Waa cadaw somaliland oo cadaw somaliland soo fadhiisiyay xitaa kan meesha lili yaxyaxi maayo isagoo Hargaisa ku soo barbaaray oo wax ku bartay ayuu geed dheer iyo geed gaabanba u raadiyaa cayda reer somaliland saqjaan
Ninka ku hayyo Marwo yaqawwo ey ku noqotay nosheeg qadiyada somalia somaliba leeh 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ama Washington dawarsada ama ku oyya England aya u mahay addomo adeer adoonnimo dal lakuma yesho
Ma isaaq ayaa doonaraya waa la ogyahay gobolka ilham cida dagan uguna badan 90 boqolkiiba waa reerkeeda codka ugu badana waxay ka heshay cadaanka iyo madowga iyo inta kale ee dagan gobolka ayaa doortay isaaq muxuu doorataa wuxuu ka yahayba ma jirtee waa riyadii 30 sano aad ku jiryeen mid la mid ah hadalkaga
Ummadda Somaliland waxaan xaal ka siinaya ninkan Ahmed Haji Ismail oo runtii aan isku qoys nahay, balse ah qof Maraykan joogay 45 sanno oo maalin waxtar u yeelan dadkiisa, nolosha ka dhacay, islaantii walaashii ee soo korisay ee Qorsho Xaji Ismail boqol dollar u dirin, Cali Xaraare dadka liita ee Somaliland buu soo qaataa, thanks ~God in Mustafa `Martin uu ka baxay liiskii Cali, Cali Xaraare maxakamd baa sugaysa, maalin uun waa laga jari cadaawadda uu Somaliland ku hayo. Ducaale waa mahadsan yahay inuu is cadaeeyey oo Cali Xaraare ka caqli badan yahay
Maxkamada ad Ali ogu hanjabeyso xagey kutaal maskin uqdad lagu dhaley ayad tahay Ali waa nin reer waqooyi ah waxbana kamaqaadeysid somaliland kamaxigtid Mise adigu waxad kamid tahay qolyaha 31 sano beenta lagu akhrinayey e somaliland magaceeda hadi lasoqadabo uheysto in reer gooni wax laga sheegayo uqdada iska saara waxaa dhibaato eheyn kafaaidi meysaane
Hadii aad is yastid aduu maxa udiidaya inay dalalka kalana kuyasaan uf africay uf dad is yasa oo is liida oo ku faanaya mareykan Africa 🌍 buskudna uma arko🤢🤮
سبحان الله الصومالين كلهم عدو لصومالاند حتي بعض ابناها مؤمنين بالصومال الكبير بينما الصومال الجنوب كلهم مع الجنوب ولا احد يعترف بفضل صوماليلاند انها كانت اساس الوحده. طول ما الظلم واقع علي صوماليلاند لا تصلح الصومال حقيقه
@@bashakinjibaxo8829 ما تكتبه هنا لن يساعدك على الاعتراف الدولي الذي يبحث عنه أفراد إسحاق الخاص بك. من الواضح جدًا أن شعبك صنع ثقافة لتسمية الفتيات الصوماليات وهو موقف مخجل للغاية وغير مقبول اجتماعيًا مع الرجال الصوماليين. عار عليك على حد سواء. Boqornimada niman aan u dhalan Wowba dhalanteed e Haday libintu kaa dheertahay ood dhaadi kari wayday Inaad magaca Soomaal dhibtaa sow Dhegxumo maaha? Dhuranteye maxaad dheef ka heli Waaba dhalan teede? Hablaha cayda waad ugu dhurtaa Weel la soo dhaqay Nin ragga baan dhibtoodaba arkayn Dheemanta Haweene Iyaga oo inoo wada dhaxa Ama dhalashadeeniba Eedo iyo walaal iyo iyaga Dheegga Somala Maxaad cayda ugu dhaashisa Waaba dhool dahabe? Meelaha aan la dhugan iyo maxaad Hoos u dhugataaba? Iskuna dheeli weeyeoo habluhu dheeri muu jirin Midna waxay tan kale dhertahay baanan dhaadiyine Dhexyar dumar cay kulama dhaco Dheegga aan ahay
Somali ma matasho lkn waa naaag majerten ah xizaapta ku darso wuxu zan mj raali ka ahayn ma ayvaaneen karto😂😂😂 Somaliland wxa ku dhcday Mareexan ka carar Majeerteen ku gal 😂😂
war cali xaraaroow dhulkaaga difaaco cida loo socdo waa adi iyo aniga wariyanimo garanay laakiin ficil yeelo dadka in la aaso snm doonaysaa waa inaga we will fight back nagama guulaysan karaan daaroow dhul lagama qaadan karo waa inoo dagaal snm eey
Cali xaraare sn land waa ka weynyahay sheeka beeleeddada dib hawgu celin, haddii aadan beel cuqdadaysan ahayn xali xaraare suldaanka keliya ee waqooyigaa laga ictiraafsanyahay oo gaaladaa ictiraafka ka raadinaysaan aqoonsanayihiin bay isku xaafad yihiin waana nin reer waqooyi ah, dhul badanna degan waxaasna ma aaminsana, gobollada waqooyiga beelaha degan adoon aqoon baa iska boodeysaa, harti waa puntlad dhulkiisana isagaa xor u ah, labadaada gobol saa doontaa xor ugu tahay ee waqooyi ma meteli kartaan walal
Ali hareere waxad is bar bar dhig ku sameysa ilhan cumar iyo mo farah Mo Farah wiilal somaliyeed ayuu tababeray OO aduunka barey yago kaalmo muhiima galey ilhaan cumar na jifadeeda majeerteen ayey ku dhex lunsantahey ilaahey ba kala laandheereyey OO Daarood iyo ISAAQ Ka kala dhaliyey Majid Osman England ayu u matala parliament ka Europe inteysan england ka bixin Europe somali na makala xigsan ISAAQ na Kuma faananan celebrity gooda !! So qof laangaab ah OO ciil iyo cuqdad hayso dhib Kuma aha ISAAQ Wayne 😂
@@abdihakimahmedjamanuur8999 aniga hooyadaa meeshaan makeenin ee runta kaliya kuusheegay qaado ama iskaga tag no somali aniga gacmahaga kuma soo qorin adigaa kusoo qoray marka ugaas isxisaabi oo qormadaada dib u fiiri.
