Mashallah sheikh ilahay ha ku barkeyo your ruqyah always work mashallah i went to sleep listening to it woke up trowing up i will keep repeating it. Jazakallah kayra sheikh.
Horta sheikh allaha kaa abaal mariyo waan dhageystaa tan isha aa iigu daran markaan daarto waan hurdaaa waxaan ubahnaa ruquyada madaxa noo soo gali alle haka abaal mariyeee
اللهم لك حمد وشكر جزاك الله الف خير ياشيخ عيدروس والله اني حلمت اني ارى ان جني حبسو في جسمي وكان احد يقول لي ان ساحر فعل بك هذا في جسمي والله العظيم واعرف هذا شخص حسبي الله ونعم الوكيل عليهم
Kayga xabsi ku jira umalayna inta sheekh u tagay ma tirin karo sheekh malmaha qaar noloshayda waxan ka dhiga in aan tukanayo iyo in aan qur aan dhagaysanayo iyo in aan akhrinayo walina ma cafimadin alxm markasta alle xafimad ka rajaynaya iyo in aan maalin uu waxa iga saaro cid kale oo iga saari karta ma jirto alle shibir khayr qabo hayso diro
Shiiq alla dartiis ugu so jawaab waxaa ku dinaaa waswas dhanka diinta ooo aad uxun maskaxda iga furan siiba xiliga salada alle iyo diinta loo gafaa caay alle tartiiis igu so lawaaab manta waa maalin aduuun walaalkay hadaa fariintayda argto wayay
Sheekh wareer ba idhibay in laba bilooda dhakhtarna wa tagaya dhigayga wa cadi maleeyahay jinku iyo culays waxa modaya ina wa lanayo dhecanada maskaxda waa lay baray waxba kuma hayo lay dhahay😢
Walkayy ayah 2023ki bish 12 wax lo dirayy dalka qadar wax kalen loma kaynin e balwada ayuu si xun u isticman dhigisa iyo balwadasin isma qadi karan dalki 2034 bish 8 ka yimid rag bay isku dhacen marku noyimid inanki o is badalyy o dadki laynya ha uku darndan labadisa walid😢 dawo dhakhtarku so diyo wa sun bu ku odhnya cid ma ogola balwadi mu daynin hadad balwad sini weydo u ku dilya hadu balwad so cuno u ku dilya😢 walidki ma argi karo wa inan yar o 20 jir ah iso duceya ilhayba ka gaxayn kara walidkin u sikhiri kara walhi markad argo ada naxayah 40 qof ducdoa wa la aqbal si niyad ah ikuso duceya😢
Fadlan subscribe saaro sidookale like saar hoos waxaas nala wadaagtaa ruqyada uu alle kugu shaafiyo mahadsanid wll
INSHA ALLAAH
Asc shekh wil yar oo lawa bil dalan Aya IGA xanunsan xanunka wukudashe madhaxa sobarare gonka sobarare jirkisa daaan wuis atkeyni gacmaha lugaha adheg ayu kadigi nas masinugayo wusuhi Malin walbo iyo hawen walbo mark shekh cunuga xanunkisa igasohadhal Allah Aya wax cafiye shukran wll
@@fartunaden9708 by by my no see
By see
illahay hanagucaafiyo adna qayr allaha kusiiyo shiiiq
Ilahay cimri dheer iyo cibada fican haku siyo mahadsanid sheikh ilahay cafimad badan hanasiyo❤
Oma
Ilaahow nagu cafi anaga iyo inta xanunsan 😢🤲🤲🤲🙏
❤ASC wallaal Inshallah Allah hanagu caafiyo adiigana xasanaad alle dembigada iyo kii waalid kada iyo dhaman mumininta inshallah mustajaaba aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظه ilahay ha ku barkeyo angu waxan aad iyo aad ugu faiday Ruqiyada aad so geeliso waxan dhegaysanay ilaa 20019kii hada waxan istiimalay Tadmritii سبحان الله waxa laa arkay mahaa waxa istimalikara qof qof ka teegay oo gooan adag qatay 😢
Abayo tadmariti maxa la dhaha
Wll bal nosheeg waxaa aad isticmashay
Mnsha Allah tarbka jaasakalha a khar
Allah ha ku barkeeyo sheekh Ruqiyada waan ku famidaaday Allah Jane ha ku geeyo
Sheekh adigu iyo waalidkgaag
Masha allah ilahay khayr haku siiyo sheikh ruqiyada cilmiga qofka ka xidhan ama maskaxda xidhan waka sugayna insha allah ❤
Mashallah sheikh ilahay ha ku barkeyo your ruqyah always work mashallah i went to sleep listening to it woke up trowing up i will keep repeating it. Jazakallah kayra sheikh.
