Hadii Aad Ku Riyooto Hooyadaa Oo dhimatay | fasirida riyooyinka |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • #riyada
    #xiskaal
    your.omnisend....

Комментарии • 147

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 6 месяцев назад +11

    Hoyo mcn wan ku Rabay waliba aad. Kugu. Xiisey mom mcn allah ha ku naxariisto😢😢

  • @Nuhaismacil
    @Nuhaismacil Месяц назад +1

    Ilahayoow hooyaday cimri dheer iyo cafimadhasiiyo yaarabii🤲🤲

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 Год назад +24

    Hooyaday mcn 3july 2023 dhimatey allah ha u naxariisto iyadoo fiican arkey oo aan wada socono afka aa xanuunayey markay dhimanesay lkn markan arkey waa u fiicnaa rabiyow kitaabkeeda gacanta midig ka sii 🤲🤲😭😭

  • @nuurakhader
    @nuurakhader Год назад +3

    Sheekh hooyo mcn hooyaday way dhimaday ayadoo uur le oo waxan ku riyooday ayadoo umushay oo nootimi oo lasoo dhawaynaayo sheekh iiga soo jawab😭😭😭

  • @najmaabdiwali44
    @najmaabdiwali44 Год назад +18

    Hooyaday wakhati badan motan tahay ilhay how naxarisato Waxan Ku riyiday ii yado faraxasan oo ii timid marki iga tagasan waay ii sii salantay ayado faraxasan Waxay xidhayad shalamad cad oo Jacaylad hooyo 😢😢😢😢 ilhayow uu naxariso oo janad Nagu kulmi

  • @NasraXalane
    @NasraXalane 2 месяца назад +1

    Shekh waxan ku riyooday wllky iga yar oo dhintay 😢😢bisinkee ilahayow ha iga horaysiin ya rabi

  • @asiyaaxmad3906
    @asiyaaxmad3906 7 месяцев назад +3

    Sheekh alle haw naxariste hooyday oo dhimatay bari hori ano yar ayaan ku riyoday ayado hadana dhimatay 😢

  • @YaasminAbduqaadir
    @YaasminAbduqaadir 20 дней назад

    Ilhay hooyo yaashena noo dhaaf inta dhimatayna allaha unaxariisto ❤😢😢

  • @hodanedebsan3709
    @hodanedebsan3709 Месяц назад

    Ilhayow hooyaday cimri dheer cibaado suban iyo Cafimaad waara sii yaa rabi

  • @khadrayuusuf4684
    @khadrayuusuf4684 Год назад +2

    ilaahay ha u naxariisto hooyaday Aamiin

  • @AminoAli-fy9bo
    @AminoAli-fy9bo 26 дней назад

    ilahayow hoyoyinkena udanbi dhaaf yarabi🤲anagana no danbi dhaaf ilahayow kuwii janada ku wada kulmo naga dhig yarabi🥺 allahuma magfiril muslimiina wal muslimat wal mu miniina wal mu minaat ihayow gefkeena iyo gerideena hakul minin yarabi😢❤

  • @niimonature8291
    @niimonature8291 Год назад +3

    😢hooyo waan ku tabay wlhi Alle hakuu naxariisto😢

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 8 месяцев назад +2

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @AbdiqaniDeev
    @AbdiqaniDeev 12 дней назад

    sheeq waxan kuriyiday hooyadey odhimatay ale haunaxariste olacag idhibeyso odhaheso hoyo orod soadeg tan 2abadna sodohdey odhimatay hadana lasagne isineyso oo marlabad dhimaneyso iyada iyo wilkeda odhintay mexeytahay fisirada. sheeq alhakubarakeyo adiyo walidiintada

  • @filsanahmedyare1968
    @filsanahmedyare1968 2 года назад +4

    Sheekh please ii so fasir waxan ku riyooday hooyo oo indhol.a oon ana leeyahay ilaahayow hooyo indho uso celi shekh iso fasir

  • @aaminfarax7943
    @aaminfarax7943 Год назад +1

    Sheekh hoyada waa horay dhimatay aben hore hoyadayo dhimatay oo aasayn

  • @Sahrahassan78Sahrahassan-xe2sq
    @Sahrahassan78Sahrahassan-xe2sq Год назад +2

    Walhi waxan ku riyody iyado janad ku jirt o aad u qurux badn alx jnad allh geyo wey I noshahe

