Riyada Geerida Kusaabsan iyo fasiraadeeda kala Duwan Dhagayso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • wali ma ku riyootay adoo geeriyoonaya ama qof ad garanayso dhimanaya
    fasiraadda kala duwan ee riyada geeridaku saabsan haklaa ka dhagayso

Комментарии • 229

  • @hanidaganchannel1780
    @hanidaganchannel1780 6 лет назад +7

    Subxanallh waxn ku riyoday anigo dhimanayo misana faraxsan waliba shahadada sificn ugu dhawaaqayo allow nasi towbatan naxuu qablaal mowt

  • @Iimaan_
    @Iimaan_ 6 лет назад +5

    Masha Allah jazakllahu qeeyran. Aniga waxa gu riyooday anigo dhimanaaya mar anoo ashahadanaayo marne anoo Quran aqrinaayo lakin tan as Quraanka aqrinaayo waa riyo dheer hadii An meshaan gu soo qoro aqriska ayaa ka dhaleeeh lakin soo ma wanaagsanoo riyadaas❤. Jazakllahu qeeyran ❤😍
    Waxaan galo riyooday lawadeeda awooweyaashay mid qabrigiisa ayaa ifayay waa awoowe Cumar Sabir. Gan neh waa awoowe Xassan Ibrahim mid neh guri weeeeeeen albabgiisa ayo gasoo baxay wuu I imaday margaas asiga waxa loo geenay gursi qurux badan oo weyn anneh gursi gan awoowe ga yar waa isla fadhiisanay waa shegesanay margaas wuu istagay wuu soo baxay albaaga ayaa loo furay siduu u galo gurigi weeeeynaa o ga soo baxay Aniga waxaan raby in aan Argo waxa mesha gu jiro lakin waa LA I dhiidhay waxaan argay bas nuuur saait ah ❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍 insha allaaah waxaan tlrajeenaah in ee meel wanaagsan joogaaan❤❤❤

    • @hanihani6869
      @hanihani6869 5 лет назад

      ASC SHEEKHOW NABIYULAHI YUZUF AYAA AAD UYAQIINAY RIYADA FASIRAADEEDA NABI MUXAMADNA RIYOOYIN BADAN AYUU FASIRAY QOFKALE RIYOOYINKA FASIRAA MAJIRA WAANA KAAGA NASEEXEYNAYAA ISKA DHAAF DACWADAADA IYO SIDII AAD UMADA UGAARSIINAYSAY UGAARSII ILAAHAY HAKU BARAKEEYO

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 лет назад +9

    Subhanallah Ilaahay ayaa Mahad iska leh Marxalad Kasta Isaga Ayaa Ciduu Doono Bara Fasirida Riyooyinka, Ilaahayow Khayr Aduunyo Iyo Mid aakhiro Umada La Doon Khayrka Riyooyinkeenana Nasoo Xiji Jazaakillah

    • @hudisa59
      @hudisa59 3 года назад

      Salaamu calaykum walaal aniga waxan ku riyooday dad baa igu yidhi waxa naloo sheegay inaad sii dhakhsa ah u dhiman doonto.

  • @anzaladow8108
    @anzaladow8108 6 лет назад +5

    Mashallah I have learnt soo many things here..God bless you all

  • @quuenxilajano3219
    @quuenxilajano3219 5 лет назад +15

    Allah aniga inta waxan u yimade ina Ogada fasirka riyadi gerida xale ayan ku riyoode😥😑

    • @yosefhezekiah4818
      @yosefhezekiah4818 3 года назад

      Dont know if you guys gives a damn but if you're bored like me atm then you can watch all of the new series on instaflixxer. Have been binge watching with my girlfriend for the last few weeks xD

    • @alexisbenson9951
      @alexisbenson9951 3 года назад +1

      @Yosef Hezekiah Yup, I have been watching on instaflixxer for since december myself =)

    • @aronvihaan1656
      @aronvihaan1656 3 года назад

      @Yosef Hezekiah Definitely, been using instaflixxer for since december myself :D

  • @hibodhawrsan311
    @hibodhawrsan311 6 лет назад +11

    Jaza allah khyr sheekh riyooyinka fasiradodana nugu so dar casharadan aad bixisid adoo raliya shukran

