Aabbe Hodan ah - Aabbe Sabool ah | buugga hantillayaasha kugu daraya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Liiska buugta qurbaha laga helayo.
    Dalalka laga helayo:
    Maraykan, Turkey, Australia iyo Yurub.
    1- AABBE HODAN AH - AABBE SABOOL AH:
    www.iqrabooks....
    2- GARAADSO INTAADAN GUURSAN:
    www.iqrabooks....
    3- YAA QAATAY BURCADKAYGII?:
    www.iqrabooks....
    4- FACA KORAYA:
    www.iqrabooks....
    5- WABAR:
    www.iqrabooks....
    6- DABADEED QOFNA MA HADHIN:
    iqrabooks.net/product/dabadeed-qofna-ma-hadhin-2/
    7- XUSUUSIHII GUWAANTANAAMO:
    www.iqrabooks....
    8- MAANSHAXAN:
    www.iqrabooks....
    9- YIDIDIILO:
    www.iqrabooks....
    10- DIB U QOR SHEEKADAADA:
    www.iqrabooks....
    11- QUDUS YAA ISKA LEH?:
    www.iqrabooks....
    12- LOOLLAN:
    www.iqrabooks....

Комментарии • 138

  • @sahanka97
    @sahanka97  3 года назад +31

    Liiska buugta qurbaha laga helayo.
    Dalalka laga helayo:
    Maraykan, Turkey, Australia iyo Yurub.
    1- AABBE HODAN AH - AABBE SABOOL AH:
    www.iqrabooks.net/product/aabbe-hodan-ah-aabbe-sabool-ah/
    2- GARAADSO INTAADAN GUURSAN:
    www.iqrabooks.net/product/garaadso-intaadan-guursan/
    3- YAA QAATAY BURCADKAYGII?:
    www.iqrabooks.net/product/yaa-qaatay-burcadkaygii-2/
    4- FACA KORAYA:
    www.iqrabooks.net/product/faca-koraya-2/
    5- WABAR:
    www.iqrabooks.net/product/wabar-2/
    6- DABADEED QOFNA MA HADHIN:
    iqrabooks.net/product/dabadeed-qofna-ma-hadhin-2/
    7- XUSUUSIHII GUWAANTANAAMO:
    www.iqrabooks.net/product/xusuusihii-guwaantanaamo/
    8- MAANSHAXAN:
    www.iqrabooks.net/product/maanshaxan/
    9- YIDIDIILO:
    www.iqrabooks.net/product/yididiilo/
    10- DIB U QOR SHEEKADAADA:
    www.iqrabooks.net/product/dib-u-qor-sheekadaada-2/
    11- QUDUS YAA ISKA LEH?:
    www.iqrabooks.net/product/qudus-yaa-iska-leh/
    12- LOOLLAN:
    www.iqrabooks.net/product/loollan/

    • @jamahusein5885
      @jamahusein5885 3 года назад +2

      Asc wll adigoo raliya link gaan ma furmayo ee bal Dib usoo dhig adigoo raliya. Mahadsanid

    • @Ahmed_somali_6
      @Ahmed_somali_6 3 года назад

      Dabdeed qofna ma harin
      Sidee ku heli karaa muqdisho joogaa wll mahadsanid

    • @nimcocabdi559
      @nimcocabdi559 3 года назад

      @@jamahusein5885 ha wll masibaxayo runti

    • @jamahusein5885
      @jamahusein5885 3 года назад

      @@nimcocabdi559 haa wll masuul kaas soo dhigay Baan kawar sugaynaa wll.

    • @Ibrahim-oz6bx
      @Ibrahim-oz6bx 3 года назад

      @@Ahmed_somali_6 Waxaad ka heleysaa Hudhud book

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 года назад +8

    إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما

    • @shaimaabdulkadir9753
      @shaimaabdulkadir9753 3 года назад +1

      اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد عليه افضل الصلاه واتم التسليم ♥️

    • @aliiyaliy5713
      @aliiyaliy5713 3 года назад +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @cilmibaare6968
    @cilmibaare6968 3 года назад +15

    سورة الواقعة
    Suuratul waaqica qof yaqaan oo akhrista habayn walba sidee faqri uga cabsadaa

