Wall magaca Aabihi wax uu ahaa ciise Abdi Gani ma ma maalin hada yana ahane nanase waxa shawka u ku dhindayen Najirya looku makaca dardaye Afrika iyo beelaha madawo waxa A la dhindayen Ale ha u naxaris dee Cabdilahi qarsho i
Sxbow shekadada waxey fashil ku thy heeska siraad wayo heesta siraad samatar WA heeskii ugu horeysay u fanka ku so galo heesta aamino iyaduna waa waqti dhow o sideetamaadkii ah WA fashil marka sheekada bacaaaaaaaac
heesta siraad ma a ahan heestuu ku soo galey fanka ee waxaa la dhihi jirey ( habooney neftaaydaad higs baad ku noqotey adaa ii huraayee hadaad diido hadalkeyga habeen wacan nasiibkega halkeygaan ku sugayaa) laakiin siraad waa caan iyo sheekadeeda
ALLAH HOU NARISTOO JANNADI FIRDAWS HAALAH KAWABIWOW GABRIGA WASSAR HOUGA DIIGOO AMINE ALLAH
Labada abwaan wey isku miisaan yihiin, oo erayo fiican iyo laxan macaan ayey nooga tageen. Allaha u naxariisto. Xasan oo heesaha codkisa halaasiga ah, nagu soo gaarsiiyeyna Allaha caafimaad iyo cibaado suubban ugu roonaado. Q
LIKE,SHARE & SUBSCRIBE
Feyruus ma soo dhawayn ee intii hore oo dhan way diidanayd iska hubi sheekada
Sida kale wa sax laakiin feynuus maaha gabadh kale ayey ahayd fiirso wareysiga Aun cabdikarim jiir
Feynus sh dahir waa qolomo ayadu
Waa,aamina cabdilahi iyo cabdi qays markii la xidhay. Ayay guursray cabdiraxmaan dheere.
Taariikhda oo been laga sheego, ayaa suugaantii iyo saxaafadfii ceebeeyey. Taasina waxey keeneysaa in run iyo la kala garan waayo, saxaafaddana la rumeysan waayo.
Heesuhu waa afar.
1. Ma ogtahay Siraadey
2. Aamimoy xasuusnow
3. Arbacada
4. Jaceylkan dhigiisoo , dhaqaalaha
Afarataba Abwaan Qaarey laxamada u sameeyey. Waa run abwaanku Feynuus wuu guursaday laakiin iney gabadhuu heesaha u sameeyey tahay, lama hubo.
Maxamed ciise Abdi Ale ha unaxrised janada fardwse Ale ha keeyo wall
2 hees ee iridihii banaanaa iyo aaminooy xusuusnow waxaan aamin sanaa inay kadanbeeyeen heesta siraad oo heesta siraad ayaa horeysay waxayna kamid ahayd heesihii ugu horeeyeay ee samatar qaaday sida codkiisa laga dareemi karo
Inta kale waa run laakiin gabadhu faynuus ma ahayn
Wall magaca Aabihi wax uu ahaa ciise Abdi Gani ma ma maalin hada yana ahane nanase waxa shawka u ku dhindayen Najirya looku makaca dardaye Afrika iyo beelaha madawo waxa A la dhindayen Ale ha u naxaris dee Cabdilahi qarsho i
Meeshan waxbaad iskuqastay gabadhu faynuus mahayn abwaankuna waa cali dheere ee maxamed ciise cabdi ma ahayn aun
Sax. Waqtigaad Faynuus maba ka mid ahayn fanaanadda.
Waxay balan ku lahaayeen baar shabeelle, wax badan baad khaldaysaa
heesahaa abwaan gu umaqadin faynuus ee iska hubi
Ugaas dib ugu laabo taariikhdaan
Wax badan ayaa qaldan
Miskiinka
Tuu la dhacoba sidey derbi ugu dhiibeysey.....
Wax badan baa kaa khaldan heestani waa tii u horaysay ee gabadha u sameeyey
Feynuus ma ahayn gabadha uu jeclaa ee Feynuus Mar dambe ayuu guursaday.
Allaha unaxariisto fananka
Cabdilahi qarshe miya
Qofka shilka nayjeria muse calahi ganey
Ciise Ganeey,Agaasimahii Kooxda Waaberi iyo Ninkii Faynuus Sheekh Daahir.
