Saaxibtinimada Geelle, Xassan & Muuse miyey dhamaatay, hubeynta Jabhadaha, loolanka & Hanjabaadaha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • Saaxibtinimada Geelle, Xassan & Muuse miyey dhamaatay, hubeynta Jabhadaha, loolanka & Hanjabaadaha cusub.

Комментарии • 134

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 6 дней назад +31

    Waa in taageero loo muujiyo AWDAL STATE 🇸🇴🌹

    • @Beru700
      @Beru700 6 дней назад +2

      Maxaa laga faa,iidayaa hadii la taageero .dad deegankiisii jooga ?.
      Dadka reer boorama. Awdal ayaa iska leh ..
      Balse reer adwal.ma.laha xamar iyo hiiran.
      Waxuush aan damiir lahayn ayaad tahat

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 6 дней назад

      Waruntah machallah awodal state ❤❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад +21

    wixi dhulbahante dulmiya jab iyo firir ba kudhaca waayo dhulbahante wa dad daacada oo weligod utaagan gobonima iyo midnimada soomaaliyed barakadi saydkiina way wataan

  • @user-xh2yk9cp8p
    @user-xh2yk9cp8p 6 дней назад +4

    Awdal statt for ever.dhalinta awdal guul ama geeri.saa sa inoo balana.insha allah. Somali meel na uga hadhi mayno

    • @ismaaciilxasan-js6ec
      @ismaaciilxasan-js6ec 6 дней назад

      30 sano ayaan kuu talinaayay imikana gacanty dead kujirtaa

    • @user-xh2yk9cp8p
      @user-xh2yk9cp8p 6 дней назад +1

      @@ismaaciilxasan-js6ec yaad tahay adigu ma oroma mise somali kan ila hadlayow.adan ku talinaynay oo cilmi nabad iyo aqli dulqad islam nimo kuga macamilaynay imika tasi dhamatay.mustaqbalka raad sada meshad ku danbayn doontan.dhulkan Somali ba leh

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 6 дней назад +9

    Urur-Samaale oo kala dhaqaaqay. Gaadmo owf wareen ku jidha. Waa Godobtii ay ka galeen SSC Khaatuumo waaye. Muuse wuxuu qalinka ku duugay waa waxa uu Big brada ka cadhooday waaye.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 6 дней назад +8

    Waa sadex aan isdhaamin.... Waxaase ugu liita kan ISIRKIISA,JINSIYADIISA ictiraaf ku iibsanaya.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад +18

    jamaahiirta hartiweyne guul kuwaara geesiyada soo afjaray argagixisada gooni goosadka snm

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 6 дней назад +6

    isleefleefkii loolanka kudhamaaday haaheey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😃

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 6 дней назад +3

    Dar illaahay uma aysan heshiis ahayne lkn waxay heshiis ku ahaayeeen in shacabka somaliyeed lakla qabyaaladeeyo, Digil iyo Mirif iyo Darood awoodooda lawiiqo . Howl gacanta Allah kujirta bey isdheheen aan sidaan rabno kayeelno. Alxamdullilaah illaahayahow maadama aad ga,aaanadaada kuu keli yihiin.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад +6

    8 bilood oo xidhiidhay lascaanod madaafiic kuqaraacayen oo kala joogsilahayn oo lagu daawanayay

  • @harun7450
    @harun7450 6 дней назад +5

    Darood hadeeynu nahay aad beeynu ugu faraxsanahay kala dhaqaaqa ilmo dhilo samaale 😂😂😂😂

    • @user-rc1xl6jx2m
      @user-rc1xl6jx2m 5 дней назад

      Daarod waxaaaso kale kuma farxo anagu madax ilahay ayaa nahay

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 6 дней назад +6

    Jecliyaa jabka inta jecel kala goynta Soomaaliya. Soomaaliya ha noolaato. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-oo6uq3vw9h
    @user-oo6uq3vw9h 6 дней назад +4

    D 5 bay xaqdaro ugu hesheeyen hada xaqii isku diray

  • @barrymoha4748
    @barrymoha4748 6 дней назад +24

    jabkii ay Ssc-khatumo kala kulmeen aya keentay inay is nacaan
    Guul Ssc-Khatumo iyo dhamaan somali oo dhan