  • @kulajesuiskagda8379
    @kulajesuiskagda8379 6 лет назад +1

    Almuhim fasirada odhan waa suragal waxana kamida mid aan anigu ku riyoday oo hayd ano dhintay oo qaylinaya ooka shanlaynaya camala aantayda waxan ka xasuusta ano riyada dhexda dintay oo ku qaylinaya maan camal so shaqaysto marka waa hanoon ilahay aya ihanoninaya sidan ufahmay wyo saldan tukan wayay heesahan jeclaa iyo dhaman fcb iyo waxa wakhtigan lagu aakhiro segayo ilhay dhamaan umisa hasoo hanoniyo aamin aniga hada wan badalay nolashaydii waxanan ilahay ka baryaya in uu ii adkeyo camalka wanag san insha alah adigan sheekh alaha ku barakeeyo

  • @naimahussein3911
    @naimahussein3911 6 лет назад +2

    Ws sheikh shukran ajir iyo xasanaad Allah kaa siiyo sheikh aamiin aamiin aamiin

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 6 лет назад +2

    Qeyrka alle hana waafajiyo jazakallah qayr Sheikh

  • @nasteexoguud6824
    @nasteexoguud6824 5 лет назад +1

    Walaal aad ayan umuro goonaayay kadib mar kaan arkay anoo lii dilayo walaal IGA farxi Allah hakaa farxiye ii soo jawaab so dagdag ah

  • @naimaabdiaziiz191
    @naimaabdiaziiz191 6 лет назад +3

    Jazakalahu qeyra sheikh su'aal anigu aroos ah hadi aan kuriyoda maxay fasirtaa riyadaas. barakalaah

  • @fatimaistahil1190
    @fatimaistahil1190 3 года назад

    Asc aniga waxan ku riyooday sheeekh walalky oo geeritoday alle khre ha igaa dhiigo yarabi isofasiir alle riyooynkayga khre ha inogaa dhiigo ameeen

  • @kuwiinkuwiin2062
    @kuwiinkuwiin2062 5 лет назад

    Sheekhaw aabahay oo aanan ku caqliyeysan ayaan ku riyooday isaga oo kafantii ku xidhan oo laygu dhahayo waa aabaha bal iga jaahil bixi jasakallah

  • @myqueen474
    @myqueen474 6 лет назад +5

    riyoyinkeena Alle kheyr hanoga dhiiko Aamiin aamiin aamiin yaa Raabi

    • @sacdiyacumar2532
      @sacdiyacumar2532 Год назад

      اللهم آمين آمين يارب العالمين

  • @sucadhasheikh673
    @sucadhasheikh673 6 лет назад +3

    Asc sheikh anga mar walbo waxan kuriyooda abahey marhore ayu dintay lkn waxan kuriyooda adaga oo ishekeynayo fasirkeda kadoonaya InshaaAlaah wn kasugaaa

  • @lamyahassanhassan5400
    @lamyahassanhassan5400 4 года назад +1

    Masha allah amiin yarabi riyoyinka qeer allah inoga dhigo mahdsani sheikh

  • @CabdixakiimaxmedshaamXakiimsha
    @CabdixakiimaxmedshaamXakiimsha 6 дней назад

    Aamiin waan guursNaya i.a

  • @awilibrahim613
    @awilibrahim613 6 лет назад +4

    Mashaa allh sh. jizaakalh kheyr

  • @اسليابنتعبداللهانماالمومنوناخو

    mansha Allah shiiq Allah hakubarakeyo aniga waxan kuriyoday aniga oo mamo weyn iqalirabto

  • @queendiamond6250
    @queendiamond6250 5 лет назад

    Masha shiikhow alle ha ku barakeeyo xadiisahaaga aada ujeclahay dar alle aa ku jeclahay alle ha ku barakeeyo

  • @ayanabdirahman9339
    @ayanabdirahman9339 5 лет назад +3

    Asc sheekh waxaan ku riyooday geeri waliba 2 times waliba inantayda yar oo gaadhi jiidhay runtii aadba uga warwaray ilahayow hayga qaadin amiin sheekh isoo fasir

    • @sagalmohamed4631
      @sagalmohamed4631 4 года назад

      Ayan Abdirahman maxa lagugu micneeyay abaayo aniga ayaa marki labaad marayo

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 5 лет назад

    Ani waxan ku riyoday anigo dhin tay qabrigeyga wala qoday lkn layma aasin dadka hoyadee beey u tacsiyeynayeen waqti badan baa laso waregtay dhibato baan la kulma sedax qof aa i sixirtay xanunki ila igama dhamaan lkn in aan ku guleysto baan Allah ka rajeynayaa