  • @FathihaMohmett
    @FathihaMohmett 10 месяцев назад +1

    Sh.wxn kuriyoday iyado hoyaday waxyabo an jeclhy ikenty wayna noshahy allaha cimriga u dhereye

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 2 года назад +2

    Masha allaah shiiq siciid allaha ku xafido

  • @rorayechannel1561
    @rorayechannel1561 6 дней назад

    Waxan ku riyoday Abahay dhintay asago ileh abe ma dhiman wa nolahay e ayada naqaska igu celisay

  • @Akioxloma
    @Akioxloma Месяц назад

    Asc shekh waxaan ku riyoode Abaheyga oo ladilaayo oona 3 nin dilaayan xabad ee kaga dhufanayaan caloosha iyo luga oo na dhimanaya abaheyga lakin abaheyga woo nolyahay shekh i fasir😢😢😢😢

  • @MarwoBile20
    @MarwoBile20 11 месяцев назад +1

    Illhow hoyadey cimri deer iyo cibado suban isii

  • @Najmamubarig
    @Najmamubarig 4 месяца назад

    Asc sheekh waxn ku riyooda ano famligaga farxd laqadanaya la joga had iyo jeer lamana jogo hada riyada dasii maxy noqonysa fasiirkeda sheehk alle haku barakeye

  • @sacadiyodeqiw8195
    @sacadiyodeqiw8195 2 года назад +7

    Shiikhow wan ku barya iga so jwb hoyadey wey dhimatay haben walba wan ku riyodaa ciyaalkena kale Kuma riyodaan wan wediyay Mar walba wan shekesana mararka kale xitaa ayadoo cunuk dhashay oo an ciyaarsinayo ayan arkaa xitaa aabo Kuma riyodo asna wo dhintay Lakin anigo yar aheed

  • @mohmedshukrishukri9122
    @mohmedshukrishukri9122 Год назад

    Sheikh hooyadey anigo war ayey dhimatii. Malinti war ka ligaro habeenki ayey riyo igu imani jirti mar kasto

  • @shamocabdicalishamsocabdicali
    @shamocabdicalishamsocabdicali 6 месяцев назад

    Shiikh waxaan ku riyoode qof baa ii imaanaayo wuxuu igu leeyahay hooyadaa wee dhimaneesaa markaas waan soo baxaa hooyo meel joogto baan utagayaa markaas anoo ooynaayo baan dhahaa hooyo waad dhimaneesaa markas hooyo waxee igu dhehee haduu waqtigeega soo dhamaado waan dhimaa markaa hurdada kasoo kace waxaan is arke anoo ilin iga socoto marka shiikow riyadaan iisoo fasir bal

  • @Hanaan-d9o
    @Hanaan-d9o 3 месяца назад

    Sheikh wxn ku riyoday in badan anigo hooyo noqday xaas na ma

  • @AsmaIsmail-j3r
    @AsmaIsmail-j3r 8 дней назад

    Amin

  • @SHIISMYLOVE-sr7qp
    @SHIISMYLOVE-sr7qp Год назад

    Shiq waxan ku riyoday anigo faras gaduudan saaran waxaa na ila saarneed faraska gabar aanan garaneyn tima heedana wey furnaayen gaduudna qafiif ah wey ahaa yen faraskana iyada waday shiiq ii soo fisir riyadas Allah haku sharfo 😊

  • @nimconuura3393
    @nimconuura3393 11 месяцев назад +1

    Shekh Aabahay mudo 6 sano laga joogo ayuu mootan yahay.
    Mrka wxn ku riyoon jiray isagoo nool inuu dhintay mrka mudo kadibna wuu dhintay 😢 inader mrka anigu shakhsiyan riyooyinkan ku riyoodaa way rumowdaa 🥹 eh shekhow hdana hooyo oo dhimatay ayan ku riyooday mxaa xala deeh 😵‍💫

  • @DahawoMaxamed
    @DahawoMaxamed 11 месяцев назад

    Hooyadeey ayaa iga caraysan kadib waxaan kuriyooday ayadoo iiwanaagsan oo hadana ii farax san maxaa lagu fasiraa iisoo jawaab shiiq magacayguna waa dahabo❤❤❤❤❤

  • @sarifmohiamuntadarchannel5354
    @sarifmohiamuntadarchannel5354 Год назад

    Shiekh jazyakalahu kheyran.
    Shiekh xaaskeyga waxa ay ku riyootay anigoo folanayo oo ilmo dhalaya maxee tahay micnaha riyadas

