Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

Sh Mohamed Abdi Umal oo si kulul Ugu Jawaabay Gudoomiye Sanyare | Arintii Masaajidka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 дек 2020
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Комментарии • 112

  • @mukhtarjama1930
    @mukhtarjama1930 3 года назад +2

    Masha allah sh. Umal runtii waa shekh runta usheega si aqoon ku dhisan sidaas ayaa laga rabaa culimada kale

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow 3 года назад

    ماشاء الله تبارك الله
    Thank you

  • @abdimuhumed5546
    @abdimuhumed5546 3 года назад +2

    Maanshaa allaah
    Sheekh Maxamed Cabdi khayr allaha ku siiyo, allaha kaa ajir iyo xasanaadba siiyo allaahuma aamiin

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      waa jaahil

    • @abdimuhumed5546
      @abdimuhumed5546 3 года назад

      @@alihujaleh8627 waa aragtidaada ee tayda ma aha

    • @iman1527
      @iman1527 3 года назад

      @@alihujaleh8627 Adiga aya jahil ah

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 3 года назад +9

    Wa. hadal. Lala fajacay. Sidu. u hadlay. Ninkaas. Subxaanalaah
    Sheikh. Umal. Allaah. Ha. Ku. Xafido

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      dadka dhagaysanaya ayaa ka xun ee hadana sacabka utumaya qofkan jaahilka ah

    • @user-zr9eh3xl7b
      @user-zr9eh3xl7b 3 года назад

      Aamiin

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 года назад +6

    Dadkeenu caaday u leeyihiin,inay ku qoslaan ama u sacabiyaan qofka jaajaalaha ah.Habka uu hadalka u leeyahay ayaana sabab u ah.Waa ceeb dhaqan ahaan aan u leenahay,jahlina ku jiro.

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 3 года назад

    Maasha Allah tabaarakalah ilaahay hanoo kaa xafido sheikh umul

  • @zeinabmohamed9734
    @zeinabmohamed9734 3 года назад

    Mashaa Allaah ilaahay Sh maxamed Cabdi umal habarakeeyo hana xafido Aamiin isagana hasoohanuuniyo jaahilkaas diciifka ah ilaahayoow Culimadeena korkayeel

  • @cabdulaahiisxaaq2544
    @cabdulaahiisxaaq2544 3 года назад +2

    MASHA ALLAAH SHEEKH UMUL
    LKN MID MID AAN KU WEYDIYEE
    1:SANYARE WAAD KA HADASHAY OO WAAAD SAXDAY LKN NIMANKA DHIIGA ISLAAMKA BANAYSTAY MAKA HADLIN XITAA 2 DAQIIQO KAMA HADLIN MARKA DHIIGA ISLAAMKA WAX DAVEECAD CML MIYUU NOQDAY OO LA ISKA DAADIYO , ILAAHAY HALAGA BAQO RUNSTII QOF MUSLIM AH OO ALLE USUJUUDAYE 30 SANO HADDII XAQDARO LAGU DILO OO LAGANA HADLIWAAYO INTEE UMADDA ISLAAMKA AADAYAAN ??????? RUNTII JWB HA ISIIYO WLLHI WAA ARIN AAN LA TACAJABAY

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 2 года назад

    ماشاءالله تبارك الرحمن اللهم بارك الشيخنا عمره والعلمه الوقته الشيخ محمد عبد امل

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 года назад +1

    جزاك الله خيرا شيخنا الله يحفظك ويطول في عمرك

  • @bashirbashir4756
    @bashirbashir4756 3 года назад

    Jazaakaĺah ya shekh .