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 4 года назад +1

    Shikh waxa ku riyoda anoo indhola ah marar badan insha allh isoo jawab

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 5 лет назад +1

    Asc sheekh anigu waxan kuriyooday 4sano ka hor anoo dhintay oo ashaadad kuguulysta Alle hanagu guuley dhamne oo dhoolo cadaynay oo naftu siyaro fudud iiga baxday oo sadex qof oo dhaadher oo cadcadna oo dhar cadcad xidhan oo kuwa ragu xidhaan markay xajayaan u eeg xidhan
    cagahayga taagan yiin oo aan umalynayaa inanay dadki aduunka hayn dhinacaygana waxa taagna dadkale oo carur iyo waxa oo kuwi aduunka ilahaa oo sidii wax iga sisocdo ookaly ahaayen markaasn lah ala maxaa loolaha sakradku waadhib oon leeyahy allá yaa iceliya aan usheege inaanu sakaraadku dhib ahne ooy igu qoslayaan sadex dii qof qosol dhoolacadaysa wax intaa dhaaf Sana na ma arkin markaa sheekh Bal iiso fasir hadaad awoodo jazakalaah khayr

  • @queenjasmine7250
    @queenjasmine7250 4 года назад +6

    MashaAllah waan ba ka cabsanaye 😭♥️

  • @CabdixakiimaxmedshaamXakiimsha
    @CabdixakiimaxmedshaamXakiimsha 6 дней назад

    Aamin waan guursnayaa

  • @adoontiialle8501
    @adoontiialle8501 6 лет назад +7

    Waxanku riyoday walashey o dhimaneyso weyna dhimatay sidas si lamid ahna wan arkay wana layabay

  • @faraxmaxamed8177
    @faraxmaxamed8177 6 лет назад +3

    Jasakallahu khayir shiikh anigu waxan kuu niyodayi 3 jeer anigo dhintayi markastana layi asayi shiikh maxayi noqonayi saa wanan yara xigila anku riyon jirayi

  • @mohamedhazzan6118
    @mohamedhazzan6118 4 года назад

    Masha allh waxada tahye shiiikha waxada tahye qof wanagsan o waxayabo ban bada nafahan sisaye

  • @hanidaganchannel1780
    @hanidaganchannel1780 6 лет назад +2

    ASC wrwb akhu filaah wxn ku riyoda anigo dhimanayo lkn faraxsan sificana ugu dhawaqayo shahadada fadlan micnaheda

  • @kulajesuiskagda8379
    @kulajesuiskagda8379 6 лет назад

    Sheekh ilahay dartiis ayan ku jeclahay ilahay janoyinkisa hakugu bishareeyo aamiin

  • @xaraggoelmi4417
    @xaraggoelmi4417 5 лет назад +1

    Aniga xoola amaano ah ayaan hayaa intaan haayo marar bdn baan ku riyooday alx sbbtna hdaan ogaaday

  • @ayuubcabdi2636
    @ayuubcabdi2636 4 года назад

    Anigoo la idilaayo oo ka badbaaday dil ama shirdool riyadaas safirkeeda ii sheeg sheikh.

  • @raxmoahmedsheikh7793
    @raxmoahmedsheikh7793 6 лет назад +3

    Wcs Sheikh jazakallaahu kheyr . Aamiin Aamiin Alle kheyr ha inooga dhigo.

  • @diintawanaagbadan3369
    @diintawanaagbadan3369 5 лет назад +1

    Qof ku riyoda nabi mohamed csw csw csw fasiiraaddeda wan ka sugayna inshallah

  • @jaceylkamafahmoerayada3592
    @jaceylkamafahmoerayada3592 6 лет назад

    Shiiqow wxn ku riyooday xaaskeyga oo dhimaneysa misana hoobiye kuso dhacay caruurtana in la aaso eey diidyan xaaskana weey noshahay oo wxba ma qabto kaliya rayadas ayan arkee iisoo fasir qeeyr alle haku siiyee

