Ayaan Xirsi iyo Siraaj Xaqaani Maxay Ilxaadka Uga Tageen ?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 472

  • @fooseykhaliif1905
    @fooseykhaliif1905 9 месяцев назад +14

    ALLAHAYOOW waxaan kaaga mahad celinayaa inaad iga dhigtay qof Muslim ah ❤️ Ilaahow diinteyda ii macaaneey oo ha iga dhigin qof xaqqa dhinac mara 😢🤲

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 9 месяцев назад +18

    Ogansho sxb gobalki aad falstinta somalia u bixisey horta hadalkadi wax badan ba ka jirey neo gobolki gedo aha xalad aad uxun bu kujira cidna uma maqna ceelna uma qodna bundoyinki wa wada burbureen dadki wakala go'donsanyhy cid u hadasho o u maqn majirto malin dhaweyd labo doon ba la geyey oo si dadka masakinta ah logu adego si bilash ah degmada bardhere bal kawrn hadi la yiri dadki masakinta aha ee qeybta hoose biyaha kula jira 5$ ken cala qof si aan biyaha kaga saaro bal adiga naga cod dheere video kaso same si loo cawiyo dadkas thanks musuul 🙏

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu 9 месяцев назад +46

    فلسطين فـــى القلـــب💚 🇵🇸🇸🇴

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +54

    I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 Jumca Mubarak❤

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar 9 месяцев назад +1

      War miyaad xunuunsaneysaq

    • @user-wf6my8nk2y
      @user-wf6my8nk2y 9 месяцев назад +4

      Zambia 🇿🇲 wakan sxp

    • @munassswq313
      @munassswq313 9 месяцев назад +2

      calanka iyo wadankaad sheegatey baa kufashiliyey ba wadanka zambia
      calankana jameca ayaa leh🤣🤣🤣😅😅😅

    • @crillin570
      @crillin570 9 месяцев назад

      🤣😂🤣 ... ❤

    • @sarsaf-7933
      @sarsaf-7933 9 месяцев назад

      Walaal beenta ma fiicna

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +64

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 JUMCO MUBARAK❤️ free Palestine 🇵🇸 aan u duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x 9 месяцев назад

      Insha Allah Wlal malinkastan uduceyna Qeyrka wasodhow yahay bi,idnilah
      ❤❤

    • @safiyoaadanali8533
      @safiyoaadanali8533 9 месяцев назад

      Ilaheyow ugargar walalahena falastin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 9 месяцев назад +1

      Ilaahay ha ugargaaro

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 9 месяцев назад +13

    أللهم ثبتنا بالقول الثابت في الحيوة الدنيا وفي الآخرة

  • @derow17
    @derow17 9 месяцев назад +34

    "ولو رأيتُ الفضيحةَ بِعَيْنِي ، لسترتُها بردائي ؛ فَإِنّ مُذِيعَ الْفَاحِشَةِ كفاعلِها."
    Haddii aan fadeexadda ku arko indhahayga, waxaan ku dabooli lahaa maradayda, waayo, kan faafinaya fadeexadda wuxuu la mid yahay midka sameeya.
    Ilaahayna wuxuu quraankiisa ku yiri
    Kuwa jecel in xumaantu ku faafo kuwa xaqqa rumeeyey dhexdooda, kuwaasi waxay leeyihiin cadaab daran oo xanuun badan.
    Walaalkeey iyo walaasheeyow adigu ma waxaa tahay dadka jecel hadday xumaan arkaan ama ceeb inay raac raacaan misa kuwa astura ceebaha?

