Allaha u naxariisto abwaan kaariye laakiin dhagax iyo geed midna lamuu hadlay ee ruux aan ma laha mudnayd qiimaynta uusiiyey ayaa qadartu uga dhacday,inkastoo shankoor muuqaal ahaan ay ahayd mid soojiidasho leh.
Shankaroon dookha abwaanka kaariye ayuun bay ahayd.laaakin beer luula qurux naag ku gaadhaysa ma jirto abwaanka ayaa sheegay Hadraawi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo marxuumka
@@cabdicasiisgiire3089 waar wax quruxa ma lahayne Shankaroon laakin beer luula anigu wax aqoona uma lihi ee abwaanki waynaa ayaa isagoo beledwayne riwad geeyay ku arkay markaa waxa u qaaday jacayl daran heesta beledwayne ayaad ka garan kartaa Cabdi qays ayaa isna mid ka soo hor jeeda ugu jawaabay laakin ninkan bulsha tv ayaa warka inoo keeni beerlula abwaanka wayn Hadraawi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
Shanka roon qurux lagu raaco my lahayn daba wayn ayuun bay lahayd laakin waa abwaanka dookhisa qof waliba dookh buu leyahay sida beer lula ee u abwaanki waynaa ee Hadraawi Beledwayne ku jeclaaday illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo marxuumka Hadraawi riwaaayad ayuu geeyay marka ayay beer lula ka so hor baxday waxa u yidhi abwaanka Hadraawi af carbeed baan ku salaamay markaa iyana af carbeedki ayay igu salaantay Sow bixiso weeye Balan maanu dhiganoo beri joog imay odhan Sow taliye baas oo ba an oo war maaga ah taydi ma beenayn Way la balantay abwaanka wayn Hadraawi ilahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
Sxbow waa kaa sugeynaa qeybaha,guuleyso weligaa
Allaha u naxariisto abwaan kaariye laakiin dhagax iyo geed midna lamuu hadlay ee ruux aan ma laha mudnayd qiimaynta uusiiyey ayaa qadartu uga dhacday,inkastoo shankoor muuqaal ahaan ay ahayd mid soojiidasho leh.
Magaca Iska Sax Waa Kaariye Maaha Kaahiye Allayarxam
Ilaahoow u naxariisto abwaanka
Aad baan u xisiyaa Jacayalki dhabta aha ee daacad aha
wll wan raba qisadan
Qofka cajalada shankaroon hargeysa ka qaaday ee kooxda boorame ugu geeyay waxay ahyd faadumo c/laahi kaahin maandeeq ma halkii dharaartii casar hii ma maw xiga dad hargeysa soo maray hadyad laygu dhiibaa abwaan midha culus buu ahaa maxamed cali kaariye
Markii hore codkeeduu ka helay oo uu yidhi gabadhaa waan qaadanaynaa hadaan kooxda waaberi nahay ee hala raadiyo kadib iyayan dalabkii way aqbashay wayna u timid kaariyena markuu arkay muuqeeda jacayl buuba u qaaday kadib buu heestaa cigaal qaado tiriyay
Shanka roon wa fananad codmcb oo dabecd wanagsan
Shankaroon wax caruura ma dhalin baan maqlay inkastoo qoraal rabi tahay taas wax wayn ahayn
Abwaanmaxamadcalikaareye vedio donlowd
Rip M Ali Kaariye Amiiin Yaa Rabi
Looli egan ahydoo laba goortuskii helay midka mida heesaha somalida ee aan ugu jeclahay
Shankaroon dookha abwaanka kaariye ayuun bay ahayd.laaakin beer luula qurux naag ku gaadhaysa ma jirto abwaanka ayaa sheegay Hadraawi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo marxuumka
Anab Musa waa runtaa balse manooshay beerluuli Shankaroon caruur madhalin balse way quruxbadnayd iyaduba
@@cabdicasiisgiire3089 waar wax quruxa ma lahayne Shankaroon laakin beer luula anigu wax aqoona uma lihi ee abwaanki waynaa ayaa isagoo beledwayne riwad geeyay ku arkay markaa waxa u qaaday jacayl daran heesta beledwayne ayaad ka garan kartaa Cabdi qays ayaa isna mid ka soo hor jeeda ugu jawaabay laakin ninkan bulsha tv ayaa warka inoo keeni beerlula abwaanka wayn Hadraawi illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
@@anabmusa7112 aamiin wll balse qabyaaladba kaa hadlinaysa shankaroon maliidan
@@anabmusa7112 lasoco shankaroon isaaqba dhalee
Beerlula sheeko ay ahed wax jirey ma aheen sheekooyinka mala awaalka ay aheed
Nayaahe canabeey naga Daa Qabyaalada .
Shanka roon qurux lagu raaco my lahayn daba wayn ayuun bay lahayd laakin waa abwaanka dookhisa qof waliba dookh buu leyahay sida beer lula ee u abwaanki waynaa ee Hadraawi Beledwayne ku jeclaaday illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo marxuumka Hadraawi riwaaayad ayuu geeyay marka ayay beer lula ka so hor baxday waxa u yidhi abwaanka Hadraawi af carbeed baan ku salaamay markaa iyana af carbeedki ayay igu salaantay
Sow bixiso weeye
Balan maanu dhiganoo beri joog imay odhan
Sow taliye baas oo ba an oo war maaga ah taydi ma beenayn
Way la balantay abwaanka wayn Hadraawi ilahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
Qof qabyaaladi dishay baa u egtahay abwaanka kalaba wuu dhintay Allaha u naxariisto labadoodaba.
Sxb sixun ayaad ubaratay fanaaniinka kabax qisooyinkooda ale kaa dhexsaarye
DAMEER JAAHIL BAA TAHAYE ISAGA CARAR HALKAAN