WAA BEEN MAY AHAYNA FAYNUUS INTA WA DHALAY GOLAHII SARE KACAANKA NIN KA MID AYAA DHALAY MARKII DABE AYUU GUURSTAYAY FAYNUUS JACAYL KUU GUURSAN
Gabadh xamdi la dhaho ayay udhashay oo london degan siraad waa hore ayay ahaayd 1974 ayay ahayd siraadna iyada maahayn
Mahamed ciise Abdi waxa uu Ahaa kana soo jeedaye Goblka jarar Dhagahabuur ilhawo u naxriiso
Sxbow shekadada waxey fashil ku thy heeska siraad wayo heesta siraad samatar WA heeskii ugu horeysay u fanka ku so galo heesta aamino iyaduna waa waqti dhow o sideetamaadkii ah WA fashil marka sheekada bacaaaaaaaac
Taariikhda soo baro sxv
Adiga laftigaada waxaad is lahayd qof kale sax lkn waad qaldan tahay hadiiba heesta Aaminaay xasuuso aad Ku sheegtay
sideeta naat kii heesta Aamino waa todobaata neyadii
heesta siraad ma a ahan heestuu ku soo galey fanka ee waxaa la dhihi jirey ( habooney neftaaydaad higs baad ku noqotey adaa ii huraayee hadaad diido hadalkeyga habeen wacan nasiibkega halkeygaan ku sugayaa) laakiin siraad waa caan iyo sheekadeeda
@@leilaomer8711 cabdikarim jiir miyad ka ogthy asaga dhehe samatar heesta siraad aya ugu horeyse hees uqaade.
@@abdallamohamed5794 waxaan ogahey heesta haboon inaan ku soo dhigtey dugsiga sare 8omaadkii laakiin heesta siraad waxaay leedahey sheeko jaceyl ah sheegaysa in nin janan ah uu jeclaadey gabadha magaca siraad laho oo hada ku nool ingriiska
Irdihii banaanaa.
Ma daad ooday baa jira.
...dad maaha ee waa.
...daad waaye..
ninka mareyahu waxaa ladhihi jiray maxamed Ciise cabdi ee taariqda dibugunoqo.
Si fiican u dhageyso isaga uun baan sheegay
beenka sheeka qisooyinka ma fiicna feeynuus ma aha ina ciise cabdi gabdhuu u tiriyay qisda maanata waxaa nool reer ciise cabdi wareeyso
,""BENEY RUN mamuudeen. Kkkkkkkkkkkk
Labada heesood ee sirad iyo aamin ta soo hor baxday
Aamina sxb heeso isku xiga bay ahaayeen.siraad baa u dambeysay heesaha
@@bulshadacusub samatar hees uu qaado siraad ayaa ugu horeyse.
Waxaad ilawday heesta kale jacaylyohow ayaa tahay ee beerdilaacshe qaaday
Jacayl yahaw, sil-siladdan kuma jirto.
Waxaa ku jirta, jacaylkan dhigiisoo, dhaqaalaha u baahani , waa in la idls dhowraa, haddii kalese lagu dhimay.
Waabataa sheekadaa wayo waxadtayaa reer xamer
Waxaan kaloo maqlay gabadha heesaha loo qaaday siiba heesta siraad gabar uu dhalay nin kamid ahaa 25 golaha sare ee kacaanka
Sxb taliye baad waxaa UU hadraawi Ku sheegay nin la Oran jirey Cali dheere ee iska sax waxaad soo gudbinayso
Beenaale Gabadha xamdi ee london ku nool ee faynuus u dhashay maadan maqal
Waxaadan aqoon ulaheen ayaad garaha lagashay
Soo baro Taariikhda ama faideyso ama inoo soo gudbi waxa aad heyso intaad negativeka iska deyso.
Adeer qadka halagaa saxo ee ogoloo heestan siraaday waxaa laxanka saarey abwan jiir cidii loo qaadayna asagaa sheegay waana 71kii gabadhaana
Ilmo ayayba aheed ee Iska hubi sheekada aad soo qortay
In aan dhagaysano wax run ah ayaan rabnaa ee adiga mucaarad Kuguma nihin
Bulshadii hore markaad kasheekayn rabtid Iska hubi