    • @ikranmohamed123
      @ikranmohamed123 9 месяцев назад

      اللهم اسثرعوراتنا واامن روعاتنا❤

  • @onesomalitiktok759
    @onesomalitiktok759 9 месяцев назад +36

    jimcaha dartiis ku saliya xabiibkena dhalinyaro❤❤❤❤ Scw Scw

    • @khadriin647
      @khadriin647 9 месяцев назад +1

      Scw ❤❤❤❤❤

    • @Soomali_move
      @Soomali_move 9 месяцев назад +1

      Scw

    • @mohamedahmedxusein
      @mohamedahmedxusein 9 месяцев назад +1

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @lacagtafx
    @lacagtafx 9 месяцев назад +53

    900k congratulations 🎉 team Ogaasho❤❤❤

  • @Abuumuscab25
    @Abuumuscab25 9 месяцев назад +4

    جزاك الله خيرا يا اخي احبك في الله

  • @Maahirzayinmaahirzayin
    @Maahirzayinmaahirzayin 9 месяцев назад +14

    Cumar inshaar abuu feysal allaah haku barakeeyo

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 9 месяцев назад +16

    الحمد الله على نعمة الإسلام والإيمان ❤

  • @MahamedAhmedAli-fs9pp
    @MahamedAhmedAli-fs9pp 9 месяцев назад +14

    Subxanalah 😢
    illahow adika ayaa Awood leh adika ayaa ku cabudeena❤
    Allahu Akbar

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 9 месяцев назад +2

    Hanuunka Allaah leh, Fahamka Diinta Islaamka Ee Allaah ina Waa fajiyay Ayaan uga Mahad-Celinaynaa, Waxay Filayeen Kolka Ku hungoobeen Ayagoo Xaqa Og, Baadida & Gefka ay Islaamka ka gashay Xukunkeeda Uu Sugayo

  • @khadarmohamed2530
    @khadarmohamed2530 9 месяцев назад +5

    Alxamdullillaah Ilaah baa noo dooray wadada xaqqa ah allaha nagu sugo amen😊

  • @Abdallepoi____1___7
    @Abdallepoi____1___7 9 месяцев назад +8

    الحمدلله الذي بنعمته تتم الصالحات الله اكبر

  • @user-xp7en7or3k
    @user-xp7en7or3k 9 месяцев назад +5

    اللهم لك الحمد وشكر علا نعمة الإسلام اللهم توفنا مسلمن والحقنا بي الصالحين 🤲

  • @Maahirzayinmaahirzayin
    @Maahirzayinmaahirzayin 9 месяцев назад +4

    سبحان الله الحمد لله لا إله الا الله
    الله أكبر لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @AminAden-jh1xf
    @AminAden-jh1xf 9 месяцев назад +8

    HANBALYO 900k waxan sugnaba inshallah 1m 🎉🎉🎉🎉

  • @abdimahamed8782
    @abdimahamed8782 9 месяцев назад +2

    Wll mar hadad Halkan soo gashay ku salli Rasuulka Scw❤

  • @abdiwahabadam7639
    @abdiwahabadam7639 9 месяцев назад +4

    Omar inshaar waxaad muuqaal nooga soo samaysaa "Letter to America" oo dunida aad looga hadal haayo.

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 9 месяцев назад +4

    أللهم أنصر إخواننا المرابطين فلسطين🇵🇸 وغزةالعزة العز ة ول قذس اللهم كان للهم عونا ونصيرا هنيئا للهم اشهذاه هنيئا للهم جاناتين فردوس اللهما فاتحاقريبأ اللهم تحريرا قريبآ يارب العالمين 🤲🤲🤲😘🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️

  • @MuzamilPodcast
    @MuzamilPodcast 9 месяцев назад +1

    Eebbe ayaa mahad oo dhami u sugnaatay, oo ii dooray in aan noqdo Muslim qaalis ah, Ilaahey nagu wada dilo jidka toosan.😥🙏❤

  • @maxamedxaydar234
    @maxamedxaydar234 9 месяцев назад +4

    الحمد لله الذي يهدي من يشاء من عباده

  • @warsanchannel7504
    @warsanchannel7504 9 месяцев назад +4

    Allaha soo hadeeyo ilaahaybaa diinta ku soocelinkara naxariinta ilaahay baan urajaynayaa inuu qalbigeeda kusoo rido

  • @MohamedmohamudAbdi-sn6rl
    @MohamedmohamudAbdi-sn6rl 9 месяцев назад +3

    Hambalyo Ustaad Omar Inshaar 900,000 🎉Insha Allah 1milion Channel Aad Uqaaliya Masha allah @ogaansho

