Nimcaan Hilaac "Somaliland kama go'i doonto Soomaaliya" Wareysi Kulan oo xiiso leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @mustafqalbi_dacadchannel7740
    @mustafqalbi_dacadchannel7740 7 месяцев назад +181

    Nimcaan hilaac waa fanan qaran somali weyn ayu fanaan uyahay gobol yar wuu kaweyn yahay in loso ciliyo muqdisho ayan kugu sugayaa nimcaan abdirahman hasan hilaac like hasaarto inta jecel wada jirka iyo wada noolashaha umada somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 7 месяцев назад +7

      Insha Allah wa la cilay USA America u tahrib aday calanka blue maxad u wada logu cilay nimcan nin idor ah waye

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      dee qaado haduu wax kuu tarayo taayadaaba naga bada

    • @bulshawiofficial3230
      @bulshawiofficial3230 7 месяцев назад

      @@farhiaismail1984 habo ninku idoor maha halka ku noqo 😂😂

    • @abiironlinequran6666
      @abiironlinequran6666 7 месяцев назад +1

      😂😂😂😂 hargisa kuso can baxny❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      @@abiironlinequran6666 haa hargaysuu ku soo caan baxay xidigaa geeska

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 7 месяцев назад +125

    Nimcaan hilaac dagananta ka muuqato hadalka miisaanka leh waa waxay somali kugu dooratay❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Awliyo3344yo
      @Awliyo3344yo 7 месяцев назад +2

      DAWERSIBA KA MUQDA LAKIN HORU KACA DAWARA KA HORJOOGTA WAX BARO MEEL SO ISTAG

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 7 месяцев назад +4

      ​@@Awliyo3344yo markuu weel kuu layimaado xaarkaaga ugu rid qalbiga Yuu xor kayahay oo nadiifa adna qabyaalad iyo waa la idilay ayaad 30 sano lasso taagantahay ood xabaalana usoo qodatay adèr somali odhan ayaa is dishay waana la is cafiyey tiinuse waxay u egtahay tabtii yuhuuda waanala laayey aan dhamaad lahayn qofka runta inii sheegana isaaq buu necebyahay xaqqa allaha ini garansiiyo in fìicanna waad leedihiin

    • @Awliyo3344yo
      @Awliyo3344yo 7 месяцев назад

      @@mahamouddjama7117 QAYRKA U CABO RAGANIMADA MELKUMA LAHA DAWLADAN MADAXA KA TUMAYA ADNA NIN GABADHI U DACWOOTA QIMO KULA LEH KAFAIDAYSO DHEH. HADII DAWARADI EBE KA GUTRAY RER DL DAWLADA KU ILKO BELAY MACDALA BSJAJ OHIN TISA IYO CADHADA HAYSAN KU RAXAYSANOYA .QURBE KAN AYNU WADA JOGNO MA AHOO ILAHSYBA RER SL QAYRKOF KA FADILAY ALXAMDU LILAH

    • @Awliyo3344yo
      @Awliyo3344yo 7 месяцев назад

      @@mahamouddjama7117 ANIGU ADIGA MEL AN KU RACO MSHAYO XASUUQU WU DHACA WELIBA QOF AD WAL MODA UDARAN MANTABA HA DHACO YA SAQAJAANN

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkk hayoo isaaq buu neceb yahay sidaad baad u leedahay degenaan baa ka muuqata

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 7 месяцев назад +38

    Nimcaan waa nin caqli badan mansha allah
    Fanka iskaga bax fariid baa tahaye
    Somalinimo ka shaqee halkaas kaga wade👍👍👍

  • @Xumeey
    @Xumeey 7 месяцев назад +106

    Maasha Allah NIMCAAN HILAAC weligaa waxaa Kaa badan
    soomaalinimo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +4

      Dee dee haka badnaato Ma nebibi baa waa adoonyaroo waxba ahayne muxuu na yeeli

    • @HabiibaApdi
      @HabiibaApdi 7 месяцев назад

      Nimcanmawaxdtayaboolwajiile

    • @mohamed-ey7ox
      @mohamed-ey7ox 7 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3p Subxanallah Nabi maxaa mesha genay nimcaan Kaliya figirkiisa Ayuu dhibtay Somali Nimada Hanaga Bad naato

    • @IbrahimAhmed-yk5ls
      @IbrahimAhmed-yk5ls 7 месяцев назад +3

      ​@mohamed-ey7ox adigu soomaali ma waxaad u taqaana maamulka xasan sheekh adeer waa shan/5 Jabuuti, Somalind, somaliya, DDS iyo NFD

    • @naimahassan4795
      @naimahassan4795 7 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3pdhiladii ku dhashay baa Adoona ina dhilo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw 7 месяцев назад +25

    Mash allh
    Nimcaan hilaac allh hakuxifdiyo quluubteena ayaa boos weeyn kuyeelatay
    Sida aad iskagadifaacday maangaabka kuwareesanayi
    Oo dhinacakarar
    SOOMAALIA Guuleyso
    Waxaa garab iyo gaashaan unahy qofka SOOMAALI NIMADA gaashaan u ah

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 7 месяцев назад +62

    Nimcaan waa hadal yaqaan wadani ah #from Booram Somalia🇸🇴🙏

    • @KFSports11
      @KFSports11 7 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      haduu kani hadal yaqaan yahay kaan hadal aqoonina waasidee kkkkkkkkkk