Allah ka raali noqdo sheikh caydurus qlpiga kaga duceya allah igu caafiyo wan jogtenaya i.allah
Asc shekh ceydaruus mahadsanid mudo 2sano aya cules bdn isarnay marka qurankaga dhagestay wa cafimaday alx waiska dareema ruqiyàda jinka cashaqa 2years khor so dhigtay dhagestay alx Allah mahadleh jazakallah
Alle haku barakeeyo, waad iga farxeysey, waan joogteynaya.
Allaha kaa faarxiyo
Aamiin walaal @@sheikhcaydaruus
Maashaa Allaah Al
Allaah haku xifdiyo Allaah hakuu dambi dhaafo
Jazakallah kheir my favourite sheikh 😊
Horta sheikh allaha kaa abaal mariyo waan dhageystaa tan isha aa iigu daran markaan daarto waan hurdaaa waxaan ubahnaa ruquyada madaxa noo soo gali alle haka abaal mariyeee
😭😭🇯🇴
Mashallah ee wallaal isdeji intaan iimaanso ee quraanka badso intaad awodo inshallah waaiga talo❤
Sheqaw aayadahaan fatxiga ah nasriga ah so badi saameyn badan ayay igu yeesheen
❤❤❤
MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah MashaAllah thank you 😢❤❤❤❤❤❤
Mnshallah ❤❤ waaan ku fcndaay Alx 😢 Alx madaxaa xaanuun
Marsha alaah
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Sheekh allaha kubarakeeyo ruqyada xanuun xabadka iyo koosaska ixanuuna iyo garbage allaha nugucafiyo adigana ilaahay ajar xakusiiyo
Barakallaah Sheikh Caydaruus
M.a sh jasadaada jana fardoowso haka dhigo allahuma aamiin aamiin 🤲🤲
Mashallah sheikh Alllahu Ku xifdiyo
Jazaaka laahu qeer yaa sheeq alaah yaxdadak 🙏🏼🙏🏼
ASC. Sh. Drs. Duco. Aan. Dhamaan. Baanu. Ku. Soo. Diiraanay. Allh I’m. Amiin. Amiin. Amiin
Maanshaa allaah sheekh ceyduruus allaha ku cifdiyo allaha ku barakeeyo aduun iyo aaqiro
Masha allaah ilaahy haku xafido sheekh caydarus
Masha allha Allha ku barkeyo shiikh
Asc shekh caydarus jasakalaah ruqyadada wanku xanunsada wana wadaa insha allah ee dawada tadmiir Nairobi meel lagahelo nosheg shekh wada cuqad iyo guntiimo ayaan ahay e 😢😢😢😢😢
الله يحفظك ويسعدك ويوفقك ياشيخ
mashaalaah.alaah.hakubarakeey.shekh.ceydaruus
Masha allah allaha ku xafido shekh ceyduruus ❤
Jizakallahu qayr Sh caydurus🙏
جزاك الله خيرا شيخنا
السلام علیکم!