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 9 месяцев назад +9

    900k Masha Allah saxiibo badan Ayaan nahay

    • @MogadishuTV6572
      @MogadishuTV6572 9 месяцев назад

      😂😂😂

    • @Userbl8tabl65
      @Userbl8tabl65 9 месяцев назад

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MoOsman990
      @MoOsman990 9 месяцев назад

      1M aan gaarsiino Ogaansho sxbyaal 🙏 8:04

  • @siciidaxmedjamac3385
    @siciidaxmedjamac3385 9 месяцев назад +3

    Cumar inshaar waxan noqon doonaa qofkii koowaad ee kuusoo hanbalyeeye 1M ka hor 🎉👍

  • @user-ns7ug7wl9n
    @user-ns7ug7wl9n 9 месяцев назад +142

    if quran said it's haram you opinion doesn't matter😢😢😢

    • @maxameddeeq3377
      @maxameddeeq3377 9 месяцев назад +9

      Yea, and we follow it willingly. Allah Akbar ☝️

    • @AroundUs-2024
      @AroundUs-2024 9 месяцев назад +4

      KKK,see u fahantey haddii aadan afsomali aqoon

    • @AroundUs-2024
      @AroundUs-2024 9 месяцев назад

      KKK,see u fahantey haddii aadan afsomali aqoon

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 9 месяцев назад +1

      *your

    • @user-rk9hh6pg7i
      @user-rk9hh6pg7i 9 месяцев назад

      Af soomaali ma kaa atkaatay

  • @israahashi4594
    @israahashi4594 9 месяцев назад +4

    Anaa ugu horeeyo matay alxamdulilaah farxad ayaan daremoyaaa 😊😊

  • @Xaliysigma
    @Xaliysigma 9 месяцев назад +2

    Waa qofkii ugu horeeyay Ee video soo Garey😎♥️♥️♥️💯💯

  • @yassinhassan2566
    @yassinhassan2566 9 месяцев назад +4

    Alhamdulilah Allahu Akbar ☝️ majirto diin aanan islaaam eheeen ilaahow nugudil

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 9 месяцев назад +1

    إِنَّ الدِّينَ عِندَ اللَّهِ الْإِسْلَامُ ۗ وَمَا اخْتَلَفَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ إِلَّا مِن بَعْدِ مَا جَاءَهُمُ الْعِلْمُ بَغْيًا بَيْنَهُمْ ۗ وَمَن يَكْفُرْ بِآيَاتِ اللَّهِ فَإِنَّ اللَّهَ سَرِيعُ الْحِسَابِ

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 9 месяцев назад

      إن الاديان كلها كذب

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 9 месяцев назад +4

    Alxamdunilah calaa nicmatil islam ❤😊😊

  • @iftinmaxamud6616
    @iftinmaxamud6616 9 месяцев назад +1

    hambalyo ustaad cumar inshaar 900k

  • @AliNazir-nq5iq
    @AliNazir-nq5iq 9 месяцев назад +6

    Intan lagarin sanada cusub ogansho 1milion subscribe Hala garsiyo inta xumanta fafisaba wad gasisan ogansho oo an wax badan kafaidnay an garab istagno inshallah 1milion subscribe before new year ❤🎉🎉

  • @nasrahassan5777
    @nasrahassan5777 9 месяцев назад +4

    Alxamdulillah calaa nicmatil Islam❤

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 9 месяцев назад +7

    الحمدلله على نعمة الإسلام والدين والإيمان

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 9 месяцев назад +1

    Alxamdulilaah illahay islaam dhaga alla mahadla allow qabo diinta kuwo gadaa iyo aakhiro dowda

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 9 месяцев назад +3

    Waxan madaxa la galnay 900k bahda ogaansho i. A 1m comming soon ustaad ilahay haku barakeeyo😊😊

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 9 месяцев назад +4

    Allow nabaga badbaadi dhibatada aduunka iyo sharkiisa🤲

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 9 месяцев назад

    Ilaahayow hana ceshan Islaamnimada Alhadullilaahi rabil caalameen

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 9 месяцев назад +3

    الحمد لله على نعمه الاسلام والايمان

  • @caddekacadde9477
    @caddekacadde9477 9 месяцев назад +3

    Maad ka Soo hadashid Updated warqadii 20Sano Ka Hor uu Qoray Usaama Bilaadin

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 9 месяцев назад +1

    Cumar allaha ku barakeeya . Mahadsanid walaal.