  • @Emational70
    @Emational70 6 лет назад +8

    Mshalah tabarakallah

  • @khadromahomed5735
    @khadromahomed5735 6 лет назад +1

    asc wlo waxana kuriyodeye anigo ukulaha dada mela wada dahaba wada ku qoranatahaye magaca alha

  • @mohahirey2200
    @mohahirey2200 6 лет назад +3

    Shukran shiikow

  • @nacimaruun3333
    @nacimaruun3333 6 лет назад +3

    Asc Walal aniga mariyodo Lkn Ano so jedo ayan qof an garanyo oo dimamyo ayan arka ee ado rali ah iso job mhadsani

  • @rayaanmohammed4293
    @rayaanmohammed4293 6 лет назад +1

    Asc sheeq waxan ku riyode wiil kega oo dhimanayo o gari jirayo Allah igma hor mariyo Aamiin

  • @fuaadhareed7904
    @fuaadhareed7904 6 лет назад +5

    Masha Allah

  • @proffossorsangurmosanka6031
    @proffossorsangurmosanka6031 6 лет назад

    Asc shiikh ilaahay hakaa abaal mariyo sheikh waxaan riyooday xalayto oo ay taariilhdu Ku beegnayd 13jun2018 waxaan kuriyooday anigoo xanuun ihayo xanuunkana LA igu leeyahay Waa kaad LA dhiman lahayd mudo jooban sheikh Marka ii iftiimi ilahay hakuu naxa riistee

  • @simanraage7597
    @simanraage7597 5 лет назад

    wlhi laba Mar aya ano geriyoday ku riyoday Mar Qabriga aya ag fadhiye wlina nafta wey iku jirta lkin ina laka Qado aya isku diyariyay suallaha aya diyarinaay oo sidi Quranka cml aya koor iskaka dhagesana hoyodey iyo wllheyka ila jogo oo idawana Marka wax ku dhahy haimashqulinaha adiga waad ika dabesane aan isku diyariyo gerida allahu akpar allow no naxariso adun & aqiraba

  • @hgfhfghf64
    @hgfhfghf64 6 лет назад +4

    Sheqow aniga waxa ku riyoday dad aksayo o dhintay on ku dul onayo I fasir adigo raali ah

  • @amalmohamet2916
    @amalmohamet2916 6 лет назад +4

    Aniga wxn ku riyooday iyadoo la kafnay lkn qabri layguma ridin allha khyr ka kadhigo

  • @ikraaancabdulhi8584
    @ikraaancabdulhi8584 6 лет назад

    Wll qali ilahey Haku xafido ee isofasir waxaan kuriyoday awoo gey oogeriyoday 3mar 1waad. Kuriyoday isagoo igudhahayo edadaa wee dhimaney 2isagoo dardaarmayo oo iguleh dhagtada isodhawaw wana maqliwayay 3isagoo dhaxan heso ayaan arkay waxaana saray buuste ayaan dhaxanta ugadaday lkn woo iskaturaa marwaliba an saro maqaranayo waxase lajogtay ayeyadey waxee sa na isisay aniga iyo edadey iyo. Aderkey iyo cunugyar magaranayo cunugtaas waxena nasisay rashin markaa nunay ayaa soxasusanay ineba geriyotay waxana matagnay dhamantena ilaa aniga moye. Wenasuxeen xataa cunugtii. Walal qali igasojawab ilahey hakuxafido ❤️📤📫📩jawab wacan

  • @amishdayibyasirahmed8171
    @amishdayibyasirahmed8171 6 лет назад +1

    Mansha allh riyadeyda ayan ka dhax hely jaza ka allh 🙏🙏🙏

  • @ciltire_online
    @ciltire_online 6 лет назад +6

    Shekh ani waxan ku riyooday laba Mar oo isku dhaw ano dhimanayo 2marna wan ashahadana mana cilmi badni mxay thy runta

    • @aminafarah4286
      @aminafarah4286 5 лет назад

      Fowzia Abdikariin Masha Allah abayo waa qaatumo wanagsan

  • @umuayuubumuasad2266
    @umuayuubumuasad2266 2 года назад

    Alx sheeq jasaaka laah

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 лет назад +1

    Sheeq ani ani waxan ku riyoodaa marwalba anoo niman iyo naago icayr sanayaan oo lay qalayo oo hadana aana dhima nayn oo kolba gees oga cararayo oyna midudu ikarayn oo meel suuq ah ay tahay cid iga celi naysana maleh xataa Walid key way idaa wana yaan Habeen wal bana waanku riyoodaa sheekh plz plz isoo fasir

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 6 лет назад +1

    Aniga qof aan aqaano markuu dhimanaayo wn ku riyoodaa lkn isla qofkii kuma riyoodo waji kale bn arkaa.