    • @prosl11
      @prosl11 6 дней назад +1

      Miskiin baad tahay jab weyn baa kuu soo socota dhulbahante, isaaq ,hawiye iyo ciise dhaqaalo iyo aqoonsi bay isku haystan waa arimo waa weyn laangaab dhulbahante kama hadli karo arintan

    • @nadiajibriil5086
      @nadiajibriil5086 6 дней назад

      @@prosl11😅😅😅😅

    • @AA-sc6iw
      @AA-sc6iw 6 дней назад +2

      ​@@prosl11iska hadal Habar maxbuus 😂

    • @prosl11
      @prosl11 6 дней назад

      Adoonkayga ayaad ahayd 16 sanno iska aamuus laangaab dhulbahante ,2024 baad aniga iska xoreysay yaa ibnu adoon ​@AA-sc6iw

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 6 дней назад +1

      ​​@@prosl11laangaab maxaa heysataa 32 sano argaxiso ku shaqeysaan jabkii shaley idinka ku dhacay ragii idin badey waa jogaan xaraan quutayal iska amus munafaq tii gooja cade ka racadey kabaha aad ka cararteen ayaa idin sugeysa 😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад +3

    dowlada soomaaliyed siday ugu madax salaaxaysay isaaq bay dayacday midnimadi soomaaliyed bal fiiri ciidanka awdal see uga amar qaatan ismaacil horor dee xasan sheekh ba sabab u ah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 6 дней назад +2

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 Geylan media ❤❤❤❤ kuwaan ma aanmin sani

  • @sadiyoaden2677
    @sadiyoaden2677 6 дней назад +1

    Xulufadiii xaranta ah ee Urur samaale ma isku dheceeen siyaaado ale hhhhhh

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 6 дней назад +1

    Cadowga shacabka somaliyed allaah ha isku diro insha allaah cadow allaah ha u bixiyo insha allaah ❤️🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇪🇷🇹🇷🇸🇴🇪🇷

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 6 дней назад +2

    jiladaa waxay ahayd farmaajo ayaan cayrinay lkn maxaa laga faaiday waa waxba labadan kale meel iga dhig lkn hassn waa nin aad u aragti yar lkn markuu dadka lahadlayo is cajabiya waxaad isledahay ya arag wax badan og balse waa zero SNM waxay waligeed ku hamin jirtay somalia hadii isaq xukumin ka go,aan fikir kaa oo ay British uga tageen ismael ciil waa nin cuqdad somalidii xoraysay uqaba misana lugtahaya

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 6 дней назад

    Hadalkiiii Suldaaan Hooley Oo Xaley Siiii daayay warka ah SL wax layidhaahdo ma jirto🎉

  • @tabtoukemre1985
    @tabtoukemre1985 6 дней назад +3

    Siyaasadu sxb ma leh ninka aad maanta heshiisaan barri god buu kuu qodayaa

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 6 дней назад +3

    Qof kii ugu horeeyay

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 6 дней назад +3

    LABA xumaan Ku heshisay xaqay kukala baxaan

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 6 дней назад +1

    Urur samaale awalba waxjir ma aheyn sida xaqiiqdaa illahay baa garabkooda kabaxay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 6 дней назад +2

    The Three Musketeers: dad, dal iyo duunyo ba way u heshiiyeen. Maxaa hadda keenay dagaalka ka dhax qarxay? Deal...deal...deal.
    That's all about it.

  • @cabdicasiisziciiddahiraxme3074
    @cabdicasiisziciiddahiraxme3074 6 дней назад +1

    Jabuuti waxay ubahantahay go aankii cigaal kaqaatay ee kuxidhay xadka.xidhiidhkana ujaray iyagaa nagu qaba manaafac
    Ganacsigooda iyo.xagaa baxa.ay uyimaadan degankeena.