  • @DekiyahIsmail
    @DekiyahIsmail 6 месяцев назад

    Asc sheikh waxankuriyodey anigoo magaaladiihore kulaabtey kadibna darisgeygii hore abandoned kadibna waxan arkey dariskii omeshey daganayeen dhiir kabaxdey onlagaraneynin kadibnay wan oyey sihoose kadibna waxan hoos ulahaa Alle xasuusbadanaa kadibna wankasobaxay anigoo murugeysan

  • @AyaanCabdinasir
    @AyaanCabdinasir 6 месяцев назад

    Asc shiikh markasta hooyaday oo dhimatay ayaan ku riyoodaa mararka qaar Riyadh dhexdeeda ayey igu waanisaa

  • @ciisemaxamuud1883
    @ciisemaxamuud1883 6 месяцев назад +1

    SH. Waxaa kuriyooday hooyaday marhore igadhimatay oo iisolabatay oo idhahday waa guursanaysaa wayna igatagtay iifasir SH.😢😢

  • @farxiyosabriye6845
    @farxiyosabriye6845 2 года назад +1

    Asc sheekh hoyadee dhamatay ayaa ku riyooday ayadoo mar kale dhimanesa

  • @XamdaXubbi
    @XamdaXubbi Год назад

    Asc sheekh alle haku barakeeyo waxaan 2qof ayaa kuriyooday hooyaday oo qurux badan lkn aradan oon dharfcn xirnayn shugran jwb hadad aragto qoralkayga

  • @diyaadmaadker285
    @diyaadmaadker285 2 месяца назад

    Sheikhow waxa ku riyoodey aniga iyo hoooyadey aad iskugu ooynaayo😢😢

  • @Sihaamqurux-bt3vm
    @Sihaamqurux-bt3vm Год назад +2

    Aniga wxan kuriyoday hoyadey anoo lasocdo ladilayo 😢ilahayow riyada anva kuwaalan tagy ilahayow hoyadey nolol aan aheen malihiyee iidaa cimri dheerna iisii ilahayow hoyadey wnjeclehee😢😊

  • @farxanxusen-i1q
    @farxanxusen-i1q 2 месяца назад

    shiqow meel aan kala so xiriro wye xalay wxaa ku riyoday abahey io hoyadey oo dhimatay aniga aan oynayo o qof walbo iga foganayo😭😭😭🥹

  • @maymuunisxaaq5471
    @maymuunisxaaq5471 2 года назад +3

    shiqow waxan kuriyoday hoyadey l dhimata on dhahayo isug hooyo wan israceynaye Adnan waxsd dhimatay xanuu Anna wan ladalan dhacaye

    • @ubeydillaah2
      @ubeydillaah2 2 года назад

      Asc aniga ayaa kitabka ibnu kathiir ku firinaaya ee waa maxax riyada

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 года назад

      @@ubeydillaah2 wcs riyoyinka miyad fasirtaa wl

  • @CabdicasiisCabdirashiid-s2e
    @CabdicasiisCabdirashiid-s2e Год назад

    Asc sheikh wxn ku riyoodey aniga oo imtaxaanka shahaadiga ugu dhibco sareeya lkn sheikh 8 ayaan ahaa warqada waxaaa ku qorneyd waa ardeyga ugu dhibcaha sareeya markaa sheikh fasalka kumuuusan qorneyn xiligaaas 8 ayaan ahaaa markaaan riyadaaa ku riyoonayey hda form four ayàan ahay malgayaabaa in ay riyadaaasi hda ii rumoobi wn ku han weynaheee

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102 Месяц назад

    Ani waxaan ku riyoodaa hooyadeey oo dhimatay lkn wada joogno oon wada dhaqmeeyno yaa ii fisira

  • @QadroDaauud-d6y
    @QadroDaauud-d6y 7 месяцев назад

    Sheekh abahey waa noolyahay alx lkn xalay baan ku riyooday abahey oo dhintay girigena laga wada ooynayo 😢 shekh isoo fasir sanadii allaha ku geyee