  • @hanasalahtalawadaagsalah3991
    @hanasalahtalawadaagsalah3991 6 лет назад +3

    Manshalaah sheeq jazakallahu

  • @hanihussein5851
    @hanihussein5851 6 лет назад +2

    Asalamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuh Sheekh waxaan rabi laha inaan su'aal si qaas ah ku weydiyo. Xagee kaagala soo xariiri karaa Sheekh?

  • @salmahussein5280
    @salmahussein5280 6 лет назад +2

    Asc sheikh kwrn qofkii ku riyooda asigoo waalidkiis dhimanaaya maxey ka macno tahay jazaakumulahu qeyr

  • @shaaddashaadda5424
    @shaaddashaadda5424 6 лет назад +19

    jazaakallahu kheyraa Allahu kugu barakeyo sheikh cabdala hooyadey baa wexey kuriyoote anigo dhimanaaya wxna leeyahy hooyo ilmaheyga adigan kugu ogahy ii kori anigane kheyra iskaga fasirte

  • @samiramahamoudmohamed1042
    @samiramahamoudmohamed1042 5 лет назад +4

    Qofka kuriyooda shil baabuur korkiisana gubtay shahada kudhintay maxa lagu fasiraya iyadana?!!!

  • @niciimacali4464
    @niciimacali4464 6 лет назад +6

    Mnzha alh wd mhdzn thiiin dhamaantiin wlloh

  • @keyfm1989
    @keyfm1989 6 лет назад +1

    Jazakallahu kheyr

  • @kulajesuiskagda8379
    @kulajesuiskagda8379 6 лет назад

    Ilahay hakuu dhereeyo cimrigaaga sheekh jasakalah

  • @juuqyarjuu3927
    @juuqyarjuu3927 2 года назад

    Asc ustad wxaan Ku riyoday walalkey IGA weyn oo dhintay fadlan ii fasir ustad jazakallahu kheyr

  • @idmahalbi2256
    @idmahalbi2256 5 лет назад +1

    Shiq aniga laba mar ayan ku riyoday anigu dhimaanaya adunkana dhamaday waxana laigu yirii salaadada wey qaldan thy aniga wan oyey wan naaxay waxeeyna ilaa aheed in an naarta gaalaayo mar hdi salada iga qaldaned dhib badaan ya jiray dadka dhan wey wada ordayeen ilaa iyo hda wan la murugeysanahay riiyaadi iso marty 2 mar 2016 ayey aheed

    • @queenkawsar4470
      @queenkawsar4470 3 года назад

      Salada ku dadal xidhiidh ka rabina wanaji mar wali baa wlloh Alle Khyr hakaga dhigo riyada

  • @abdikafiabdullahi1208
    @abdikafiabdullahi1208 3 года назад

    Wlh hadadaan aan kasoo kacay weli ma dukan wxn ku riyooday qof caan eh oo waa dhintay ladhahaa mrkn inta imaaday oo dhageystay wxa arkay inoo sheikha leeyhay
    1_ qofka amaano loo dhiibtay ayuu dib u celin doonaa waana sax safar aan soo galay Norway ayaan imaaday lkn alaab sxbkey isoo dhiibay inaa qof siiyo ayaan wadaa waana amaanada oo wadaadka sheegay alx inaa dib u siiyo aan rbaa qofkii leygu soo dhiibay I.a
    2_wxoo kle oo dhhy qof ee mudo dheer is arkin ayee dib u kulmi doonan i.a waa sax waalalahey oo aan 9sano arkin ayaan Norway ugu imaaday lkn weli isma arkin oo hotel quarantine aa ku jiraa ilaa 10maalin kujiraa
    3_qofka xanunsan oo sheegay oo caafimaday waa wllky oo corona ku dhacy oo aan dartiis ugu jiro quarantine ka m.a woona ficnaaday alx
    4_wxoo kle oo dhhy in aan kabixi doono xabsi ama ciriiri aan kujiro waana sax m.a quarantine aa kujiraa hotel xabsi cml eh yacni walalahey weli ma arag ilaa intee 10ka maalin iiga dhamaneyso aan sugi la.ahy wlh intaas mrkoo shiikha mraa waan ilmeeyay maadama oo asiibay waaqica hada taaganahy jazakallah sheikh

