Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran | Qubanaha VOA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 окт 2024
  • Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; ee Wararkii ugu dambeeyey ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran, Israel oo ciidamo gaysay xeebaha Lubnaan, barakac ka dhashay dagaalka Israel iyo Xizbullah, Putin oo la kulmaya madaxweynaha Iran iyo qodobo kale.
    00:00 Furitaanka
    01:03 Wararkii ugu dambeeyey ee shirka GWQ
    03:16 Maxaa laga filan karaa shirka Muqdisho?
    10:24 Israel oo ciidamo gaysay xeebaha Lubnaan
    12:58 Putin oo la kulmaya madaxweynaha Iran
    16:02 Mooshinka ka dhanka ah Rigathi Gachagua
    20:15 Duufaan ku soo wajahan gobolka Florida
    22:01 Qurbo-joogta Afrikaanka iyo doorashada USA
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali www.youtube.com/@voasomali/?sub_confirmation=1
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: ruclips.net/user/voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 26

  • @AhmedHassan-lg2pp
    @AhmedHassan-lg2pp 9 часов назад

    Qofkasto.ooxilqabto.qof
    Iyo
    Cod.danta.uukadhex
    Arko.makushubashaa

  • @seed3966
    @seed3966 8 часов назад +1

    🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏 xaaalku sidan buu u egyahay

  • @yareomar4564
    @yareomar4564 9 часов назад

    Somali xishiis ah, iyo is Aamin lama arko kalataqtey shirkan wuu burburey qofba gobolkiis

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 10 часов назад +1

    Nimanka meesha fadhiya shacab abaaro,gaajo iyo colaado ragaadiyeen ayey kudul dagaala maayaan ilaahay hasoo hanuuniyo nimankan.

  • @CalimuxidiinXaaji
    @CalimuxidiinXaaji 9 часов назад

    Sax

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 10 часов назад +1

    Balan qaad malaha
    Codaytaas bogeena
    Idoon soo gelinaynaa
    War maxaa khaldan .

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 10 часов назад +1

    ( Isaaqa , Djibouti iyo kilinka 5 ) in lagu soo daro .Looma wada dhamo

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 10 часов назад

    Shir kaas waa dhicisoo ay samir xasanow 😢😂

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 8 часов назад

    Voa dad badan ma dhagaystan maxa ku dhacay ❓

  • @jabrafx6112
    @jabrafx6112 8 часов назад

    Nin weyn o madax weyne wadan dhan ah oo afka mar walba camerada u kala haaya. !!

  • @MaxamedCabdille-v2b
    @MaxamedCabdille-v2b 9 часов назад

    .iska.dhaaf.israail.waqooyiga.in.lugu.noqdee.koofurta.ayaay.ka.qixidoontaa.sida.muuqata

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 9 часов назад

    ,AHMED MATHOBE sh

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 11 часов назад +1

    HAWIYE iyo DAROOD ILLAH hanaga QABTO
    AAMIIN ammiiin

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 10 часов назад

      Anaga daarood ah maxaa gaysanay oo naloo qabanaya

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 10 часов назад

      @@cirjoogetv9611 labada ree r Somali curyamisay oo ay ka socon la dahay wa labdaas

    • @xogbaar
      @xogbaar 10 часов назад

      ​@@cirjoogetv9611
      Soo idinma matalan odayashan dowlad kasta ee timaada qilafka kala hor imaan

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 9 часов назад

    8:38 8:40 8:41

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 9 часов назад

    V 0 A WAXAY USHAQAYSA REER XAMAAR UN BAAY USHAQAYSE 00 CADALAD DAARO IYO SIIBA WAXAY TIRSADAN QOLO QOLO

  • @DaadirCade-u1j
    @DaadirCade-u1j 11 часов назад +1

    shirkaas wuu fashilmay

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 10 часов назад

    Falastiiney DAMU JADIID ayaad waraysatay

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 10 часов назад

    Khaatumo iyo hirshabeele maxay is dhaamaan midna way fadhidaa shirka midna majoogto.

  • @DaadirCade-u1j
    @DaadirCade-u1j 11 часов назад

    yaad heshiishin rabtaan

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px 10 часов назад

    Falastiinay adeer waad ogtahay inayna jirin dawlad soomaaliyeed iyo mid maamul goboleed waa tuuug iyo jaajuus lahayn wadaniyad dal iyo dad midna lagu aaminikarin