    • @apdirahman4777
      @apdirahman4777 2 года назад +1

      Sax
      Lkn xaglo laaban xoolo kuuguma yimaadaan
      Wxkastana ilaahy sabab buu u yeelaye ogow
      Ilaahy talo saaro
      Dhaqaaqna la imow

  • @ahmedfarhan3611
    @ahmedfarhan3611 2 года назад +5

    Jazakalah ustaad waxaa tahay shaqsiga kaliya aan mar walbo dhiira galinta,aqoon kororsiga iyo waxyabaha aan isleyahay noloshaada waa caqabad kuheesato ama waxaad ubahantehe inaa sameeso si heerka aa taagnehe aan uga sara maro waxaana tahay qofka kaliya aan kahelo waxyabahaas dhan waxaa rajeenaa insha alah maalin un inaa kula kulmo alaha kuxafido aqliga iyo aqoontana ku barakeeyo🙏

  • @abdifadxi5676
    @abdifadxi5676 3 года назад +4

    Buugan waxaan Akhriyay 2019 isaga Oo English ah waa buug Aad muhiim u ah ❤

  • @guulwade7732
    @guulwade7732 3 года назад +1

    Walaalaw khayr badan allaha kusiiyee maad soo turkjumtaan 1 buug oo muhiim ah kana midah buugaagtii uu qoray sh axmed didat allaha unaxariistee

  • @adamguuled4187
    @adamguuled4187 3 года назад +3

    allhe haku sharfo ildher gardka somalida

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Год назад +1

    Walaal intee lagahelaa buugaa waa iimuhiim❤ walaahi waaligadhab

  • @khadararab191
    @khadararab191 3 года назад +2

    Waad mhdsnthy wallal Aadan Kheyr badan Allaha ku siiyo

  • @ridwanahmedofficial1797
    @ridwanahmedofficial1797 3 года назад +4

    Masha Allah aqoon yahan somaliyeed Aadan sahan guulayso adduun iyo aakhiraba wll

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 года назад +8

    Mahadsanid macalin

  • @ahmednasirahmed4360
    @ahmednasirahmed4360 3 года назад +1

    Aadan waaku salaamay Mida kalay waan ubaahnaa buugaas Adigoo mahadsan halkee kahelikaraa wllhi walaal waa ubaahanahay

  • @Edirisnuru
    @Edirisnuru Год назад

    Waad mahad santahay wll aadan sahan

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 3 года назад +1

    Mhdanid Adan sahan waxan ahyn arday barta dhaqalaha buugaan English ayan ku akkhriyey lkn waxnku faraxsanahy isagoo afsomali in aan helo 💯👏

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 года назад +3

    العمل الحر صعب لكنه يوصلك في قمة عليا

  • @الحزن-م2ج
    @الحزن-م2ج 3 года назад +5

    Frist person.

  • @khalidkhadar4125
    @khalidkhadar4125 3 года назад +4

    MazHa llH wll 🥰💯

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 года назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @mahadyare9556
    @mahadyare9556 3 года назад +2

    Asc ustaad mahadsanid👏

  • @abdullahisuudi5118
    @abdullahisuudi5118 3 года назад +4

    Adan wllo buugan sidan ku heli karaa

  • @umalkhayromarabdi7082
    @umalkhayromarabdi7082 3 года назад +2

    Mashaalah wllo horeh usoco wlloh aadan

  • @xaamidrashiid6601
    @xaamidrashiid6601 3 года назад +5

    Asc ustaad

  • @mukhocige7156
    @mukhocige7156 3 года назад +2

    Mahasanid wll saa igu faa iidaysaynah

  • @sirtaxogaha8600
    @sirtaxogaha8600 3 года назад +2

    An informative video

  • @apdilahiisman4266
    @apdilahiisman4266 2 года назад

    Mansha allah

  • @xaamidrashiid6601
    @xaamidrashiid6601 3 года назад +13

    Waxad soobaadha taariikhda مختار الثقفي hadaad awoodo

  • @raageshire289
    @raageshire289 3 года назад +8

    Ustaadow Aadanow mahadsanid Buugaan Hadda ayaan wadaa akhriskiisa page 81 ayaan xalay ku ekeeyey hadaan bilaabi rabay hadaan Notification kaaga arkay mahadsanid runtii buugaan waa mid cajiib qofkasta waxaan kula talin lahaa in uu akhriyo