iidoor soomaali udhaxeeya majiro sababta ay ilhaan uga rabaan inay niman dhulkooda ku doodaya u cafinayso madhici karto. laakiin waa inay xafiiska si fiican uga qortaa tuugada muuse iyo ina kaahin oo ah laba dhagar qabe oo umadd xasuuqay
Waar wey u badheedhee waxba hanoo muuseynina Afkana waa lawada garanayaaye ma iyadaa ku dhalatey Kaakumo fowqal kaakumo Mida kale ma maantaa ugu horeysa afrikan English ama Afrikan yimaada Mareykan ma Maraykan bay kuhadlaan mise waa wax lagu hadlo oo dad looga dhigo dhaliil
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
Yaasin Abdi Run baad sheegtay. Runtii i make living for evaluation oo Ilhan Omer dadka Somaliyeed ee hor fadhiya way ku faraxsanayd hadaad wejiga eegtid lakin haddii kuwa hor fadhiya Isaaq caadi ah ahaan lahaayeen iyaguna way ku farxi lahaayeen lakin niman 50 sano cunsirinimo ku shaqaynayey iyo Somali nacayb ayaa aad uga naxay gabadha. Bal indhohooda eega raggan meesha marayey. Waa in Daarood iyo Isaaq sida ugu dhakhsaha badan u heshiiyaan oo dad walaalo ah ee meesha waxa sheitanku wato laga saaro
You are trying make somali a like a clan. Your small mind can’t comprehend nationalism. Somali people live in the of Horn of Africa. Somalia has clans and tribes. Somalis are the largest tribe 98% of Somalia and those tribes are divided into family clans and than sub clans etc. our problem is we always try to make things clansmen. We need to stop with clansman small minded. I live in a far away country with my family for 30years because of other Somali people.
Asc. Cali Haraare waxaan kaa codsaneynaa hadaan nahey Shicibka Somaliland. Dadka aad soo casumeysaa yaaney u badnaanin dhan keliya sida bbc somali u dhaqnto badanaaba. Ihaan hadey wax qabaneyso gobolka ay ka timid xaalkeeda waan ognahey wax ha u qabato.
Bulhan Hassan Ama ku qaldanow ama ku saxnow hadalkina waa wada xanaf iyo mid aan loo soo joogsan karin. Waxana ka sax ah sida kelmedda Isaaq afka uga ilaaliseen oo Somaliland u leedihiin iyo isma qabanayaan dhaqankinu. Mar ka aad qof kasta oo Daarood ah xumaan la daba socotaan qadiyadan aad wadatid ma wax baad yeesheen mise waxbaad tarteen? Gabadhi lahayd qaxooti ayaanu Daarood ka dhignay oo sacabka badan loo tumay iyada oo is leh Ilhan Omer ku xumay waxay ila tahay caqli iyo garasho midna lama ay shir iman. War dadku ka badan Indho Indho, Ina Koore iyo Ina Cambashe! War Somaliland idinka iyo dhaqankina ayaa obstacle ka ugu wayn ka ah, iyada oo fekerku marka horeba qalad yahay. Indhaha aan u jeedo Wax wayn ayaa qaldan. Tacasab qabaligu waa systemka ugu fool xun ee la qaato. Mana rabo inaan cidna ku xadgudbo ee wax iga yaabsaday markan arko waa in aan wax ka iraahdo
@@princehigh-flierp8965 Marka hore waxan ku talin lahaa madaama Qabyaaladdii iyadii aynu daalinay oo lafteediba ina nacday, waxan u malaynayaa in Qabyaaladdiba dhimatay oo Somalida oo dhan ayaa gashay oo ay ku wareertay. Inagu dad ahaan waa in aynu is xushmayno oo si fiican u fekerno oo wax tarnimo ku jirto. 5 rer ayaa dega Somaliland, midna midka kale kama wakiil ahaa. Qolada Maraykanka timid oo hal rer Oo ka mid ah 5 ta Rer Somaliland, inkasta oo ay dad walaalo ah yihiin oo dee qooyihiina Snm waxba inoom Dhexeyaan. Suaashu waxay tahay waa maxay sababta aan Rer Waqoyi ku diidayaa oo rabo in aan dad xitaa dadka intay dilaan lafihii ka baayac mushtarayna? Waa in lays xushmayo, inta aan sheegay waa dhab iyo xawiiqo
Ileeeyn somallander ku ma xishoodaaan rag iyo dumar ma ilhaaan baa idiinka cabaadsiisay waa maxay qayliidaaa iyo guryaanka iyo mindi isku riixaaa ninkaan aad madaxweyne lee dihiiin muu ka hadlo nabadgalyadiiina wax qabadkiina kala danbaytiina waana buusbuusay waanala ma juujiiyay waanala banjariiyay maxaaa yaa waxaas rabo usheega no calaacaaal dhaha walaahay wanagiina sheegaa intii koonfuurta isbuusaayeeen aad qabsateen gabadhaana somali ma ahan mj ma aha wa american congresswoman leave her alone 😇😇😇😇
waryaa somali waa qoowmiyad ama afka qalaad englishku waa an ethnic ama dad af dhalasho dhaqan wadaaga sida amhara or oromo.somalia ama soomaaliyana waa dalka luqadana waxaala yiraah af somali ama somali language kalmada somali waa qoowmiyad ama an ethinic group
Madaama Ilhan tahay qof dadka Somaliyeed metesha, waxaan qabaa iney dhex dhexaad u noqoto wanaagna kula dhaqanto meelkasta oo Somali joogto
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💙
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab
istaagto Kaliya nagusoo biiir ❤ ❤💔
Maxad qabata
Gabadhaasi cidna wax kama sheegine xumaanta halkays daayo dadkaan qabiil baa derderay qabiil bay gabadhaan umaagayaan.