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 6 дней назад +1

    Muxuu ahaa qabiilkii ay sheegan jireen hhhhh

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em 6 дней назад +2

    Gayln aftahan is huba. waaciyaan kala socdaa sxb

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 6 дней назад

    Khaa'inimo iyo khiyaali ayay ku heshiiyeen waana iska soo dhamaatay labadii xaq darro ku heshiiyaa xaqay ku dagaalamaan

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 6 дней назад +1

    Xaqdaray isku raaceen iminkana xaqi baa isku diray kkkkkk aaad ban ugu farxay warkan from ssc khatumo

  • @mohamud12adam50
    @mohamud12adam50 6 дней назад +1

    War LA hubi ugu kalay gaylan media. Qofkii 6aad

  • @user-rg4bx7zb1l
    @user-rg4bx7zb1l 6 дней назад +2

    Mar Aabo Muuse loo ma baqayo

  • @maxamudaxmed4676
    @maxamudaxmed4676 6 дней назад +2

    Waalakala shakiyey

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 6 дней назад

    Waa sadax munaafaq ee alle ayagaa haa isku gubo waa sadax qof oo mid kistabaa dadkisaa ay ku hoosdhinteen 😢

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k 6 дней назад +1

    DADKA REER JABUUTI IYO SOMALILAND WAA WALAALO SHACABKU

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 День назад

    Irir Samaale ma awr Ayaa Cuney 😊 Kkhhh

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 6 дней назад

    لا صحبة الداىم ولا صداقة الداىم ولكن يكون المصلحة الداىم امااذاكان في السياسة والتجارة اوشؤن اجتماعية كالصداق في الزواج.

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 6 дней назад

    Waa sadex mumaafaq ilahey baa ka shifey dhagartii ay ma legayeen 😂😂😂

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 6 дней назад

    Guul somalliland ❤❤❤❤

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 6 дней назад +2

    N iyo N

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 4 дня назад +1

    Labdii xaqdaro ku heshiiso xaqah isku diro

  • @user-ee8cl4bs5u
    @user-ee8cl4bs5u 6 дней назад

    Asc guule 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CumarCaliayr
    @CumarCaliayr 6 дней назад +1

    🎉❤

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 5 дней назад

    Jabuuti Canfar ayah iska Leh😂😂😂😂

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 6 дней назад

    Waa dhalanteed ee wali waa saaxiibo dhaba ee dadkaa rùwaayad loodhigayaa

  • @SahalAtteye
    @SahalAtteye 6 дней назад

    Wa Dhab warbixtan

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i 6 дней назад

    😊

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 6 дней назад

    Awodal stante ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 6 дней назад

    Xasan iyo geele riyo ayey ku jirtaa

  • @baabka-sz9ip
    @baabka-sz9ip 6 дней назад +1

    Waaintaageeroloomuujiyoawqalstatae 6:37

  • @user-xn3lq3yl6h
    @user-xn3lq3yl6h 6 дней назад

    😂😂😂😂waa ruwaayad ay jilayan

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 6 дней назад

    Xasan iyo muuse iyo ismaciil maxkamada ilaahy baa sugaysa oo ay u geesten ssc khatuma

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 6 дней назад

    Asc Asc noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @axmedcalicabdulaahi1306
    @axmedcalicabdulaahi1306 6 дней назад

    Waligay mantan arkay Run iyo is xabalid 3 gesooda. Kkkkkkkkk

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 6 дней назад

    Cadowga Somaliland ha gubtaan

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 6 дней назад

    Awal horaba munaafaqad ayay ku
    Heshiiyaan

  • @cilmisahal3099
    @cilmisahal3099 6 дней назад +1

    Aaad Baan U bogaadinayaa

  • @AbdimuhumedAli-j4z
    @AbdimuhumedAli-j4z 3 дня назад

    5:55 uu

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 6 дней назад

    Ilaahay baa fashiliyey qorshohoodii wuxu ahaa qabiil naceyb loo qabo laysu bahaysto si loo wiiqo awodooda

