Waaxso dhaan waax kale mahaan ee waa awooda Ilahaay iyo xasuusin qofka lasii xasuusinayo inusaan aduunkan qimo laheen oo aqiro tahay halka lagu wari dono laguma socdo alle ha no gargaro🤲 Ilahaay geerida iyo suuaalaha qabriga ha noo wada fududeyo qatumo wanagsan ha nagu dilo cadabuul qabri iyo cadabuul aqiro alle ha naga badbaadsho Ilahaay ayan ka magan galne 🤲
Aniga waxaa zaaid igu ah bilahaan dambe' ma gaari doontid bisha soo socota iyo cabsi fara badan oo ah Ineey geerideyda soo dhowdahay 'Habeenkii waxaan dhahaa beri beri waxaan dhahaa galabta illahayoow noo naxriiso🤕😔
Wlhi cabsida calamado ka mid ah sida wehel in aan rabo, in aan xasuus fiican isku arkay, mararka qaar marka seexdo ano sokacay indhihi kala haayo ayaan jirkeyga hal meel dhaqaajin karin dadka dhan walidinteyda walalahey wan la wadaagay ilahy qatumada ha ii suubiyo cimri dheer oo cibaado leh allah ha ina siiyo dhamaanteen ❤
Asc shekh wan idiinsalamay Waxn ku waydinaya su al Waxan aaaaad u raba jawabta inad isiiso insha alah ado raliya Gabadh aya rer aya aad u dhiibi jiiray Mel shaqo ah kadib wayka bukotay shaqadi wayba ka tagtay Kadib odaygi wuxuu yiiri Ilmaha dhalandona magaca halo bixiyo Wa lo bixiyay shekh marka magaca Malaysku dhiibatayn karaa Sifican igu jawabi shekh
Walhi intasba wan arkay walhi hada oohin iga socota hoyoday wax gabadha kaligay u jogo madidani gerida lkn hoyoday u walwalaya hdad commentigayga aragto iso duce 😢😢😢suradaha xita wanku riyoday bila awodna wan ahay
Jazakallah sheikh allaha noo naxariisto dhamantena allaha nagu kulmiyo janatul fardowso
Waaxso dhaan waax kale mahaan ee waa awooda Ilahaay iyo xasuusin qofka lasii xasuusinayo inusaan aduunkan qimo laheen oo aqiro tahay halka lagu wari dono laguma socdo alle ha no gargaro🤲
Ilahaay geerida iyo suuaalaha qabriga ha noo wada fududeyo qatumo wanagsan ha nagu dilo cadabuul qabri iyo cadabuul aqiro alle ha naga badbaadsho Ilahaay ayan ka magan galne 🤲
Amin ya rabii 🤲🤲🤲😭😭😭
Aamiin yaa rabi
Amiin amiin amiin 🤲
Amiin ya allah😢😢😢😢amin ya alla😢😢😢😢amin ya allah😢😢😢😢amiin ya allah😢😢😢😢😢
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Shaqow waryaa hanaga naxin Ilaahayow Cimri dheer na sii iyo cafimaad
Salalaahu calyhi wasalam illahayoow khaatumada khayr noogu khatim
laailaahailalaahu muxmedu Rasuululaahi salalaahu caleehi wasalam
Jazakalahu khr sheikh ilahey haku hafido
Masha allaah jazaaka allaahu kheer janatul firdowso allaha nagu wada kulmiyo
Sheqow xalay waxan kuriyoday kacbada o chiristian ama gala saa utaqanid ey lawaregen e iso firis qeyr Alllah hakusiye jazzakallahu qeyra
Laailaaha ilalaahu maxamadu rasululaah
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤
Waa fiican tahay inleys xasuusiyo aakhiro
Illheyo danbigeea nodhaf ilaheyo qulubtena kubeer naxriistada ilheyo qatumadena noo wanaji
Aamiin aamiin ya Rabi ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Allahayow anigo dunidan kumashqulsan haidili ☝️👉🏻💯👍✅🙏🏻
Mashaallah tabarakaallah jazakallah khyre
صل الله عليه وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Ilaahayoow i oofso adigoo iga raali ah
Aamiin sheekh khaatumo khayr.....
Mashaa Allah sheeq Shukran🥰🙏🙏🙏
Aamiin Aamiin jasakalaah kheyr!