No more division somalia is one
Dadkii cuqdada iyo cabuqa lahaa aya somaliland gaadha is leh 💚🤍❤💪💪💪💪🤣🤣🤣🤣 Aaar ha na cawryina
Updi, idinkaa is ceebeeyey Muuse guful isagoo la fahmi waayey Englishkii uu ku hadlayey buu hadana yidhi isku luqad beynu mareykanow ku hadalnaa 😅🤣😅🤣😅🤣
@@faizam523 hhh na soo gaadha noh
@@khadramohmedchannel7062kkkkkk kabtiina lama gashan karo marka.
Asc Ilhaan Cumar waa gabadh maraykan ah insha Allah waxaan ku macsuumi doonaa Somaaliland iyo dadkeeda iyo horumarka ay gaadheen Viva Ilhaam and Viva Somaaliland.
Soomaali waa soo maali
Wanaaga Aan ku fekerno
Shaydaanka yuu wax inoo sheegi!
Somaali intay Ayagu isku maqanyihiin heer magaarayaan, Subxaanallaah🤔
Guul iyo gobanimo iyo soomaali weyn oo mid ah markale iyo midnimo
😂😂😂😂😂.waligeed dhici mayso .
Idinma rabno
@@abdihakimahmedjamanuur8999
Ila meereyso Dambe way dhamastey
@@batulasmail8261 fuck somaalia qaraxland musuqland waligay ka mid ahaan mayno qolada is qarxisa
Ilhaan kamay hadal wixii lagawada hadlay siyaasad ahaan waxay ka hadleen waftigaasi lkn ku jeesjees ahaan ayay accent kooda uso qadatay qof walbana accent buu leeyahay ceeb maaha
Haddaad walaal sheegayso walaalkaa kaa fiican waa loo ogolaadaa libintiisa.
Waa cadaw somaliland oo cadaw somaliland soo fadhiisiyay xitaa kan meesha lili yaxyaxi maayo isagoo Hargaisa ku soo barbaaray oo wax ku bartay ayuu geed dheer iyo geed gaabanba u raadiyaa cayda reer somaliland saqjaan
Waxba ma qaadayan nacaybka ayey godka la gelayaan
Gabadhu QOXOOTI ayey ku timid 🇺🇸...akhlaaq ma jirto...XAAL qaata rer somaliland...Guul!!
Soomaalida inteeda badan 97%
baa qaxooti ku timi ee iyada qudha maha ee war kale soo daa
Waar waxa kabaaxa Ilhan cumar gabadah majerteen baay noqoteey meey noqoon gabadh somali marka waxba hanoshegiin
Afkaga hurada badan nayaa mj joji shak shuko
@@aishaabdirahman517 hoyadda Usheeg shekadda faqashta
@@aishaabdirahman517 Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
Ku soo dhawaad cunooyinka fudud iyo casiido timir laga sameeyey maqaayad soo booqda
Asc waal somali alaha ku meceyo waxa fiican in ilahay ka baqno oo aqiro laililabin. Meel kastajog somalibaynu nahay
Ma wax laga rabay in ay tidhaahado soomaaliya ha lakala gooyo dee ma odhanayso
Waad ku fahantey, intaas baa lagu dilayaa xildhibaan Ilhaan
Guul iyo gobonimo somaliya hanoolato Ali salaan sare sxb
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud iyo casiido timir laga sameeyey maqaayad soo booqda
Cali xaraare isagoo bilaa macno ah ayuu midkale oo bilaa macno ah soo kaxaystay kkkkkkkkkk
Maka yabatey yaabay Aniguye
good point mr Abrxman
Abdiraxman wll adigu qofna haku gefin ilaahay ka cabso wll cali xaraarana waa weriye qiima badan ka mid ah weriyaasha somaliyed ee xaqiiqda ka hadla igana raali ahow hadaad dhibsato hadalkayga
Thank you Mr.Harare,Thank you Mr.Ahmed,Viva Ilhan Omar! Viva ALL Somalia from Cape Guardafui AkA
( Ras Aser) To Ras Camponi !
MUUSE iyo Inta la socota waxey matalan SNM oo keliya... Kama hadli karaan waqooyi 🇸🇴❤️
Ilhaan qabyaalad maba taqaano waa gabar Somali🇸🇴 io muslim taageertaa Masha Allh Allha hadeeyo
Ismaaciil Axmed yuusuf waa qof waaya arag ah
Ninka ku hayyo Marwo yaqawwo ey ku noqotay nosheeg qadiyada somalia somaliba leeh 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ama Washington dawarsada ama ku oyya England aya u mahay addomo adeer adoonnimo dal lakuma yesho
Adeer boqool sano hadii aay qaddato ama yaba laaqosan Somalilland guul iyo Gobonimo kanaxo NAFTA waah faqash foqool faqash
Dhukur iyo kuwa la mid ah waxba qadiyada somaliland waxba kama qaadin karaa.