  • @mahadyare123
    @mahadyare123 9 месяцев назад +3

    1 million coming soon inshallah🎉

  • @Walal-MokhtaR
    @Walal-MokhtaR 9 месяцев назад +2

    Allaa mahadLe Allahaas oo noogu nimceeyay nimcada isLaamnida iyo Hanuunka❤✅

  • @Sifomedia1
    @Sifomedia1 9 месяцев назад +3

    Ustaas omar Dan ayaan kaa leeyahay halkeen kaala soo xariiraa waana kugu hambalyeeynayaa inaad gaarto 900K 🎉🎉

  • @blackpanther68229
    @blackpanther68229 9 месяцев назад +29

    Ya palestine 🇵🇸🇵🇸 ❤ allah qui t'a donné une paix 🕊 l'infini 🇵🇸🇵🇸 inchaallah

    • @ismail.mo77
      @ismail.mo77 9 месяцев назад +1

      Do you understand somali

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 9 месяцев назад +1

    Inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun 😥😥

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 9 месяцев назад +1

    Hambalyo 900k❤
    Ilxaadka murugo iyo stress nolosha kalaso derso oo cadho rabbi ah iyo masiibo kala kulmeen

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 9 месяцев назад

      Wlh dheh 😂😂😂 sxb waxaan ahay Diin laawe aan ilaah aqoon noloshayda mugdi miyaa oo nolosha dadka muslimiinta ee alshabaab oo ay isku qarxinayaan qof soo tukaday oo islaam la ah nolol iftiin ah miyaa?! Sxb Mulxid iyo mu’minba way ka siman yihiin dad xun iyo dad fiican lkn waxaan kaa yeeleynin dadka muslimiinta oo dhan ayaa wada fiican iyo dadka mulxidiinta ah oo dhan ayaa wada xun

  • @abdiahmed484
    @abdiahmed484 9 месяцев назад +2

    سلام عليكم ورحمه الله وبركاته 🤝
    عن النبي صلى الله عليه وسلم أنه قال : ( من اغتسل ثم أتى الجمعة فصلى ما قدر له ثم أنصت للخطيب حتى يفرغ من خطبته ثم يصلي معه غُفِر له ما بينه وبين الجمعة الأخرى وفضل ثلاثة أيام )
    Waxaa laga wariyey Nabiga (scw) inuu yiri: (Qofkii qubaystay oo la yimaadda salaadda jimcaha oo uu tukado wixii la faral yeelay, ka dibna dhegaysta daaciga ilaa uu ka dhammeeyo khudbadiisa. , ka dibna uu la tukado, waxaa loo dhaafi doonaa wixii dhex maray isaga iyo salaaddii Jimcaha ee soo socota, waxaana ka haray saddex maalmood oo dheeraad ah.

  • @user-zb5oo8gb6t
    @user-zb5oo8gb6t 9 месяцев назад +7

    Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 900k ❤❤

  • @Asma-abdalla75
    @Asma-abdalla75 9 месяцев назад

    Nimca tan ugu weyn Allah nasiiyey ah نعمة إسلام والا يمان الحمد لله دائما وأبدا يارب

