DEG DEG Abiye & Afwerki oo foodda is daray, Ciidanka Itobiya AUSOM, Sarkaal Sir kashifay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 янв 2025

Комментарии • 22

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Месяц назад +14

    Somaliyeey mowqiif yeesha, itiobia waa in ay qabaxdo dhalkeena, masar ha lasoo dhaweeyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 22 дня назад +2

    ABEY AXMAD, ADDIS AYA ALBAABKA LOO TAAGAN YAHAY, MA ISAGA KU DHACO ERETREA, ABEY WUXU KA ADAG YAHAY XASSAN SHEKH OO KALIYA.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад +3

    Woqooyi jawabuuti bari somali koonrfur soomaali ka warama hadii aan hal subax ku guurno dhamaanteedba

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Месяц назад +3

    Walaaloow etoobiya 3 jiho ayeey soomaaliyu ka xigtaahe maan barqo qabsano genigeedba mase geel ayaan nahay isagaa aduunka quwadiisa looga qariyaye

  • @SiidcaliCabdi-z1g
    @SiidcaliCabdi-z1g Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @maidaapdi6381
    @maidaapdi6381 Месяц назад

    Suldanka TV Wllaw intaad illahay Ka Cabso Oo beenta iska daa rasuulku Wuxuu yidhi beenale Umadayeda Kamid Mahan

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 Месяц назад

    Samali-Abow waa Qowmiyadda Gaaladu gumeysanjireen sida Samalida iyo Yementa waa Muslimiinta geeska Africa ugu badan gaaladu aad iyo aad waxeey unecebyihiin Ineey iskaashadaan Muslimiinta Samali-Abow ( Addisababa Finfinni) Samali-Swahili (Mombasa ) iyo Samaliweyn waxaana cad kuwa mucaaradka ah iyo kuwa media ka hadllah oo Mucaaradka ah waxeey u shaqeeyaan gaalada waana Qaainulwadaniin ah propaganda ayeey ugu qaabilsanyihiin si ay dawlad kastah oo wadaku yeesho ineeysan horay u socon oo shicbiga lagu diro. Hadda taas waxaa soo afjaray Allah oo bsaibiyay Allah mahadleh ninkii Aaminaa Awoodleh Wabillahi Tawfiiq

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 Месяц назад

    Ethiopie abiyu Ahmed uu ku sasabaaya baad iyan inii heelii lkn see uyaqanaa somali inay xaar kagakeenayso

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Месяц назад

    Faragalinta Somalia ku haayo ma arkomiyaa isagaba ..

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 Месяц назад

    Shantaas wadan ciidanka ka socdo maxaay ka qabanayaan soomalia waa dhaqaalo doon. Timirtii hore ayaa tab loo waayay

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ Месяц назад

    itoobiya waxay awoow yashood lahayen hadoonto dhul ninkisa leh itoobiya sax hagarato

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 Месяц назад

    Maxaa kaagalay waxa kadhaxeeya Eritrea iyo Ethopia

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 Месяц назад

    Gaalgale xanuunsan

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q Месяц назад

    Waxba kama qaadeysid eratareya

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Месяц назад

    In ethiopia hesho bad iyo in ciidankeed uu sii jooga waxaa uu ku badashay in axmed madoobe iyo deni laga caawiyo siddii uu xukunka looga tuuri lahaa taas oo ah qiyaano qaran in arimaha gudaha dalka inuu kula shiro dal kale kala shiro hadda ka horna waxaanuu sidaas ugala shiray kenya.

    • @hasandiriyeabdifarah6379
      @hasandiriyeabdifarah6379 Месяц назад

      Adoon baatahay aan caqli lahaayn oo walaalkiis Sultan Sheikh lagusodiray EE kafiirso waxa aad Ka faaiideeyso kuwa Gaalada Ushaqeeyah . Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Wabillahi Tawfiiq

  • @ArisakMaxamuud-v7m
    @ArisakMaxamuud-v7m Месяц назад

    Beenaalaad tahay xasan sheekh baad ushaqaysaa cidina ku dhegeysan mayso

  • @MaxamedCabdilahi-v7r
    @MaxamedCabdilahi-v7r Месяц назад

    Wariye hadd iyo jeer..waxa aad sheegta .warar .adiga ..jeceshahay ..baad sheegtaa wax caalmka..kajirin wararkaaga ....kadhig .dhexdhexaada iwm

  • @afrahdaldhis
    @afrahdaldhis Месяц назад

    Beenaale