Halkan jawaabtu waa ku qasaare cali caraare was wadani ee reerkan magaciisi somli nimo ka door biday balantii inkgiriis ku kula balamay amaba baray ee ahaa s.land dawoobi maayan ee mudo yar isug inta ssc carbisku u dhaanayo walee hargaysa iyo berbera faraska daraawishtu waa gelaya dhaqso ee isagoo gaashaman waadna garanasan ee haysku dhibina wax aydaan helayn
Darwiishku waa kee kkkk adigoo ka barbar dagaalamaya rajiimkii siyaad bare ayaanu kaa badinay waxna qaadi wayday miskiina dalas
Nin magacii ayaa wadataa balse naag ayaa qolaslka qortay Ayaan isleeyey wax kastaba ahaw midse ogaw taariiqda Dib uraac raga waa radii magaca daraawiish soo afjaray taariikhdu wax bay haystaa dadkuna wuu haybiyaz
Kkk ingriis kii horay kuhadlayeen kii muuse biixi.
Inuu faysal soo kaxaystay ahayd isagaa ku takhasusay luuqada
Kkkkk
Kolay hadaan nahay Heer somalilan America waan joognaa codna kama helidoonto dadka halkaa jooga ee Heer Somaliland
Meeshu Ingiriis maaha taa ha ilaawin AMERICA waa dhul lagaaga badanyahay shakhsi baad tahay waxna ma samayn kartid laangaab laangaab dhalay oo iidoor ah ayaad tahay
Ma isaaq ayaa doonaraya waa la ogyahay gobolka ilham cida dagan uguna badan 90 boqolkiiba waa reerkeeda codka ugu badana waxay ka heshay cadaanka iyo madowga iyo inta kale ee dagan gobolka ayaa doortay isaaq muxuu doorataa wuxuu ka yahayba ma jirtee waa riyadii 30 sano aad ku jiryeen mid la mid ah hadalkaga
@@boqorkawaqooyi7331 😂😂😂😂😂Laan gaabnimada aad sheegtay waan Ku qoslay qof waliba wuxuu yuhuu Ku moodaa waxan Ahay isaaq HJ ee ball car cidaa tahay sheeg 😂😂❤️🤍💚
@@Mjfarah114 somalia anagaa kala goynay dhulka aanu goosanay waad ogtahay in yarbaa noo hadhay dhowaan baanu ka bac sanaynaa majeerteenia😂😂😂😂
Ali xarare macalimuu suxufi caalami ah alaha ku xafido
Dadka Somaliland waxaan u sheegayaa markii lagaga adkaaday qoriga Somali oo dhan iyo dawladoodii faqashta ahayd ayay hadal miciin moodayaan Somaliland geesi kamuu dhamaan oo waxa u dhashay boqolaal lixle iyo boqolaal indheer garada oo u heegana una soo jeeda dalkooda iyo dadkooda
All Somalilanders must vote against her next election she is No 1 enemy
waa cadaowga 1 aad ee Jamuriyada Barakaysan
@@princehigh-flierp8965 ayaga dhan 200 oo qof ma dhamo inta minesota ka joogta maxeu udhimi karan meesha ma hargeysa mooday
Let’s not vote for an ignorant biased woman
@@hodanyusuf8397
Runtii wax aad ku hadlayso iyo waxaad ka hadlayso walaal ma jiraan. Xishoodka haka tegin.
Tacasab qabali fool xumo ayaa looga dhaca. Guul Somali oo dhan
@@mohammedabdi7061 indhaha iska soo rid dee
Ummadda Somaliland waxaan xaal ka siinaya ninkan Ahmed Haji Ismail oo runtii aan isku qoys nahay, balse ah qof Maraykan joogay 45 sanno oo maalin waxtar u yeelan dadkiisa, nolosha ka dhacay, islaantii walaashii ee soo korisay ee Qorsho Xaji Ismail boqol dollar u dirin, Cali Xaraare dadka liita ee Somaliland buu soo qaataa, thanks ~God in Mustafa `Martin uu ka baxay liiskii Cali, Cali Xaraare maxakamd baa sugaysa, maalin uun waa laga jari cadaawadda uu Somaliland ku hayo. Ducaale waa mahadsan yahay inuu is cadaeeyey oo Cali Xaraare ka caqli badan yahay
Maxkamada ma mida Muusa ee Coldoon u furanba ?
Yaa miskiin
Waxaad kahadashey lamafahmayo
Maxkamada ad Ali ogu hanjabeyso xagey kutaal maskin uqdad lagu dhaley ayad tahay Ali waa nin reer waqooyi ah waxbana kamaqaadeysid somaliland kamaxigtid Mise adigu waxad kamid tahay qolyaha 31 sano beenta lagu akhrinayey e somaliland magaceeda hadi lasoqadabo uheysto in reer gooni wax laga sheegayo uqdada iska saara waxaa dhibaato eheyn kafaaidi meysaane
Laba aan is dhaamin, west of my time
Ha u vote garaynina naagtaa cadawga ah
Dhinac bad ka rarantay senator dhaman waa dad state kooga qiimo ku leh somaliland qadiyadeeda yaga hormood keena wax walba isha allaa somaliland guul
Somaliland ilaahow cadowgeeda jabi callow ad adu kow ka tahey
izaaq iska dheh ,magacu waa dhulka soomaaliyeed lama diidana qabiil isqaawiyey ayaad tihiin
AAMIIN WALAAL ILAAHAY CADOWGA JAMURIYADA BARAKAYSAN HAJABIYO
@@wadefreeman7340 xuman iska dhaaf isaaq qudha sl ma dago mana Mamule adigey waxa si ka dhaadhacsan tahey
Asc Calow studiyaha waxaa ka dhiman cabitaan qofka saxda ama qufaca afka loogu qabto
Abdi Mohamed
Ninku waa bakhayl ma is tiri?