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 3 года назад +2

    Asc sh,mohamed Abdi Umal Jazakallah

    • @Shukri-jj1ll
      @Shukri-jj1ll 3 года назад

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdalla4470
    @abdalla4470 6 месяцев назад +1

    Shiekh umal indhaha ha istirin e hadalka meesha lowado. U kaxeee

  • @user-zr9eh3xl7b
    @user-zr9eh3xl7b 3 года назад

    Jasaaka laahu kheyran sheekh maxamed cabdi umal illaahay hakuxifdiyo meelkastaa joogtaan culimadeena qaalikaa sheekh waxaa naga xoogbadshay soomaali hadaa nahay hebal waasameeyay ee adna samee iyo qabyaalad iyo jahli isbiirsatay waxa lagayaabaa in aysan ogeen gacmahaan sabciyay inay hadli doonaan qimaamaha illaahay hortiisa illaahoow noodanbi dhaaf dhamaanteen illaahoow jahliga naga saar iyo qaflada nahaysato soomaali hadaa nahay aamiin allaahuma sali wasalim wabaarig calaa nabiyinaa muxamed

  • @abdulwahaabdubad8457
    @abdulwahaabdubad8457 3 года назад

    Subxanallaah

  • @zamfarah9435
    @zamfarah9435 3 года назад +2

    sheqaan markaa shaqadisaa lafara geshto ayu so hadlaa lakin marka walaleken qaraxaa lagu leynayo madamqanyo ..caloshiis ushaqestee

  • @jamahuseen5835
    @jamahuseen5835 3 года назад

    JAZAA AKALLAAHU KHEYR sheikh Mohammed Cabdi Umal waa gaf iyo foolxumo aan la Qaadan karim Marnaba Cudurdaarna maleh Gafka Diinta Loo Geysto Ninkaa hala eryo Hala maxkamadeeyo hana la xidho INSHA ALLAAHAAMIIN.

  • @axmedsahal5453
    @axmedsahal5453 Год назад

    ما شاء الله يا شيخنا الفاضل الله يمتعنا ببقاءك

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 18 дней назад

    ha laxiro masaajidka hadii laga daliwaayo Qaraxyada mise?

  • @nimcoadeyes9668
    @nimcoadeyes9668 3 года назад

    Subaxanalah aadanka idhiba illahay baa kalmada kala xisaabtami

  • @muhsinahmed2849
    @muhsinahmed2849 3 года назад

    Kuwa khayr lawasha u jiibinaya ugu daran!

  • @ducoofficial
    @ducoofficial Год назад

    INAAD WAX ISKA XUKUNTO WAA DHAQANKAAGA

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 года назад +1

    Jinbaa ku jira ee Cilaajiya

  • @atorahajacelka4460
    @atorahajacelka4460 2 года назад

    Ilaahey haso hanuuniyo

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 года назад +1

    Allah haw tawbadkeno ninkasi

  • @ubaxabdi2623
    @ubaxabdi2623 3 года назад

    Subxaanalaah ilaahow soomali jashilnimada kasaar dadkii waawaynaa ayaaba hada ugu daran

  • @kaafinuur2544
    @kaafinuur2544 3 года назад +1

    Dadkaan dislike saaray shaki iigama jiro ineeyihiin dadka diinta ay kuyartahay oo ninkaas ugafay masjidki iyo diinti ay iskumidyihiin oo familkiisi ayihiin wlh shaki kuma jiro

  • @user-mh8lf8fm3h
    @user-mh8lf8fm3h 3 года назад

    If you want your vedio to be subscribed then allow people to download.
    But kudos sheikh Abdi umal.

  • @xaruntalatalintadadkaiyoho3835
    @xaruntalatalintadadkaiyoho3835 3 года назад

    Sh waa ku salaamay.hadii ninkaas masaajidka in lagu dilo kacasanaayo amaba meesha dadka lagudilo aynoqotay masaajidk kawaran masjidkaas maxaa lagu xukumayaa?