Subxaan Allah Ilahayaw ha ino naxariisto aamiin aamiin
Bilo kahor halkan an joogo Gabadh baa wxay ku riyotay iyado fasal kujirta oo waxbaranaysa markasaa wxa lagu dhahay heblayoy waxbarashadadii way dhamaatay markaasay wxay ku tiri ii ogolaada inan sii wato waxbarashada markasaa lagu dhahay maya bugaagii waala laabay oo dib dambe wax ubaran maysid
Kadib dad ayay waydiisay riyadaas baan arkaye halay fasiro
Wxa logu fasiray waad dhimanaysaa waxbarashada kuu dhamaatay io buuga LA laabay waa noloshadii aduunyo🙄
Way dar-daarantay daymahas baa laygu leyahay ee ha layga bixiyo ayay gabadh ay asxab ahayen ku dhahday
Wayna dhimatay ma aysan xanuunsan xaafad somalida ka baxsan ayay keligeed deganayd 2maalin kadib ayaa maydkeeda laga helay qolkedii😥
Alle hau naxariisto🤲
Alle yaa raxma😭
Ilaahay ha unaxariisto😭🥺
@@um.sumeya1377 alla yarham😭 wadno xanuunka ma hore ayay ulahayd mise markaasu buu kusoo booday
@@um.sumeya1377 allah haw naxariisto
Illahay haw naxariisto
sheekh Mrkan Tukanayo Iyo Mrlan Howl Hayso wxn xasuusta Qiyamaha ama ku riyooda kadIPa Ilmo Aya Igah Timad anon OoYayn
لااله الا الله محمد رسول الله😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Asc mashallh Allha kubarakryo
MashaaMadhaalah.waaa khatraaaaaaysahraaaay qiimo badan iftiiiin dumar.5👋family.
Aniga waxaa zaaid igu ah bilahaan dambe' ma gaari doontid bisha soo socota iyo cabsi fara badan oo ah Ineey geerideyda soo dhowdahay 'Habeenkii waxaan dhahaa beri beri waxaan dhahaa galabta illahayoow noo naxriiso🤕😔
Wlllo taasi Waa xanuun iscilaaj
Xanuunka wuu ihaya imikadas lahaa manolanaýsid bisha Ramadan dhexdeeda dhimanaysa😢
Aniguba waan ku wareeray san u cabsanayay dhimasho iyo walwal baa igu furan anuga dhan dhimasho ban isku qufulay
Taasi waxa ay cadeen utahay in iimaankaga zaid yahay mar walba waxaa larabaa macaan gooyaha inaan ka fikirtid
Nasiin abdi ma nooshahay hadda wllshy haddii kale alle ha kuu naxariisto wlshy
(Aamiin)🤲
Amiin ya allah😢😢😢
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah Eid Mubarak🥰👍🙏🙏🥰❤
Shiikh jisaa,ka laah kheyrey
Amiiin
Amiin dhmnteen SCW
Allah hanoo naxariisto
War waxaaaas dadka kala tag dadbaaa waxaan run umalayn doona
Geeri qof la ogaysiinaayo ma jiro
Ben ma ahan walhi intuu dhintay muso noladay nin wax og u hadlaya yaab 😢😢
@@munaaden6712😂😂
Wlhi cabsida calamado ka mid ah sida wehel in aan rabo, in aan xasuus fiican isku arkay, mararka qaar marka seexdo ano sokacay indhihi kala haayo ayaan jirkeyga hal meel dhaqaajin karin dadka dhan walidinteyda walalahey wan la wadaagay ilahy qatumada ha ii suubiyo cimri dheer oo cibaado leh allah ha ina siiyo dhamaanteen ❤
Ma noshahy
@@Sakiaquruxwlhi ana is waydiinayay😢
Hada xaladad kawarn wll
@@IqroAbdifitah😂😂😂
Adi mano shahy😂
@@Sakiaqurux
Waa mahadsantahay Sheekh ✋♥️🌹
Allahu akbar
illahow khatumad khayr no gu khatim
صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢صل الله عليه وسلم😢😢😢😢😢😢
Allhu akpar alle hano naxriisto😔😔🤲
Aamiin yaa allah
Scw scw scw
Salallaahu caleyhi wasalam 😍 😍 😍
Lailaha illalahu muxamaxadu rasuululaahu
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Illahayow khaatumada khayr noogu khatin
Ma dhimty abayo😢
Rabiyow qatumada ii tosi 🤲🤲😥😥😥😥
Jisaa kumu lagu qayr shiikh
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💞💙
Waxa lagayaba commentigeyga inaad aqrinay so anigo aan nooleyn aad ayan u xanunsanaya iiso duceya walalkasta oo muslim ah
@@asalraacmedia allh ku cafyo ihey xanunkaga ilhey dembi dhaf allh kadhigp
@@asalraacmedia illlhy hku caaafio wlll ameen yaaa rabbi🤲🤲🤲
Allaha ku caafiyo wll
Alaha ku cafiyo cafimaad Tama alaha.ku siyo walalo
Allaah akbar ❤❤❤
Sallalaahu calayhi wasalam
Asc shekh wan idiinsalamay
Waxn ku waydinaya su al
Waxan aaaaad u raba jawabta inad isiiso insha alah ado raliya
Gabadh aya rer aya aad u dhiibi jiiray
Mel shaqo ah kadib wayka bukotay shaqadi wayba ka tagtay
Kadib odaygi wuxuu yiiri
Ilmaha dhalandona magaca halo bixiyo
Wa lo bixiyay shekh marka magaca
Malaysku dhiibatayn karaa
Sifican igu jawabi shekh
❤
Bes.dumaryaashu.