Ilhana Somali maaha waa kuridii dadkoon tahriiba aqooni ku yimida somaliya 1830 ilaaya maanta waa tahariima waa ku waa meel kasatoo tagaan dadka dalk iyo diinta iibinaaya ayaan ali ilahan aniisa intuba waa kurdi iyo qaarkala oo badana
Somaliland and Somalia was Somali republic not Somalia
Intaas ayey Kuwada dawakheed. Aynu ugu Celcelina Faraqa u Dhexeeya Somaliland, Somalia iyo Somali Republic
Bage ka somaliland laga xaasido bari horaf 1 milyan gadhi lhayd hadad xasid nimada somaliland iska daysan
Haday lahjada fahmi weydy ma bananka so dhigysa taasi waa cunsorinimo
Hadii aad is yastid aduu maxa udiidaya inay dalalka kalana kuyasaan uf africay uf dad is yasa oo is liida oo ku faanaya mareykan Africa 🌍 buskudna uma arko🤢🤮
Ana wasa ilhan cumar
Umad waliba ayaaheeda inay garato iyadaa le( Alle wayn ninkii Aamina awood le)
سبحان الله الصومالين كلهم عدو لصومالاند حتي بعض ابناها مؤمنين بالصومال الكبير بينما الصومال الجنوب كلهم مع الجنوب ولا احد يعترف بفضل صوماليلاند انها كانت اساس الوحده. طول ما الظلم واقع علي صوماليلاند لا تصلح الصومال حقيقه
الهان تعرف بالحذف هي علنا اعترفت إن هي كانت تخون زوجها قبل الطلاق بحيث إن هي كانت تشارك الفراش مع ميسمي زيها الحالي ولو إني ألوم زيها الديوس
@@bashakinjibaxo8829
ما تكتبه هنا لن يساعدك على الاعتراف الدولي الذي يبحث عنه أفراد إسحاق الخاص بك. من الواضح جدًا أن شعبك صنع ثقافة لتسمية الفتيات الصوماليات وهو موقف مخجل للغاية وغير مقبول اجتماعيًا مع الرجال الصوماليين. عار عليك على حد سواء.
Boqornimada niman aan u dhalan
Wowba dhalanteed e
Haday libintu kaa dheertahay ood dhaadi kari wayday
Inaad magaca Soomaal dhibtaa sow
Dhegxumo maaha?
Dhuranteye maxaad dheef ka heli
Waaba dhalan teede?
Hablaha cayda waad ugu dhurtaa
Weel la soo dhaqay
Nin ragga baan dhibtoodaba arkayn
Dheemanta Haweene
Iyaga oo inoo wada dhaxa
Ama dhalashadeeniba
Eedo iyo walaal iyo iyaga
Dheegga Somala
Maxaad cayda ugu dhaashisa
Waaba dhool dahabe?
Meelaha aan la dhugan iyo maxaad
Hoos u dhugataaba?
Iskuna dheeli weeyeoo habluhu dheeri muu jirin
Midna waxay tan kale dhertahay baanan dhaadiyine
Dhexyar dumar cay kulama dhaco
Dheegga aan ahay
SOMALILAND MEEL WALBA WEEY UU GALEEN IN LAA IXTIRAAFO
Xaarna wey u cuni dadkaan ciriraaf, subxaan
Ixtiraf wax ka fiican bay haysataa NABAD idinku meel iska soo saara
War Muse waxa loo casumay inuu samanyihii CNN ka soo qaato Bucurbacayr .
🤣😅🤣😅🤣😅🤣😅🤣
Nagtaasi waxay noqotay cadowga dowlad nimada soomaaliya wayna noo munafaqay naysa. Allahu mak finiihim bimaashita Aamiin yaa Rabbi Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda nooga filnoow Aamiin yaa Rabbi. 🇸🇴💚🇸🇴💙🤲🇸🇴❤️🇸🇴☪️🇸🇴😍🇸🇴💙🤲🤲
Meel aan jidmarinbaa keligay jiciirmee
Sidaanu joojiyaa jiriduguadkayaa
Xagee ujeediyaa
Ilhaan cumar reer sheekh isaaq oo dhanbey kaga qeyli siisay anigu wan garanaya majerten beyka urinayan ileen qabiil baa inoo diin noqdaye
Somali ma matasho lkn waa naaag majerten ah xizaapta ku darso wuxu zan mj raali ka ahayn ma ayvaaneen karto😂😂😂
Somaliland wxa ku dhcday
Mareexan ka carar
Majeerteen ku gal 😂😂
Well both are Somali
Kam shufna marakiib macathallah huri
Somaliland way duushay ✈️✈️✈️
Xagey u duushay
😁😁😁kam shufnaa
Waar sheekada jilicsan meesha kala taga rag waawayn baa tihiine waxay u jeeday ilham anaga noo sheegi maysan si fiican baanu u fahanay
Waan ka xumahay labadan nin iyaga ayaabs ka ah xumaanta iyo isku dirka dhalinyarada aaboyaal yahuu xaraare iyo team kiisa
WAAR ODAYGA QUFAA DHUUSAYA MAXAAD KASOO LUGAYSAY, DHUUSADII AYAA ODAYGA DHAAFAYSA
Caydu waa reebantahay
@@fahm3d88 Waa Runtaa lacking cajuushka qufacaya ayaa cuqdad u qaba Jamuriyada Barakaysan
war cali xaraaroow dhulkaaga difaaco cida loo socdo waa adi iyo aniga wariyanimo garanay laakiin ficil yeelo dadka in la aaso snm doonaysaa waa inaga we will fight back nagama guulaysan karaan daaroow dhul lagama qaadan karo waa inoo dagaal snm eey
darod wuxu daganyahay sool iyo sanag iyo dogdheer 🤣🤣🤣
Maxaa laydinkaga taagsan masakin Minority markaanu Afwayne Bare burburnay ayay ahayd in aanu edab idiin yeelo ee Cabdulraxman Tuur ayaa nagakiin horstagay maantaba maad hadasheen.
