1-walwal 2-xanuunka dhabarka. 3-caajis 4-hamansi iyo ilin badan.5- Culeys 6 - oohin 7-hilmam badan. 8-cabsi aakhiro. 9 cabsi 10- hurdo badan 11-in waxba qabsan. 12 jin in arko 13- calol barar 14- Lakin ka reeb qof ma guursanayo waxaa yeelay in u jin qabo so xasuusana! Qof rabo ma jiro in u jin qabo wa cayaadu billah! Lakin waad dhihi kartaa jinka ka Reebaya oo nacsiinaya ninke damacdo. Marku damco in u guursado.
Sh aniga riya i dhibtay farabadan lafta dhabarka meesha lagu fadhisto aad bay ii xanuunta hurdo iyo cajis badan waa leyahay sheekh xage laga hela maraykan ma imanaysa
Sh aniga waxan leyahay caajis fara badan subaxaa cajiso indhaha makala qaaadi karo hurdo korkane wuu i xanuunaa markaa baritàn guuud sameyane waxa leyleeyahay waxad qabto ma jiraaan haba yarateee shiqow korxanunka iyo cajiska dirada badan noo sheeg cilaajgeda
shiikh ceyduruus jirkaas laga nuuxsanayo wan isku arkaa iyo dhabarka oo ixanuuna ifishina ma qabo cajisne wan qaba waliba saa I'd ah mar mar wan iska oyaa anoo qofba wax iga haleyn
sheikh wadnaha agtiisa naaska bidix aya i xanunaya labada gacmood iyo sheikhow dhinaca bidix ila wajiga geeska bidixa i xanuna mida kale sheikhow doctor wadno tagay waxna kuma hayan i dhahy hadana doctor kale u socda oo mri ban raba inan galo cabsidayda wa to much wan iska cishoon
Asc sheeq jirka dhan wa idibaxada cajis fara bdn iyo dal wa isku arka waxa kale oo haabeen habenda ka mid ah waxa idhibtay naaag ila dagan guriga riyo ayey igu iimaday .wali ayadoo rabto xuman igu sameyso nag diris aa nahay sidii rag camal damacado maxa keeeni garo sheqi maxa la dhehi kara
Asc wll caydaruus nin ba ika hari la sixir bu iku dhibay Malin kasdo Quran sixirka la ika fura hadana wuu so celiya waxana ahay hooyo laqabo ilmo leh ningega safar bu jira 3 sano wuu Iman la yahay ninka saxirka somaliya joga anikana kenyo Wana dhibnhy gurigega buq wuu ka bixi la yahay
Sheikh anigu wan isku akhriyay ayadihi quranka aha ee biyaha lagu tufayay balse waxa calamada iskuma arag lakin waxan ku riyoday ano hunqacaya waxa oraja markana waxa layi igu yidhi wakuwa kaso baxay maxay tahay wa riyo lakin markan dhamayistay sidexdi cisho
+254722552311 sheikh caydaruus
Asc mahadsanid shiikh
Somali Ruqyah Tv asc sheikh Jazaka laah Kheyr dadaarka aad noo heyso Waxaan kaa codsanayaa in aad balan ii sameeso bisha 8 daad waxaan imaanaya Nairobi adiga dartaa mudo 9 sano xanuunsanayaa ee ilasoo xiriir please ticket in aan jarto rabaa please
@@munamaxamud8032 hye walal wn kudiwaan galinaynaa
Wall suaalo ayaan islahaa aad waydiisiye hadda lacag uma hayo tababarka sorry ma halkii layska diiwaan galinayaaa halkani
Somali Ruqyah Tv sh khoiow sacuudiga matimaadaa eedo iisoo jawaaab alaha kuxaafido yaarab
Yaa Rabi ilkaheyga wey sii burburayaan anigoo wali yar xanuun joogda ah iyo goose xanuun daran 😢😢 40qofood ducadooda waa la aqbalaa ee isoo duceeya muslimeynta walaalaheyga
Ilahay ha ku gar garo😢😢😢😢
Wlhi anay ihaysta dhibtaas dhan il xasad iyo jinkaas xamila ahay xoga sidii hore waa dhama alxmdulih Quran baa lay saray oo aqrisata Waan dhagaysta adkarta Waan qarisay alah ha inaga saro aniga iyo umada xanuunsan ba amiiin yarabi
Amin Amin abyo
Cimriga iyo caafimaadka rabow kuu dheereee caydaruus intaba waan leeyahay sheekh😥
1-walwal 2-xanuunka dhabarka. 3-caajis 4-hamansi iyo ilin badan.5- Culeys 6 - oohin 7-hilmam badan. 8-cabsi aakhiro. 9 cabsi 10- hurdo badan 11-in waxba qabsan. 12 jin in arko 13- calol barar 14-
Lakin ka reeb qof ma guursanayo waxaa yeelay in u jin qabo so xasuusana! Qof rabo ma jiro in u jin qabo wa cayaadu billah!