    • @xamdayusuf2531
      @xamdayusuf2531 7 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад +1

      boroma hoyada silkedi wakas ha kento bal kan yare gabane guskaygu ka dher yay adonyow langabki

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 7 месяцев назад +2

      🤣🤣💚🖤❤ 💪💪💪SOMALILAND HAA NOOLAATO NOW MORE CILAAAN

  • @SainabAhmedAbdi
    @SainabAhmedAbdi 7 месяцев назад +49

    Nooloow Nimcaanow🇸🇴✌🏾

  • @WaliCabdulahi
    @WaliCabdulahi 7 месяцев назад +30

    Nimcaan nin ka aqali badan fanka kuma jiro waa geesa wadani❤ nolow sxbe❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      Wadani maahee isaa buu neceb yahay muxuuse nayeel fanaan kuba Anaguu naga dhashaa iyo Abwaan kuba

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 7 месяцев назад +7

    Nimcaan hillac nin aqli badan u qalma madaxwenaha dalka somaliyed ayaan u arkaa aniga masha Allah walaal Nimcaan kuuwii aqligada ka faidesata Rabi hainaga dhigo

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 7 месяцев назад +34

    Hilaaca hirgalay somalia ha noolaato anoo inaderkaa ah ugaas ayaa ku leh insha allah waynu guulaysan 💪❤💪🥰

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      Somaliland ha noolaato Amiin cadawgeed ha jabo rush iyo rash

    • @FH-qt4up
      @FH-qt4up 7 месяцев назад

      Asc somaliland majirto, you are dreaming.

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed 7 месяцев назад +22

    Ina adeer nimcaan hilaacow somaaliand waa jees Somali na waa dudo ku dhimo somaalinimo❤❤❤❤❤

    • @Maxamed-n8u
      @Maxamed-n8u 7 месяцев назад

      S.wse adi qaniis ba tahy anu😅

    • @ClshakuurIlyaas
      @ClshakuurIlyaas 3 месяца назад

      Haa waa qaniis​@@Maxamed-n8u

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 5 месяцев назад +2

    Reer Somaliland baan ahay, Nimcaan waan jeclahay. Waa fannaan weyn, Somaliland'na wax badan u soo heesay. Mahadsanid Nimcaan. ♥️

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z 7 месяцев назад +31

    Fanaan nimcan hilaac aad baan ku tix geliya heesahaga waan jecelahay.Soomaali dhaba ayad tahay.Jir oo joog.🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 7 месяцев назад +30

    Hadal Jeedinta Deganaanta kalsoonida iYo Gobanimada ka muuqata Nimcaan Hilaac waa Mida Somalida Dhamaanteed kugu DoorataY GuulaYso Walaal❤

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 месяцев назад +17

    Maaa shaaa alaah tabaaraka laaah jasaa kalaahu khayr barakalaah fiika ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🌹🌹🌹💚💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 7 месяцев назад +29

    Masha Allah hilaac waa wadani jacel Somalia in ay kala tagin ee isku tagto waana fakar qof maskaxdiisa wanagsan ku fakero

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +2

      wadan jacayl maahee waa isaaq nacayb wallahi

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 7 месяцев назад +55

    Asal somali dhab ah hilac barakalah fiik.❤❤❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      Somali dhab ah weeye nin isaaq nekebi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 месяцев назад +47

    Aadbaanu kuujecelahay hadaanunahay reer ssc ❤🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴 iyo dabcan Somali oo dhan

    • @maxamedcali5669
      @maxamedcali5669 7 месяцев назад

      naagbaadbaad ahayd hoos maad isu eegtay sonagiikuogaynwaxaasf tahay hoostaafa eeg naagyeyqadhmuun ee urasaa

  • @umulgeyrMuhyadein
    @umulgeyrMuhyadein 7 месяцев назад +5

    Mansha allaah nimcaan gul iyo gobanimo aragtidaada waa wadaniyad dhab ah xamar wana boqortooyadii soomaaliya waa soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👍

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 7 месяцев назад +175

    Unprofessional questions Vs professional answers

    • @XaaliNour
      @XaaliNour 7 месяцев назад +18

      Qaabka firka aad kuu cabirty waa mid aad u heersareeya

    • @wilkiidahirow3885
      @wilkiidahirow3885 7 месяцев назад +5

      Legend always legend we love you 👑 ❤

    • @basrahassan5116
      @basrahassan5116 7 месяцев назад +3

      Absolutely 💯

    • @faizam523
      @faizam523 7 месяцев назад

      Well said!

    • @ahmeyhaji3557
      @ahmeyhaji3557 7 месяцев назад

      Absolutely 💯

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf 7 месяцев назад +21

    AGGAH, WAR NIMCAAN BUKAAN SOCODNIMO WUU KA BAXAY, SOMALIWAYN AYAANA KABADAN.
    THE ONLY FANAAN EEN KUQANACSANAHAY TAAGERADIISA...KEEP GOING LAGEND

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 7 месяцев назад +1

      ETHIOPIA AYAA KU GUMAAYSARA ADI EE HABA HADLIN CAGDHEEREEY

    • @faizam523
      @faizam523 7 месяцев назад

      @ Mohamednuur, Aggah, war run sheegsanidaa. Iidoor calaalkoodii baa batey.😂😂😂😂

  • @SahalMgaas
    @SahalMgaas 7 месяцев назад +4

    Nimcan hilac wa fanan somali oo aragti dheer fan qaran alle haku xafido if iyo akhiraba

  • @AhmedAli-mn7oj
    @AhmedAli-mn7oj 7 месяцев назад +28

    Wsraysiga wuxuu u qalmaa: Hard Talk. Guulayso. Nimaan waa fannaan miisaan leh waddani ah. Ha waaro isagana.
    Waayeel 80 jir ah.