Imikana aayar jooga anagu dad goba ayaanu nahay dawladaanu duminaaye dadka masakiinta ah malayno ee aanu ilmabtiga iyo habarwadaagta nahay kan Cali Xaraare ee Xarmaajo ku daba lumay reer Hargaisa ayuu ahaa hooyadi waa Isaaq naasku jaqay ayaa qabanaya gudaafada mid maaha
@@mahadhussien6415 kkkkk
Ku soo dhawaad cunooyinka fudud iyo casiido timir laga sameeyey maqaayad soo booqda asxaabay
@@abdulkadiral-hashim3134 ma awood aad dawlad ku dumisad lahayd faanka beenta ah waa maxay.
Ku soo dhawaad cunooyinka fudud iyo casiido timir laga sameeyey maqaayad soo booqda asxaabay
Keep going
Waad buktaa
cali faqash waanu ku fahamnay
Runta miyaa ku dhibaysa ilma Moorgan 😂
Somali sawku meel walba ka cayeya ilhan omar hadii ay aqli leedahay danteeda ka raaci Somali and Somaliland
Idinka laftar kiina ayay idin ka muuqataa xasid nimada somaliland
Ali Xadhaadhe waxad is Mooday Faqash Somali italyaano waatii Warsangeli Koonfur lagu Xasuuqay
Somaliland guul iyo gobanimo ilham cumar waxba kama qaadayso
Cali xaraare waxa uu had iyo jeer dadka somaliland neceb ayuu waraystaa taasi macnaheeda waxaad tahay nin somaliland neceb
Cali xaraare sn land waa ka weynyahay sheeka beeleeddada dib hawgu celin, haddii aadan beel cuqdadaysan ahayn xali xaraare suldaanka keliya ee waqooyigaa laga ictiraafsanyahay oo gaaladaa ictiraafka ka raadinaysaan aqoonsanayihiin bay isku xaafad yihiin waana nin reer waqooyi ah, dhul badanna degan waxaasna ma aaminsana, gobollada waqooyiga beelaha degan adoon aqoon baa iska boodeysaa, harti waa puntlad dhulkiisana isagaa xor u ah, labadaada gobol saa doontaa xor ugu tahay ee waqooyi ma meteli kartaan walal
WAA XANUUNSAN TIHIIN MUUSE BIXII CALANKII SOMALIA 🇸🇴 AYAA LAA SOO HORDHIIGEEY KKKKKK
Faqash.ha.dawakhdo.wadankiina.hagaajiya.Somaliland.socotay.faqash.hoyatay
Ilma moorgan edeb yeesha
Ali hareere waxad is bar bar dhig ku sameysa ilhan cumar iyo mo farah
Mo Farah wiilal somaliyeed ayuu tababeray OO aduunka barey yago kaalmo muhiima galey ilhaan cumar na jifadeeda majeerteen ayey ku dhex lunsantahey ilaahey ba kala laandheereyey OO Daarood iyo ISAAQ Ka kala dhaliyey Majid Osman England ayu u matala parliament ka Europe inteysan england ka bixin Europe somali na makala xigsan ISAAQ na Kuma faananan celebrity gooda !! So qof laangaab ah OO ciil iyo cuqdad hayso dhib Kuma aha ISAAQ Wayne 😂
Somalia 🇸🇴 waa Somalia alow isku keen rag suudadka wato wax ay qabtaan malahee. Alow nabad ka dhig mideena..waa runtiis afkiisa caano lagu qabey
Anaku somaliland baa nadeeqda.
No somaalia ma rabno .
@@abdihakimahmedjamanuur8999 waa codsi wll magaca soomaalinimada noo daaya ileen caalamka idinkama ogolaanaayo dhul soomaalii wadan ladhahayo.
@@aarboy2305 magaca ma hooyadaa baa iska leh. Caqli madhan . Viva Republic of Somaliland
@@abdihakimahmedjamanuur8999 aniga hooyadaa meeshaan makeenin ee runta kaliya kuusheegay qaado ama iskaga tag no somali aniga gacmahaga kuma soo qorin adigaa kusoo qoray marka ugaas isxisaabi oo qormadaada dib u fiiri.
@@aarboy2305 Horta xagaad ka soo gashaa isirka somaali adigoo kurdi ah .isir ahaan maba tihid somaali
Maba hadli kartid .