جزاک اللہ خیرا Noshad
Masha allah tabaarakallah wlhi waad iga farxisay sheq marwalbo inaa kudhaha doona noo sogali hadana waxad muuda afka inle qabanayo qof xanuunsana waxan kaga naxshay biyo qaboow oo tahliil kujiran masha allah qoftii 13 sano dhibaneed wey caafimaaday anigo dhiban oo aad udhiban aya hoyo xarunta ikeenty waxa dhabarka igahesto wax hadlayo maaha dawo badan io dadal badan io toobin 5 malin waxa isiisay tadmiir indhaha markan iskuwabto waxan arkaye shayaadiin badan gubanayo alxmdulilaah lkn waxban dareema hada ilahey waxan kabarya inoo cadow kaaxijabo sheq ceydaruus
Tadmiir maxaa weeye
@@Xoggaar waa dawo cajiib ah oo masha allah ah qof qatay aya kahadli kara
Daawaduu sheekhu dadka siiyo
ASC. Sh. Allh. Ku. Xaafiidi. Isha. Allh. Thank. You. Amiin.
❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allaah ❤❤❤❤❤
Shukran ❤❤❤❤❤
اللهم لك حمد وشكر جزاك الله الف خير ياشيخ عيدروس والله اني حلمت اني ارى ان جني حبسو في جسمي وكان احد يقول لي ان ساحر فعل بك هذا في جسمي والله العظيم واعرف هذا شخص حسبي الله ونعم الوكيل عليهم
اللهم لك الحمد والشكر
.😊😊😊😊adan weli
@@sheikhcaydaruus
❤❤❤❤❤❤❤
Ma shallah sheykh cayduruus❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗
Jazaka Allah qeyr
Jazakallh sheikh
😭😭markasta oo aan quran dhagaysto Xanun ayan dareema😭😭
Mshallah ❤❤❤ 🤲🤲 Amiin ya Allah
❤ AS SALAM ALAYKUM BISMIALLAH AAMIN ALLAH AKBAR AAMIN
Shekh khayr alle ha ku siyo ❤
Jasakumullahu khayra
Allaha ku xifdiyo sheeq Allaha ku barakeeyo
Thanks sheikh
Sheikh hoyaday macan iga xanuunsa igu so ducay
ILLAAHAYOOW CAAFI HOOYO MACN YAA ALAAH YAA ALAAH YAA ALAAH
Shiekh caydarus ilaahay aduun iyo Aakhiraba haku xifdiyo adiga iyo ehlgaaga ❤ anon rajo lahayn ayaan bilabay dhigaysiga ruqyoyinkaga alx wlhi nafis baa dareemaya iyo inaya waxa jirkayaga haysta ay dhamaanayan idanka ilaahay, shiekh waxaan dhagaystaa ruqyoyinka sixirka iyo jinka markaan dhagysanayo waxaa ii uraya qurun intay dhagah igu jirto sanka dhex diisa Ayaan culays ka dareema markaa sheikh caydarus urukaas maxaa weeye ilaahay haku barakeeye isheg
Ok
Abayo se lagu hayay😢
Qeyr allaha ku siiyo
Asc sheikh allaha ku xifdiyo
Ameen MashaAllaha 🤲 🤲 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🤲Mohmmed Alyas Khan mother naseer bugem Mohmmed sayaf Khan Mohmmed ishtiq khan Mohmmed Ashfaq Khan Mohmmed shakoor khan Mohmmed Rashid Khan Mohmmed Rehanyan Khan Mohmmed himaza Khan
Alhamdulillah
Shigran caydaruys
Asc jazzakallah kheir sheikh
Asc machallah jisacalakeir hno
Masha allah
Allaha Ku xafido
Alan. Kubarkeeyo. Sheekh. Aydruuus. Hrgysa. Ma jogtaaaa.
