Walee kan caqligii baa kursiga ka galay sheekadiisu waa kursigaanaan caashaqayee oon waali iyo miyir qaba u noqdey waana diintii ugu khaldamaayaa acuudubilaahi mina shaydaani rajiim xasbiyalaahu wanicmal wakiil ilaahayoow war kan umadda alaaha ka hor dhaqaajiyo waa nin waalan yow madaxwayne u noqonaa nin ilaahaay u dhigtey inta aadane dhaafey subxaanalaah.
Ninkan waa nin kursi u waashay .. horaa loo ogaa isaga oo Haweenada u talisa Zeeland Amaanay kuna duray muslinka in Dumar Madaxnoqon karo yaab . isaga oo Jarmalka ku amaanay Donald Trump iyo MERKEL Durayna xadiiska nabiga ee Abuhureyra wariyey .. Walee bal somali ka raba in uu Mustaqbal u taliye u fiirso caqligiisa , gaalo jacaylkiisa iyo axaadis burintiisa .. SUBXAANA LAAH
Benlow ada inkiray kitabka jamacal qutanka ader nina Kama rabo nin weyn ayad tahay eilahey u noqo o kitabak jamaca aqri e iska dhaf dhigyacab ayad tahay e hakaleynin umada kitab ayaw kahad lay
Allah AKPAR wlhi Akhira danbesa siyasad qabriga lagali meso Allah weene xaq agaran siiyo suhanalllah
Waad asiibtay sh umul Allaha ha ka abaal mariyo
xasbuna allaah
Subxaanalah ninka aqoon umalaha diintiisa .siyaasi kursi doona.
Alaahu akbar subxaanalaa
M.a sheqena
Mashallah
Xasbunallah wa Nicmal Wakiil
Allow Noo Naxariiso
Walee kan caqligii baa kursiga ka galay sheekadiisu waa kursigaanaan caashaqayee oon waali iyo miyir qaba u noqdey waana diintii ugu khaldamaayaa acuudubilaahi mina shaydaani rajiim xasbiyalaahu wanicmal wakiil ilaahayoow war kan umadda alaaha ka hor dhaqaajiyo waa nin waalan yow madaxwayne u noqonaa nin ilaahaay u dhigtey inta aadane dhaafey subxaanalaah.
Wale awalbuu ceybeysnaaye ceeb kaweyn iyo aakhiro seeg buu kudhacay maanta
Dumar iyo siyaasad meel iskama soo galaan hadaad doontaan diida ama yeela ayaan dhihi lahaa dumarka soomaalieed
Yuusan idin dhumin midkaan dhunsan
Weli waa soo taaganyahay
War dowla iyo shacabka adoo kale uma baahna
Adaa tuug ah
Kef weeye hadaĺkaasi by abwan suldanmuuse ali channeĺ Google.çom
Soomaaliyeey Culumada maan iska dayno walee waa noola yaabaa
Sheekh Umul meesha waxba kuma haayo . Illahay hortiisa hadii isku mid la yahay , maxaa ifka loo kale hooseeyaa ? .
Waar kan ma cid baa u hiilin doonta, kulahaa dalkaygu waa argagixiso
Sawtuu lahaa axaadiis bay jeebkooda kala soo baxayaan
Sx wayo .ina.diinta beenlagashego matiicno
Balqiis kalimantan ayad taqanaa iska aamie oo tobacco keen
Intuu gaalo raali gali isleyayhay buu Alle ka fogaday
Uf yaakuraba
Sheekh umal haysku daalin walluusan caqli kusoo dhawaan kaase dumarkana ma duufsan karo inuu caaq yahay cabdishakuur cid walbaa og dumarka somaliyeed waa laf dhabarta somalida
Naaqusaat diin, waxaa lagawadaa, dumarka, Ramadan kaamil masoomaan bisha ramadan,
Caqligana waa sida sheeka ku sharxay surat baqra.
Inkaar Allah kugu rid, siyaasi isu sheek.
Adeed kuwas cidna kayeeli maysee cidna hogaamiya cidna uma tihid ee rali ahow nama qaldaysid
Ninkan waa nin kursi u waashay .. horaa loo ogaa isaga oo Haweenada u talisa Zeeland Amaanay kuna duray muslinka in Dumar Madaxnoqon karo yaab . isaga oo Jarmalka ku amaanay Donald Trump iyo MERKEL Durayna xadiiska nabiga ee Abuhureyra wariyey .. Walee bal somali ka raba in uu Mustaqbal u taliye u fiirso caqligiisa , gaalo jacaylkiisa iyo axaadis burintiisa .. SUBXAANA LAAH
Benlow ada inkiray kitabka jamacal qutanka ader nina Kama rabo nin weyn ayad tahay eilahey u noqo o kitabak jamaca aqri e iska dhaf dhigyacab ayad tahay e hakaleynin umada kitab ayaw kahad lay
Doqon raga iyo dumarka waa siman yihiin been miyaa