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 6 дней назад

    Laqdamo
    iyo qabyalad bay uhishiiyrn dhabbay ucoloobay

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 6 дней назад +1

    Waxaa nagadhashay geesiyo soomaali ah sida sharm boy

  • @user-dg2sz3ow1i
    @user-dg2sz3ow1i 4 дня назад

    Soomaalida doqonnimada badan, waan ka xumahay in aan sidaas u idhi, sababtoo ah cadowga ugu weyn waa Ismaaciil Al-Katatori, oo dal kasta oo Soomaaliya yimaada uu caqabad ku noqon doono, balse Soomaalida oo hurda ayaa ku tuntay, bal eeg waxa uu ku yidhi qarankii hore. Madaxweyne, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmajo, oo laga adkaaday, waxa uu yidhi, "Waxay igu ahayd biyo-xireen weyn, khatarna, Soomaalidu, hurdo ka kac oo dalkaaga badbaadi." Ka hor inta aanay goori goor tahay

  • @Umo580
    @Umo580 6 дней назад

    NABAR KIINU IDIN KUNOQOY CAWAAN WEYAN SADEX DUBA ALOO SOOMALIYA BAD BAADI

  • @asmasiciid9119
    @asmasiciid9119 День назад

    uu aaa waxaasad niyada ku dhisataan

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 6 дней назад +1

    Muse biixi malinku MOU ga qalinka ku so duugey ayu xasan shiikh iyo ismaciil buur ba bireeyey hada sidii neef la gawracey ayey u dhaqmayan waxna kama badalayan guushana siyaasiyan ila hada muse Bihi aya ka wata labada madexwayne 😂😂😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 6 дней назад

    Xiligaywadaqoslayen xitaa muse sidacada umaqoslayn

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 6 дней назад

    Saddex xaq darro ku heshiisay haddana xaqa ku kala tagtay

  • @MubYus
    @MubYus 6 дней назад

    Dhib ma jiro , xalku wuu fudud yahay Somalilland xuduuda jabuuti ee lawyacado ayay xiraysaa, hadii Jabuuti Buuqa iyo rabshada ay wado sii wado.

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 6 дней назад

      Maskiin 32 sano been lugu shekeyey xuduud baan xirayaa wake up 2024 lagu jiraa muuse talo ma hayo 😂😂😂

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 6 дней назад

    Urur samaale ma fashilmey?

  • @mahadow
    @mahadow 6 дней назад

    Saadaq mooryaan oo ku naag beeli doona

  • @ladane15
    @ladane15 6 дней назад

    Ninkaan gaylan uma malaynayn inuu saan mangaab u yahay waxay la tahay heshiis ku sheega muuse iyo abi inuu dhibaato siyaasadeed ku yahay xasan sheekh war wuxu damiir xumaa, war sow ma ogi xabashidu inaanay kala jeclayn qabiilada soomaalida oo ay u yihiin dameer iyo labadiisa dhagood 😮😮

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed1136 6 дней назад

    Sheekooyinkaagu waa mala awaal wax xaqiiqah kuma dhisna shaqo kle raadso

  • @jamalbiroole4061
    @jamalbiroole4061 6 дней назад

    Bixi.3dhibcood nadiifa siyasadda kuqaad mucjiso lamahadiyay

  • @maxamadaadanabdulaahi3940
    @maxamadaadanabdulaahi3940 6 дней назад

    😅😅😅

  • @WaissAliAliWaiss.
    @WaissAliAliWaiss. 6 дней назад

    😂

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 6 дней назад

    Ssc khatuma baa loo heshiyay la kin garabkoodii baa alle ka baxy xadan waa madaxweyne fashilmy manta eithopia buu kala hadlaya dalkisii

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 6 дней назад

    Waxan arkaya kuwii loo talin jirey ee madaxa lagaga taagna ayaan arkayaa comments iyagoo ku dhex farxaya oo leh bagey is dileen madaxdii irirsamaale iley waa adoomo oo waxba ma jaan goyn karaane waar eega uun arinta kolna farxa kolna murugooda waa intaas ficilkiinuya 😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад

    reer awdal wa dadka keliya ee dowlada soomaaliyed maamul kubar baryeyso war fursada kafaaiideysta oo horgalada kabilaaba soomaaliweyn oodhan wa garabiine war ma gunimad ku qanaden

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 6 дней назад

    Canfar baaa qaadanysa jibuuti sida saxda hargsysa oromo moqdisho amisom iyo alshabaab 😂😂😂😂