Nin magaciisa cuqdad kaqaba maxaan ka dhegaystaa oo metel iska ah
DHUKUR HADAL JILICSANAA
Baraka Allah Tabaaraka
Cali xayawaan oo so kaxaystay miidka daran waxay cayayaan caqliga dadka labadiinu waxad u bahantihiin dhaqtarka lagu daweyo dadka cuudadu haysato
MashAllah Walaale guuleyso
Xaqiiqdi hadaan somali nahay Waan is jecelnahay kaliye waxaa naga maqan inaan xasuusnano markasto Alle rasulkisane xusno kubii isku tashto ALLE hanaga dhigo Insha allah
iidoor soomaali udhaxeeya majiro sababta ay ilhaan uga rabaan inay niman dhulkooda ku doodaya u cafinayso madhici karto. laakiin waa inay xafiiska si fiican uga qortaa tuugada muuse iyo ina kaahin oo ah laba dhagar qabe oo umadd xasuuqay
Ilhaan cumar maxaa laga rabaa waa naag marakayane soomaalida is aryanaysaa ha daayaan
way ku saxsan thy ilhaan inay muujiso soomaalinimadeeda ,oo tuugada wareegaysa cagta hoosteeda galiso ,ta kale izaaq malaha dhulka ay sheegayaan inay goosan karaan we will fight back ,ma awoodaan dagaal izaaq iyo daarood ah ayay snm dabka kushidaysaa
Aqooonta soomaali ayaa aad yar dhibka nah nahestana waakaaa
Waar wey u badheedhee waxba hanoo muuseynina
Afkana waa lawada garanayaaye ma iyadaa ku dhalatey Kaakumo fowqal kaakumo
Mida kale ma maantaa ugu horeysa afrikan English ama Afrikan yimaada Mareykan ma Maraykan bay kuhadlaan mise waa wax lagu hadlo oo dad looga dhigo dhaliil
You are right
Walaahi waraysigaan waxuu igu beeray rajo iyo reereyn iyo somalinimo aan islahaa masoo noqonayso. ALLAH YAA CIZAK waa labo nin oo indheer garad ah.
Reer abtigay seef labood caadi mahan
Faqash waa baran baroo, mar ayeey soo wada dareerayan yagoo wada kam kamayaa. Kab dacasa ayaa lugu wada bajiiqinaya.🪳🪳🪳🪳🪲🪲. Guuul iyo gobonimo somaliland. Ubad SNM.
WAAR XAUUSNAADA MAALINTA VOTE KA DAMBE OO CIDKASTA OO KALE U VOTE GAREEYA ISHEENA AYEY KA ARAGTAY
War sidad u leydah waaha waa kelmad caadifeesan waata soobaxdey markey tomid somalia
Dadka dad somaliyeed ayy ahayeen walaahed aayy ahayeen shisheeyihii ayaa aflagedayn waayayama xaasidin waayy iyada oo walaheda ayy ciyaar ka dgiganysa xasidnimadu waa waxyaabah somali isugu iman la adahay cajiib alle ha caafiyo
Walaal wanaagsan si daacad ah ayuu u hadlay waana nin waxtar ah
Abtiyal dhaqanka ilaliya
Gabadhu waxba ma orane
Adeer muuse oo bahashii karkarinaya ayey aragtee galadina dhegaha tagayan
Mida kale iyadu waxay ka hadlaysay luqad ay ku wada hadlan ba jira dadka siyasiyinta ahi oo ah maqam sare
Adeer muse wuxu u bilabay snmtii oo aney aqoonba galadu 🤣🤣
Yaasin Abdi
Run baad sheegtay. Runtii i make living for evaluation oo Ilhan Omer dadka Somaliyeed ee hor fadhiya way ku faraxsanayd hadaad wejiga eegtid lakin haddii kuwa hor fadhiya Isaaq caadi ah ahaan lahaayeen iyaguna way ku farxi lahaayeen lakin niman 50 sano cunsirinimo ku shaqaynayey iyo Somali nacayb ayaa aad uga naxay gabadha. Bal indhohooda eega raggan meesha marayey.
Waa in Daarood iyo Isaaq sida ugu dhakhsaha badan u heshiiyaan oo dad walaalo ah ee meesha waxa sheitanku wato laga saaro
Hit the nail on It’s head
Viva Heritage organisation
Ilahan wa gabadh aragtideeda xata M/weynaha Biden kaga so horjeedsata, marka wa gabadh somaliyeed ee ha la daayo
Who is Somali ?? Where Somali come from ???
You are trying make somali a like a clan. Your small mind can’t comprehend nationalism. Somali people live in the of Horn of Africa. Somalia has clans and tribes. Somalis are the largest tribe 98% of Somalia and those tribes are divided into family clans and than sub clans etc. our problem is we always try to make things clansmen. We need to stop with clansman small minded. I live in a far away country with my family for 30years because of other Somali people.
Kani waa Magafe Somaliland dagaal kula jiray mudo dheer laakiin waa la ogyahay waxa uu u qabo Somaliland
You guys don’t have something better to do..Ilhan disrespect us and if we are Somalilanders, we don’t forgive and we don’t forget.
Ilhaan cunar waa mid grand waxna kama taqaano Somaliland meyna arag waligeed
walaal illaahi adiga oo kale haku baadiya mahadsanid
Odeygan inuu makhaayada kula kulmo ahayd, wayo waa iska hadal/sheko caweynaayay siduu u hadlaayay 😂😂😂halmar dadka iyo camera da midtoona ma eegin, oo Cali xaraara ayuun buu eegaayay lana sheekaysanaayay sidan qabo😅😅😅
Soomaali Soomaaliya dad uun leh Cali Xaraare hayska soo kaxayne Soomaaliday doonayaan waatee?