  • @MaxamedCabdale-dw3jw
    @MaxamedCabdale-dw3jw Год назад

    Waxan kuriyodey warqad kuran ku qoran mana fahmin quranka warqadas ku qorna

  • @XasanAbuukar-u6y
    @XasanAbuukar-u6y Год назад

    Sheeq waxaan Ku riyooday hooyo oo dhimatay waana run weyna dhimatay Allah unaxriisto. Sheeq waxaan Ku weydinaya hooyo oo naaskeeda gacanta iiga miireyso kabacdi aan cawayo maxay tahay riyadaas. Iga jawab sheeq su'aasha qeer Allah Ku siyo

  • @faadimosiraaj
    @faadimosiraaj 2 месяца назад

    Aaamiiin yaaa raaabiiii😢

  • @Rukan-e2z
    @Rukan-e2z Год назад

    Waxaa kuryodey aniga iyo saxibadey oonla sinayo lacag cadedotahey 5riyaal sacudi markas kadib ayeyy waxeyigusodotay masyaris ooabris u ah waxaa uiga ganinii lugta mideg

  • @idilnuur1948
    @idilnuur1948 Год назад

    Hoyadey maxa ay kuriyotey hoyaded iyado umaleyseyso inaynoshahey okale ohadad dhimatey omelkuxiran o ay oyneyso odhaheyso hoyadey yaku xireyshekan markas waxa imadey marki ay usodhawatey wey dhaqdhaqaqdey waxa kaso dhaxbay sh .Alalla kubarakeyo inofasir

  • @FatuuxAadan
    @FatuuxAadan 3 месяца назад

    Anigoo hoyaday 15sano aan arkin malintii igu horeysay aan is argnay malinti kalena waay iga dhimaty qof iga nasiib xun miyaa dunida kunool 😢😢😢😢😢

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 7 месяцев назад +1

    M.a ❤❤

  • @raxmofaarax9669
    @raxmofaarax9669 Год назад

    sheekh waxan ku riyooday hooyaday oo dhimatay lkn meel qurux badan oo dabaqyo jogna lkn mesha aadba lo ilalinyy aan jognay dd badana wan la joogay hooyaday islaamo ayay la joogtay su al ayn waydiyy ah hooyada ayad u ekthy kumana eki wad iga qurux badanthy ima jwbin way iska amustay lkn inan mesha ka bxo malayn

  • @silalefilms1144
    @silalefilms1144 Год назад

    Mash allkubarkeyo

  • @RayaanAyaan-lm5fr
    @RayaanAyaan-lm5fr Год назад

    Sheek waxaan kuriyooday hooyaday oo dhimatay Riyada dhexdeeda oo caadi uncool hadda way nooshahay

  • @HaajiroAxmed
    @HaajiroAxmed 9 месяцев назад +1

    Hooyadey oo dhimatey oo ku riyoodey oo leh qolka salada iga dhiman

  • @haboncabdi9048
    @haboncabdi9048 2 года назад +3

    Asc shıkhow ıso jawaab pls. Waxan ku rıyooday hoyaday oo dhımatay. Hoyadayna way noshahay.

  • @MarwaMustafe-uk3ix
    @MarwaMustafe-uk3ix Год назад

    Sheekha waxan ku riyooday anigoo ooyay xataa markaan sookay waan ooyayay

  • @Bureeqadayibwarsame
    @Bureeqadayibwarsame 5 месяцев назад

    Sheekhan halkee lagala hadlaa

  • @mohamedguraye3735
    @mohamedguraye3735 3 месяца назад

    Waxankureyoday ayeuday odematay ayado laigidahay hoorayumademan haday haday dumatay

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 7 месяцев назад +1

    Allhu akbar ❤❤

  • @shiine1137
    @shiine1137 Год назад

    Waxa ku riyoday biyo iyo maas

  • @layloaxmed1926
    @layloaxmed1926 4 месяца назад

    Amiin

  • @omaradam-ii3dh
    @omaradam-ii3dh Год назад

    Asc cawa ayaan ku riyoodey hooyadey oo geeriyootay aad baan u ooyay dhanka bixid ayaan ujiifaye intaan sheydaanka iska naarey ayaan dhankii midig useexdey.
    Hooyana fiican baan ku ogahay isku meelna ma joogna bal taas fasiraadeeda iisheeg plz

    • @IkranAbdulahi-s3u
      @IkranAbdulahi-s3u 11 месяцев назад

      Wll anigba hda Ayaan ku riiyody ee wall plz iso jwb maxad la kulantay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 4 месяца назад