  • @shaaficifaarax2255
    @shaaficifaarax2255 3 года назад

    Kolay aakharo warbaa jira ee kuwa samaystay ilaahay kale hakatagaan dhulka ileen ilaahayga maasjidaa iskaleh dhulkee adeer haday masajidku kudhibtay iskagatag dhulka uukadhisanyahay hawada intaasba ilaahayga aad ladagaalamaysaa iskaleh ee

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 года назад

    Somaalia inay burburto siyaasiyiintaa u sabab ah😪😪😪😪😪😰😰😥😥😢😢

  • @abdiibiii4799
    @abdiibiii4799 3 года назад +1

    Waxasoo kale in laga qaado makarafonka aad uqurux badan ayandarada dadka haysataa waxay tahay dadka xilka loo dhibanayaa noocaasa waa mujrim sacab iyo qosol lagaga ruwayadaysanayo ayu mabsuud kuyahay cida udhawi ha isku daydo inay cilaaj geeyaan

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 2 года назад

    هدا رجل ناءم

  • @Muzamil701
    @Muzamil701 3 года назад

    Galkacayo waa hog Naareed walee hadadadn kibirka iyo afxumada iska deyn weydaan walee waad ku hoogeysaan
    Anigu waa ku dhashay Galkacayo kuna koray waxaan qirayaa waan ahaa balse waan idinka haray afaygu waa AMAAN Dad iyo Diinba
    Wabilaahi towfiiq

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 года назад +1

    Ka warku ka sooyeray iyo kuwa usacab iyo Qoslay waa isku mid Jahligu hadheeyey

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 3 года назад +7

    Bal Eeg Sidey Uqosqoslaayan Damiirka Ka Damay Way Qaldameen Isleyhy Intoda Badn

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      ilaahay ku dulee kani waa siyaad bare labaad

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 3 года назад

    Aisa

  • @FAhmed114
    @FAhmed114 3 года назад

    Waxaan lanyaabaa nin jawaabaya waxa uusanba aqoonba u leheen
    Marar badan ayeey ku dhacday kuwa aan xilalka u dhiibanay iney taraaraxaan
    Maxaa u diiday inay inay u daayaan suaal waliba qofka aqoonteeda leh inuu ka hadlo yaaaab

  • @cabdicaliibnushabeell5475
    @cabdicaliibnushabeell5475 3 года назад +4

    Aigu sheekh ninkaa raali gelin sii waaad fududaatay waxaad banaysay qof muslima dhigiisa isna gacanbuu ula tegey adna hadalbaad meesha kuhaysaa hadalkiisa wuu cadeeyey masuulku alla hasharfee

  • @abdulmaow1428
    @abdulmaow1428 3 года назад

    Somalia waxaa burburiyay culumada waayo waxay noqdiin qawiil

  • @sudimohamed9036
    @sudimohamed9036 3 года назад

    Masajidku was baydkii ale of an rabian snafu marabno

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 2 года назад

    سبحان الله العظيم يا أيها الناس اتق الله

  • @abdallajamal4616
    @abdallajamal4616 3 года назад

    Masaajidkaba waad kahadleeysaayee maamulada kajira soomaaliya waxaay katageen kudhaqanka kitaabka iyo in marjic laga dhigto maraabaadna kahadleeynin saa.aad soo qaadaneysaa nin nafdiisa oga baqay kutukashada masajidka marka walalow diinta kadaa cayaarta oo.adi soo islaam marka hora kadib dadka islaamka ugu yeer mana ihi ani shabab oo shababka iyo adi iskumid ayad katihiin akteeyda

  • @dahirmuhumed806
    @dahirmuhumed806 3 года назад

    Sheekh umaloow idinka marki horaba dabinka gaalada kudhacay markaad kayeesheen ladagaalanka shabaab waayo shabaab waxay ishayaam qolooyin iskaashaday idinkana meeli idinkama banaano.

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 года назад +1

    waa nin caqli badan oo run sheeg ah sanyare

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 3 года назад

    Sh umaloow ninkaa inuu dhaho aadaanka ayaa i dhiba waa cadaalad daro laakiin sh umaloow cadaalad ayaa loo baahanyahay in dad masaakiin ah la laayo lana qarxiyo maalin kasta gaala lagu tilmaamo shacabka maalin kasta laakiin wixii khalad ah waad aragtaa ee ka hadal runtana ka sheeg alshabaab inay dadka laayaan waa saxanyihiin waa sidaad aaminsantahay.

