Anigoo Indho la’ Ayaan ku riyooday ii Fasir Sheekh?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025

Комментарии • 44

  • @abdirahmandable
    @abdirahmandable 11 месяцев назад +1

    ماشاء الله تبارک اللہ
    الله يبارك في عمرك وعلمك وعملك ي شيخنا الحبيب وأستادنا الفاضل شيخ دكتور: سعيد محمد فارح
    وأخونا مراسل لقمان محمد فارح
    وجمع العماملون في هذه الشبكة المباركة تلفزيون MM TV
    رب جزيتم خيرا جميعكم

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤alah haku xifdiyo sheekh waad nofaidaysaa ❤

  • @Casaamtahaliil
    @Casaamtahaliil 11 месяцев назад +2

    alsalaamu calaykumwaxaankuriyooday inbadan geel aasoomarbadanhalgeeloowaynkaasooiskuda yaayoinoo idhi baateeyo

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 11 месяцев назад +1

    Masha Allah tabarkallah

  • @hanaindho598
    @hanaindho598 11 месяцев назад +1

    Asc shiikh suaal aan rabaa

  • @ToxobeeyCumar
    @ToxobeeyCumar 11 месяцев назад

    asc sheikh magaceyga waa faadumo sanadkeyga waa 22 jir waxa kuriyoday aniga iyo hooyadey o inamo naala dagalayan aniga wanka orday hooyadey ayeey dilen waadnaha dhanka bidix e midih kaagal sheen sheeikh ifasir waad mahadsantahay

  • @khadijasharif3829
    @khadijasharif3829 11 месяцев назад

    Asc Walaal xagee lagu soo diraa rayada ? JzkALLAHU kheyr

  • @sagalyousuf3599
    @sagalyousuf3599 6 месяцев назад

    Sheekh waxan ahay inan madax banaan oo habeen kastaa ku riyoota iyaaduu uur leh ku xalaal ah ifisir riyaada

  • @Faysa-um6lr
    @Faysa-um6lr 11 месяцев назад

    Asc sheekh waxad ii fasirtaa waxan ku riyooday hablo yaryar oo aan dhalay oo lagu dilay guri adeerkood oo hadana aan badbaadiyay iyagoo dhaawaca ani ga iyo edadood

  • @heshiis20stv41
    @heshiis20stv41 11 месяцев назад

    Aniga waxaa magacayga mahamed hassen aw farax
    Arintey waa su aal ka duwan riyooyinka
    Shu aashedu waxay tahay dhamaan ehelkeyga adeeradey iyo
    Edooyinkeyga abahay la dhasha intii an ugu jecla
    Ifka noloosha xiitaa hooyadey marka ay tii Allaah uu imaneyso ayaa aniga meeshii ay joogen dar allee la iga ka xeeyaa
    Ka dib ayaan maqlaa in ay dhimatey eedadey amaa adeerkey xiitaa 4 ciisho anigoo ka maqan
    Ayaa hooyadey la ii sheegay in ay tii Allee uu timiid oo la aasay
    Mid qudha oo aan asskoda ka qayb galay ma jirto hooyadey Allaah ka dhigee
    Markaa waxan an ku wareerey sabaabta Allaah
    Cwj uu iga kaxayno halka ay ku geeriyonay eehelkii
    An jecalaa oo anan ka qayb galin askooda
    Bi diiniyan ma ii sheegi kartaa waxa ay ka dhigan tahay
    Aad ayaan idin salaamaya sheekhow adigiyo hawl wadeenada
    MM tv somali
    Mahadsanidin
    25_2_2024

  • @AarkarHashi-wd2vx
    @AarkarHashi-wd2vx 11 месяцев назад +1

    Sh aniga waxan ku riyooda badana aniho imtaxan school galaya subaxa kadib hurdo aya ila tagta goor dambe kaca imtaxanki o la galay oo riyada imtaxaanka ka warwarsanahay dhowrsana ku royooyonayey school ma dhigto imika

    • @SacdiyoMahamed-r6u
      @SacdiyoMahamed-r6u 11 месяцев назад

      Iskuuuk Bad Adi donta kadibna Imtaxanka uheyad ku dhici donta wallahu Aclam

    • @liibaansaciid1883
      @liibaansaciid1883 9 месяцев назад

      Qofka school dhameeyay ee hada ku riyooda Ka waran hee tan cml ​@@SacdiyoMahamed-r6u

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 11 месяцев назад

    Asc walaal waxan ahay maama dooneyso in riyo an ku riyoday waalud key ku saabsan xageen ku soovgudbiyaa mahadsanid

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 11 месяцев назад

    Intee lagu soo hagaajinayaa riyada ? Igu caawiya walaalayaal in sha Allaah. ❤

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 11 месяцев назад +1

  • @HalimaAbdinasir-p4d
    @HalimaAbdinasir-p4d 11 месяцев назад +1

    Xagee sheekha laga helikara

  • @Aamiin873
    @Aamiin873 11 месяцев назад

    Waxan ahay wiil 18 jir aha waxan ku riyoodaa habeen kast waxaan ku riyodaa waxaan maalinkii qabto waxa sidasi

