
Asc akhi intee ka ba aday
Ustaaad xalqadi labaad waad la raagtaay ee maad joojisay 🤔
Nio waxad cilmi ulahayn inad kuhadasho maficna Beenta na maficna kutubta ashacirada kulabo
maxaa loola jeedaa cilmul kalaam wll
cosmologic arguments= waa dood aad ku dhisaysid kawnka markaad cadaynaysid jiritaanka ilaahay
So gaagabi walala hadalkaga
sxp iyadoo pdf ah xagee kala soo dagaaaa
Kaliya maaha sh salafiyiinta oo kaliya dgamaan islaamkoodhan ayuu wax utaray zhp
Salafidu islaam mny ahyn
Walal salafi maxaa laga wadaa ? Waxa rajeyna inuu qof isheego
Salafi waa qofka raacsan salafka. Salaf? Salafku waa wixii ka horeeyey qarnigii 5aad
Aarya khadar laba joog laguma arkee ma guur meeraad tahay maxa barnaamuj yada aad ugu goy goysa huuno
Waa sheekhu shaydaan iyo inta alle Nacay unbuu sheekh uyahay nin alle aktiisa wax kule walee inuuna sheekh u ahayn AQIIDO XUMO IYO FASAAHADKIISII ILAA HADA WUU SOCDAA SUUBXAAN
Miskiin qabuuri ah