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @msslucky123
    @msslucky123 Год назад +3

    laba jeer ayaan ku riyoody hooyaday oo dhimatay ayadoo nool😢 ilaahow noo sahal😢😢

    • @deeqacabdalla2604
      @deeqacabdalla2604 Год назад

      Isku mid wlhi🥺🙄🤲

    • @PlackDiamond
      @PlackDiamond Год назад

      Sidookle 😢

    • @ambiyaa3631
      @ambiyaa3631 8 месяцев назад +1

      Wlh anigo lajifo ayan kuriyodey hoyo o dimaneyso kadib wan tabtey iney inoshy ayan arkey ilahow cimri uderey hoyoyinkena yarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @NacimomaxamedXasan-i7y
      @NacimomaxamedXasan-i7y 3 месяца назад

      Anba lawa mar kuriyoday marki udambeysi ano oyayo so kacay😢

    • @MariaHajjiAli
      @MariaHajjiAli 3 месяца назад

      Aniga wan kuriyodey yaa allah amuraha inoo fududey 😢

  • @abdisalamalasow
    @abdisalamalasow 10 месяцев назад +1

    Mashaa A

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 4 месяца назад

    Amen amen amen

  • @ShaaficiAhmed-vm5xb
    @ShaaficiAhmed-vm5xb Год назад +2

    Sheikhow 1year kadip kudawanaya pls iso jawab Waxa kuriyoodey anigo meherad haysta ayaa markaliya iskaga tagay anigo garanahayn melan usocdo Waxa racay bas baskii Waxa ila Saran inan dhalinyara marka laba Kursi oo iska so horjeda fadhina deed indhaha aad icasadey waayo Si axmaqnima ufirinayay kadip mar khaasa gadhigii xaware kusocda istagay anigu ded Waxa dhahay alla meheradaydii may xidhnayn iyo hadalo nocasa kadip dadkii way iqabten ninkii an aadka indhaha ugu gubayay quraan igu akhriyay markii tosey pls iso fasir😭😭

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 7 месяцев назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @Sundus724
    @Sundus724 11 месяцев назад

    Hooyo Allah ku naxristo 😢

  • @CumarkKhadar
    @CumarkKhadar Год назад +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @RayaanAliMohamed
    @RayaanAliMohamed Год назад

    Waxaan ku riyoodey hoyadey geerideeda iyadoo lajoogo aan anigana jimaac sameynaayo plz maxay noqoneysaa😢😢

  • @نوني-ز7ذ
    @نوني-ز7ذ 5 месяцев назад

    Aniga hada ayaan ku riyoodey hooyadey oo dhimatey hada ayaan riyada ku arkey anaga waan oynayey iyadana wey ila jooGtaa subxanallah 😢😢😢😢

    • @MariaHajjiAli
      @MariaHajjiAli 3 месяца назад

      Aniga sake salad subax kadib kuriyode 😢 hoyadey dhimaneso gariga medka lasarayo xitaa labo qof ahayen gariga medka lasarayo qofka kali maxasusto qofkoo ahaa😢

    • @نوني-ز7ذ
      @نوني-ز7ذ 3 месяца назад

      @MariaHajjiAli subxanallah iyada ma dhimaneyso Qofkale ayeey ku furmey

    • @MariaHajjiAli
      @MariaHajjiAli 3 месяца назад

      @@نوني-ز7ذ isla manta iridena gari kudilay nin an kasenin

    • @نوني-ز7ذ
      @نوني-ز7ذ 3 месяца назад

      Subxanallah

  • @saynabsiciid6544
    @saynabsiciid6544 Год назад

    Shekhow mar walpa aan Hoyaday ku riyoodo waxan arkaa ayadoo xanun san aan so bokhanayo ama ayado dhimatay😢 iso jawab

  • @rayaanbashiirdeheeye5363
    @rayaanbashiirdeheeye5363 2 года назад

    Sheekh Ii fasir hooyo oo marhore dhimaty oo iitimiday markaan waydiiyay man dhiman ayay igu tiri wayna faraxsanayd.