  • @IdilAleell
    @IdilAleell 7 месяцев назад +11

    Nimcaan geesi geesi dhalay inadeer waad mahdishay doqonka cuqdad ka bixi iyo Somali nacaybku guul Somali wayn❤

    • @isirahmed2485
      @isirahmed2485 7 месяцев назад

      Been Nicman wuxuka baqayaa in naagto passporka lanoqoto wana doqdoqo xun ability buu uhilinwayey yunaf uhayaa somaliland umabahna nin liita.

    • @isirahmed2485
      @isirahmed2485 7 месяцев назад

      Sorry abihi.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 7 месяцев назад +38

    Nimcan hilaac nin dagan Masha Allah waye rer owdal sted ninkan mamulka ka qeyb galiya halgama waye 🇸🇴❤️

  • @SikiehMahamoud
    @SikiehMahamoud 7 месяцев назад +28

    Unprofessional question vs professional answers

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 7 месяцев назад +18

    Nimcaan waa halyeey mashaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      Ma isaaq nacaybkuu halyay ku noqday ilayn weligii dagaal muu geline kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @daganabdulahi7588
      @daganabdulahi7588 7 месяцев назад +1

      @@TogdheerBurco-x3p nimcaan isaaq baan nebcahay marna muu oran ee waa geesi damiir iyo han sare leh jecel midnimada neceb in hal dal oo labo gobol ah la kala jaro

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      @@daganabdulahi7588 ma looyar baad u tahay adeer waanu odnahay labo biya hoostood iska haraatiyay iyagaa is og

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      @@daganabdulahi7588 waala ogyahay inuu isaaq neceb yahay anaa taa kuu og

  • @Awdalstate-252
    @Awdalstate-252 7 месяцев назад +21

    NIMCAAN HILAAC WA LAANDHEERE REER AWDALSTATE AAH.
    IIL XUN KUMA ARAGTO 🤲🤲🤲

    • @Borama1960
      @Borama1960 7 месяцев назад

      There is nothing called Awdal state warya. Awdal region is in Somaliland and always will be.

  • @IlmiIlmi-tu5rs
    @IlmiIlmi-tu5rs 7 месяцев назад +23

    Waa geesi runtii nimcaan waayo rabitaankiisa wuu cadyahay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +2

      Dee muxuu na yeeli haduu cadaysta Anaba dacaysanee

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 месяцев назад +13

    Ssc adaaleh awdalna adaaleh abwaan alaah hakubarakeyo hakuxiftiyo Alaahu maaa aamiiiiiin 🇸🇴💙💚🇸🇴🌹

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l 7 месяцев назад +3

    War kan wariye mahee muxu aha suaalo folxuma. Nolow horey u soco Nimcan Hilaac. Viva ASM. From Djibouti

  • @ikranita4709
    @ikranita4709 4 месяца назад +2

    Wlh waa marki iigu horese meel ey heshiis kuyihiin samali oo dhan aan qoral kaso qoro hèdhe nimcaan madaxweyne halaga dhigo wayo dadka dhan wey jecelyihiin waqoyi iyo konfurba nolow inte nolol jirto somalia somali baa leh❤❤❤

  • @haliilmalim5537
    @haliilmalim5537 7 месяцев назад +13

    Maashaa Allah Nimcaan waa.Ninmasuuliyad kamuuqato

  • @MuhyadinOmar-tw3vr
    @MuhyadinOmar-tw3vr 7 месяцев назад +4

    Wariye professional ah maaha ninkani
    Lkn nimcaan waa u dajiyay legend

  • @cabaasxasan8958
    @cabaasxasan8958 7 месяцев назад +2

    Goat fanka dulmiga waa ina lasuuliya taas ayaha guusha saxda ah ee aduun iyo akhiro lagu kalin galayo ❤❤nimcaan hilaac

  • @farxiyaAhmed-g3k
    @farxiyaAhmed-g3k 4 месяца назад +1

    Nimcaan hilaac waa nin fiican balse nimcaanow somaliland somalia ka mid maaha ogow taas

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 7 месяцев назад +14

    W nolow hooyo nimcaanow geeridi kudija geedked haboocimri sheer ilhey haku siyo nimcanow ifka raaxo kujooog aqirna janadtu fardowsa

  • @amiir43able
    @amiir43able 7 месяцев назад +1

    never give you up. Brother nimcan hlc One day We gonna see somali midowday insha allah 🙏 😢

  • @Jackcitizen
    @Jackcitizen 7 месяцев назад +21

    Nimcaan geesi soomaliyeed 🇸🇴

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 7 месяцев назад +15

    Nimacaan was non Somali dhab ah ilaahey ha xafido nimacaan nolow hooyo

  • @MukhtarAbdi-lm9go
    @MukhtarAbdi-lm9go 7 месяцев назад +9

    Nimcaan hillaac waa geesi aan gabasho lahyn,garasho iyo wacyi fiicanna leh.❤

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 7 месяцев назад +24

    Cadifad iyo nacayb Somaliland walaahi waxba kama dhacaan strong beey ku noqotaa happy 26 June to Somaliland