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 6 дней назад

    Farmajo lagama yaabo abid in uu kuso laabto masraxa somalia

  • @garada6921
    @garada6921 6 дней назад

    WAXII KU BILAABMA QAB YAALAD IYO EEX IYO DANO KOOBAN WAXA AY KU DHAMAADAAN WAA UUN FASHIL WAYN OO KU YIMAADA KUWII KA DHIGTAY MASUULIYADII UMADEED EEX IYO DENO KU DAN BEEYA INAY HADAAN KADAATAAN SIDA MUUQATA MAANTA

  • @MaxamedfarxaanMaxamed
    @MaxamedfarxaanMaxamed 6 дней назад

    Muse waa nin walaan shacabkisinaa wuu walaay ee dadka intaa miyirka qabta halaga bad badiiyo saba to ah mar jisiyadi bu kasaray marna daalkii bu ka ibshay hadana dintii bu kasaray

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 6 дней назад

    Haduu muuse rabo in uu ka adkaado geele iyo xasan waa in uu si rasmi ha oola heshiiyo puntland iyo khaatumo itoobiyana hada wuu haystaa markaas geele iyo xasan kama adkaan karaan muuse juudaan

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 6 дней назад

    labadii sir ku hishiiya saaqa baa isku dira sadexdaan nin labo arimood oo ay isku bahaysteen 1, in ay iska kaashadaan sidii beel ka mida beelaha soomaaliya looga takoorilahaa siyaasada soomaaliya iyo in ay ka shaqeeyan sidii ay xukunka ugu waari lahaayeen lkn horaa loo yiri bahal higlo af quruna iskuma nacdo waxna iskuma tarto sadexdaan nin colaadoodu way bilaabatay markii ay ku fashilmeen dagaalkii ugu yaraa ee 8 bilood socday ayna ku jabeen

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад

    wallay reer awdal soomaaliyad katirsantihin oo maamul diyaar idinla ah ee hayeelin ismaacil horor inu gacanta idinku dhigo ee dhulka harti ba saldhig laydinka siin ee ssc utaga

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 5 дней назад

    Waa been ay suuqa soo gashteen, waxey isku deyayaan iney siyaasada beenta maanta dunida ka socoto inu isku dayaan iney ku deydaan…sadex sacaad… ee midba mar la cuni doono

  • @user-xw3hj6fq4h
    @user-xw3hj6fq4h 6 дней назад

    Beenale aniga jabuuti jooga waxwalbana lasocda

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 6 дней назад

      Ma adaa run sheegaya hadaba noo sheeg waxa ay isku ahayaan sadex muafaq ee loo kal bodey ee Ethiopia 🇪🇹bada loogu saxiixay

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 6 дней назад

    Kala kicii gurdani

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 6 дней назад

    MD FORMAJO WUXU BARAY SOMALI WAJIGA DHABTA AH EE CIIL WALAL GEELE CALOLL!
    MANTA MA SIRI KARO SHACABKA SOMALIYED GEELE WAA CADOW

  • @nancyjohn2609
    @nancyjohn2609 6 дней назад +2

    Madaxwayne Biixi lama loodin karo😂😂😂

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 6 дней назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-un4yj1xu6j
    @user-un4yj1xu6j 6 дней назад

    Cuqdadu dhimo nacas beernlow

  • @prosl11
    @prosl11 6 дней назад +2

    Waar dhaqaalo ,aqoonsi iyo arimo waa weyn bay isku haystaan siyaasad baa laa iksu haysta waxaa loo tartarmiyaa qabiilka geeska africa hormuud uu noqon lahaa isaaq ,hawiye iyo ciise intaasa laa isku haysta adigu majeerten harti baad tahay garacad iyo bosaaso hormarsi

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 6 дней назад +1

      Im mj kingdom
      Hawiye
      Dir konfur Iyo woqoooyiba
      Anigoooo harti ha baaaa dilay dili kara
      Aqooonsiga darooood baa haya Waliba mj
      Dhaqalaha harti baaa haysa
      Dhul Iyo dad harti baaa haysa
      Garacad Iyo Bosaso anigaaa leh
      Hobyo Iyo Barbara anaaaa kula leh
      Car yaaaaaaaa wax kuuuu qabta