  • @nihaal1234
    @nihaal1234 3 года назад

    Markuu Soo gaaro wadanka Nala Soo socodsii walal mahadsanid

  • @daudhassan9377
    @daudhassan9377 Год назад

    Excellence keep on

  • @abdifatahcilmi492
    @abdifatahcilmi492 3 года назад +3

    Mashaallah

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 3 года назад +2

    Wll book ga meel laga helayo nala soo wadaag fadlan

  • @abdalemaxamed3675
    @abdalemaxamed3675 3 года назад +2

    Aaad iyo aad, buuggan isagoo English ah ayaan akhriyay, waa buug cajiiba aragtidaada lagacta iyo dhaqaalahana waxwayn buu ka badalayaaa.
    Mahadsanid bro

  • @drabduqaadir7260
    @drabduqaadir7260 3 года назад +4

    Hhh taajirnimada aniga kaga hormarayo wll aadan oo wn aqriyay wana buuga ugu jeclahay

  • @khaalidhassan3020
    @khaalidhassan3020 3 года назад +1

    Walal Adan wad mahadsan tahay waa iga soo jawaabtey waxaan ka codsadey oo aheed codka balse bilowga iyo dhamaad wey fiican yihiin lknse wax yar oo qeebta dhexe ku soo dar codka micanaha kur uqaaad intaas Lee ka dhiman

  • @mahamedahmed4481
    @mahamedahmed4481 3 года назад +6

    wll Adan sahan waxa tahay Qof Bulshada Hormarka ujiida ilaahey Haku Sharfo

  • @wizgurey8012
    @wizgurey8012 3 года назад +1

    M.a wll

  • @ibrahimsuleyman7250
    @ibrahimsuleyman7250 3 года назад +1

    Sxp halkee laga helaa booogaan
    Anigana soomalia ayaan joogaa

  • @mahamedkosar8165
    @mahamedkosar8165 3 года назад

    Walaal Adan sahan buuga halkee laga helayaa

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 года назад +2

    Wcs

  • @hoodoabdikariim7299
    @hoodoabdikariim7299 3 года назад +2

    Aadanoow Buugan Inaad hore uga hadashay ayaan Moodayay Mar Dhawayd oon soo Iibsaday But Alhamdulilaah Hada Fahamkiisu wuu ii fududaan

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 3 года назад +2

    Marka waxan kula wadakaya waxaka dhaxeeya suradu sad iyo somali

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 3 года назад +1

    Wlhi anoo bookan u dhabta ii saaranyahay ayuu notificationkaagu isoo dhacay

  • @ZackzuLtan
    @ZackzuLtan 2 года назад

    anigu hadda ayaan bilaabay waxaanan hayaa isaga oo pdf ah illhy haku barakeeyo ustaad adnaH

  • @cabdiqanicali1981
    @cabdiqanicali1981 3 года назад

    Masha allah anigu intaan hordhiciisan yar daawanayey ayaanba galay feker fara badan ee dalka ma laga helayaa?

  • @akramak8649
    @akramak8649 3 года назад +1

    😅sxb waan jaceyl jeclahe buuq jaceyl iisheg mahadsanid

  • @pubgfunny5761
    @pubgfunny5761 Год назад

    Imisaam ku helayaa❤sxb ❤😢

  • @Yaasir_1
    @Yaasir_1 3 года назад +2

    Asxaabeaxaad liketa uga baqiilaysaa sixiibkeen, macalinkeen

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 года назад

    adanow mowducan Waa mowduuci ugu horeeyay oon channelkga ka dawado Hadana Aan fahmi waaayo lkn waan ku celceshan lga yaabo inaan Mar un fahmeeee🙏

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 года назад

    Waa siday uga kala duwan yihiin luuqad shisheeye iyo afkaaga hooyo
    #Sahanka xogaha ardaydeena in luuqadoda wax lagu baro ayaa u wanagsan waa haddi aynu horumar rabno dalkasta oo horumaraa wuxuu dadkiisa wax ku bara luuqadoda hooyo

    • @muntaasbashiir9039
      @muntaasbashiir9039 3 года назад

      Xaqiiq ! In kabadan inta uu ardaygu kumashquuli lahaa waxna iska weydiin lahaa cilmiga loo Soo dhigay wuxuu ku mashquula micneyenta ereryada qalaad.