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 7 месяцев назад +3

      Qabiil Qaran manoqdo
      Somalia somaliabaaaa leh
      33 sano cuqdad iyo beeen meeelna laguma gaaarikaro

    • @Abdirahmanseadjaamac
      @Abdirahmanseadjaamac 7 месяцев назад +2

      Adiga caadifad iyo awdal nacayb kuhayaa oo diidan in awdal maamul noqoto

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад

      ​@@Abdirahmanseadjaamacawdal marka ma hoyadin ba leh rag wax iska dhicin karan ma tihidin tol naga kin difacan ma haysan jilicey nic iyo oyin waxan ahayn ma haysan hoyadin laba silayda ka wase

    • @Abdirahmanseadjaamac
      @Abdirahmanseadjaamac 7 месяцев назад

      @@Qasaayecableoffic maxaad la caytamaysaa hadhaw baad odhan doontaan wanala xasuuqay ama aad kabihihiina uga yaacidoontaan

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад +1

      ​@@Abdirahmanseadjaamackuma cayin quruxey waxan ku yara xasusinayun inad adon i tihin lugtana ad iga xidhan tihin kuna dhicina inad iso wajahdan cida kaliya ee iga kin kicin kartan ay ilahay tahay hana igu kalifina inan sidina sida xolaha idin gawr gawraco jilicsaney

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 7 месяцев назад +6

    Marshall.allaah well done garaad nimcaan hilaac really waa wadani somaali dhab ah.dhankasta.waxaa dhalay qoys halaal ah

  • @sharmaarkeabdi8957
    @sharmaarkeabdi8957 7 месяцев назад +1

    Mashalh jawaab adag ayu bixinayaaa nimcaan waa geesi qaran somali nimo ku wayn tahay👍👍👍

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 7 месяцев назад +22

    Nimcaan geeesi waa runtii maamul goboleedka somaalilnd kama maarmi karo dawlada fadaraalka somaaliya

    • @Degaliah
      @Degaliah 7 месяцев назад

      Somaliland intaasba banankey taalay we maxay Somalia horumar ugaadhi wayday?

    • @Boqoldhaan
      @Boqoldhaan 7 месяцев назад

      😂😂😂😂😂

  • @DUNIDACUSUB155
    @DUNIDACUSUB155 7 месяцев назад +1

    Nimcaan hilaac waan ku raacsanahy fikirkiisa maantana Nimcaan waa ka weynyahy fanan gobol yar taageera waana nin fanan qaran ah❤

  • @Landsjop
    @Landsjop 7 месяцев назад +3

    Xaasidku ha dhaco. Somaliland ha waarto ❤❤❤🤲

  • @CabdilaahibarkhadbuurmaalBarkh
    @CabdilaahibarkhadbuurmaalBarkh 6 дней назад

    Masha Allaha haben wanaagsan zxbiyaala nimcaan hilaaca ninqaliya waa geesi geesi dhalay harawsoco zxbi waan kutaageeraa zxbi nimcaan hilaaca cabdiraxmaan maxamuud madaxatooyo zxbi ❤❤😂❤❤😂❤❤😂😂🎉🎉😢😮😮😅😊😊😊😅😮🎉😂❤❤❤

  • @IlyazAli-o3z
    @IlyazAli-o3z 7 месяцев назад +4

    Legend Nimcaan Hilaac Horey Usoco Pro.

  • @MaaidoMucalimcabdulahi
    @MaaidoMucalimcabdulahi 6 месяцев назад

    Maasha alaaah. Nimcaan waa hubaa. Isagoo. Kale. Hadii lawada ahaa lahaa dalku wuu dh8smi lahaa horay usoco. Oo. Ha 7liicin cadowgaag. Somaalia. Hanoolaato❤❤❤❤❤❤❤ nimcaan noolow. Walaal❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 7 месяцев назад +20

    Nicaan guuleyso qofkasta fikirkeeda xor❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 5 месяцев назад

    Nimcaan Hilaac Sounds Like More Intelligent and Educated One🙏Greatest of all time🙏

  • @jaango499
    @jaango499 7 месяцев назад +6

    Guuuulayso nimcaan hilaac soomaali somali baa leh❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙😊

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 7 месяцев назад +2

    Machallah Allah Tabarak Allah sifianne badde hou jawatayy legend Nima hilaac 👋 👋 👋 👋 HIRAHISSE FIKE HIHAFIDAK haa rountaa long life AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW ❤😂🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse8701 7 месяцев назад +11

    Nimcaan waa halyeey qaran❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      Yuu dilay weligii dagaalmuu geline halyay baanad aqoone kkkkkkkkkkkkkk

    • @abdirahmansadikisse8701
      @abdirahmansadikisse8701 7 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3p in wax la dilo bas miyaa u taqaanaa halyeey nimada

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      @@abdirahmansadikisse8701 halyay waa nin dagaalamay oo cadawgii jebiyay geesinimada la sheegaa waa sidaa haday kuu cusubtahee

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 месяца назад +1

    Nimcaan ixtiraam baan u hayaa laakiin waa nin waashay. Waa Inaadeerkay laakiin reer Awdal, reer Boorama wuu ku Caasiyoobay. Waa ninka kaliya ee ku jira Caailada ee ku tala galay in uu Dumiyo Boorama iyo Guud ahaan Somaliland. Waa nin Aniga iyo reer Somalilandanka kale Cadow ku ah.