  • @sumayoabdirahman1479
    @sumayoabdirahman1479 9 месяцев назад +1

    900k congratulate ogaansho 🎉🎉❤😊😊 1m insha allah❤

  • @alibeyofficial715
    @alibeyofficial715 9 месяцев назад +5

    لا غالب الا الله

  • @lula383
    @lula383 9 месяцев назад

    Ilaahay ha soo hanuuniyo, shay daan baa qaatay. U duceeya

  • @Casee0
    @Casee0 9 месяцев назад +2

    Ayaan Hirsi Iyo Ninkan Kale Ilahay Ha Hanuuniyo

  • @mustafjd.calakar7263
    @mustafjd.calakar7263 9 месяцев назад +2

    Asc dhamaan walalaha ku xiran ha'kaan iyo kuwa cusub. Waxan ummada ALLAHA inooga baryayaa nabad galayo iyo hanuun.
    Cumar Inshaar hambalyo 900k aad gaartay. Nabad iyo caafimaad..🎉. Kismayo 🇸🇴

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 9 месяцев назад +5

    Congratulations 900k 🎊 🎉 i can’t wait 1m❤

  • @hudaabdirahman3144
    @hudaabdirahman3144 9 месяцев назад +14

    الحمد لله على نعمة الإسلام ❤❤❤

  • @mohamedelmi4172
    @mohamedelmi4172 9 месяцев назад

    Maa Shaa Allah walaal ilaah ha ku xafiido. Waa maqaalkii 2ad e aan dhageeysto. Sii wad dadaalka

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 9 месяцев назад +6

    Congratulations for 900k ❤🎉👏🙌💪

  • @saadaamcabduwali7872
    @saadaamcabduwali7872 9 месяцев назад +2

    I can't wait 1m Cumar inshallah 🎉

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k 9 месяцев назад +7

    Yaa Allaaaaaaah diinta nagu dil 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @GATAMAMOHAMET
    @GATAMAMOHAMET 9 месяцев назад +48

    ALLAH ES UNO ☝️

  • @yasminabdurahman7961
    @yasminabdurahman7961 9 месяцев назад

    Subhanallah abaheedma Waa wadad allah unaxariisto

  • @mohamettyonis1267
    @mohamettyonis1267 9 месяцев назад +2

    الحمد الله على كل حال ❤

  • @MohamednoorsheikhadanMoh-zz5wb
    @MohamednoorsheikhadanMoh-zz5wb 9 месяцев назад +3

    I like your program pro keep going

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 9 месяцев назад +1

    Jumco murak wllk 🕋🕋🕋🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🇵🇸

  • @dahirsheikhdon3598
    @dahirsheikhdon3598 9 месяцев назад

    Allah swt ha soo hadeeyo …Diinta Islaamka allah swt ha ku hadeeyo. Waa dhowdahay mardhiw diinta Islaamka kusoo noqon Insha Allah.

  • @fahadmohamed3315
    @fahadmohamed3315 9 месяцев назад +4

    Omer Inshar Wllo Kanaalkaagu Waa Ka Uga Qiimaha Badan Waanku Faa'idnay Wllo Ilaahay Hakuu Barakeeyo Cilmiga Iyo Caafimadkaba

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi 9 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 9 месяцев назад +1

    Insha ALLAH.

  • @nia8672
    @nia8672 9 месяцев назад

    SubxanALLAH wadada xaqa wa Islam AlhamduliLLAH ilahow wa mahada igadhaliyay diinta islamka AlhamduliLLAH 💯%

  • @AhmedDahir-fq6xy
    @AhmedDahir-fq6xy 9 месяцев назад +3

    Congratulations ❤
    900k of brothers ❤

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 9 месяцев назад +1

    Allaah swt Haku xifdiyo walale laakiin Tani allaah ha Soo hadeeyo

  • @apdallaisxaaq
    @apdallaisxaaq 9 месяцев назад +4

    Coming soon 1 million ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sirajalfaqeeh
    @sirajalfaqeeh 9 месяцев назад +6

    الأخ عمر جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
    🤍🖤 نشكرك جزيل الشكر .
    كفيت ووفيت اخونا الفاضل لا فضّ فوك ، الملحد العربي يلحد ليكون ويعيش كالحيوانات بلا قوانين ولا اخلاق، لا أحد منهم يعرف معنى الإلحاد الحقيقي يلحدون لأجل الأموال الفانية؛ اكثرهم ينتحر مثل سارة حجازي وبعضهم يعود للإسلام .