Waa Somaliyeed ku fadhida maca Somali. Taageero looga baahanyahay.
somaliduh waah xoloh intah u badan waxana mah fahman waxay somaliduh waxay fahantah waah qabil waxaana ugu wacan waah Aqon xumadah iyo jahilnimadah
Asc. Cali Haraare waxaan kaa codsaneynaa hadaan nahey Shicibka Somaliland. Dadka aad soo casumeysaa yaaney u badnaanin dhan keliya sida bbc somali u dhaqnto badanaaba.
Ihaan hadey wax qabaneyso gobolka ay ka timid xaalkeeda waan ognahey wax ha u qabato.
Bulhan Hassan
Ama ku qaldanow ama ku saxnow hadalkina waa wada xanaf iyo mid aan loo soo joogsan karin. Waxana ka sax ah sida kelmedda Isaaq afka uga ilaaliseen oo Somaliland u leedihiin iyo isma qabanayaan dhaqankinu. Mar ka aad qof kasta oo Daarood ah xumaan la daba socotaan qadiyadan aad wadatid ma wax baad yeesheen mise waxbaad tarteen?
Gabadhi lahayd qaxooti ayaanu Daarood ka dhignay oo sacabka badan loo tumay iyada oo is leh Ilhan Omer ku xumay waxay ila tahay caqli iyo garasho midna lama ay shir iman.
War dadku ka badan Indho Indho, Ina Koore iyo Ina Cambashe!
War Somaliland idinka iyo dhaqankina ayaa obstacle ka ugu wayn ka ah, iyada oo fekerku marka horeba qalad yahay.
Indhaha aan u jeedo Wax wayn ayaa qaldan.
Tacasab qabaligu waa systemka ugu fool xun ee la qaato. Mana rabo inaan cidna ku xadgudbo ee wax iga yaabsaday markan arko waa in aan wax ka iraahdo
AAD AYUU SOMALILAND U NECEB YAHAY EE HA DAAWANINA
@@princehigh-flierp8965
Somaliland half ayuu leeyahay oo ma nici karo. Anaga oo Ali naga dhashay ma jeclin oo dadka waxa iska jira kuwo eeddo iska qabato. Wax la yiri nin durbaan tuntay qaylo dalbay. 5 Somaliland ayeynu nahay oo adhi isuguma keen jiro ee meeshs haku aakhiro seegina.
@@mohammedabdi7061 SXB 5 SOMALILAND MAXAAD KA WADAA?
@@princehigh-flierp8965
Marka hore waxan ku talin lahaa madaama Qabyaaladdii iyadii aynu daalinay oo lafteediba ina nacday, waxan u malaynayaa in Qabyaaladdiba dhimatay oo Somalida oo dhan ayaa gashay oo ay ku wareertay. Inagu dad ahaan waa in aynu is xushmayno oo si fiican u fekerno oo wax tarnimo ku jirto.
5 rer ayaa dega Somaliland, midna midka kale kama wakiil ahaa. Qolada Maraykanka timid oo hal rer
Oo ka mid ah 5 ta Rer Somaliland, inkasta oo ay dad walaalo ah yihiin oo dee qooyihiina Snm waxba inoom
Dhexeyaan.
Suaashu waxay tahay waa maxay sababta aan Rer Waqoyi ku diidayaa oo rabo in aan dad xitaa dadka intay dilaan lafihii ka baayac mushtarayna?
Waa in lays xushmayo, inta aan sheegay waa dhab iyo xawiiqo
Ileeeyn somallander ku ma xishoodaaan rag iyo dumar ma ilhaaan baa idiinka cabaadsiisay waa maxay qayliidaaa iyo guryaanka iyo mindi isku riixaaa ninkaan aad madaxweyne lee dihiiin muu ka hadlo nabadgalyadiiina wax qabadkiina kala danbaytiina waana buusbuusay waanala ma juujiiyay waanala banjariiyay maxaaa yaa waxaas rabo usheega no calaacaaal dhaha walaahay wanagiina sheegaa intii koonfuurta isbuusaayeeen aad qabsateen gabadhaana somali ma ahan mj ma aha wa american congresswoman leave her alone 😇😇😇😇
Ethiopia Ethiopian not Ethiopi
Australia Australian not Australi
Somalia Somalian not Somali
Somali is a language not citizenship or nationality
waryaa somali waa qoowmiyad ama afka qalaad englishku waa an ethnic ama dad af dhalasho dhaqan wadaaga sida amhara or oromo.somalia ama soomaaliyana waa dalka luqadana waxaala yiraah af somali ama somali language kalmada somali waa qoowmiyad ama an ethinic group
Somali Republic inta aad ka boodaysaan ayey Somalilandna kaasi Durkaysaa. Bal adba?
30 sanay intaasna waad caayayseen oo xaasidayseen lkn car is waydiiya eey ciyay maxaad oo WAH-WAH lahaa maxaad kaga duwantiin ileen waataas somaliland waxaad u diidayseen oo dhanba maalin walba indhihiinaad ku argtaan in ay samaysataye
30 sano riyo been ah inaa ku jirto maahee cidna kuma caayin Aqoonsigu ilhan aadka donaysid laasacanood iyo boorame ka raadi aqoonsiga aad doonaysid dantu iyagay kaaga xiran tahaye ha iloowin beri dhabar jab bay kugu noqon doontaa soomaliland lawada leeyahay hala helo taasa fure kuu ah
Cali xaare somaliland waxba yeeli karimaysid
Cabdi ma isaqland iska tirahdid elen asagaba waqoyi wu ka so jedaye