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 7 месяцев назад +66

    Waxan wareysi lama odhan karo ee personal attack ku bilaabey kuna dhaamaadey hadal haynta naceeb ciil beeleed.

    • @MohamedYoussuf-f1z
      @MohamedYoussuf-f1z 7 месяцев назад +6

      Wa runta hana ninkan wareysiga ka qadayey fanaan nimcan hilaac weriye ma ahayn ee wuxu ahaa gosato.Anshax iyoleyse aqoon weriyenimo ma leh.❤❤❤❤❤❤

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 7 месяцев назад +3

      Aad iyo aad nin aad usu aloxun waye

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      @@MohamedYoussuf-f1z waa ninkii beri waraystay martin

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 7 месяцев назад +2

      Waa bukaan socda

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +2

      @@HindaAbdulle-fl2jj Addaa iga bukaan badan oo nin u hiilinaya kkkkkkk isaq uu necbyahay awgeed

  • @xafunabdi4540
    @xafunabdi4540 7 месяцев назад +2

    Landheere Ha samaroon ku jiira Waa nimcaan hilac ❤ guuleyso Al fanaan Nimcaan

    • @xamdayusuf2531
      @xamdayusuf2531 7 месяцев назад +1

      Laan gaabnimo samaronbuu uyahy😂

    • @Idilcllaahi-d8v
      @Idilcllaahi-d8v 7 месяцев назад +1

      ​@@xamdayusuf2531adaa kasii laangaabsan oo isagu wuxuu yahay ku mashquulsan ee adu laandheeranimada bal meel haku gaadhsiiso cadaab alle mooye😂😅

    • @xamdayusuf2531
      @xamdayusuf2531 7 месяцев назад

      @@Idilcllaahi-d8v ninaan cilaa icaaya😂

  • @califaarax7052
    @califaarax7052 7 месяцев назад +15

    Nimcaan waa Damir nool, noolow
    Oo guulayso

  • @ahmedabdi1691
    @ahmedabdi1691 7 месяцев назад +2

    Nimcaan hilaac waa fanaan qaran 🎉😊

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 7 месяцев назад +9

    Warya weriye nimcaan was muwadin Somali ah we weriyo jooji waxad qodeyso

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 7 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤nimcan hilac wa somali dhaba maxa lan uga daba wadan, somali aya naga badan ❤❤❤❤❤somali diidow selac u dhimo waye, guuleyso nimcan 🎉🎉🎉🎉🎉

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      Dee orda yaa idin daba socda idinkuun baa Somaliland daba jebinayee yaahuu

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 7 месяцев назад +9

    Somalia wa somalia

  • @nimo5432
    @nimo5432 7 месяцев назад +1

    Nimcaan hilaac waxanibwaraysi mahayn ee wuxuu kusootalagalay in uu kaaxanajiyo oo aad dhooqaysato sixun ayuu kuuqodqoday lkn waad kaguulaysatay anigoo ah beeshii uu kulahaa waad nexebtahay ayaa kuugu hanbalyaynaya daganaanta aad muujisay masha Allah waan kujecelnahay walal Allaha kuxafido Nin qaran

  • @abdirizakno9273
    @abdirizakno9273 7 месяцев назад +7

    Laandheere laandheera dhaly o samaroon ah ba saa uhadlikaraya ❤ ❤❤ adeer dadkan wxyar o cadaado qaatayaal ah ba kujiree oo liidaya wlhi wayna iska qabndonaan inshlh form somaliwyn

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 6 месяцев назад

    Nimcaaan hilaac waa fanaan qaran waana nin qarana. Waana nin wanaaga jecel. Waaana qof soomalinimada ama dhiiga somalida jecel kuna dhinta. Fanaan nimcaan wxaan leeyhy. Wadanka ayaaku baahan walal halyey baatahay gulayso ♥️🌏🫅

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 7 месяцев назад +4

    bismillah asc horta wax s land layiraa majiran Somalia 🇸🇴 ❤❤❤waa Somalia 🇸🇴 ❤❤❤kufarxa ama kanaxa wllhi yelkadiin cid walba oo jcl iney umada somaliyed kala goyaan waxan allaha waaxidul qahaarkaa weydiisday in uu inaga dhex saaro nagana qabto illahey waxan kheyrkena uga harnay waa qabyaalad umada somaliyed quluubtooda allaha isku mideeyo

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      Xasbunulaah wanicmal wakiin Somaliland way jirtaa Car haalay waanag liinta idin waraaina Somaliland waa Somaliland ku farax ama kanax kanaxoow nafta waa ,dhinacna waad ka ducaysanay saa oo waxad leedahay quluub tooda alle haysku mideeyo dhinacna Somaliland baad dafiraysaa munaafaqad aan hadalkeedu is haysan Alle inama mideeyo quluub iyo dalba Amiin

    • @SakariyeSiciid-df9zs
      @SakariyeSiciid-df9zs 7 месяцев назад

      Somalia xagee ka shaqaysaa. Kan waa madhan yahay walahi. Kaalay khasab nagu mideeya, ama na dafir ama na cay walaahi inaa saas ku midoobayn.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 7 месяцев назад

