cashirka koowaad ee taajirnimada |aabe qani iyo aabe faqiir ah |rubert kiyusaki.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • buuga aabe qani iyo aabe faqiir ah waxaa qoray qoraaga ah ee ganacsadaha bilyineerka ah e rubert kiyusaki .
    / @samadoon
    facebook :
    / mohamed.kuriye
    #samadoon
    fadlan kanaalka kaheshay haka iloobin like iyo subscribe ..waa hormarka kanaalka insha allah.
    2022

Комментарии • 19

  • @samadoon
    @samadoon  2 года назад +9

    fadlan hadaad kahesho muuqaalka like saar , subscribekana saaro kanaalka si uu kanaalka dad badan uu ugaaro sxb..mahadanid

  • @WarsameWarsan
    @WarsameWarsan Год назад +1

    Maashaa alaah
    Waad noofaaideesay walaal mahadsanid.

  • @HiboHibo-sd6oj
    @HiboHibo-sd6oj Год назад +1

    Aqoonta nolosha ayaa ah cashirka koowad ee wax walba lagabarto ,
    I AGREE 👍

  • @xuuneey121
    @xuuneey121 Год назад +2

    Waa qiso qurux badan oo faaido wayn xambaarsan runtii,
    Horay usocp samadoon 😊😊

  • @suufikbb7
    @suufikbb7 Год назад +1

    Waa qiso saameen leh wlh ..mahadsanid walaal.

  • @nasrahjeylaani444
    @nasrahjeylaani444 Год назад +1

    eesh calaa cod iyotabin
    maashaa alaah walalo

  • @konariima
    @konariima Год назад +1

    Thank you brother

  • @mohamoudN
    @mohamoudN 2 года назад +1

    Soo badi Masuul aad baad umahad San tahay video gagi hore wax badan uu iga badalay

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 2 года назад +1

    Thanks wll casharadani waa muhiim ee inoo soo badi

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i Год назад

    Fadlan sidaan.uhelaa.buugaas waxaan joogaa Burco

  • @frpsharma1085
    @frpsharma1085 2 года назад +1

    Zxb maa inoo sameysid patcast Soo koobayo buuga si maqal ah guulayso janogale

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 Год назад

    Jizakallaahu walal qaali

  • @adbdikaafihalgamaa2864
    @adbdikaafihalgamaa2864 2 года назад +1

    maashaa alaah 👏👏👏👏❤

  • @abdinourmohamoudyusuf840
    @abdinourmohamoudyusuf840 10 месяцев назад

    Inta u danabysa i qancisay ila hada waxan ku shaqeya mushaar la aan my dream i.a

  • @futureboss608
    @futureboss608 Год назад

    m.a walal qisadan hada marayaa so badi wall vedio yadan cml

  • @barnimaxamadaxmad1387
    @barnimaxamadaxmad1387 Год назад

    Mahadsanid sxb

  • @madar7777
    @madar7777 2 года назад

    mahadsanid

  • @SaaidOmaar
    @SaaidOmaar 2 года назад +1

    Aad ayuu uwanagsan yhy vediogan