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 года назад +1

    Asc asxaapta hada xiisyso taarikhaha iyo umadihi hore so booqn krta chnlkyga mhdnsidiin

  • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
    @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 года назад +2

    Walal Aadanow
    Buuga Think and Grow Rich
    Asigoo turjuman miyaad heysaan
    🙏🙏

  • @nagaanshoofficial6661
    @nagaanshoofficial6661 3 года назад +1

    Zxpow buugan somaliya malaga helayaaa

  • @nasriina3355
    @nasriina3355 3 года назад +1

    Walaal aadaan buuga فن اللامبالاة buugaas asagoo soomaali meeel iigu sheeg . Asagoo pdf ama asgoo hard copy ah

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 3 года назад +1

    Adanow buug walbo aad ii xayeysiiso waan raba sababtana garanmaayo hh

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 3 года назад +1

    Aadnow wadamada la ga helayo buugta miyuusan ku jirin kaan ku noolnahay ee soomali yaa noga bahi badan. Meel ku aheeg buuga wadanka gu dihiisa ah aad baan muctad ugu ahay. Ilaa labo jaar ayaan english ku aqriayay lkn kana ma dhargin afkaas qalaad.

  • @Muureahmed
    @Muureahmed 3 года назад +1

    Wali kama hayo taariikhdii winston chirlchil

  • @apdilahiisman4266
    @apdilahiisman4266 2 года назад

    Manisha allah

  • @basketballhope2602
    @basketballhope2602 3 года назад

    Walal adan waxan ku waydiyaay buuga yaa qatay burcadkaygi maa la turjumaay?

  • @Maahir397
    @Maahir397 Год назад +1

    Asc zhp adan waxan jeclanlaha inad kasohadasho maduca ah sidee
    Marakanku kusoo sara dollar 💵ka adunka iyado ay jogan wadamo badan
    Sida China 🇨🇳 Russia 🇷🇺 Germany 🇩🇪 Japan 🇯🇵 England 🇬🇧 France 🇫🇷

  • @ayaanmohamed1251
    @ayaanmohamed1251 3 года назад +1

    Aniga wxn bartaa kuliyada economic and management buugaanah waa arkey lkn muhiim ilama egeen meeshaan buugta kadoonto markasta ku arkaa balse waa Soo iibsan I.a

  • @ridwanahmedofficial1797
    @ridwanahmedofficial1797 3 года назад +1

    Wll hargeysa ayaan joogaa xageen ka helikaraa buugan

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 3 года назад +2

    adan sahan noo soo duub noloshaada

  • @abdiaziizcisman7888
    @abdiaziizcisman7888 3 года назад +2

    Frist one

  • @drmohamedahmed2355
    @drmohamedahmed2355 2 года назад +1

    Waxan bartay accounting and finance
    Hore ayaan u dhameeyey buugan
    Waxan talinlahaa qofka inuu basics accounting yaqaano in taanu akhriyin ama la kaashado qof ku dhaama

  • @sharifmohamed602
    @sharifmohamed602 3 года назад +1

    Amazing

  • @hogaamiyecali
    @hogaamiyecali 3 года назад +1

    Wll buwagta ad gadaan online ka Malaga aqrisanaa mise caadi hadaan dalbado liigu keena

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 года назад

    Keep going zxpqali

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 3 года назад +1

    Wll adan wxd kaso hadashaa Baytagores

  • @caziizacali5296
    @caziizacali5296 3 года назад +1

    Inadeer adanow bugaagtan pdf malagu heli kara mise ma jiro pdfkoodu

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 года назад +2

    Waxaan akhriyay mar hore buugaan asaga oo carabiya

  • @abdiwaliahmed3301
    @abdiwaliahmed3301 3 года назад +1

    Xagee ka helaa adanow bugaan . Waxaan joogaa garoowe

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    M.a

  • @abdirizakfoad8758
    @abdirizakfoad8758 3 года назад +1

    Wll book gii iqra books available kama ahe

  • @khadarcabdiraxmaan3031
    @khadarcabdiraxmaan3031 3 года назад

    Mhdsanid wllo.
    Lkn adigu ma isaga oo buug ah ayaad hysa mise websiteka ayad ka gadty