Aaamiin yaa rabbi👏
Asc shiikh ilhy haka rali noqodo waxanku riyoday anigo iyo gabar edady dhashay o warabe biraynayna o karinayna walashay waa xas anigu wali reer mayelan plz i fasir
Shiikhow ani wxn isku arkey inan aduunyo ka saahidaayo hdn 40beri kdb so jawaabi waayo iso duceeeya walalaheyga😭
Ma nooshahay
@@hodanheelo9365 manoosha hay aa kkkkk
@@amiincabdiaziz-kd2tm haaa 40 bari iga war haya uma jeedid
Halow
@@hodanheelo9365 abaayo
Ninkan sheekh isku sheega illaahay haso hadeeyo dadka wuu walaya sasbuu ku ridayaa acudu bilaah war illaahay kabaq
😂😂yaabnay
Wcs
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤
Csw scw scw scw scw
Ninkan harumaysanina waa macruuf
Filim cabsi ah ayaad nooshide sheikhow 😭😭😭
Mxaa cabsi-cabsi ah wll ma inla dhimanayo ayaa la hilmami karaa
Waaba in marwalba lays xasusiyaa
🤣🤣
Ma oshahay@@KhanYunis7
3 ama 4 ka mid ah wan arkay riyo iyo runba
Ubax budiste Wlshy ma nooshahay alle ha kuu naxariisto 🤲
@@SUHAYBJOKEF2021pk walaley hanga nixinin e so hadal hadad noshahay
5.
Rag iyo dumaar.
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Scw
❤😢
Walhi intasba wan arkay walhi hada oohin iga socota hoyoday wax gabadha kaligay u jogo madidani gerida lkn hoyoday u walwalaya hdad commentigayga aragto iso duce 😢😢😢suradaha xita wanku riyoday bila awodna wan ahay
Sidaa thy wll quraan isa saar 😢
😢 sidee thy hada ma nabad qabta
Setahay abyo
wll xld kwrn hada
@@happy_aliegeh251 abayo wa nolahay
Cabsi geeri ayaa liguriday markaas laabta cariiri inoqonaysa
Asc wll
Shekhow kalmada bayvbayvwashirki
Ilyaas cabdi cabdilaahi ina dhagayare😢
Wcs wrb
Sahraaaaaykhatraaaaaay.5
Sheekh badbaado dhilaa ku dhashee
Kalacayncaynba cayn.asww
Gabara saxb ahan jirney baa wexey dhihi jirtey hoyaded ani wan baxaa hoyo inan kula jogona wan jeclahy lkn ma awoodo gabdha hoyaded kaliged bey dhashy mamadana lambar siredka telkeeda xitaa mataqano qofna ma waca taqano markaasbey wexey dhahday gabadhu hoyo lambar sireedkaaga qof aan kuugu shego oo aad kukalsontahy iisheeg mamada wexey dhahday hoyo intee iga aade hoyo kaliga ban kudhalee gabdhiiba tiri anaba kaajecel hoyo inan kula jogo gabadhii lugaha bey culeys ka daremi jirtey beerkana wu xanuni jirey koly cagaarshow bey qabtey bari ama subag ido bey canjelo kudarsaty sey umatageysey isbital geyney ayado jifta oo falembo surantahy bey itiri hoyadedidiley lugaha gabadhu wey madobadene amey naftu kabaxday ani dhegahaa kulel iga baxay naxdin madaremayo inta naxay. Dr kiibaa usheegnay markaas buu yiri qaarka dambe naftaa kabaxday sad bey kudhimatay ilahey ha unaxariisto 😢😢😢😢😢😢
Sknidkgokjgkkmsssirfgi❤jdif😢😢😢
Aamiin 🤲
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
❤
Wcs
Scw scw scw
🥲🥲🥲🥲🥲🥲