  • @MaryanCumar-rx3wb
    @MaryanCumar-rx3wb Год назад

    Aaammiin yaarabi

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 3 месяца назад

    Ii fair riyadan
    Waxaan ku riyoodey anoo dilaayo mas aaad u wayn oo iga cararaayo, Ana daba ordayo saan u dilo , marka diley Madaxa aan ka gooyey ayaa m.duuntiisa tiisa kasoo bixiyey wax ukun camal ah oo madow markasaa waxaan maqley hadal anan arkeyn cida I oraneysa, oo ileh War maxaad u dishey ukunta waa waxaa dunida oo idil ay ka ilaal saneysey, isla markiiba waxaa isla meeshii aan ku diley yimid mas kale isna waan diley anoo yabaan ayaan meesha isaga tagey .
    Riyadan ii fasir
    Rali noqo Salad madbaci ayaa hadaa iga dhacay hada waan hubiyey

  • @nuurcadde9267
    @nuurcadde9267 Год назад +1

    Amiiin

  • @faadumosiciid4148
    @faadumosiciid4148 Год назад

    Aamin❤

  • @Sahroaxmed-c9s
    @Sahroaxmed-c9s 9 месяцев назад

    Hooyadey oo geriyotay oo timaha ii dabeeso ku.riiyode. mxn ku fasira😢

  • @aishaabdi1325
    @aishaabdi1325 Год назад

    Ilahow hooyaday unaxariso😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AmiiraCali-dg7vc
    @AmiiraCali-dg7vc Год назад

    Hooyadey wxy dhimatey mudo fog kadib xalay ayn kuriyodey hooyo oo geed bilaa calena saran anah geedka ayn hoos tiisa ayn ka oyaye weliba saa id hooyo wejigeda cadho ayh kamuqatay

  • @CcasiisYuusuf-op4ed
    @CcasiisYuusuf-op4ed Год назад

    Asc

  • @nimcoabdullahi3560
    @nimcoabdullahi3560 2 года назад +3

    Salalaahu caleyhi wasalam 🥰

  • @Ykr-q5y
    @Ykr-q5y 9 месяцев назад

    Sheqow waxn ku riyoday xaly hoyadey oo shil Gari gashay 😢

  • @xafsaibrahim1473
    @xafsaibrahim1473 Год назад

    Shiikhoow Iisoo Fasir Wxaan ku Riyooday hooyaday oo dhimatay oo aan biyo La dhaaminaayo ooaan Dhunkanayo

    • @HaawoOsman
      @HaawoOsman Год назад

      Abyo anigana sidan cml ku riyodey hooyana wey dhimatey Mar wlbana waxa ku riyoda iyado an cano ama cunto siinayo

    • @HaawoOsman
      @HaawoOsman Год назад

      Abayo jawab ma heshay

  • @SayidAli-h5o
    @SayidAli-h5o 10 месяцев назад

    Hoyodey dimatay adn ku riyoday iyado iyado lacag isineysa 2 haben xirir aah maxa tahay riyadas

  • @نوني-ز7ذ
    @نوني-ز7ذ 5 месяцев назад +1

    Waa isla Riyadii wlhi hooyada marka kala dheertihin waa dhib ilahayow hooyadey meesha jooGo ikeen😢😢😢

  • @hashimaxamed
    @hashimaxamed Год назад

    Anigu waxan riyooday hooyo oo dhimatay😢😢😢

  • @jiijinuur6741
    @jiijinuur6741 Год назад +1

    Amiin ❤

  • @XaliimoMaxamed-w3e
    @XaliimoMaxamed-w3e 6 месяцев назад

    Allow hoyoday

  • @HaniJamac-d6m
    @HaniJamac-d6m 11 месяцев назад

    Hoyaded o naf baxeso ku riyody😢

  • @nimcoIdiris-r2g
    @nimcoIdiris-r2g Год назад

    Wxaan kuriyooday anoo meelbiyoleh jooga

  • @Nasteexo123-tv5pc
    @Nasteexo123-tv5pc Год назад

    Aniga waxan ku riyoday walashey oo dhimatay 🥺

  • @maxaboegalyre1218
    @maxaboegalyre1218 Год назад

    Shiikhaw riot hooyaday oo nol ayuu qof igu yiri hooyo wy dhimatay

  • @SayidAli-h5o
    @SayidAli-h5o 10 месяцев назад

    Hoyo dimatay adn ku riyoday iyado helib iyo baris e sineysa maxa tahay riyadas

  • @SalmaDagan-d4x
    @SalmaDagan-d4x 6 месяцев назад

    ❤😢😊

  • @shariinnuur3393
    @shariinnuur3393 2 года назад

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam

  • @najmacabdi1086
    @najmacabdi1086 Год назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Ahmed-lz8ob
    @Ahmed-lz8ob Год назад

    😢😢😢