  • @ruweidaahmed6820
    @ruweidaahmed6820 2 года назад

    Sheikhow qeer allh kusiyo 🤲 aniga qofa igu qaali ah ban ku riyodaa haben haben asgo dhintay illhw haiga hor marnin🤲🤲🤲🤲

    • @mankainahassan407
      @mankainahassan407 2 года назад

      Lkn abyo wax fcn aya lagu fasirey soma ahan Ani xitaa wn ku riyoodey ano naxsan aya vedio gaan arkey wanba farxay alx

  • @nerez1485
    @nerez1485 4 года назад

    Waxan ku riyooday anigoo ethiopian muqdisho soo galay la dagaalamaayo iyaguna ay xabado xabadka iiga dhufteen anna aan sidaas ku dhimanaayo plz iga caawi inn fahmo ayn raba

  • @khadarahmed1644
    @khadarahmed1644 3 года назад

    sheikh xagan ka soo waca ariin ayaan ku sheegay laahaye

  • @leilaali8356
    @leilaali8356 2 года назад

    Shiikh waxaan ku weydiin cunga yar ayaa iga xanuunsaned kadiban waxan ku riyaday eyado qosaleyso oo aan dhelasiinayo kadiban wey ii saqiirtay marka ii fasira

  • @roroabdi4071
    @roroabdi4071 6 лет назад +5

    Wll wxan Ku riyooday ano shahadada qirayo

  • @sihamcadced2296
    @sihamcadced2296 6 лет назад +4

    Riyoyinkaa dabkaa maxey kufasiraman badanaa

  • @cutecats6478
    @cutecats6478 5 лет назад +1

    Ilahay haku barakeeyo

  • @maryamomar5888
    @maryamomar5888 6 лет назад +1

    Mansha Allah sheeik jasaka Allah

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 6 лет назад +2

    Amiin Yaaaa Allaha 😍 😍😍 😍😍 😍👍 👏

  • @samiracadey1961
    @samiracadey1961 6 лет назад

    Asc wr wb shehow dhowr nar ba wxa ku riyoday hoyaday o dhimaty waan kala maqnyn alx hada wa la joga hben dhowyd ban waxku riyody wiil wllky ah o ann waqti badan arag oo dhinty lkin anan aad u murugysnayn lkin an naxsanhy cidna uma shegin lkin anigu cimri dherr ba u fasirty riyada hoyaday macn wy igu soo noq noqoty hoyo aad ban u jeclahy iguso duceya adun iyo akhiro inu alle ii xifdiyo waa qof wang badan o wanaga jecel riyadana i fasir shekhow anigu cimri dherr ba u fasirty jazakallah asc wr wb

  • @rahmaibrahim994
    @rahmaibrahim994 6 лет назад +4

    Sheikh anigu waxaan kuriyodaa qof anjeclaa o sonoladay mar waxan kuriyodaa qof kii omeel igusugaya marmar qof ku dhagax buu igusoo tuuri

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 6 лет назад

      Rahma Ibrahim abaayoy aniga xataa waku riyooda walibo asiga iyo aniga oo faraxsan oo nolol qurux bdn ku jirno
      Sheekha ayaa ka sugeena fasirkeeda insha Allah

    • @nonosaed2459
      @nonosaed2459 4 года назад

      .

  • @najmonajmo421
    @najmonajmo421 Год назад

    Aamin ayaa rabi

  • @superdaada2916
    @superdaada2916 6 лет назад

    Asc sheikh heben dhawed ayn wxn kuriyodey aniga iyo gabar an isla socono OO dhimaneyno oo waliba lano si sheegay waqtiga noharay maogi inta daqiiqo ama sacad ahed bananka in an so baxnay Ani iyo gaabdhi ayn roobka dhax tagneen anago sugeyno geerida xata wxn dhahay an is mehersano wayo waqti yer ayn heysana😢anago isqabna an dhimano ayadana wa didanet marki lagarey waqtigi madhimanin ee mxa lagu fasiri karaa riyadas 👋