Lakin waad dhihi kartaa jinka ka Reebaya oo nacsiinaya ninke damacdo. Marku damco in u guursado.
@Hawa Ibrahim Wllo qli jinkaad aragto siduu u eeg yahay ??
Ma sha allah alle haku barakeyo sheikh shugran
Sh ceydarus waxan isku arkaa inuu idibaxinayo jismiga mar gacanta marna meel kamid ah jismiga waxas majinbaa rabi ha iiga dulqado aniga iyo inta xanunsaneyso marwalbo waxan dhageystaa ruqyadada jazaakal laahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍
Walaal hada seeka noqoty
jazakallahu khayr sheekh ceydaruus
masha allh sheik cimri dheer io cafimaad iyo ciwaado suuban daain haku siiyo jasakallh
jazakalaah khyr sheikh
Masha allah walal qaaliya khayrka alle ha inagu anfaco
allaah hakubarakeeyo sheikh calamadan wax badan ayan isku arky
جزاك الله خيرا شيخ عيذرؤز
Wlhi beenkumasheegin shiiq dhawar xanuun iyo wadnaqaraac iyo jirka oo idibaaxsho iyo hilmaansho iyo hamaanso wlhi xaqiiqda ayaadkahadashay li ana inaad ogtahay xanuunka ihaayo cabsi joogta ah iyo waax kuriyoodaa waxdhimahaayo lkn ani jin iyo ilba lawada ba weeyhaayaan ee isooduceey in ilaah igasaaro aniga iyo dhamaan muslimiinta xanuunsan shukran sheeq
Sheikh nairobi gormaa imaaanee
Anigu calamada oo dhan wanqaba lakin anigu qurbaha ayan kunolahaye cilajin maheli Kari ilahaye ha icafiyo aniga iyo inta xanunkan hayo isoduceyo
جزاك الله خير
ماشاء لله شيخنا ربي يوفقك يا رب العالمين
Mahada sani shekhe cali daruusu Allah haku xafido
Shekh jazaaka Allah khairan
Mansha Allah shiekh illahay hakaa ajar siiyo
Asc sheekh maashaa allah allaah hakubarakeeyo mawduuc wanaagsan bad kahadashay calaamadahan qaarbadan badanban isku arkay
Sheikh aniga 3 bari ayan isku aqriye quranki iyo biyihi wanba kadaray gubasho wan olaley iyo xanuun wanba sexan waye subxanalah
Sh aniga riya i dhibtay farabadan lafta dhabarka meesha lagu fadhisto aad bay ii xanuunta hurdo iyo cajis badan waa leyahay sheekh xage laga hela maraykan ma imanaysa
Sheekh alle miisaanka xasanaadka hakuugudaro
Sheekh intaba waan leeyahay
Umu yacquub yaqub abaayo anaa kula mida habeen hadii lagaaro geeri unbaa kabaqaa
Sh aniga waxan leyahay caajis fara badan subaxaa cajiso indhaha makala qaaadi karo hurdo korkane wuu i xanuunaa markaa baritàn guuud sameyane waxa leyleeyahay waxad qabto ma jiraaan haba yarateee shiqow korxanunka iyo cajiska dirada badan noo sheeg cilaajgeda
Jaskum allah waa khayr shiikh
Shk can get these daawa from Uganda
Shekh qey alle hakusiiyo
Sheikh waxaas jirka nuux nuux sanaya ani idhibay walhi nolosha uu inacsiiyey iyo riyooyinka Subxaan Allaah
Armaando Omar ambo sidoo kale , my whole body used to twitch now is less more
Armaando Omar abyo ani xata jirka I bodbodo
Sheekh nambarka sidey ku hela isheq pliz
Asc ilahay haku barkeeyo
Maashaallah Sheikh jizaakalah khayr
Masha allh illaah haku xafido akhii lkn goormaad mogadisho imaanee akhii lkn maxaad o qori la.dihiin RUQIYA SHIRCIYA
Rabow waxan ahey Adoon
Sheekh aniga qof anigo jiif oo so jeeda ii imada
Lkn waan awoodi waay in an dhaqdhaaqa
Wa lii taagay
Madaxeeda ayuu fadiistay