    Nimcaan Hilaac Waa Hanti Qarane, hakudaalin, Good Job Hilaac well Said ❤😊🇸🇴😍💕💟👍

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 7 месяцев назад +14

    Somaliland iyo somaliya way simanyihin somaliland 60kii markii ay qaadatay horiyada iyada oo an laqasbin ayay sidacad ah ayay wax ugu darsadeen wllahood somaliya wana la oga waxay ka dhaxleen dulmi xaqirad cago julayn xadhig xaqdaro iyo dhibato badan oo kale waxay ahyena wala garan wayay somaliland xaqeedii dib ayay oola soo labatay insha allah reer somaliland ilaahay xaqooda hasiiyo aqoonsi inshallah

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 7 месяцев назад +2

      kkkkkkkk kuwee siman adeer wax soomaland ladhaho oo xoriyad qaadatay majirto

    • @Xamda0953
      @Xamda0953 7 месяцев назад +1

      Somaliland insha allh way guulaysan aqoonsi calamiya weynu helin dhawn cawadgeenuna hurdadii wuu diiday😂😂😂😂😂😂

    • @MaxamuudMustafCali
      @MaxamuudMustafCali 7 месяцев назад +1

      Abayo somali kuma dhibaateen ee afwayne ayu ahaa wana qld wuxu sameeyay ka raali noqda anaka ma ogolin xasuuqaas ilahay wuu ka jaraa ee ka baxa cuqdada anaka waa idin jclnhy

    • @mooral_media
      @mooral_media 7 месяцев назад

      ​@@ShaaficiMaxamed-q3w😂😂😂soomaaliland hadal miyuu wax yeelayaa

    • @moursalhoussein201
      @moursalhoussein201 7 месяцев назад

      Wixi tagy tiigsimaad maleh wll somalinimo wx ka horeya maleh

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 7 месяцев назад +1

    Soomaali nimo wax ka hooseaya kuma qanacno💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme
    @AbdiRabbiAlmansuurhaadiAbuAhme 7 месяцев назад +6

    Daganaan iyo kalsoon ka muuqata nimcan guuleyso masuul
    Personal attack ayaa muuqata min billow ilaa dhammaat😯

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      Masuul uun baad maqashee halkuu masuul ka yahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AnfacFarey
    @AnfacFarey 7 месяцев назад

    Mnsh Allah nimacaan hilaac wllhi waa wadani guul iyo gobmino soomaaliyo haa nolato 💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 7 месяцев назад +8

    Somali land qaran nimadeeda waal somaliya ayaan waxa ka badalikarin wala nimoc ayaan waxa ka badali kariin waa cabsi cabsi somali land ❤❤❤❤

  • @HusseinHared-h8m
    @HusseinHared-h8m 2 месяца назад

    Guul caaqil lndhere wa dad xanuunsan maha qabiil nimcan waxu ka dhashay dad dahab ah maxan samvaron wa datan dheyman❤❤❤❤❤❤❤❤samvaron wa dheyman❤❤❤❤❤❤❤❤dahab wa dad qurux guul dadkeygi samaron❤❤❤❤❤❤❤❤guul

  • @_kingmoha7602
    @_kingmoha7602 7 месяцев назад +2

    This wariye he is unprofessional walahi and he is trying get nimcaan to loose but nimcaan stayed professional and wadani. Somalia are one ☝️

  • @adannur4755
    @adannur4755 7 месяцев назад

    Masha allah geesi heesi dhalay waye nimcaan hilaac legend to.legend wowowo❤❤❤ somalia 🇸🇴

  • @dhamme0
    @dhamme0 7 месяцев назад +10

    Anigoo reer Hargeisa ahi waa ku wataa libaax guuleyso

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад +1

      faqash sheegato qadhmuun maadaa reer hargaysa ah

    • @dhamme0
      @dhamme0 7 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3p ha wa ahay

    • @faizam523
      @faizam523 7 месяцев назад +3

      Reer hargeysa inta caagimaadka qabta Allah ha xafido. Inta bukta ee oromowdey waa laga maarmaa. 😂😂😂

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад

      Arya bede gudabur gus jecel mgca hargaysa no dhig hoyada holofka ka wase malhnudyow adiga iyo isagaba anag idin wasne

    • @AsmaCabdi-tc7we
      @AsmaCabdi-tc7we 6 месяцев назад +1

      Adi ma,noqon krtid hargyse dhime mgaca hanga wasakheyn badhya culusey

  • @SahalMgaas
    @SahalMgaas 7 месяцев назад

    Mnsha allh nimcal hilac wa nin cali badan fanka iskaga bax somalinimo ka shaqe alle haku dayo

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 7 месяцев назад +5

    Awdal state guulaysta🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 7 месяцев назад +1

    Allahu akbar.masha allah waa geesi geesi dhalay..he is genious .how he answered the question.

  • @rizakabdi491
    @rizakabdi491 7 месяцев назад +3

    Unprofessional questions asking 😅😢😅 but nimcaan answers professionally

  • @sahrokhaliil1220
    @sahrokhaliil1220 7 месяцев назад +2

    Nimcaan cabdirixmaan xassan hilaac fanaan somaliyeed oo xalaala❤

  • @rumaizaahmed9012
    @rumaizaahmed9012 7 месяцев назад +10

    Waalahi waa run waalidkaada Allah haka dhikee haduu dulmi ku doolo waa in aad ku tiraahdaa haaya waa eray Weyne ee somali waa mid in ay midoowdo waa mid laka soo shaqeeyay waayo dad isku AF ah iyo isku diin ee Somaliland hadey aqoonsi rabto hala timaado luqad kooni ah iyo dhaqan u gaar ah