  • @cumaraxmed6356
    @cumaraxmed6356 3 года назад +1

    Waxa dhibta wado ka halal

  • @atorahajacelka4460
    @atorahajacelka4460 2 года назад

    Kuwa usacab tumaayana waa faasiqiin ayaguna waa lamid nin waalan baad usacab tumaysaan .nin muslim ah oo sidaas uhadlaayo oo hadana sacab loogu darey . Sharkiina Allah hanaga xafido iyo musiibada ka imaaneyso madaxiina Allah ha idin kaga shubo

  • @rooblecunaaye6135
    @rooblecunaaye6135 3 года назад

    digsiga maxxaa karka ka keenay. lkn wax laharoo adinkiisa i dhibo ha oran.

    • @rooblecunaaye6135
      @rooblecunaaye6135 3 года назад

      somalia rag iska celi iyo cadaab ka baq meel mawada galaan

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 18 дней назад

    oo kaalay somalia diintu ama shacbka reer Galkacyo u qabataa? maxaad nagu sheegataa aad magaalada ka qabateen?

  • @cabdibookh1708
    @cabdibookh1708 3 года назад

    qofkasta oo hadalka gudomiyuhu dhibay ee xaqiiqda wa alshabaab wayo hadi la idha Nasteexo indho ayaa hesaysa masaajid kasta imaamkiisu wuxu odhan waa xaraan in la heeso, marka wadaadada waxa laga raba in ay ka hadlaan qof heesay iyo in ay ka amusaan dhiig xaqdaro lagu daadiyay kuwina gudomiyaha cayaya ka jawaaba su'aasha

  • @abdallajamal4616
    @abdallajamal4616 3 года назад

    Masajidda uu qaraxa kadhaco waaa kii mushrikiinta mooyii kan musliminta ahlu towxidka ah waa amni ee kaaalaya soo aada

  • @atorahajacelka4460
    @atorahajacelka4460 2 года назад

    Ninkaan xukun jaceyl ma ahee wax baa u qarsan yurub ayaa waxaan ku aragney dad aad umaleysid muslim markii danbe la ogaadey inuu gaal yahay . Micnaha qof muslim ah oo masjidkaa iyo adimkaa idhibaayo dhahaayo ma filaayo haduusan xanuunsaneyn dib haloo baaro.

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 года назад

      Hadalka nina si uyiri nina si uqaadey sanyare wuxuu ka wada alshabaab ayaa masajidedi nooga horeya oo ku dhex jira familkiisi bey kuwada dileen " masajida manicin lkin alshabaab ayuu unacey oo masajidadi kaga horeeya masaajidki wxuxuu noqdey meel loogalo dadkii

  • @shaaficifaarax2255
    @shaaficifaarax2255 3 года назад

    Anigu lamayaabani in qofku ilaahay uu cadaw kadhigto oo uu iskusoo dheerariyo ilaahay maxaa yeelay inta san noolaa ilaahay cadaw uunbuu lahaa wayna igadanbayndoonaan cadawgaas neceb ilaahay dabcan wayna igahoreeyeen waxaana islawada ognahay in ilaahay kuwa neceb eeladagaalama uu ka adagyahay oo uu laayo sayrabaan haudhintaan iyo qaabkay rabanba ee lkn waxaa ayaan dara ah adoo saas u og in aad cadaw noqoto lkn talo waxan kusiin lahaa war nimanyahaw dhulkan ilaahay baa leh iyo waxa korsaaran ee iskagataga oo dhulkale samaysta maba awoodaan ee

  • @mustaferoble
    @mustaferoble 3 года назад

    Eey dhalay

  • @fadumoali508
    @fadumoali508 3 года назад

    Umal haduu cadaalad yaqaanoh babagandariyaan maxuu UGA aamusay oo sanyare kadoonay hadalka gafkaa waaxaa kadaran dilka casabiyada kusaleysaan