  • @DajiyaMohamed
    @DajiyaMohamed 11 месяцев назад

    Xagee loo dhigaa wllo riyada plz xoog ugu bahanhee

  • @barnicali-g5p
    @barnicali-g5p 6 месяцев назад

    Xagee kalaxariiraatiifiigaan

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 7 месяцев назад

    y.m.j.aburaas 0:14

  • @HamdayusufHamdia
    @HamdayusufHamdia 11 месяцев назад

    Azc dhmntin wan idin salamey salan ka dib mgcaygu wa hmda wxn ahysingle hurta riyaba riyata ay ka khatarsanthy mcnha ka cabsi bdn thy bn ku riyodaa lkn riyadii igu danbeysey wxn ku riyoodey sadex qofbn qol ku hurudney lpo mas o midba midka kle ka sii weyn yahay dul fuuley lpdii mid ka mida qur aan buu akhristey then uu iska dhafey mrka aniga riyta dhexdedii ba la igu yidhi qofka qur anka akhiraya un ba ka badbaadaaya sheikh riydaa iso fasir khyr allha ku siyee

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 11 месяцев назад

    Royoyinka way badanyihiiin. Ruxii ku riyoda isagoo Tun liqay hada iska sijidaya Cunaha ay simari layihiin Timihii Alay. Maxan riyo anigu haya wax ifasiro unban hayne

  • @amalos3435
    @amalos3435 11 месяцев назад

    ASC mayuu docda marnsmijkan

  • @ayanyusuf263
    @ayanyusuf263 11 месяцев назад

    Asc walaal suaal waxgee ku soo dugbiyaa

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 11 месяцев назад

    Fasiraadaan iska fudud waa maxay ?
    Qofka riyoonaya sow lagama doonayo arkaan

  • @halimahussain717
    @halimahussain717 11 месяцев назад

    Asc walal xagen ku sodira riyada wan u bahanay

    • @halimahussain717
      @halimahussain717 11 месяцев назад

      Asc walal luqman iyo sh wan idin salamay waxa jirta riyo aya ku riyotay gabadh aan dhalay 18 jirta waxay ku riyotay gabadh la dilayo o abahed dilayo 2labo haben waxayna ku tiri habenkii denbe intay nabaradii tustay waxba kama qabankarti miya jazaa kumu Alaha khyr iso fasira

    • @halimahussain717
      @halimahussain717 11 месяцев назад

      Asc

  • @Cabdiqani930
    @Cabdiqani930 11 месяцев назад

    Sheekh waxan ku riyooday muuse oo xilka laga dajiyey arrinka ka waran

  • @dayibaadaweh172
    @dayibaadaweh172 11 месяцев назад

    Asc gabadha riyootay ma shaqayso waxna ma baran waana 57 jir.

  • @IlhaanMohamuud
    @IlhaanMohamuud 11 месяцев назад

    Shekh jasaa kal laah

  • @ismaellauriel1963
    @ismaellauriel1963 11 месяцев назад

    X sheekh. Waxaan. Ku. Riyoda. Qof. Baa sacad. Isiya. Sacadina. Gacanta ayaan. Ku. Xidhay.qofkiina. Maharanayo. Nin. Iyo. Nag. Mid. U. Hana maharanayo

  • @IfrahMoussa-ti1jf
    @IfrahMoussa-ti1jf 9 месяцев назад

    Asc

  • @ismaellauriel1963
    @ismaellauriel1963 11 месяцев назад

    Asc. Sheekh. Waxaan. Ku. Riyoda. 11kow. Iyo tonab sano. Qof. Aan ila hadlin. Oo. Irali. Halinaha ee iso. Fisil.

  • @IlhaanMohamuud
    @IlhaanMohamuud 11 месяцев назад

    Shekh lambarka wn wayay

  • @HibaqAlinoor
    @HibaqAlinoor 11 месяцев назад

    Sheeq waxan kuriyoday walakey oo taajir ah waxana ahay marwo laqaba

    • @rashiidabdulhamiid456
      @rashiidabdulhamiid456 11 месяцев назад

      Fasir/
      Adiga wx laga yaba inad
      Madax xanun lede ha adin
      Masajidke wxd tagta baarlamank 😅😅😅.

  • @NajahYousuf-s8w
    @NajahYousuf-s8w 11 месяцев назад

    Bal dadka usoo jawaba riyooyinka ma dad gaaraa loosoo jawaba

  • @SomaliToronto
    @SomaliToronto 11 месяцев назад

    jow kow now waxan jaahilinta baa aminsan wa qurafaad somali jaahilin wan ku qosla jow kow now hadana bow