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 7 месяцев назад

      carab oo dhami isku af iyo isku dhaqan maanay ahayn iyo isku diin kkkkkkkkkkkkkkkk jahliga ku hayaa halkaasuu kamuuqdaa adeer
      isir dowlad laguma noqdo ee dowladi watii leh calan lacag iyo xuduud iyo ciidan intaas ayaa laga eegaa dowladnimada

    • @ZAKIBINZAKI-el9sv
      @ZAKIBINZAKI-el9sv 7 месяцев назад

      Gar iyo gardaro mamul gobaleed ayaa thy qaado

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 7 месяцев назад

      Amizom miyaan maamul goboleed u ahay ? Su'aasha meesha taala Maka jawaabi kariwaydeen qadaadwaynay ? Kkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      Dee haalay midee hadaad Awood leedahay uff uff khasan maaha jacayluu

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 7 месяцев назад

      @@TogdheerBurco-x3p waar waxagan nin iyo naagba wuxuu yahay lagaranayn ee cabsi wuxuu kaqabo wajigii iyo magaciiba qarsaday waxaad ku hadlayso iska soo sax oo afsomaliga sida loo qoro soo baro

  • @ayanasad5S
    @ayanasad5S 7 месяцев назад

    Nimcaan hilaac was fanan qaran quul iyo gobanimo Masha Allah ❤🤲🤲🎉🎉

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 7 месяцев назад +6

    Horta suaal midnimada la sheega waliged somali o midaysan ma somareen aduunka si caadifad ah haku jawaabin ee si normal ah halooga jawaabo bal

  • @aqoonchannel4183
    @aqoonchannel4183 7 месяцев назад

    Legend NImcaan hilaac geesi baa tahay somaliweyn ayaa ku jecel idoor waa dad xanuusan oo isirkooda neceb oo amxaar Iyo yuhuud dabada u leefe wa dad liita kun sano kuma gaadhikaraan geesi dhiiran oo somalinimadu ku weyn tahay ayaa tahay nin sharafleh oo libaax aan gaban baa tahay we love you geesigayagi guul awdal state of Somalia 🇸🇴

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад

      Qowmuludow kan iyo adiga hoyada ana idin wasa langab bad tihin afar qof af uray aqon banu lenahay baydu dadka ku dawarsan jirten hadan hawiyad calanka buluga lagu shaxada baydu maqashen wadinka canjalad yaro calcal kolba mel ka daray miyanad ogayn inad tihin midgaha somali waxaydu so kordhinaysan ma jirto cida manta lo bahan yahay ee somali sharafteda kor gayn kartan waa anag bal wakase idinka cid idin wad wada aragka qabiladi waweyn oo dhan ba yaban leh rerkan may abohoda radsadan iyaga waxan shaqadoda maha
      ka waramana garacbirsi qowmulud qodhe jeceley hadan abihin noqda wayo islanti shubada ahayd idin dhashay ila adigu afar jer ban ku ritay sow marka sura gal maha inan anigu abihin ahay

  • @AhmedBuux-vl1ob
    @AhmedBuux-vl1ob 7 месяцев назад +6

    Gesi❤ Nimcanhilaac

  • @HimaadhassanJinow
    @HimaadhassanJinow 7 месяцев назад

    Nimcaan hilac waaaw fanan qaran somali dhan oow u dhaxeya ❤❤

  • @keysa9579
    @keysa9579 7 месяцев назад +12

    Wariyow xaal qado ninkan wax wareysanaya waa nin ciilan wareysi mahan waxan nin ciilan iga dheh

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      waa kii beri martin waraysiga xun ka qaaday

    • @ayaanmuuse-mm8eo
      @ayaanmuuse-mm8eo 7 месяцев назад

      Kkkkkkkkk wuu xanuunsanayaa lkn nimcaan wuu ku amusiyay qosolna wuukudhaafay

    • @asiya801ayman6
      @asiya801ayman6 7 месяцев назад +1

      Wixii baraha bulshada ayuun buu waydiiye wax gaara maaha

    • @AsmaCabdi-tc7we
      @AsmaCabdi-tc7we 6 месяцев назад

      ​@@TogdheerBurco-x3pinader ninku waa fariide tallow ma isaaq ba😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 6 месяцев назад

      @@AsmaCabdi-tc7we faqsh tii oo maqlay isaaqu ilnaadeer bay isku yidhaahdaan oo iska kaaya dhigaya kkkkkkkkkkkk guur maynu ilmaadeer noqonay

  • @MaqdisSayidali
    @MaqdisSayidali 7 месяцев назад

    Masha allh waa nin aaqil ah nimcaan allaha ku xifaadeeyo fanaan kaliya maahan ninkan waa aaqil soomaaliyeed

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 7 месяцев назад +4

    Show gan waxaa la dhahaa dulmi Daarood nimcaan hilaac waa wiil fanaan ah maxaa keenay beesha isaaqaad neceb tahay waa dulmiga daaroodku Soomaali kula meereestaan.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 7 месяцев назад +1

      daarood kuwas adeer xagaad daarood soomali diidan ku aragtay dameer

    • @AsmaCabdi-tc7we
      @AsmaCabdi-tc7we 6 месяцев назад

      Hah daarodku waligood bay isaaq ku xumayen se marwalba waa strong u joojin maayan

  • @MohamedDHegjar
    @MohamedDHegjar 7 месяцев назад

    Mansha allah Nimcaan hilaac waa nin degan Oo garanaya waxa uu ku hadlayo Somalinimaa Naga badan insha Allah