Dhanka midig ayaa gacanta
Keeyga Mari
Gacanta waxaan KU qayasay
Gacan cunug yar oo buuran
Tusaala 2 jir ilaa 4 jir
Manzha Allah sheekh
shiikh ceyduruus jirkaas laga nuuxsanayo wan isku arkaa iyo dhabarka oo ixanuuna ifishina ma qabo cajisne wan qaba waliba saa I'd ah mar mar wan iska oyaa anoo qofba wax iga haleyn
Shiiq calamadahs wan leyhy kow jir dibxa 2 hurdd faraha bdn dareenka dhimashada cajiska iyo xanunka ziiba yomul jimca
Allaha ku xafido shiiq
Sheekh baqasho ayn leyhy
Calmadahn 7 ayan leyahy sheekh illhay cafimad tama han siyo
Calaamadan badankood waan isku arkay telkaaga ii sheeg
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخ
Ma,anaa iga hadleesaa shekhow😭😭😭😭
Alla sheekh anaawaxaasoo dhan dareemaya
Amiin amiin insha allah
Amiin
sheeq allha ku xafido ani il xasid baa ihayso waxa shegeyso wan isku arkey
Shekh caydarus Isha bidixda Aya idhaqdhqado emaxetahy
shiekh 3 bari ayaan sidaa igu tiri sameeyey waxaan isku arkay calool xanuun,hebeen iyo maalin waxaana ila hadlaya jinn waxaana ku riyooday 2 riyo oo xun
riyada 1aad waxaan ku riyooday wax u eg abeesooyin iyo masas maaqaane oo madaxayga isku kay laalaabey
riyada 2aadna aniga oo dagaal ku jira oo lay soo wareeray waxaana arkay wiil aan walaalo aan nahay oo ii hiiliyey markii dambe
Sheikh laga xiriri kara
Sheikh calamdaha aad shegty badankodah wan. Leyahy halkeen kalazoh xidhiidhah
حياك الله شيخ عيدروس
Alaha kubarakeyo shiqow
Allh hku xifdiyo
Waaba yaaban waa xauuna ihaya caloosha iyo boka inat wax fadhiyaan caaji badan baa i haya dadka oo dhan waa nacay
Walo kula mid ahay waa iska xanaaqaa
Sheq wlhi mar kasta waan dhcaa
Calamadaha qaarbadan waanleyhy
Masha allah
Asc shiiq aniga wxn isku
Arka jirko inu idubaxasho
Iyo riyo nin imanayo
Iyo ilowsho bdn
Sheeqow waxaan qabaa weel 4 jir 2 jir markuu ahaa wuu hadlaayay hada waa 4jir mana hadlaayo maa
Sheekh 18ka calaamadood ee aad sheegtay 9 kamida ayaan isku arkay inbadan waxaan kaloo isku arkay markaan seexanrabo ee aan indhaha isku qabsado inaa arkayo wax hortayda maraaya ama ihortaagan oomadoow markaan indha kalafurana waxba ilamajoogaan hadana marlabaad markaan isku qabto wixii hore wax aan ahayn ookaduwan baan arkayaa sheekh waxaan kaloo leeyahay aydin farabadan oo iga qabanaysa feeraha iyo garbaha oo lamoodo in xoog la iijiidaayo marka maxaan iskaga daaweeyaa sheekh
wcswbwr brother allahow kubaraakeeyo
sheikh wadnaha agtiisa naaska bidix aya i xanunaya labada gacmood iyo sheikhow dhinaca bidix ila wajiga geeska bidixa i xanuna mida kale sheikhow doctor wadno tagay waxna kuma hayan i dhahy hadana doctor kale u socda oo mri ban raba inan galo cabsidayda wa to much wan iska cishoon
Apaayo dr adoona utagin ruquyah dhageeso iyo qur`anka suratu baqra iyo kahf iyo dah iyo falaq bis dhageeso wad ka ficnanene i.a
hesahana iska yaree
Ani adi isku mid nahay 2 Doctor tage Mel Ku xanuuneso maleh lee dhahay
Geedka gobka dawakhada ayan ku dharemeyna
Alla aniga maalinta jimcaha leeba dhageystaa heesaha maalmahakale wan awoda ina Quran dhagesto cajiib
Marsha allah sheikh
