Maku Edit Gareyn Karaa Muuqaal 4-Saacadood | Can I Edit Video In 4Hours..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024
  • Waxaan isku dayey inaan muuqaal ku edit gareeyo 4hrs inkastoon aan kasoo muuqaan muuqaalka ka aniga balse qaab faceless ah u sameeyey.
    Waa markeygii iigu horeysay aan sameenaayo muuqaalk noocaan oo kale ah.
    Ha Hilmaamin Inaad Nagu Soo Biirto :-
    TikTok :- @eprow_ali180
    Facebook :- @EprowAli
    RUclips :- ‪@Eprowali1‬

Комментарии • 15

  • @SomaliAbdi18
    @SomaliAbdi18 7 месяцев назад +3

    Wlhi waa la dhcdey sxp👌 4hrs iyo muqaalkoo 30sec mlhaas cml ahaa wd wdgthy😅😊

    • @Eprowali1
      @Eprowali1  7 месяцев назад +1

      Mdxa inaa ku socdo wxyar iiga harsanaaay😅

  • @ammiirmattan
    @ammiirmattan 7 месяцев назад +1

    Saaxiib dadka editing aadka uxiiseeyo imika wey soo badanayan ee muuqaal dhamaystiran kasoo samee

  • @Captain_Magudbe
    @Captain_Magudbe 7 месяцев назад

    Top video and great content eprow❤

    • @Eprowali1
      @Eprowali1  7 месяцев назад

      Appreciate it mate🤝

  • @abdirahman_ih2
    @abdirahman_ih2 7 месяцев назад

    Shp guleyso runti veduo editing dhibatanu leyahy , vedio yar io shaqo badan🎉

    • @Eprowali1
      @Eprowali1  7 месяцев назад

      Xqiiqda jirta😑

  • @khalidabdi8903
    @khalidabdi8903 7 месяцев назад

    Waaaw it's amazing pro
    Lkn manala wadaagi karta zhp RUclipspers soo galiya tutorial adobe premiere ah

    • @abdifatahmuhudin2273
      @abdifatahmuhudin2273 7 месяцев назад

      Adobe premiere pro af soomaali RUclips ku qor adi dooro marka midkan ka baran laahyd.
      1- zaak malti media.

    • @Eprowali1
      @Eprowali1  7 месяцев назад

      Wlhi somali inee jiraan waa macquul, lkn muhiimada waa basic hdaa fhnto inta kle waa adiga iyo juhdigaaga, basic-gane cidwalba ka hdasho ama ajnabi ama somali qaar inee jirto mrka mid gaar ah ma aqaano premiere pro tutorial ku qor clipka kula fcnaado kala bax

    • @khalidabdi8903
      @khalidabdi8903 7 месяцев назад

      Hye jaallayaal Mahadsanidun 😊

  • @hassansiad2392
    @hassansiad2392 2 месяца назад

    zxp adooo mahasan see ku helikaraa waxa isticmashay xage ka hela zxp i caawi no resource i haysa

    • @Eprowali1
      @Eprowali1  2 месяца назад

      Discord-ka imow halkaas ayaad assets ka heleysaaaa

  • @wllBusHPaa
    @wllBusHPaa 3 месяца назад

    Zxp laptop ka aad is ticmaasho midkee waayeni

    • @Eprowali1
      @Eprowali1  3 месяца назад

      Magaca laptopka: Dell inspiron 2-in-1
      RAM: 16GB
      Storage: 512GB SSD
      Core: corei7