  • @mahamoudaideed1693
    @mahamoudaideed1693 7 месяцев назад +7

    BEESHA ISAAQ BEESHA ISAAQ ALLOW HAREER MARI DHIBTOODA CIILQABAYAASHA

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 7 месяцев назад +1

      kkkkkkkkk yaa isaaq uciilqaba iyagaa ciilqaba oo lafo sita cuqdadaaysan adeer dhulkoodu haduu qaran ugooynayo cidna uma diidana laakiin ninkale dhulkiisa ayaan qaran ku noqonayaa oo hadaan laay ogolaan oo aanan anigu talada dhulkaa hadiikale waa nala necebyahay aduunka reerka ugu caqliga xun baad tihiin

    • @mahamoudaideed1693
      @mahamoudaideed1693 7 месяцев назад +1

      @@ShaaficiMaxamed-q3w ciil u dhimo

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад

      ​@@ShaaficiMaxamed-q3wbeshan yare tagta darane gudabur gus jecel waa langab lito moqorafad mel walba la tagan hada kan yari iska dhadhicin waye wixisu wuxuna u malaynay inu sidan wax ku heli karo ma oga malaha inad xero nagu xidhan tihin waxanad baryahan bilowdan kolba rer inad lef leftan lkn se hadan waxa laso gadhay wakhtigi cagta laydin marin laha dhul ordayo somliya ka donta hadad donaysa inad somali wax ku yelatan tan waley ka tahay anag kà danbabna amarkayaga mid an ahayn ka socon mayo ilma qowmulud gudabur gus jeceley

    • @KhayreAden
      @KhayreAden 5 месяцев назад

      Cida ciil qabtaayi saw idinka maaha Iidooroow

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 5 месяцев назад

      @@KhayreAden cida idin wasayse ad odomaha u tihin sow anag maha langabyow garacbirsi qowmuludki

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 7 месяцев назад +1

    Wwareysi mahaan waxaan waa personal attack wayey. Vivaaa Nimcan hilaac❤❤❤❤

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 7 месяцев назад +6

    Waxan wariye mahan wa dhaqsi qabiilista ah whi waxas ayu dad la hor imanaya wariye ayuna sheganaya cajiib doqon ma karofan iska so qaatay maryo iska so xirtay aya tahay

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 7 месяцев назад

      wa nin xanunsan o midnimada somalidu dhibayso dadkana tarikh maba akhriyan anka ahayn siyad ba i xasuqay..Europe way isa so dhamaysay xafad ba xafad ma dhafin kun sano ka badan bay isdilayen wana laga heshiyay..waxan buka o kale lama arag..wa cudurki o sacda kana wariya nimada xoogmaal hadanay la ogayn wa in laga casila

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 7 месяцев назад +1

      ​​@@amalidiris9641zxp anba sidadan ufakiri lahaa lakin wariyaha dadka waxay is waydinayan ayu uhadlaya wax fahma wax walba wu ogyahay ol anigu xata su alahan wa is waydin jirey marka wax fahma 😂 👍🏻

    • @AsmaCabdi-tc7we
      @AsmaCabdi-tc7we 6 месяцев назад

      ​sax wye inader wariyihuna uma muuqdo mid qaldane wuu saxan yahy dadkan xumanta meesha kle ka eegyna wxn leeyahy dadku haydinka aman helan 😅

  • @ISadiq.456
    @ISadiq.456 7 месяцев назад

    Ma sha allah nimcaan hilaac walee waa legend ❤❤❤❤

  • @ApdirahmanFarhan-ut6bq
    @ApdirahmanFarhan-ut6bq 7 месяцев назад +4

    Nimcaan hilaac ilaahay haduu nin raga kaadhigay sidaan somaliland ugagoostay somali car hadaad xiniyo leedahay awdal ugagooso somaliland ilaahay igu og yahay hadaad ubadheedho xiniyaha ayaan iska jarayaa

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 7 месяцев назад

      Nacas oo ma dhulbahante Ayay ka liitaan iyaba Gooste dhulkoodiiye, HADAYBA Xiniinyo kugu JIRAAN iska Jar

    • @Qasaayecableoffic
      @Qasaayecableoffic 7 месяцев назад

      ​@@abdirisakdirie3124quruxey rag iyo dumar ha siman garacbirsigu waa nago anu qabno oo labatñ siil leh

  • @MadoAbdillahi-pd9or
    @MadoAbdillahi-pd9or 7 месяцев назад

    Nimcan hilaac ❤fanan jiraa from djibouti 🇩🇯 Somalidu haa jirtooo

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 7 месяцев назад +3

    Nimcaan waxa uu halkan ka cadeeyay inuu midnimada Somaaliya u taagan yahay ciidiidoontaba isaga hakadaba niicleeysee

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      yaa ka daba niicle aan adiga ahay kkkkkkkkkkkkkkkk

    • @muruudi4961
      @muruudi4961 7 месяцев назад

      Waan ku fasaxay ee niicleeynta halka kawad kkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 7 месяцев назад

      @@muruudi4961 Niin ne maad aqoone Kelmadaa Isaaq baad ka baratay gudhuu

  • @zahrosiman2551
    @zahrosiman2551 7 месяцев назад +1

    Nimcaan hilaac ❤❤❤ hadal kartinimo ku dhehanthy bu ku hadly 🇸🇴🇸🇴🇸🇴