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 3 года назад

    H

  • @fartacabdi7394
    @fartacabdi7394 3 года назад +2

    ani ninkas asiga waxa iga yaab badan dadka usacaba tumaa 😢😢😢

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 года назад +2

    Wahaabi umal isagaa kowka ah kuwa qaraxyada soo abaabula

  • @abdallajamal4616
    @abdallajamal4616 3 года назад

    Waxan layaabay diinta mesha aay kaamartay dad ayagaba gaalnimo doortay ayaad xoog kumislimineysaa walalow taa waxay dalil utahay in aaad adiba waxba lajoogin

  • @abdirashidomar7484
    @abdirashidomar7484 3 года назад +3

    Diinta looma jeedeeh waxaa loo jeedaah waa munafiqiin diinta beenta ka sheegayaa

  • @daahirsalaanweyne1510
    @daahirsalaanweyne1510 3 года назад

    Umuloow adga war lagama qaadankaro ilaa rasuulka aad rumeyso mooyee

    • @xagar77
      @xagar77 3 года назад

      War suufiyahaw iskaga carar meesha, ilaahay iyo rasuulkiisaba isagaa ka yaqaan adiga iyo suufiyaasha dufanka is mar mariya.

  • @Somfox1
    @Somfox1 3 года назад

    ninka masajid diiday waa duli .. arin kale oo farxad leh Dhaqtar caan ka ah dalka Ingiriiska oo Takhasus dheer ku leh cudurada uur ku jirta , sida Jooniska , beerka , caloosha iyo xiidmaha oo rug caafimad ka furtay dalkeena oo umada iyo dalalka derisku kaga marmi karaan in Yurub u tagaan badhid cafimad ruclips.net/video/n1pJJbyhVZ8/видео.html

  • @mawjama831
    @mawjama831 3 года назад

    Aadaanku waa "Allaahu Akbar, Allaahu Akbar. Ash-haddu an-laailaaha il-la laahu wa-ash-haddu anna muxamaddu rasuulu-llaahi".
    Marka Qofka Asha-Haa-dada maqalkeedu dhibayso, waa gaal islaamna ma uu aha, marba Haddii uu nacayb qalbiga ugu hayo "kalmadda toowxiidka". Waan toobadkeenayna siyaasi kasta baa yiraahda, markuu intuu gaalnimo caddaysto, uu shacabku ku buuqaan. Si uu kursiga ugu sii fadhiyo. Tani waa toowbad keenkii kursiga, hortiis baan aragnay, Cabdiraxman c Shakur, xaliima yarey iyo kuwo kale.
    Wuxuuna mudan yahay in la marsiiyo meeshii walaalihiis mareen. Ilaahay kuwuu ka qaylinayo haku Salado.

  • @cumaraxmed6356
    @cumaraxmed6356 3 года назад +3

    Ninka is qarxinaayo waa idinkaa abuurey

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 года назад +1

      Iyagu wax ma abuuraan,Ilaahay baa abuuray. Waxay u badan tahay kan is qarxinayaa inuu miskiin aan waligii wax baran yahay, lacag yaroo la siiyeyna la badnaatay.Ama rumeystay markii lagu yidhi jannada ayaad toos u tageysaa.

    • @yowmaan6723
      @yowmaan6723 3 года назад

      Mjinga sana

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 года назад

    Subhanalah jahil sanaa

  • @abdiibiii4799
    @abdiibiii4799 3 года назад +2

    Wad mahadsantahay shekh umal adoon durin bad wax ushegtay lakin kani waa jahil inbadan baa ilaah quranka kaga waramay kanoo kale mayna cid damir lihi kujirin kuwan hor fadhiya waxa hogay cida uu xil uhayo kaasi hadayna iska qaban

  • @drmuhammadgullan1620
    @drmuhammadgullan1620 2 года назад

    Disgusting!!!

