Ethiopian waxan bo kala shaqey bey naa sidey uqabsan laheed Gobalada Wuqooyi iyo badda cas heshiis iddoor usaxixey baad kahadleysaa Ye Berbera na laga bilaabo hada Ethiopian iney ledahey ban u aqoonsaney wabilahi towfiiq
Aan saxno ninka shaarka madoowan 😂😂😂 UN ka Sweden Germeny Ingiriiska kuli wee jiigaa Baidao wuuna u safraa bad naa wadamadaas xariir kiisa carab ayaa ka maqan saan ogahay. Laftagareen
Haddaan firing taariikhda joogitaanka ciidanka itoobiya. 15 yrs oo ay joogeen maalinta dagaal Kuma qaadin Alshabaab. Sidoo kale AS dagaal Kuma qaadind itoobiyaanka. Muxuu u xoogaystaa dhaqdhaqaaqa AS markasta oo ay isku dhacaan maamuladii soo marry dalka iyo itaabiya. Hubkaan quracjoome amaa loo wadaa AS
Insha allah cadow kasta oo diidan in soomaalida yeelato qaran xur ah oo madaxbanaan waa laga adkaan❤
Wlhi somali orjinal waa mid❤❤❤❤
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos
Cadow xassan iyo kooxdiisa ka daran ma jiro
Lafta gareen is the OG
SOMALIA WA 4.5 CIIDANKA MAMULKASTA JOOGA MADAXWEYNAHODA AYEY NAFTA U HURAYAANE SIDAAS OGOW.
Kkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅❤❤❤ Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 👍 👍
Etobiya. Yalaga. Qabto wadaka
Somaliya guul
Djabuti guul
Masar guul
KOOFUR GALBEED, WAXAY KU TIIRSAN TAHAY, DOWLADDA INGRISKA OO TABABARKA IYO MUSHARKA CIIDANKA BIXISA, TAAKULA DHAQAALANA KA HELAN, INGRISKUNA CIIDAN BADAN KA JOOGAN.
Quracjoome waa Bakool iska sax
Saxiina quurcaj joomo kuma yaalo masha ku tiilmamisad
Illaahow Soomaalida midey , kana badbaadi sharta iyo dhibaatada Itoobiyaanka.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tolow kuwaan
Ma qabyaalad ay Ka tahay Xamse meesha Ku bahdilan
Misse Sandareera la siiya
Ninyahaw siyaasada Mataqaanida iska aamus
FREE OROMO
War hubka hainoo keento, iyada ayaan kulayn doonaa walee iyo bilee inooga gur hubka
Yaaa
Ethiopian waxan bo kala shaqey bey naa sidey uqabsan laheed Gobalada Wuqooyi iyo badda cas heshiis iddoor usaxixey baad kahadleysaa
Ye Berbera na laga bilaabo hada Ethiopian iney ledahey ban u aqoonsaney wabilahi towfiiq
Wariye iska sax hadalka qurac joome waa Soomaaliya wuxuuna ka tirsan yahey gobolka bakool xitaa map ka kasoo eeg
Konfur galbeed Ciidanka Ethiopia weyjoogan aa hadey hub siineyso toos bey uga dejineysaa garoomada aa waradyo uma sorareyso
Hadii lajeheeyo maxaad kawadaa KGS madaxdeda hadii lalayo lafta na hada xamar lagu xiro oo toos ah okky weyo hala isugacan qaado wan sodhawey nayaa
DOWLADA.SOMALI QOF KIIKA HOR IMAADA WAA INLA GUQAB TAA GACAN BIR EH .ASXBTA. JEMCA MUBARAG.
Isaaq ba waashey, majeerteen ba xigsadey, raxanweynta wa ka wada darnaaden caqli xumo doqonti dalka o dhan
Hhhh qabiil ma aha ee waa siyaasi kala saar baahasha
Ciidankii Ethiopian aa dagaalka ay Vila somaliya ugu baaqdey baxaduda ha imadey aa awey difaacii aad shegeysen iyo faankii
Aan saxno ninka shaarka madoowan 😂😂😂 UN ka Sweden Germeny Ingiriiska kuli wee jiigaa Baidao wuuna u safraa bad naa wadamadaas xariir kiisa carab ayaa ka maqan saan ogahay. Laftagareen
Haddaan firing taariikhda joogitaanka ciidanka itoobiya. 15 yrs oo ay joogeen maalinta dagaal Kuma qaadin Alshabaab. Sidoo kale AS dagaal Kuma qaadind itoobiyaanka. Muxuu u xoogaystaa dhaqdhaqaaqa AS markasta oo ay isku dhacaan maamuladii soo marry dalka iyo itaabiya. Hubkaan quracjoome amaa loo wadaa AS
Masar maxay kusoogashay intaadan itoobiya kahadal ilayn iyadu horaba way ujoogtaye waxna waytartaye yaa loosoo kaxaystay Masar nagalataga warka dhinaca kararan jaahiliinyahay
Oromo itobiya waa bur burtay ee halkeed ka tuugsan
@@nimoislawo2143FREE OROMO WALEE WAD LA HESHAY