Isha maa sababto 😳 aniga waxan jecelhy inaan ooyo😭 markaan ooyana waxaan dareemaa nafis
Ragga badn iska aaday aadan rabin misa ku rabo aad u shee keey neeso iskaday
Asc sheeq jirka dhan wa idibaxada cajis fara bdn iyo dal wa isku arka waxa kale oo haabeen habenda ka mid ah waxa idhibtay naaag ila dagan guriga riyo ayey igu iimaday .wali ayadoo rabto xuman igu sameyso nag diris aa nahay sidii rag camal damacado maxa keeeni garo sheqi maxa la dhehi kara
shiiqow maku aqrinkaraa qoraalka kale ee ku qoran een eheyn afcarabiga
Lakin goormad soo gashaa live ka wll
Alshifa muqdisho maku talaa shekh
Jizaakalahu kheyr shiikh maxaa ladhihikara qofki markow rabo inuu ruqiyada dhegeeysto hurdaaya asagoon quraanki dhameeysan
Asc wll caydaruus nin ba ika hari la sixir bu iku dhibay Malin kasdo Quran sixirka la ika fura hadana wuu so celiya waxana ahay hooyo laqabo ilmo leh ningega safar bu jira 3 sano wuu Iman la yahay ninka saxirka somaliya joga anikana kenyo Wana dhibnhy gurigega buq wuu ka bixi la yahay
sheeq wlhi waxa shegeyso wa isku arkey alla runbadanida allw ku xafid
M.a
Asc sheeq xanunkan wan isku arkay aniga weli mudo ayu ihaya
Shiq Somali ajoga
Shiiqow jinka markoo haayo qof ka sixirka ma ka cabsadaa oo Aayadaha zixirka dhageysigeda jwb
Alle haku xafido
Mansha allah
❤❤❤❤❤❤
Masha allah xafidullah
Inteee numberka laga helayaa sheekh allah ha ku barakeeyo shukran
Asc sheeq ceyduus yare habo umada soomaliyeed wax baden ayad utartey Allah no ka xifdiyo
caleenta gobka ma lacabaya sheekh
Wlhi wa run
Asc hawo WA ku saalamey aniiga hadanan jogin maxan saemenay
Maxa samena isheg
Asc shiikh aniga ayaa rabo lkn Kenya ma joogo ingariiska baan joogaa caruurta ayaan u rabay
اللهم امين يارب العالين
Shiiqoow anoo jiifa ayaa waxa iisoo raacdeysana naak iyo niman kagaagawan
Djibouti
Asc Shiiq ceydaruus aniga waxaan isku arkaa dhabar xanuun riyo cabsi ah dagaal habeenkii markaan hurdo waxaan Kaloo arkaa habeenkii guri ayaan raadinaa oo antagaa dadaan aqaan ayaan ku arkaa waxaan modaa inaa ley agtaagan yahay markaan kaligey Joogo mel Inleygu Wareegsanaayo ookale habeenkii banaan ka waan kacabsanaa waxii cishaha kadambeeyo waxaan dareema walagu agtaagan yahay waalagu dili Rabaa sidoo kale dhimashada ayaa niyada iga taagan oowan kacabsanaa habeen kii ayeey igusoo dhacaan Waxna maqabsan karo oowaan Iska daalanahay ma aqaan melan kadaalanahay madaxa wuu ixanuuna shiiq isoo jawab dhiibkaa ayaa iheysto
Xagan iska diiwan galinaa shiqow jwab
Sheikh anigu wan isku akhriyay ayadihi quranka aha ee biyaha lagu tufayay balse waxa calamada iskuma arag lakin waxan ku riyoday ano hunqacaya waxa oraja markana waxa layi igu yidhi wakuwa kaso baxay maxay tahay wa riyo lakin markan dhamayistay sidexdi cisho
Àsc
Dadka ha waalin jinni ku haayo ogaaw kulahaa war dadka niyada haka dilin walaaloow
Wlal dadka wakala cilmi badanyihn. Eebba ku irsaaqay cilmi
Alxamdullilah
Maxaaa u daawaaa markaaa sheeekh
6 kamida ayaan izku arkay waxaaba igu daraN ka cabzazhada geerida wadna xanuuN 😭
side abayo iisheg
Abyo hayaad setahey hada