  • @abdallajamal4616
    @abdallajamal4616 3 года назад

    Umuloow adi waxa kaaqaldan xukumka qoka goormuu muslimnima qaadanayaa
    50 sano ayaaad dad mushrikiin ah muslimnima kudaba wadaa ee goormaad soo islaameysa adi walalow dadkii waad lumisayee

  • @adanaxmed9919
    @adanaxmed9919 3 года назад

    Subxaanallah qadaadwayneey kanoo miidhan intaad dirsataan ayaad leedihiin aanu noolaano waa maxay noloshaad rabtaan hadaad diintii weerar ku haysaa

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 года назад

      Waa yaab mid adigoo kale ayaa kujira somali qadaad yar markaas ayaad hadlaysaa war dib isu sax nin xun oo wuxuu yahay aan lagaranaynin umad dhan ha ugu xad gudbin

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.97 3 года назад +2

    Gaalkaan Umul ah muxuu wax dadka h sheegaa, isagaabo NABIGA CSW af lagaadeeyayee.

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 3 года назад

    Adiga nabiga cawysay

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 года назад

    Waxaan in uu xil uhayo umada ma ahayn waa in laga tuuro saa nin masjid kii illahay neceb oo aan tukan

  • @somaliboy4958
    @somaliboy4958 3 года назад +1

    Adigaa waa laaga xiraa masjid kuu sheega aad lacagaha carabta kasoo qaadato ugu qeybisaa kuwa adiga kugu fikirka ah maalin walbo ummada ayaad gaaleysiisaa manaafuq laba wahiile ah

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 года назад +2

    Sanyare wuxuu yidhi waxaa ka xumaa waxaad adigu tidhi, Nabigeenii suubanaa ayaad aflagaadaysay oo aad dhahday injir buu leeyahay iyo sarajooga ayuu ku kaaji jiray
    Umulow waxaa tahay khaayin wahaabiya alshabaab adiga abuuray

  • @ismailrolling348
    @ismailrolling348 3 года назад +2

    Umal adigu argagixisada ayaad taageertaa culimada mamatashid danayste ayaad tahay

  • @sadamxabashi3137
    @sadamxabashi3137 3 года назад +1

    Tuugba tahay sheekh ma tihid misaajidku muxu yahay ma naftu ka Qaalisan yahay

    • @siyaadtubeye9563
      @siyaadtubeye9563 3 года назад

      Dabaal ku dhihi makaro laakiin waxaad ogaataa in qofka masaajidka ku jiro uu yahay amaan.

    • @sadamxabashi3137
      @sadamxabashi3137 3 года назад

      @@siyaadtubeye9563 misaajidku wll kama duwana guryaha caadiga ah ee la dhisto dhagax iyo geedi unba lagu dhisa ee ma wax xabada celin ayaa lagu dhisa tan labad hadu Aman yahay maalin kasta maxa dadka loogu hor dilaa misaajidku waa saldhiga alshabaab iyo argagaxiso oo dhan diintana ilmo unbay ku biishaan wadaadadaani ee kama Ahan ilahay jacayl wax walbana Sida laga dhigo unbu noqon xata lagama hadlo dadka lagu hor dili misaajidka

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 2 года назад

      @@siyaadtubeye9563 kkkkk intaan laciribtirin kahor khawaarijtu dadka Gaalkacyo markay misaajidka usocdaan ama kasoo baxaan bay dili jireen, dadkii ayay guri allaah kahorjoogsadeen iyadoo allah swt uu yiri, "waman athlamu mimmammanaca masaajidallaahi an yuthkara fiihasmuh" yaa ka dulmi badan mid kahor istaagay dadku inay misaajidda rabigood ku xusaan. Walaa xawla walaa quwwata illaa billaah. Ilaahayse ummaddiisii waa u'gargaaray oo argagixisadii Galkacyo wax layn jidhay waa wax ladilay iyo wax ladili rabo. Walillaahil xamdu wannicmah.

    • @abshirmaxamuud8745
      @abshirmaxamuud8745 2 года назад

      Haa wuuka qaalisan yahay wadanka in nafta loo huro masjidkana aan nafta loo hurin xaqmiyaa garmiyaa cadaalad miyaA