    • @prosl11
      @prosl11 6 дней назад +1

      Faankii mj naga daa huuhaada idinku waadiga yidhi federalka somalia waadiga kaa baxay abgaal awgeed ee amba ciyaarta waa weynka soo gala amba walaahi waad hadhisan ​@@AmalAbdirisakMahamed

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 6 дней назад

      @@prosl11 Somalia ka baxday❌
      Aqooonsigiiii kala noqday dawladiiiii aaaan dhisnay frm 2004 ✅
      Ex mw Hassan
      Faaaanka ficil baaaa nooo dheeeer
      Miiiiis lama fariiiisto
      Maamul gobaleeedada
      Waxa is hayaaa wa aniga Iyo hawiye FDS

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 6 дней назад +1

      3 munafaqiin oo ku heshiyeen xaqiii baa isku direy jabkii 25 goojacade ayaa dhagohoda ka qiiqaya 😂😂😂

    • @prosl11
      @prosl11 6 дней назад

      Laangaab dhulbahante ciyaarta waa weyn maa ciyaari karo majeerten kuu daba fayl arimahan way kaa waa weyn yihiin ​@nasriina12345

  • @MubYus
    @MubYus 6 дней назад +1

    Waa dagaal dhaqaale, Jabuuti waxay ka xanaaqsan tahay hoos u dhac dekada jabuuti, Dekada Berbera oo caalami noqotay ka horumarsan ka wax soo saar badatay ayay masayr ka qaadeen.

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 6 дней назад

      Oromaha tas was dekada berbera dowladi somaliyed ee military ga iney nidhistey soma ogid abalawayal ba tihin

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 5 дней назад

      ​@abdullahiabdi1332 😂😂😂😂😂adigu Qadaad Weyn ka Ahow

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 6 дней назад +1

    CID KASTA OO DULMI. KU HESHIISA WAXAY KU KALA TAGAAN. FOOL XUMO

  • @wiil_qaran06
    @wiil_qaran06 5 дней назад

    Adi been baad naar u galeysaa hadaadan ka tooba keenin allena naxariisan 😡😡😡

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад

    reer awdal gala dagaalka fuley xor noqon waaye war dowlada soomaaliyed ba maamul inkubaryaysa xagee laga hela guushas

  • @user-nx5ez9xc9g
    @user-nx5ez9xc9g 6 дней назад

    Mudo kororsi uun weeyi sheekadan ee dagaal iyo caadawad kama dhaxeyso irirsameele waa sadex gacal wada ah

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 6 дней назад

    Warbixin maahee waa mala-awaal iyo been

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 6 дней назад

    Daarood inuu gob yahay, mustafa cagjar ciise ayuu difaacayaa, oo rag absame ah ku dhimanayaan gobolka siti, halka xasan sheekh iyo ismaaciil cumar dhulbahante ku laynayaan sool. Hada iidoor wagash wuxuu rabaa inuu canfar kusoo hubeeyo.

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 6 дней назад

      War siiti daadki uu dhashay aya difacanaya dawlada deganka way kuu garab sinaysa cidanka deganka cisse iyo somali way kuu jiran oo meelkasta deganka way difacan ee qabildarooda mesha ma difacayo ismaïl omar waxa uu ka soo horjeeda amaxarada bada la sinayo oo issaqa hada way uu dhamatay iskaga qudiya jqbahad awdal stat la samynaya

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 6 дней назад

      Daroodku wa kuwa ka xun dawladnimadeena oo cay iyo aflagado kuu wada shacabka reer djibouti daad xun weyan

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 6 дней назад +1

      @@ayoubfarahallaleh286
      OK urur samaale futadaada ha difaaco gobolka siti,

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 6 дней назад

      @@Sumadeena xinnyahaga kuu difacanaya ogon yahay nala dhaf yuu da

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 6 дней назад

      @@ayoubfarahallaleh286
      Horta dhulkii Eritrea idinka qaaday ma soo ceshateen? 🤣🤣