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 6 лет назад +4

    Anoo qorteeda horteeda tasha ku riyoday taas waa shedaan h jazaka allah

  • @faatuuzhmuuqdheer4515
    @faatuuzhmuuqdheer4515 5 лет назад

    Asc sheekh wxd isheegta wxn ku riyoodey libaax sheekh ifasir alle ha ka abaal mariye

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 5 лет назад +1

    Aniga like igu qabta anigoo sakaraanaya lkn nafta wa dhimaneysa i leh lkn nafta ananba iga baxin

  • @ikraancabdi156
    @ikraancabdi156 3 месяца назад

    Asc Ani wxn ku riyoday Aniga oo Gerri jooga oo lawada ooyayo ona An garanayn qofka geeriyoday ona Awaw gay sijuuda kadhunkanayo

  • @anisaabdulahi1093
    @anisaabdulahi1093 6 лет назад +4

    Jazakallah

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 6 лет назад +2

    Sheeq qof dhintay o.o soo noolaaday oo dhahaysa xajkaa la ii wada gabadhadayda iyo wiilka qaba I wadaya waa maxay

  • @maryuuumabintuomar4729
    @maryuuumabintuomar4729 6 лет назад +1

    Mashkuuuuur sh abouda faaruuuuq

  • @sjcomps9514
    @sjcomps9514 6 лет назад +6

    qofka aso dhiman rabo kuu riyooda maxa lagu fasiraaa

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 лет назад +2

    jazakallahu qeran ya shiq

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 лет назад +3

    Jazzakallah sheekh

  • @colsiidaayeaxmed1086
    @colsiidaayeaxmed1086 4 года назад

    Asc Sheekh
    Waxaad ka waranta qafka ku riyooda qof nool oo dhintay oo xabaashiisi la soo faqay oo iska soo kacay uun ??

  • @suleenaqaali7295
    @suleenaqaali7295 5 лет назад +1

    Jasaa kalaah qeer sheeq

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 лет назад

    Shukaran shekh faaruuq

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 лет назад

    Masha Allah Jazakallah shehk

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi8866 6 лет назад

    Allahu Akbar Masha Allaha Thank you so much wll

  • @nasraabdullahi2569
    @nasraabdullahi2569 4 года назад

    sh riyada maska ifasir khyr alaha ku siyo

  • @nimcomuuse3565
    @nimcomuuse3565 5 лет назад +4

    anigu. riyooyin bdan wn arka oo dhimasho ubdan

  • @lulo3934
    @lulo3934 3 года назад

    Wax kuriyode qof sheq ah odhintey lisosheky maxey kamidtahye jwb

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 5 лет назад

    Markasta waxan kuriyooda anoo lajooga wllshy oo dhimatay ilahay haw naxaristeee is

  • @hon-xalane8334
    @hon-xalane8334 6 лет назад

    Sheikh mahdznd in badan waxan ku riyooda an qurxonyn marka insh seen kgu so gudbiya si qaasa waxn raba fasirkeda Adoo raaliya mhdznd sheikh

  • @fatumaruun2187
    @fatumaruun2187 6 лет назад +1

    Masha Allaah

  • @nihamqurux3267
    @nihamqurux3267 5 лет назад

    Sheek waxan ku riyoday ano ilkaha dhan iga so dadten kib family kayga dhan wa dhinten ilahay ha u nariste walidki macnaha

  • @zainabsheikh7792
    @zainabsheikh7792 6 лет назад

    asc shiikh walal ani oo ninkeyga xanunsan ayaan ku riyoodey aniga oo dhintey oo la idhahaayo siraad kii waa meeshaan oo ani dhahaayo wiixiikele ilaahey waa isoo gudbiyey hadana ilaahey ayaa igudbinaayo ilaahey naxariistiisa ninkeyguna ale wuu ii caafiyey kawaran taas

  • @kimsia04
    @kimsia04 6 лет назад

    Sheik asc aniga waxan ku riyoday anigo dinta oo la i dugay oo aqiro la igeyay ka dhibna misanka xumateyda iyo samanteyda samanteyda aya badatay ka dhib ma la ik aya loo wacay oo janada al baabaheda aya la i furay ka dhib midkad rabtid ka gal ba la i dahay markan galay waxan arkay meel qurux badhan k dhib hurdada ayab ka so tosay walibo riyada dhimashada 3 jeer ayan ku riyoday