Haa
Jasakalah qeyr fajasaa
Ajar badan allaha ka siiyo
Sheekh isha cilmiga barashadiisa diidan noso geli
Sheikh ruqyahda jiin cashaqa no sodob inchallah
Way kujirtaa chanell ka wll
❤❤❤❤❤
Mahadsanid
Make Allah bless you
ruqyadan jirkeyga dhan ayee dhaqdhaqajisay ilahey ha igu cafiyo 😢
Illaah haku cafiyo sis
Aaamiin@@ilhanoma24
Alle haku barkeyo
Jasaakallaah wajasaa hada bil baanku xidhanahay channel ka waxaa itaabatay ruqiyada jinka caashaqa waan badsaday dhagaysigayga riyaanku arkay xanuunkayga waligayna ma ogaan qur,aankana ima taaban jirin barakallaahu fiik sheikh caydaruus
Mxaa aragty wllo
Sheekh gabadh uurlihi ma istiaalka you iyo tadmir ruqiya syrub iyo ruqiyadan
MAANSHALLAA
Shiikh mahadsanid inbadan jasaa kallaah fil janah
M a❤❤❤
Aamiin yaa Rabi
Kayga xabsi ku jira umalayna inta sheekh u tagay ma tirin karo sheekh malmaha qaar noloshayda waxan ka dhiga in aan tukanayo iyo in aan qur aan dhagaysanayo iyo in aan akhrinayo walina ma cafimadin alxm markasta alle xafimad ka rajaynaya iyo in aan maalin uu waxa iga saaro cid kale oo iga saari karta ma jirto alle shibir khayr qabo hayso diro
Allh Haku cafiyo wll adiga iyo Uma tul Maxamed scw
Illaaahy haku caafiyo
Waleyikumu salamu walahumatulahi wabalakatuhu
Shekh caydarus ilahey haku barakeyo shekh habinki marki an leylka u istako waxa ixanunu makanka qeybta bidix ,marka kalene mel ima xanunto arinksa kayaby shekh maxa keni karo waxa kalo ila xanuno qorta
Mashallah 🎉
Alxamdulilah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allaah
Hadalkaga idhibaya walahi sheikh 😢
Mashallah ich habe das 20 Minuten gehört gekotzt was bedeutet das
Shaqada muslimka u haysid allaha kula garab galo
Xafada istadiuomka uistadiuomku kasohorjeeda waalabaxafadod😮
Mahadsanid
❤❤
Mashallah
😢😢😢😢😢😢
Wcs sheikh madhici karta qof dhintay oo 1sana wamaa zaada duuwan in ishiisa ka dul hadasho?
Shiiq alla dartiis ugu so jawaab waxaa ku dinaaa waswas dhanka diinta ooo aad uxun maskaxda iga furan siiba xiliga salada alle iyo diinta loo gafaa caay alle tartiiis igu so lawaaab manta waa maalin aduuun walaalkay hadaa fariintayda argto wayay
Jisaakallh
Walal ceydarus ruqiyah deen dageeystaa
Allahuma washkuur xasbunalahuwaanicma waakiil😂😂😂😂😂
Shiiqow maxaa lagu fahamaa jinka xabissn
Sheekh wareer ba idhibay in laba bilooda dhakhtarna wa tagaya dhigayga wa cadi maleeyahay jinku iyo culays waxa modaya ina wa lanayo dhecanada maskaxda waa lay baray waxba kuma hayo lay dhahay😢
Walkayy ayah 2023ki bish 12 wax lo dirayy dalka qadar wax kalen loma kaynin e balwada ayuu si xun u isticman dhigisa iyo balwadasin isma qadi karan dalki 2034 bish 8 ka yimid rag bay isku dhacen marku noyimid inanki o is badalyy o dadki laynya ha uku darndan labadisa walid😢 dawo dhakhtarku so diyo wa sun bu ku odhnya cid ma ogola balwadi mu daynin hadad balwad sini weydo u ku dilya hadu balwad so cuno u ku dilya😢 walidki ma argi karo wa inan yar o 20 jir ah iso duceya ilhayba ka gaxayn kara walidkin u sikhiri kara walhi markad argo ada naxayah 40 qof ducdoa wa la aqbal si niyad ah ikuso duceya😢
Alla hacafiyo wllo lkn quran saara waxba khaldan alle unba og e sheekh u geya😢
Aalh caafiyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc shiikh lambarkada ma heli kara
Warerka jinku maleyahay iyo culays maskaxda dhakhtarna wa tagay waxba maqabo sheekh😢
Ha
Asc sheeq waxa sogalisaa ruqiya jini caasha bixi wayay