  • @jokerbatun8972
    @jokerbatun8972 3 года назад

    Buuga aad uqiimo badan oo aan waxbadan ka faaiday qof kasta waxan kula talin lahaa inuu aqristo

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 года назад +1

    Muqdisho wuu yaala asigoo tarjuman
    Lkn kan baan doonayaa
    Tan kale buuga hadii aan Gato online ahaan ma pdf ayaan ku helayaaa
    Mise

  • @hogaamiyecali
    @hogaamiyecali 3 года назад +1

    Wll igu caawi in an gato linkiga ma shaqenaayo

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
    @abdifatahabdiazizbarkhad6945 3 года назад +2

    Wll buugan isagoo afsomaliya BDF malagu helayaa

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 3 года назад +2

    Canalka diintu wa nasteexo

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 3 года назад +2

    Adan so qado gabay ka cusub canalka diintu waa nasdexo waxa hawl u dala sheekha u sheekayo marka u so baxo

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon3765 3 года назад

    Website ma shaqeeynaayo

  • @Mo6316
    @Mo6316 2 года назад

    Asc sxb adan sahan ka soo hadal Book zero to one qisadiisa

  • @xaqiiqadasugan9459
    @xaqiiqadasugan9459 3 года назад +1

    Mahadzanid wll

  • @الحزن-م2ج
    @الحزن-م2ج 3 года назад +3

    Hal kee ayaan ka helaya.
    Ustaad Aadan sahan.

  • @Gutalereview
    @Gutalereview 3 года назад

    Muqdisho joga siden ku hela 📖Bookgan

  • @abdiqadirxasan7430
    @abdiqadirxasan7430 3 года назад +1

    BuuGan xagen kahela

  • @xamse3013
    @xamse3013 3 года назад

    Walal muusigaa aad saartay dhiskiribshanka noo soo dhig vidoe yada xiga adoo raaliya 👩‍💻

  • @Boqorsalah
    @Boqorsalah 3 года назад +1

    Wr heedhe aadan marba hadi Wadankan Qofka jooga ee hadla la xidhaya waxan qabaa fikrada ah in Qofka Dalka kamaqan hadli karo oo markaas ayay Democracy shaqaynasaa
    Ee inader adaa imika maqane bal arinka C/maalig laga damcay kaso hadal

  • @maxamedburcaawi21
    @maxamedburcaawi21 3 года назад +1

    Wallo Buuga Xagaanu Ka Helaynaa

  • @Talking_tom_stories-5.
    @Talking_tom_stories-5. 6 месяцев назад

    Nio aadanow buugaan maad noo kala maad isago kala dhigandhigan noso tarjunto 😊

  • @naasirfaarax903
    @naasirfaarax903 3 года назад +1

    Anigu waxaan doonayaa inaan gaadho heerka ay Telesom group gaadhay oo kale ee maxaa layga rabaa inaan sameeyo?

  • @nimcocabdi559
    @nimcocabdi559 3 года назад +2

    asc wll adan somaliland ayankula jogaye halken kahela buuga isago dabacan

  • @XamzeCali
    @XamzeCali 10 месяцев назад

    Halkaan ka helyaaa

  • @khadarsiraad3984
    @khadarsiraad3984 3 года назад +1

    Waxani sugnaaba waa imaanshaha buuga

  • @tomjerry7169
    @tomjerry7169 3 года назад +3

    M.a Lpx

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 года назад +1

    Lacagtu waa awood

  • @shaaficidiiriye1859
    @shaaficidiiriye1859 3 года назад

    wllo nooso badi

  • @hodanibrahim7546
    @hodanibrahim7546 3 года назад +2

    BuuG CaJiiiiiipa❤👌

  • @akshinflms2775
    @akshinflms2775 Год назад

    Lacagta waxa lagu barta guriga anigana tas xaqijin kara ahay Ayana ka bartay

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman6079 3 года назад

    Ax sidaan u sugaayay inaad mar qudha tidhaahdo iqra ayaad ka helaysan ayuumbad tidhi muu iman dalka waan niyad jabay wlhi