  • @sacdiyadiriye584
    @sacdiyadiriye584 9 месяцев назад

    Allah Akbar Allahu Akbar Allahu, may Allah guide us and our loved ones

  • @abdirahimomar111
    @abdirahimomar111 9 месяцев назад +2

    Ha odhan sidaasay ku dhamaysanaysaa ilaahay wuu awoodaa inay diinta islaamka dib u qaadato waanan u rajaynaynaa

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 9 месяцев назад

    mahadsanid

  • @saciidadam3830
    @saciidadam3830 9 месяцев назад +1

    Hambalayo hambalyo omar inshar ogaaaaho🎉900k

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 9 месяцев назад +1

    Wcs walalkey allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤ subxanllh subxanllh subxanllh

  • @user-py3lq4ku1q
    @user-py3lq4ku1q 9 месяцев назад

    Hambaliyo ustaad cumar inshar 900k❤❤

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 9 месяцев назад

    Mashaa Allah alxamdulilaah aynu uducayno walaheen falastiin ilaahay haw gargaaro subxaanalaah

  • @Sanyo2c
    @Sanyo2c 9 месяцев назад +1

    Hambalyo goat 🐐 900k I can’t wait 1m❤ and free🇵🇸❤️🇸🇴

  • @Luhaya832
    @Luhaya832 9 месяцев назад

    Mahadsanid cumar inshaar wll

  • @sacdioabdirahman22
    @sacdioabdirahman22 9 месяцев назад +4

    1 million coming soon ❤❤❤😊

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 9 месяцев назад

    Way wareersan tahay sanad kadib waxaan arkaynaa iyadoo oo yuhuud baan ahay ama Buddhist baan ahay waan iloobay inay nooshahay marka dagaal wadan muslim ka dhaco ama dhib jirto uun bay soo muuqataa Tv reer galbeedka.

  • @MR_Taagane12
    @MR_Taagane12 9 месяцев назад +1

    الحمد لله الذي هداه الى الحق
    Waxana rajaynaya dad badan in ALLE sabab uga dhigo siraj dad badan oo Ku xiran inay soo hanuunaan
    .... Gabadhana aqoon la aanta diinta ka haysa iyo gaalada qar ka tuuray..... Diinta hala wada barto soomaaliyey
    يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @RashiidOmer-dq5tg
    @RashiidOmer-dq5tg 9 месяцев назад +5

    Asc all muslims👋🤩❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 9 месяцев назад +1

    الحمد لله على نعمة الإسلام
    Alle ha soo hadeeyo cidii ilaahay hidaayo u qoray inta kalena sharkooga alle ayaa nagaga filan.

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 месяцев назад +1

    Illaahow Baadi ayaan kaa😮😮 Mangalnay

  • @user-hf4nh4hj7j
    @user-hf4nh4hj7j 9 месяцев назад +3

    Ilaahow muslim nimo igu dil🤲🤲

  • @user-nr6vi8nz8g
    @user-nr6vi8nz8g 9 месяцев назад +2

    Allow adaa mahad leh adigaa ayaa noogu nimceeyey islaanimada.

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 9 месяцев назад

      Alle kuugu nimceeyey ma jiro ee waa wax lagugu shubay adigoo yar waadna iska qaadatay haddii diinta karishtaanka lagugu barbaarin lahaa waxaad oran laheyd Jesus Christ-yow adigaa mahad leh

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 9 месяцев назад

      Wax in lagugu barbaariyo kama dhigna inay sax yihiin

  • @user-pn3re1xq9s
    @user-pn3re1xq9s 9 месяцев назад +1

    Alle haynagu dilo islaamnimada❤ Alxmdulilah cala nicmatu al islaam😊

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 9 месяцев назад +1

    Wall ongashow alle haku ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW 9 месяцев назад +1

    Hambalyo wll qumar inshaar🎉❤1 million ❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hamdiabdullahiwali5400
    @hamdiabdullahiwali5400 9 месяцев назад +1

    الحمد لله على نعمه الاسلام